cookie

Ми використовуємо файли cookie для покращення вашого досвіду перегляду. Натиснувши «Прийняти все», ви погоджуєтеся на використання файлів cookie.

avatar

Murtida Nolosha🥀⚖

Salaam!✋💐 -Soo dhawaada walaalayaal Halkani waa murtida nolosha -Waxaadna ka heli doontaan qormooyin: ●dhiira-gelin💞🥀 ●xikmado💞🥀 ●oraahyo💞🥀 ●taloyin💞🥀 ●qisooyin💞🥀 ₅/₈/₂₀₂₁

Більше
Рекламні дописи
9 494
Підписники
-124 години
+37 днів
+530 днів
Час активного постингу

Триває завантаження даних...

Find out who reads your channel

This graph will show you who besides your subscribers reads your channel and learn about other sources of traffic.
Views Sources
Аналітика публікацій
ДописиПерегляди
Поширення
Динаміка переглядів
01
Baahidiina iyo baryadiina waxaad u bandhigataan alle hadii aad u tagataan gacmahiina ogaada alle idinma soo diraayo wax la.aan🌅 @murtida_Nolosha Subah wngsan
361Loading...
02
Ha quusan ❤️✅
6121Loading...
03
Waad guulaysatay,;!!!! Inta mar aad telefonkaaga qabato in la eg haddi aad kitaabka quraanka kala furto oo aad waliba aqriso, Noloshaada waad ku qanacsanaan doontaa kama maseyri doontid dhaldhalaalka cid wax u yaal, "Sirtu waa aqrinta quraanka iyo ku tadaburkiisa,!❤️✅
7875Loading...
04
“Haddii halka loo socdo iyo ujeeddadu cad yihiin, sida loo gaadhayaana way fududaataa. Aragti la’aan iyo hammi la’aan ayuu ka bilawdaa dib u dhaca iyo hagaasku. #subax_wanagsan
8252Loading...
05
Marnaba haraadin qiimaha qof kale adiga oo aan aqoonin qiimahaaga waayo maheli doontid qiimihiisa adiga oon garaneynin qiimahaaga 📚✅
8823Loading...
06
Mar kaste, xusuusnow deeqaha Alle ku siiyey, haddii ay tahay Caafimaad, Maal, Awlaad iyo nimcooyin badan. U xamdi naq Ilaahayالحمد لله oo Dikrigiisa badi. @murtida_Nolosha
9434Loading...
07
Waxaa maqcuul ah in uu waqtiga kaa adkaado maalintii oo dhan kuugu dhamaato adigoo aan wax tilaabo ah horey u qaadin joogana meshii aad shalay joogtey Noqo mid subah walba aay u muuqato rajada guushiisa 🔥🤍🌅 @murtida_Nolosha Subah wangsan
1 3146Loading...
08
Mar kasta oo mugdiga habeenkii uu sii madoobaadaba waxaa loo sii dhawaanayaa iftiinka cad-ceeda waaberiga, Sida mugdiga habeenkii u dhamaado ama u tago ayaa culeyska iyo dhibaatooyinka haysta qofka ay u dhamaanayaan ee ha niyad jabin, mar kastana badi baryada Ilaahay (sw)✅🔥🩸 @Murtida_Nolosha #Barqo_wangsan
1 4303Loading...
09
"Qof walba ubax ayuu fiirsadaa Adiga qof ayaad ubax u tahay adna qof kale ayaa ubax kuu ah:!! Sidaas ay tahay niyadda qof walba waxaa ku jira in uu heli doono rabitaankiisa,;!
1 4393Loading...
10
Ha umaleenin qofka hormrka garay inusan soo marin malmha xanuunada ee qof walboh wxu uga gudbay kalsonashaha alle io inuu aminsana qadarka❤️✅
1 4872Loading...
11
Waxaan u naxariistaa kuwa isku daya inay i xiiseeyaan iyagoo aan xiiseyneynin.😍
1 4565Loading...
12
Xitaa haddii aad wanaag santahay Dadku waa sidaan, Qof wanaagaaga kugu jeclaada,❤️ Iyo mid wanaagaaga kugu cuna,;!!!🙊 .. .cafiif ✍️
1 5644Loading...
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Baahidiina iyo baryadiina waxaad u bandhigataan alle hadii aad u tagataan gacmahiina ogaada alle idinma soo diraayo wax la.aan🌅 @murtida_Nolosha Subah wngsan
Показати все...
👍 1 1
00:32
Відео недоступнеДивитись в Telegram
Ha quusan ❤️✅
Показати все...
👍 11 6
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Waad guulaysatay,;!!!! Inta mar aad telefonkaaga qabato in la eg haddi aad kitaabka quraanka kala furto oo aad waliba aqriso, Noloshaada waad ku qanacsanaan doontaa kama maseyri doontid dhaldhalaalka cid wax u yaal, "Sirtu waa aqrinta quraanka iyo ku tadaburkiisa,!❤️✅
Показати все...
17👍 1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
“Haddii halka loo socdo iyo ujeeddadu cad yihiin, sida loo gaadhayaana way fududaataa. Aragti la’aan iyo hammi la’aan ayuu ka bilawdaa dib u dhaca iyo hagaasku. #subax_wanagsan
Показати все...
👍 14 1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Marnaba haraadin qiimaha qof kale adiga oo aan aqoonin qiimahaaga waayo maheli doontid qiimihiisa adiga oon garaneynin qiimahaaga 📚✅
Показати все...
11👍 4
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Mar kaste, xusuusnow deeqaha Alle ku siiyey, haddii ay tahay Caafimaad, Maal, Awlaad iyo nimcooyin badan. U xamdi naq Ilaahayالحمد لله oo Dikrigiisa badi. @murtida_Nolosha
Показати все...
18👍 2
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Waxaa maqcuul ah in uu waqtiga kaa adkaado maalintii oo dhan kuugu dhamaato adigoo aan wax tilaabo ah horey u qaadin joogana meshii aad shalay joogtey Noqo mid subah walba aay u muuqato rajada guushiisa 🔥🤍🌅 @murtida_Nolosha Subah wangsan
Показати все...
17👍 2
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Mar kasta oo mugdiga habeenkii uu sii madoobaadaba waxaa loo sii dhawaanayaa iftiinka cad-ceeda waaberiga, Sida mugdiga habeenkii u dhamaado ama u tago ayaa culeyska iyo dhibaatooyinka haysta qofka ay u dhamaanayaan ee ha niyad jabin, mar kastana badi baryada Ilaahay (sw)✅🔥🩸 @Murtida_Nolosha #Barqo_wangsan
Показати все...
10👍 6🥰 1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
"Qof walba ubax ayuu fiirsadaa Adiga qof ayaad ubax u tahay adna qof kale ayaa ubax kuu ah:!! Sidaas ay tahay niyadda qof walba waxaa ku jira in uu heli doono rabitaankiisa,;!
Показати все...
19👍 2