uk
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Відкрити в Telegram

Anigu yaan ahay

Показати більше
4 068
Підписники
-324 години
-347 днів
-12230 день
Архів дописів
Aragtidaaan Adna Siyaasiyiinta Xukumka Haayo Iyo Kuwa Hada Raba In Ay Maamul Qabtaan Badankood Wey Qabaan, Adna Waxey Ku Dhaa
Aragtidaaan Adna Siyaasiyiinta Xukumka Haayo Iyo Kuwa Hada Raba In Ay Maamul Qabtaan Badankood Wey Qabaan, Adna Waxey Ku Dhaantaa Waa Cadeysatay In Badan Oo Cadeysa Doonana Waa La Arki Doonaa Xiliyada Soo Socda.

Hadii aad inuun rabto inaad ku xidhnaato janalada ufiican telegramka somaalida waa kuwan ee ka xulo: ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╔═══════ - ════════╗ KOOXDA KULMIS 1⃣ 🔆✿❀ - ❀✿🔆 Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA:hoyg xikmadaha Ꙭ: Xikmado badan Ꙭ: Somali motivational Ꙭ: Hoyga sheekooyinka Ꙭ:  Meegaar:Kayd music ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: MUCJISADA WAARAYSA Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: DIINTEENA MACAAN Ꙭ: Xikmado badan Ꙭ: Buug somali maqal ah ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ:MUCJISADA QURAANKA Ꙭ: DhambaalXikmad iyo dhiirigelin ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Soyaalka nolosha Ꙭ: HOYGA SHEEKOOYINKA Ꙭ Hoyga_AkhriskaTOOSAAD COM ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Akaasi Ꙭ: Noqo mufakir Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA Ꙭ: Xul iyo xikmo ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: siirada nebiga SCW Ꙭ: Dood cilmiyeed Ꙭ: Sheekooyin jacayl Ꙭ:  Meegaar Ꙭ: Faa'ido 24 ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ ● Oraahyo Ꙭ:Baro afkaaga hodankaa Ꙭ: cilmi nafsiga Ꙭ: Siyaasadda dunida Ꙭ: DAYAXA DUNIDA Ꙭ: WAAYO ARAG Ꙭ: Liibaanta aakhiro chanel ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ ● Oraahyo english to somaali Ꙭ: Sahanka nolosha Ꙭ: cilmi daadiye Ꙭ BARO XADIISKAN Ꙭ: JAWAABTA CULIMADA Ꙭ: Murti kaab ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Xikmad side Ꙭ: Iftiinshe Ꙭ: QALINKA 24 Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI Ꙭ: BARO TELEGRAMKA Ꙭ:Wehelka bulshada Ꙭ: Murti kaab ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: ila qosol Ꙭ: oraahside Ꙭ: Philosophy Ꙭ: niyadeena Ꙭ: Liibaanta aakhiro channel Ꙭ:Dood cilmiyaysan ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: qoraal qaadasho mudan Ꙭ: Waayo arag Ꙭ: AQoon raadis Ꙭ: Rajada noloshaFAAFINTA DIINTA ISLAAMKA 𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹 𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹 Ꙭ:Hadafkeenna 11 Ꙭ: Noloshu waa guul Ꙭ: Jacayl qore Ꙭ :faafinta khayrka Ꙭ: arrimaha islaamka Ꙭ: Furaha nolosha Ꙭ: dunida dahsoon Ꙭ:Dood cilmiyeeeka ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╚═══════ - ════════╝ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ ➦ SPONSORED BY ☞︎ ☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA ☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON ☞︎︎︎XIKMAD BADAN ☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA ☞︎︎︎ NASIIB 124 ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ⭆Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga. Sidoo kale waxaad helaysa barashada Quraanka kariimka ah. Taabo qoraalkan si aad isku diwan✍ galiso. Halkan iska diwan gali 👇👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎

Repost from Salah Muse Hassan
صَلىٰ عَليِكَ اللُّه يَا مَن ذِكرُهُ شَرَحَ الصُّدُورَ وَطَيَّبَ الآفَاقَا إِنْ لَم نَكُن مِمَن رَآكَ فَإِنَّنَا تَوقًا إِلِيكَ نُعَانِقُ الأَشْوَاقَا! 💔 اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِم عَلَى نَبِينَا مُحَمَّد

Repost from Salah Muse Hassan
👈 قال الإمام #الشافعي _رحمه الله تعالى-: وأحب كثرة الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم في كل حال وأنا في يوم الجمعة وليلتها
👈 قال الإمام #الشافعي _رحمه الله تعالى-: وأحب كثرة الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم في كل حال وأنا في يوم الجمعة وليلتها أشدّ استحبابًاوأحب قراءة الكهف ليلة الجمعة ويومها لما جاء فيها. 📕كتاب الأم (٢٠٨/١) Imaamu #shaafici Allaah ha naxariistee wuxuu yiri: 1. Waan jeclahay badinta saliga nabiga mar walba markaan maalin jimco joogo iyo habeenkeedana aad baan usii jeclahay Waxan jeclahay aqrinta suurada Al-kahf habeenka jimcaha iyo maalinteeda waxa kusoo arooray aawgeed. 📕كتاب الأم (٢٠٨/١)

🌻 ((إن الله وملائكته يصلون على النبي يا أيها الذين آمنوا صلوا عليه وسلموا تسليما )) 🌼

Maxaa Ka Raacay Raga Ayey Dhax Wareegeysaa Iyada Su'aalo Xasaasi Weydiineyso Maxaase Ka Raacay

Masjid Al-rabia Ku Yaalo sheekaago (Mareekanka) Ma Aha Masaajid Loogu Talagalay In Alle Lagu Caabudo Waa Masjidu-Diraar Masaa
Masjid Al-rabia Ku Yaalo sheekaago (Mareekanka) Ma Aha Masaajid Loogu Talagalay In Alle Lagu Caabudo Waa Masjidu-Diraar Masaajid Qowmu-Luudyada Loo Dhisay Waaye.

Wadaad #Khaniis Ah Muslim Isku Sheeg Kabaha U Gashtay Taageerida Qowmu-Luudyada Caada-Qaatayaal Umada U Marin Habaabiya Shili
+1
Wadaad #Khaniis Ah Muslim Isku Sheeg Kabaha U Gashtay Taageerida Qowmu-Luudyada Caada-Qaatayaal Umada U Marin Habaabiya Shilin Aan Qiimo Laheyn. Muslim Isku Sheegayaal Libraaliyiin Ameerikaan Ah.

Gaalnimada Kuwa Isku Magacaabay Sharci Dajinta Iyo Gaalnimada Qofka Ku Qanco Ama Ku Shaqeeyo Sharcigaa Aadnaha Dajiyeen. 👉Sheekh Axmad Shaakir Wuxuu Ku Yiri Kitaabkiisa #Cumdatu_Tafsiir: ["Arinka Qawaaniintaan La Dajiyay Ku Saabsan Waa Mid Cad Cadaanta Qoraxda Oo Kale Waa Gaalnimo Cad Wax Qarsoodi Ahna Ay Ku Jirin Qofna Cudur Daar Kuma Laha Oo Ah Kuwa U Nasab Sheegto Islaamka Qofka Uu Rabo Ha Ahaado In uu Ka Shaqeeyo Dajinta Qawaaniinta Ama Uu Isu Dulleeyo Ama Uu Qiro"]. #Kitaabka Alle Ha Ahaado Kan Wax Ku Xukun-no Iskuna Xukun-no.

Ciyaartooydii Qowmu-luudyo Iyo Qowmu-Luud Taageerayaal Ayey Isu Badaleen. Mala Yaabin Horaanbo Dhaqan Xumo Ayaa Loo Sameeyay
Ciyaartooydii Qowmu-luudyo Iyo Qowmu-Luud Taageerayaal Ayey Isu Badaleen. Mala Yaabin Horaanbo Dhaqan Xumo Ayaa Loo Sameeyay Hadana Shaqadooda Ayey Fulinyaan Waxaase La Yaabay Muslimka Taageero Doonfaaradaan.

Dardaaranka Alle Iyo Rabbi Goodiga Adag Ee Uu U Goodiyay Madaxda Iyo Maamulka Kitaabkiisa Aan Dadka Ku Dhaqin. { یَـٰدَاوُۥدُ إِنَّا جَعَلۡنَـٰكَ خَلِیفَةࣰ فِی ٱلۡأَرۡضِ فَٱحۡكُم بَیۡنَ ٱلنَّاسِ بِٱلۡحَقِّ وَلَا تَتَّبِعِ ٱلۡهَوَىٰ فَیُضِلَّكَ عَن سَبِیلِ ٱللَّهِۚ إِنَّ ٱلَّذِینَ یَضِلُّونَ عَن سَبِیلِ ٱللَّهِ لَهُمۡ عَذَابࣱ شَدِیدُۢ بِمَا نَسُوا۟ یَوۡمَ ٱلۡحِسَابِ } [سُورَةُ صٓ: ٢٦] 👉Ibnu Kathiir Tafsiirkiisa Wuxuu Ku Yiri: "Tani Waa Dardaaran Xaga Alle Ka Ahaaday Oo Loo Dardaarmaayo Madaxda Iyo Kuwa Talada Haayo In Ay Dadka Ku Xukumaan Xaqqa Laga Soo Dajiyay Agtiisa (QUR'AANKA), Oo Aynan Ka Leexanin, Markaa Ay Ka Dhumaan Wadadiisa,  Dhabtii Alle Wuxuu Oogu Goodiyay Qofka Ka Dhuma Wadadiisa, Hadana Is Ilowsiiya Maalinta Xisaabta, Goodi Adag Iyo Cadaab Daran". #Kitaabka Alle Ha Ahaado Kan Wax Ku Xukun-no Iskuna Xukun-no.

Repost from DAARTA AL-IRSHAAD
👈(قاعدة ارتكاب أخف الضررين) 👉Markii Lajoogo Usuusha iyo Qawaacida Fiqiga Waxa Loo Adeegsanayay Xaaraanta Aan Kufriga Gaarsi
👈(قاعدة ارتكاب أخف الضررين) 👉Markii Lajoogo Usuusha iyo Qawaacida Fiqiga Waxa Loo Adeegsanayay Xaaraanta Aan Kufriga Gaarsiisneyn Muran La'aan, Hadda waxa Soo Baxay-(ارتكاب أخف الكفرين.)- Ayadu Qudheedu Waxey Socon laheyd(في حالة الإكراه على النّطق بكلمة الكفر) 👉Waxan Lahadlayaa Taagerayaasha Ordogan ee Oranaya Waan Ognahay ineey Labaduba yihiin Calmaaniyin ee Waa Laba daran Mid Dooro. 👉Ayadoo Laga Wada dharagsanyahay Xasuuqa uu Kageystay Suuriya, 👉Ayadoo La-ogyahay Matalaadiisa Yuhuuda 👉Ayadoo la-ogyahy Sawiraantiisa Ay Meel walba Waranyihiin isagoo Kaqeyb-galaya Xafladda Khaniisiinta....iwm Alle Hanaga Badbaadiye Mawaxaan Kusii Heyneynaa Waa Amiirul-mu'miniin? 👉 Soo Maahan inaan isweydiino:- Doorasho Mabanaantahay, Calmaani Mala Taageeri Karaa, Maxaa Uxukun ah Ninkii Wax Doorta Ama Ladoorto? 👉 Waligeen Ma Caadifad Been ah iyo Xamaasad Qar iska-tuur ah Baan Kujireynaa, goormaan Sharciga Alle Qiimeyneynaa,Kataxadareynaa Aragtiyaha baal Marsan Hanaanki Qur'aanka iyo Hanuunki nabi Muxammed Scw..?

Repost from DAARTA AL-IRSHAAD
👉Dhammaan AstaamahaQur'aanku siiyey munaafiqiinta, waxa ay ku dhaboobayaan Calmaaniyiinta ashahaadata. ||Dr Abdulqani Husein Bader

𝐔𝐭𝐨𝐨𝐬𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐂𝐮𝐪𝐮𝐮𝐬𝐡𝐚 𝐢𝐧𝐞𝐞𝐲 𝐇𝐚𝐛𝐞𝐞𝐧𝐤𝐢 𝐙𝐚𝐚𝐡𝐢𝐝𝐚𝐚𝐧 ||𝕊𝕙 ℂ𝕒𝕓𝕕𝕚𝕣𝕒𝕩𝕞𝕒𝕟 𝔾𝕒𝕣𝕒𝕒𝕕

إيقاظ العقول برهبان الليل.. للشيخ أبي عمير الصومالي حفظه الله 👇👇

𝐔𝐭𝐨𝐨𝐬𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐂𝐮𝐪𝐮𝐮𝐬𝐡𝐚 𝐢𝐧𝐞𝐞𝐲 𝐇𝐚𝐛𝐞𝐞𝐧𝐤𝐢 𝐙𝐚𝐚𝐡𝐢𝐝𝐚𝐚𝐧 ||𝕊𝕙 ℂ𝕒𝕓𝕕𝕚𝕣𝕒𝕩𝕞𝕒𝕟 𝔾𝕒𝕣𝕒𝕒𝕕

Hadii aad inuun rabto inaad ku xidhnaato janalada ufiican telegramka somaalida waa kuwan ee ka xulo: ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╔═══════ - ════════╗ KOOXDA KULMIS 1⃣ 🔆✿❀ - ❀✿🔆 Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA:hoyg xikmadaha Ꙭ: Xikmado badan Ꙭ: Somali motivational Ꙭ: Hoyga sheekooyinka Ꙭ:  Meegaar:Kayd music ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: MUCJISADA WAARAYSA Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: DIINTEENA MACAAN Ꙭ: Xikmado badan Ꙭ: Buug somali maqal ah ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ:MUCJISADA QURAANKA Ꙭ: DhambaalXikmad iyo dhiirigelin ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Soyaalka nolosha Ꙭ: HOYGA SHEEKOOYINKA Ꙭ Hoyga_AkhriskaTOOSAAD COM ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Akaasi Ꙭ: Noqo mufakir Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA Ꙭ: Xul iyo xikmo ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: siirada nebiga SCW Ꙭ: Dood cilmiyeed Ꙭ: Sheekooyin jacayl Ꙭ:  Meegaar Ꙭ: Faa'ido 24 ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ ● Oraahyo Ꙭ:Baro afkaaga hodankaa Ꙭ: cilmi nafsiga Ꙭ: Siyaasadda dunida Ꙭ: DAYAXA DUNIDA Ꙭ: WAAYO ARAG Ꙭ: Liibaanta aakhiro chanel ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ ● Oraahyo english to somaali Ꙭ: Sahanka nolosha Ꙭ: cilmi daadiye Ꙭ BARO XADIISKAN Ꙭ: JAWAABTA CULIMADA Ꙭ: Murti kaab ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Xikmad side Ꙭ: Iftiinshe Ꙭ: QALINKA 24 Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI Ꙭ: BARO TELEGRAMKA Ꙭ:Wehelka bulshada Ꙭ: Murti kaab ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: ila qosol Ꙭ: oraahside Ꙭ: Philosophy Ꙭ: niyadeena Ꙭ: Liibaanta aakhiro channel Ꙭ:Dood cilmiyaysan ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: qoraal qaadasho mudan Ꙭ: Waayo arag Ꙭ: AQoon raadis Ꙭ: Rajada noloshaFAAFINTA DIINTA ISLAAMKA 𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹 𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹 Ꙭ: Noloshu waa guul Ꙭ: Jacayl qore Ꙭ :faafinta khayrka Ꙭ: arrimaha islaamka Ꙭ: Furaha nolosha Ꙭ: dunida dahsoon Ꙭ:Dood cilmiyeeeka ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╚═══════ - ════════╝ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ ➦ SPONSORED BY ☞︎ ☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA ☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON ☞︎︎︎XIKMAD BADAN ☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA ☞︎︎︎ NASIIB 124 ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ⭆Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga. Sidoo kale waxaad helaysa barashada Quraanka kariimka ah. Taabo qoraalkan si aad isku diwan✍ galiso. Halkan iska diwan gali 👇👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎

Repost from DAARTA AL-IRSHAAD
💥نُعلِن لِجَمِيعِ الرّاغِبِين فِي ٱستِمَاعِ الخَيرَاتِ بِعَقدِ مُحاضَرة بِعِنوَان؛ "إِيقَاظُ العُقُولِ بِرُهبَانِ اللَّيلِ."
💥نُعلِن لِجَمِيعِ الرّاغِبِين فِي ٱستِمَاعِ الخَيرَاتِ بِعَقدِ مُحاضَرة بِعِنوَان؛ "إِيقَاظُ العُقُولِ بِرُهبَانِ اللَّيلِ." 👉Waxan Ogeysiineynaa Dadweynaha kheyrka Jecel ee kudhaqan Ceelasha Biyaha ineey Kafaa'ideystaan; Muxadarada Cinwaankeedu Yahay: "Utoosinta Cuquusha ineey Habeenkii Zaahidaan." 👉Goobta: Masjidka Ramadaan. 👉Taariikhda: 11 may 2023 oo Kubeegan 21 shawwaal 1444 Hijri. 👉Xilliga: (Jimcada casirka Kadib).

Ugu Horeyn Allaah Kitaab Ayuu Adoomahiisa Usoo Dajiyay Wuxuuna Amray Raacida Kitaabkiisa Sidoo Kale Alle Wuxuu Diiday Raacida Kitaab Qawaaniin Xeer Aan Aheyn Kitaabkiisa, Alle Weyne Wuxuu Ku Yiri Kitaabkiisa Sharfan: { ٱتَّبِعُوا۟ مَاۤ أُنزِلَ إِلَیۡكُم مِّن رَّبِّكُمۡ وَلَا تَتَّبِعُوا۟ مِن دُونِهِۦۤ أَوۡلِیَاۤءَۗ قَلِیلࣰا مَّا تَذَكَّرُونَ } [سُورَةُ الأَعۡرَافِ: ٣] "Raaca Waxa La Idinkaga Soo Dajiyay Rabbigiina Xagiisa Hana Raacina Sokodiisa Xigtayaal, Waa In Yar Inta Aad Waansameysaan. #Ibnu_Kathiir Marka Uu Fasiraayay Aayada Wuxuu Yiri: Ka Dib Rabbi Wuxuu Yiri Isaga Oo La Hadlaayo Caalamka: Qaada Raadadka Nabiga Ummiga Ah Kaas Oo Idin La Yimid Kitaab Laga Soo Dajiyay Xaga Rabbiga Wax walbo Hadana Hanto, Ha Ka Bixina Waxa Uu Rasuulka Idin La Yimid Oo U Baxdaan Wax Kale, Markaasna Aad Ahaataan Kuwa Kaleexday #Xukunka_Alle Una Leexday #Xukun_Kale. #Raacida Isku #Xukmida Isku #Garsoorida Isku #Xeerida Isku #Dhaqida_Kitaabka_Allah Waa Amar Alle Oo Waajib Towxiidi Ah. Isku #Xukmida_Xeerar Dhaqameed Odayaal Dajiyeen Isku #Dhaqida_Dimuqraadiyo Gaalo Noo Keentay Iyo isku Garsoorida Sharci Ay Dajiyeen #Xildhibaano Khilaafsan Kitaabka Allaah Waa Diidmo Rabbi Xaaraan Kufri Shirki Ah.

Waxaan Soo Gudbneynaa Erayo Culumo Ay Leeyihiin Oo Ay Kaga Hadlaayaan #Xukunka_Dajinta_Qawaaniin Iyo Ku #Xukmida Dadka Lagu Xukumo #Qawaaniinta, Iyo #Xukunka_Qofka U #Xukun Tago #Qawaaniinta.