uk
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

Відкрити в Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Показати більше

📈 Аналітичний огляд Telegram-каналу SAMEWADE ACADEMY

Канал SAMEWADE ACADEMY (@samewade) у мовному сегменті Сомалійська є активним учасником. На даний момент спільнота об'єднує 17 343 підписників, посідаючи 11 561 місце в категорії Освіта та 485 місце у регіоні Сомалі.

📊 Показники аудиторії та динаміка

З моменту свого створення невідомо, проект продемонстрував стрімке зростання, зібравши аудиторію у 17 343 підписників.

За останніми даними від 28 червня, 2026, канал демонструє стабільну активність. Хоча за останні 30 днів спостерігається зміна кількості учасників на -173, а за останні 24 години на -13, загальне охоплення залишається високим.

  • Статус верифікації: Не верифікований
  • Рівень залученості (ER): Середній показник залученості аудиторії становить 4.22%. Протягом перших 24 годин після публікації контент зазвичай збирає 1.11% реакцій від загальної кількості підписників.
  • Охоплення публікацій: В середньому кожен допис отримує 732 переглядів. Протягом першої доби публікація в середньому набирає 192 переглядів.
  • Реакції та взаємодія: Аудиторія активно підтримує контент: середня кількість реакцій на один пост – 0.

📝 Опис та контентна політика

Автор описує ресурс як майданчик для висловлення суб'єктивної думки:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Завдяки високій частоті оновлень (останні дані отримано 29 червня, 2026), канал підтримує актуальність та високий рівень охоплення публікацій. Аналітика показує, що аудиторія активно взаємодіє з контентом, що робить його важливою точкою впливу в категорії Освіта.

17 343
Підписники
-1324 години
-547 днів
-17330 день
Архів дописів
🌿IFIYAHA NOLASHA.PDF 🌟━━━━━━ 💡 ━━━━━━ 🌟 🔎JOIN US ➠: @suncodeacademy 🔎JOIN US ➠: @som_wall 🔎JOIN US ➠: @xikmadosomali 🔎JOIN US ➠: @somalibook 🔎JOIN US ➠: @samewade 🔎JOIN US ➠: @soomaal 🔎JOIN US ➠: @tiigsi 🔎JOIN US ➠: @Aflaan 💡JOIN US ➠: @Buugaagbot 🌟 ━━━━━━ 💡━━━━━━ 🌟 〽️SAMEWADE BOOKS 〽️ ---------------------------- 🧷 QAABKA ➠ PDF . 📖 BOGGA ➠ 55 BG . 🎯 CABIRKA ➠ 1 MB . ✍ QORAA ➠ C.WAHAAB ADAM OSMAN

🌿IFIYAHA NOLASHA.PDF ———————–--------------- 🗞 Badanaa erayda hal door ka ah oo aan kusoo aruuriyey buugga aad hadda hordha
🌿IFIYAHA NOLASHA.PDF ———————–--------------- 🗞 Badanaa erayda hal door ka ah oo aan kusoo aruuriyey buugga aad hadda hordhaciisa aqrinayso waxaan kasoo qaatay kitaabka اسعد تكون حتى الناس in kastoo anna in badan ku kaabay si walaalaha wax badan u faaidaystaan. 📌HALA SOO KALA KICIYO BUUGAN WAA LA SOO QAADAYAAYE.❤ 〽️SAMEWADE BOOKS 〽️ ---------------------------- 🧷 QAABKA ➠ PDF . 📖 BOGGA ➠ 55 BG . 🎯 CABIRKA ➠ 1 MB . ✍ QORAA ➠ C.WAHAAB ADAM OSMAN

Asc wllaha ku xidhan pogan waxaan furanay kanaal YouTube aha SUBSCRIBE soo dhaha soo na daawada muqaaladaa. https://youtu.be/QeGzfZ4JmiU

🌿QALBIYADA DHAAWACAN.PDF 🌟━━━━━━ 💡 ━━━━━━ 🌟 🔎JOIN US ➠: @suncodeacademy 🔎JOIN US ➠: @som_wall 🔎JOIN US ➠: @xikmadosomali 🔎JOIN US ➠: @somalibook 🔎JOIN US ➠: @samewade 🔎JOIN US ➠: @soomaal 🔎JOIN US ➠: @tiigsi 🔎JOIN US ➠: @Aflaan 💡JOIN US ➠: @Buugaagbot 🌟 ━━━━━━ 💡━━━━━━ 🌟 〽️SAMEWADE BOOKS 〽️ ---------------------------- 🧷 QAABKA ➠ PDF . 📖 BOGGA ➠ 112BG . 🎯 CABIRKA ➠ 1 MB . ✍ QORAA ➠ XASAN NUUR CALI (KAABE)

PLEASE WLLAHA JECEL AQOONTA QAYB KANAALAH AYAAN FURANAY NAGU SAACIDA SI AY DHIIRI GALIN NOOGU NOQOTO👇👇
PLEASE WLLAHA JECEL AQOONTA QAYB KANAALAH AYAAN FURANAY NAGU SAACIDA SI AY DHIIRI GALIN NOOGU NOQOTO👇👇

🌿QALBIYADA DHAAWACAN.PDF ———————–--------------- 🗞Dhigganaha Qalbiyada Dhaawacan waa sheeko faneed marka laga reebo sheekad
🌿QALBIYADA DHAAWACAN.PDF ———————–--------------- 🗞Dhigganaha Qalbiyada Dhaawacan waa sheeko faneed marka laga reebo sheekadda“Axdi maleh raggu jacayln waa iblays”, sababtaan u doortay ciwaankan ayaa ah inaan u arkay mid mudan ka hadalid ama qorid u baahan inay tahay oo ay jiraan qalbiyo fara badan oo dhaawacan, isla markaana aysan haysan qof u hadla oo iyaga si ugu yaraan dareenka jacaylku ku dheeyanyahay ee gubaya aan u ugu tabiyo kuwada qalbiyada dhaawacaya si ay ugu yaraan ugu noqoto kiniin ama irbad shaafisa qalbigadhaawacan. 📌HALA SOO KALA KICIYO BUUGAN WAA LA SOO QAADAYAAYE.❤ 〽️SAMEWADE BOOKS 〽️ ---------------------------- 🧷 QAABKA ➠ PDF . 📖 BOGGA ➠ 112BG . 🎯 CABIRKA ➠ 1 MB . ✍ QORAA ➠ XASAN NUUR CALI (KAABE)

🌿AMAKAAG NOLOLEED.PDF 🌟━━━━━━ 💡 ━━━━━━ 🌟 🔎JOIN US ➠: @suncodeacademy 🔎JOIN US ➠: @som_wall 🔎JOIN US ➠: @xikmadosomali 🔎JOIN US ➠: @somalibook 🔎JOIN US ➠: @samewade 🔎JOIN US ➠: @soomaal 🔎JOIN US ➠: @tiigsi 🔎JOIN US ➠: @Aflaan 💡JOIN US ➠: @Buugaagbot 🌟 ━━━━━━ 💡━━━━━━ 🌟 〽️SAMEWADE BOOKS 〽️ ---------------------------- 🧷 QAABKA ➠ PDF . 📖 BOGGA ➠ 96 BG . 🎯 CABIRKA ➠ 1 MB . ✍ QORAA ➠ MAHAMED AAMIN IBRAHIM.

🌿AMAKAAG NOLOLEED.PDF ———————–--------------- 🗞Buugan sida magiciisa ka muuqata waxa uu taabanayaa dhinacyo badan oo nolosh
🌿AMAKAAG NOLOLEED.PDF ———————–--------------- 🗞Buugan sida magiciisa ka muuqata waxa uu taabanayaa dhinacyo badan oo nolosha ah, xag maskixiyan iyo xag ficliyanba. Wax uu ku tusinayaa inaad marwalba noqoto mid noloshiisa tix galiya isla markaana aan rajo dhigin oo hadaf iyo himilo ku noolaada. Waxa uu ku barayaa sida aad noloshaada guul uga gaadhi lahayd, qodob qodob ayuu ukala saarayaa siday ukala horeeyaan ee ay ukala muhiimsan yihiin. 🔰 BUUGA HALA SOO KALA KICIYO❤️ 〽️SAMEWADE BOOKS 〽️ ---------------------------- 🧷 QAABKA ➠ PDF . 📖 BOGGA ➠ 96 BG . 🎯 CABIRKA ➠ 1 MB . ✍ QORAA ➠ MAHAMED AAMIN IBRAHIM.

‼️ ATTENTION ALL‼️ 👍CHANALADA/GROUPYADA SOMALIDA?👇 ━━━━━━━━━━━━━━━━━ ⚡️ IFTIINSHE QORMOOYIN MH⚡️ ██🔺𝗝𝗢𝗜𝗡 𝗨𝗦🔻██ 💎 XIKMADO SOMALI AH 💎 ██🔺𝗝𝗢𝗜𝗡 𝗨𝗦🔻██ 👁 MISBAAX TALO CAAFIMAAD 👁 ██🔺𝗝𝗢𝗜𝗡 𝗨𝗦🔻██ 🚑 SOMALIBOOK HEALTH BOOKS 🚑 ██🔺𝗝𝗢𝗜𝗡 𝗨𝗦🔻██ 😍 SOMALI HEALTH CHAT👍 ██🔺𝗝𝗢𝗜𝗡 𝗨𝗦🔻██ 🔰 TIIGSI ONLINE COURSES 🔰 ██🔺𝗝𝗢𝗜𝗡 𝗨𝗦🔻██ ⛳ TIIGSI ONLINE CHAT ⛳ ██🔺𝗝𝗢𝗜𝗡 𝗨𝗦🔻██ 📎 SAMEWADE BOOKS CHAT 📎 ██🔺𝗝𝗢𝗜𝗡 𝗨𝗦🔻██ 📕SAMEWADE FREE EBOOKS 📕 ██🔺𝗝𝗢𝗜𝗡 𝗨𝗦🔻██ 📖 SOMALI LIBRARY 📖 ██🔺𝗝𝗢𝗜𝗡 𝗨𝗦🔻██ 🎬FREE 2019 HD MOVIES 🎬 ██🔺𝗝𝗢𝗜𝗡 𝗨𝗦🔻██ 🎇 BEST HD WALLPAPER🎇 ██🔺𝗝𝗢𝗜𝗡 𝗨𝗦🔻██

🌿AQOON IYO AFGARAD.PDF 🌟━━━━━━ 💡 ━━━━━━ 🌟 🔎JOIN US ➠: @suncodeacademy 🔎JOIN US ➠: @som_wall 🔎JOIN US ➠: @xikmadosomali 🔎JOIN US ➠: @somalibook 🔎JOIN US ➠: @samewade 🔎JOIN US ➠: @soomaal 🔎JOIN US ➠: @tiigsi 🔎JOIN US ➠: @Aflaan 💡JOIN US ➠: @Buugaagbot 🌟 ━━━━━━ 💡━━━━━━ 🌟 〽️SAMEWADE BOOKS 〽️ ---------------------------- 🧷 QAABKA ➠ PDF . 📖 BOGGA ➠ 59 BG . 🎯 CABIRKA ➠ 1 MB . ✍ QORAA ➠ SICIID SALAX AHMED.

🌿AQOON IYO AFGARAD.PDF ———————–--------------- 🗞1972kii koox xilligaaba hormuud ka ahayd carinta maskaxda dadwaynaha, kuna
🌿AQOON IYO AFGARAD.PDF ———————–--------------- 🗞1972kii koox xilligaaba hormuud ka ahayd carinta maskaxda dadwaynaha, kuna sugnayd Kulliyaddii Waxbarashada ee Lafoole, ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, ayaa curisey riwaayad wax wayn ka beddeshay habkii masrixiyadda loo dhigi jireyii Riwaayaddaasi waxa ay ahayd Aqoon iyo Afgarad, waxana wada allifey Maxamed Ibraahin Warsame “Hadraawi”, Siciid Saalax Axmed iyo, Alle ha u naxariistee, Maxamed Xaashi Dhamac “Gaarriye” iyo Muuse Cabdi Cilmi “Muuse Gadhle” iii. Qorayaasha riwaayaddu waxa ay ahaayeen masrixiyiintii ugu horreeyey ee aqoontoodu ay gaadhsiisnayd heer jaamacadeed. Kulliyaddaa Lafoole, gaar ahaan xilligaa, waxa ka samaysamay fikirsuugaaneed ilaa maanta saamayn wayn ku leh suugaanta Soomaaliyeed. Aqoon iyo Afgarad waxa ay ka curatay fikirfaneedkaas, waxana ay curi. 〽️SAMEWADE BOOKS 〽️ ---------------------------- 🧷 QAABKA ➠ PDF . 📖 BOGGA ➠ 59 BG . 🎯 CABIRKA ➠ 1 MB . ✍ QORAA ➠ SICIID SALAX AHMED.

🌿QORAXDII DHACDAY.PDF 🌟━━━━━━ 💡 ━━━━━━ 🌟 🔎JOIN US ➠: @suncodeacademy 🔎JOIN US ➠: @som_wall 🔎JOIN US ➠: @xikmadosomali 🔎JOIN US ➠: @somalibook 🔎JOIN US ➠: @samewade 🔎JOIN US ➠: @soomaal 🔎JOIN US ➠: @tiigsi 🔎JOIN US ➠: @Aflaan 💡JOIN US ➠: @Buugaagbot 🌟 ━━━━━━ 💡━━━━━━ 🌟 〽️SAMEWADE BOOKS 〽️ ---------------------------- 🧷 QAABKA ➠ PDF . 📖 BOGGA ➠ 132 BG . 🎯 CABIRKA ➠ 1 MB . ✍ QORAA ➠ SUDIIQ JAMAC MUSE.

🌿QORAXDII DHACDAY.PDF ———————–--------------- 🗞Marka ay Qorraxdu dhacdo waxaa so gala habeen,hadii uu habeen soo galana wax
🌿QORAXDII DHACDAY.PDF ———————–--------------- 🗞Marka ay Qorraxdu dhacdo waxaa so gala habeen,hadii uu habeen soo galana waxaa loo baahdaa iftiin, Buuggani waxa uu iftiiminayaa waxyaabo badan oo qarsoon ama la ilaaway,sida iftiinku u iftiimiyo habeenka.Qorraxdu waxay iftiimisaa arlada,indhahaaguna waxay jecelyihiin marakay qorraxdu joogto in ay wax badan arkaan,Buuggani waxa uu iftiimindoonaa nolosha qof walba oo akhriya waana dhiganayasha fara ku tiriska ah ee waxyaabo badan oo dhacay lagu mala awaalay,waxa uu xoogga saarayaa sheekooyin & qormooyin kuwaas oo inta badan ka hadla xaladaha manta iyo kuwii tegay. 〽️SAMEWADE BOOKS 〽️ ---------------------------- 🧷 QAABKA ➠ PDF . 📖 BOGGA ➠ 132 BG . 🎯 CABIRKA ➠ 1 MB . ✍ QORAA ➠ SUDIIQ JAMAC MUSE.

🌿ARIMAHA QOYSKA WANAAGSAN.PDF 🌟━━━━━━ 💡 ━━━━━━ 🌟 🔎JOIN US ➠: @suncodeacademy 🔎JOIN US ➠: @som_wall 🔎JOIN US ➠: @xikmadosomali 🔎JOIN US ➠: @somalibook 🔎JOIN US ➠: @samewade 🔎JOIN US ➠: @soomaal 🔎JOIN US ➠: @tiigsi 🔎JOIN US ➠: @Aflaan 💡JOIN US ➠: @Buugaagbot 🌟 ━━━━━━ 💡━━━━━━ 🌟 〽️SAMEWADE BOOKS 〽️ ---------------------------- 🧷 QAABKA ➠ PDF . 📖 BOGGA ➠ 29 BG . 🎯 CABIRKA ➠ 1 MB . ✍ QORAA ➠ C.NUUR ALI .

🌿ARIMAHA QOYSKA WANAAGSAN.PDF ———————–--------------- 🗞Gabadha doorashadeeda laguma degdego, waxa isku xidhiidhsan silsilad
🌿ARIMAHA QOYSKA WANAAGSAN.PDF ———————–--------------- 🗞Gabadha doorashadeeda laguma degdego, waxa isku xidhiidhsan silsilado dhaadheer. Marka aad dooranayso gabadha waxad dooranaysaa oo kale soddohdaa, iyo hablaha ay inantu la dhalatay, waxa kale oo aad isku miisaamaysaa sida ay u qaabili doonaan hablaha kuladhashay iyo hooyadaa oo iyada soddoh u noqon doonta. Dabeecadda gaarka ah e ay inanta aad dooranaysaa leedahay waxa ka muhiimsan jawiga ay ku soo kortay. 〽️SAMEWADE BOOKS 〽️ ---------------------------- 🧷 QAABKA ➠ PDF . 📖 BOGGA ➠ 29 BG . 🎯 CABIRKA ➠ 1 MB . ✍ QORAA ➠ C.NUUR ALI .

Ka faaidaysi wacan asxaabta xul weey

📚 T🅾️p B🅾️🅾️KS 📚

🌿XALKA HURDADA.PDF 🌟━━━━━━ 💡 ━━━━━━ 🌟 🔎JOIN US ➠: @suncodeacademy 🔎JOIN US ➠: @som_wall 🔎JOIN US ➠: @xikmadosomali 🔎JOIN US ➠: @somalibook 🔎JOIN US ➠: @samewade 🔎JOIN US ➠: @soomaal 🔎JOIN US ➠: @tiigsi 🔎JOIN US ➠: @Aflaan 💡JOIN US ➠: @Buugaagbot 🌟 ━━━━━━ 💡━━━━━━ 🌟 〽️SAMEWADE BOOKS 〽️ ---------------------------- 🧷 QAABKA ➠ PDF . 📖 BOGGA ➠ 7 BG . 🎯 CABIRKA ➠ 0.5 MB . ✍ QORAA ➠ ? .

🌿XAALKA HURDADA.PDF ———————–--------------- 🗞Hurdada waa xaalad maskaxeed ee dadka, taas jarta jiritaanka xiriirka jirka. I
🌿XAALKA HURDADA.PDF ———————–--------------- 🗞Hurdada waa xaalad maskaxeed ee dadka, taas jarta jiritaanka xiriirka jirka. Inta hurdada lagu jiro jirku wuu nastaa, tusaale ahaan garaaca wadnaha oo yaraada iyo cadaadiska dhiigga oo hoos u dhaca. Wakhtiga hurdadana maskaxda oo keliya ayaa shaqaysa. Waxayna ka shaqeysaa dhacdooyinkii maalinta waxayna gelisaa keydka tamarta ee gaarka ah. 〽️SAMEWADE BOOKS 〽️ ---------------------------- 🧷 QAABKA ➠ PDF . 📖 BOGGA ➠ 7 BG . 🎯 CABIRKA ➠ 0.5 MB . ✍ QORAA ➠ ? .

السلام عليكم ورحمة Asxaabta aan akhrin buugii waad royootee runtu waa maxay Hada 📌 pin soo dhehee korka sare ka eegta oo akhristaa . ......... mahadsanidiin.........