uk
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

Відкрити в Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Показати більше

📈 Аналітичний огляд Telegram-каналу SAMEWADE ACADEMY

Канал SAMEWADE ACADEMY (@samewade) у мовному сегменті Сомалійська є активним учасником. На даний момент спільнота об'єднує 17 381 підписників, посідаючи 11 545 місце в категорії Освіта та 484 місце у регіоні Сомалі.

📊 Показники аудиторії та динаміка

З моменту свого створення невідомо, проект продемонстрував стрімке зростання, зібравши аудиторію у 17 381 підписників.

За останніми даними від 26 червня, 2026, канал демонструє стабільну активність. Хоча за останні 30 днів спостерігається зміна кількості учасників на -148, а за останні 24 години на -10, загальне охоплення залишається високим.

  • Статус верифікації: Не верифікований
  • Рівень залученості (ER): Середній показник залученості аудиторії становить 4.23%. Протягом перших 24 годин після публікації контент зазвичай збирає 1.12% реакцій від загальної кількості підписників.
  • Охоплення публікацій: В середньому кожен допис отримує 736 переглядів. Протягом першої доби публікація в середньому набирає 194 переглядів.
  • Реакції та взаємодія: Аудиторія активно підтримує контент: середня кількість реакцій на один пост – 0.

📝 Опис та контентна політика

Автор описує ресурс як майданчик для висловлення суб'єктивної думки:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Завдяки високій частоті оновлень (останні дані отримано 27 червня, 2026), канал підтримує актуальність та високий рівень охоплення публікацій. Аналітика показує, що аудиторія активно взаємодіє з контентом, що робить його важливою точкою впливу в категорії Освіта.

17 381
Підписники
-1024 години
-357 днів
-14830 день
Архів дописів
🌿 THE BUSINESS WORLD . PDF —————--------------- 🔔JOIN US ➠: @suncodeacademy 🔔JOIN US ➠: @som_wall 🔔JOIN US ➠: @xikmadosomali 🔔JOIN US ➠: @somalibook 🔔JOIN US ➠: @samewade 🔔JOIN US ➠: @soomaal 🔔JOIN US ➠: @tiigsi 🔔JOIN US ➠: @Aflaan 📣JOIN US ➠: @Buugaagbot ♦️JOIN US ➠: @Aqoon_bot ╔════════════════╗ ▒ ☞ Request from us - After you finish reading one book, please commit yourself to Plant one Tree. ╚════════════════╝ 📌WAA KAA BUUGI EE HALAGU YAACO KU KALENA JIDKUU KU SOO JIRAAYE"❤️" 〽️SAMEWADE BOOKS 〽️ ---------------------------- 🧷 QAABKA ➠ PDF . 📖 BOGGA ➠ 75 BG . 🎯 CABIRKA ➠ 1MB . ✍ QORAAGA ➠ TITUS MIRIERI

🌿 THE BUSINESS WORLD . PDF —————--------------- 📕 BUUGANI WAXAA UU SI FIICAN UGA HADLAYAA GANACSIGA IYO FURSADAHA AAD KA FA
🌿 THE BUSINESS WORLD . PDF —————--------------- 📕 BUUGANI WAXAA UU SI FIICAN UGA HADLAYAA GANACSIGA IYO FURSADAHA AAD KA FAAIDAYSANKATID XILIGA AAD GANACSIGA BILAABAYSO. ╔════════════════╗ ▒ ☞ Request from us - After you finish reading one book, please commit yourself to Plant one Tree. ╚════════════════╝ 📌BUUGAN MA INOO SOO QAADAA SIDA UGU DHAKHSAHA BADAN " ❤️" 〽️SAMEWADE BOOKS 〽️ ---------------------------- 🧷 QAABKA ➠ PDF . 📖 BOGGA ➠ 75 BG . 🎯 CABIRKA ➠ 1MB . ✍ QORAAGA ➠ TITUS MIRIERI

ono, dadka wanaagsana ajarkooga ma lumino (56) ajarka aakhiro ayaa ka khayr badan kuwii illaahay rumeyay kana cabsanayay.” In tuu arkay boqorkii arinkii Nabi Yuusuf (cs) ka dib iyo sidii uu beri uga noqday iyo aqoontiisa dheer, waxa uu ogaaday boqorkii in uu yahay hagaamiye sharaf leh laakiin Nabi Yuusuf (cs) kamuu doonin boqorkii in uu u mahadnaqo ma uu amaano laakiin boqorkii waxa uu Nabi Yuusuf (cs) ka dhigtay lataliyihiisa, Markii uu Nabi Yuusuf (cs) la fadhiisatay boqorkii ee wada hadleyn waxa boqorkii u rumowday runta nabi yuusuf iyo waxa uu u sheegayo dabadeena waxa uu ogaaday boqorkii in uu ninkani yahay nin darajo aad u saraysa leh iyo amaano badan. Nabi Yuusuf (cs) muu noqon sidii lataliyaashiishi hore ee ahayd noolow taliyahaygiyow adigu waxa aad tahay madaxwayne la adeeco sida had iyo jeer loo sameeyo madaxwaynayaasha xadgudubsan, laakiin Nabi Yuusuf (cs) waxa uu door biday in uu umada kaga saaro dhibta soo socota aqoon iyo xigmad taas oo illaahay ku ilhaminayow. Sida ka sugnaatay tafsiirka Qurdubi waxa uu yidhi Boqorkii hadii reer masar oo dhami isku iman lahayeen may kareen arinkan …awoodna umay yeesheen ay aamin kaga noqon lahayeen abaartii jirtay, dabadeed markii uu ogaaday boqorkii goaanka Nabi Yuusuf (cs) waxa uu goostay boqorkii in uu talada u dhiibo Nabi Yuusuf (cs) si uu u badbaadiyo masar iyo wadamada ku hareersan yuusufna waxa uu yidhi: “Ii dhiib furayaasha dhulka oo dhan anigu waan ilaalin aqoon badana waan u leeyahay.” Yuusuf ugamuu jeedin markii uu hadalkaa lahaa in uu ka helo wax anfaca isaga ama uu ka faa’iidaysto laakiin waxa uu u jeeday in uu umada uga faa’iideeyo waxana uu doonayay in uu u badbaadiyo dadkaa cuntadooda totobada sanadood ee abaarta ah arinka Nabi Yuusuf (cs) waxa uu ahaa in uu ka furto halista umadaa ku soo waajahday. Illaahay (swt) waxa uu yidhi: “Sidaas ayaan yuusuf dhulkii ugu suura gelinay.” Waxa uu noqday yuusuf mid ka masuul ah khasnadaha iyo dhaqaalah masar oo dhan waxana uu noqday wasiirka ugu sareeya, mufasriinta qaarkoodna waxay ay sheegayaan in uu boqorkii yuusuf ku yidhi:- yuusufow anigu talada waxa aan ku leeyahay kursiga adiguna talada kale, laakiin quraanku meelna noogumuu sheegin sida uu tasarifayo masar laakiin waxa aanu garanaynaa in uu yuusuf ahaa ninka dhaqalaha wadanka hayay. Waxa bilaamay Sanadadi barwaqada ahaa wuxuu riixay sanadba sanad maalinba maalin bilba bil ilaa la gaadhay sanadadii gaajada iyo abaaraha, taladuna waxay gacantiisa ku soo uruur tay Nabi Yuusuf (cs) Lasoco qaybta 9aad

Ninkii waxa uu u tagay boqorkii waxana uu uga waramay wixii uu ku yidhi Nabi Yuusuf (cs) boqorkiina wuu yaabay yaabid daran waxana uu yidhi waa maxay qofkan xidhan? Waxana uu og yahay waxa dhici doona waxana uu samaynayaa wixii lagaga hortagi lahaa isagoo dooneen in loogu badalo wax abaal marin ah isagoon shardina ka dhigan in jeelka laga saaro. “Boqorkii waxa uu yidhi ii keena, markii uu u keenay ninkii uu diray waxa uu yidhi illaahaga u noqo, waxana u waydiyay maxay ahaayeen dumarkii arinkoogu kuwii gacmahooga jarjaray illaahay aygaa og shirqoolkoogi.” Hadii aanu fasirno aayadan boqorkii waxa uu soo saaray ogaan ah in laga soo saaro jeelka loonaguna keeno sida ugu dhakhsaha badan garana mayno in ninkan loo diray yahay kii markii hore loo diray iyo in uu yahay shaqsi ka darajo sareeya oo u qaabilsan boqorka arimahan waxana uu ugu tagay yuusuf jeelkii isagoo doonaya in uu la kulmo boqorka waxana uu u doonay si dhakhsa ah laakiin yuusuf taa uu diiday waxana uu sheegay in aanu jeelka ka baxayn ilaa inta ay ka cadaanayso arinkii gabadhu. Maxaa yeelay Nabi Yuusuf (cs) waxa rabeeyay Illaahay (swt) adabtiisana toosiyay waxay akhlaaqdu iyo edabtu degtay qalbigiisa sidoo kale illaahay waxa uu ku xoojiyay Nabi Yuusuf (cs) Daganaan, Kalsooni iyo Xasilnaan, taasina waxay nooga dhex muuqanaysaa arinkii uu u sheegay wiilkii yaraa ay ku wada jireen jeelka ee uu ku yidhi Ninka aad khamriga aad u samayn doontid ii sheeg iyo arinkii kale ee ahaa dumarki gacmaha is jarjaray iyo sababtii ay isku jarjareen gacmaha. Goobtii |5aad Quraanku inoogamuu waramin wixii dhex maray boqorki iyo ninki Nabi Yuusuf (cs) u diray laakiin quraanku waxa uu na hor joojiyay iyadoo maxkamad la saarayo lana waydiinayo dumarkii iyo wixii ay Yuusuf ku sameyeen. “Waxa uu yidhi muxuu ahaa arinkiinu markaad yuusuf naftiisa aad jeclaateen.” Boqorkii waxa uu waydiyay sheekadii si ay u cadaato arinkeedu inta aan la xaqiijin duruufaheeda aanu bilaamin dacwadeedu, dumarkii waxay ay qirteen xaqiiqdii waxayna yidhaadeen: “Illaahay baa xumaan ka nasahane kuma ogin wax xumaan ah.” Gabadhii Nabi Yuusuf (cs) jeclaatay way ilowday sheekadaa imika laakiin waxay ay guda gashay in ay dib u xasuusato waxayna ay jeclaatay in ay u sheegto wax walba si dhab ah, “Waxay tiri gabadhii boqorku imika ayuu xaqii cadaaday anaa jeclaaday naftiisa isaguna waxa uu ahaa kuwa runta sheegaya (51) taana waxa aan u sameyay maan ahayn qof khiyaamaynaya waxa soo socda illaahayna ma hanuuniyo shirqoolka khaayimiinta.” Ayadaan quraanku waxay inoo cadaynaysaa in ay gabadhii boqorku qiratay arinkii iyadoo ku cabiraysa erayo iyo dareemo xeel dheer khaladkoo oo dhana dhakada iska saaraysa wanaaga iyo runta Nabi Yuusuf (cs) ku sheegaysaa iyadoo sidaa u sheegaysaa kuna jirin wax cabsi ihi ama waxa kaloo lagu tilmaami karo manay doonayn in ay sii socoto yaraysiga ay yaraysanaysay Nabi Yuusuf (cs) laakiin waxa ay doonaysay in ay saxdo figradiisa. Sidoo kale waxa halkan ka arkeena dareen kale oo wanaagsan “Naftayda ma wanaajin karo naftu dadka waxay amartaa xumaanta cida uu illaahay u naxariisto mooye illaahay waa ka danbi dhaafka badanleh naxariista badan leh” bal u fiirso ayaadahan Gabadhii boqorku waxay u wareegtay diinti Nabi Yuusuf (cs) waxana u wareegtay towxiidkii illaahay, xidhitaankii Nabi Yuusuf (cs) iyo ka soo saarintaankiisi jeelka waxay keentay in ay gabadhaasi ku rumayso illaahay, waxana boqorkii ka soo baxay go aan ah in la siidayo Nabi Yuusuf (cs) loona keeno. Qisadan door wayn waxa ka qaatay sheekooyin badan oo israa’iliyaad ah laakiin inagu waxanu ku kaaftoomi doona quraanka kariimka ah iyo axaadistii Rasuulka (csw) waxana halkan inooga bilaami doona qayb cusub oo ka mid ah qayba noloshii Nabi Yuusuf (cs). “Boqorkii waxa uu yidhi ii keena si uu nafteeda u noqdo mid u gaar ah markii uu la hadlay waxa uu ku yidhi adigu waxa ad tahay kuwa aaminka ah ee la nabad geliyo (54) waxa uu yidhi iga yeel furayaasha dhulka anigu waan ilaalin cilmina waan u leeyahay (55) sidaas ayaan yuusuf u suura gelinay in uu hantiyo dhulka meesha uu doonana uu ka degi karo waxana siini naxariistayada cida aanu do

QISASAL AMBIYAA | YUUSUF QAYBTI 8AAD
QISASAL AMBIYAA | YUUSUF QAYBTI 8AAD

🌙 RAMADAN QUIZ _________________________________ Sheeg waxshi wuxu ahaa addoon, Hadaba yuu addoon u ahaa?
Anonymous voting

Samewade _Axkaamta soonka.Pdf6.17 KB

Goobtii |7aad Isla halkan waxa uga bilaabi doona is badal, is badalkaas oo noqon doona ka tagid dhibaatadii adkayd isagoo u gudbaya imtixaanka barwaaqada, waxa kaloo uu ka tagayaa imtixaankii adoonimad isagoo noqon doona boqor haya saldanada kuna dhex jira guriga dadka laga maamulo isagoo fadhiisan doona halkii boqorku fadhiisan jiray. Hadaba waxa uu boqorkii uu ugu sheekeyay dadka talada ugu soo dhow in uu arkay riyo sidaa daradee uu doonayo cid u fasisha riyadaa, isagoo illaahay (swt) taa inooga waramaya. Waxa uu yidhi Illaahay (swt): “Boqorkii ayaa yidhi waxa aan arkay totoba sac oo buur buuran oo cunaya totoba sac oo wayd ah iyo totoba xasiid ah oo cagaaran iyo totoba xasiid oo engagan, madax yahay iiga warama riyadaydaa hadii aad tihiin kuwa riyooyinka wax ka sheega.” La taliyaashi iyo faaliyaashi way awoodi kari wayeen in ay fasiraan waxana laga yaaba in ay garan waayeen fasiraada riyadaa ama waxay is tuseen in ay tahay riyo xun waxayna ka baqeen in ay u fasiraan boqorka waxana ay dooneen in ay u fasirto cid aan ahayn cida talada haysa waxayna yidhaadeen waa riyo isku dhex jirta badhba badhka kale ayuu ku dhex qasan yahay suura galna maaha in la fasiro. Goobtii |8aad Waxa uu gaadhay warkii ninkii boqorka khamriga waraabinayay kaas oo ka badbaaday jeelkii waxana looga sheekeyay riyadii boqorka waxana uu xasuustay riyadii jeelka ku soo dhex martay isaga iyo ninkii kale, waxanu xasuustay Nabi Yuusuf (cs) waxana uu u dagdagay dhinacii boqorka isagoo uga waramaya Nabi Yuusuf (cs) in uu yahay ka kaliya ee kari kara fasiraada riyadaa waxana uu yidhi Nabi Yuusuf (cs) waxa uu igula soo dardaarmay in aan ku sheego laakiin waan ilaabay. Boqorkiina waxa uu u diray Nabi Yuusuf (cs) jeelkii uu ku jiray bal si uu Nabi Yuusuf (cs) arintaa u soo waydiyo Illaahaybaana inoocadaynaya (swt) sida uu ninkaasi warka uga qaaday boqorka una gaarsiyay Nabi Yuusuf (cs), ninkaasi Nabi Yuusuf (cs) waxa uu ku tilmaamay run badane taasina waa wax uu hore u soo tijaabiyay “Yuusufow runbadanow bal nooga waran totobada sac ee shil shilis ee cunaya totobada sac ee wayda ah, totoba xasiid cagaaran iyo totoba xasiid oo qalalan, waxa laga yaaba in aan dadkii kula noqdo si ay u ogaadaan.” Waxa la waydiyay yuusuf tafsiirkii riyadii boqorka shardina loogama dhigin ka bixintaanka jeelka fasiraadi riyadaas, hadalka yuusuf muu ahayn wax la tawiilinayo waxa uu ahaa waano lagaga hortagayo dhitaadooyin soo socda isagoo fasiraya Nabi Yuusuf (cs) riyadaa. Illaahayna (swt) nooga waramayo waxa uu yidhi: “Waxa uu yidhi waxa beeraysaan totobo sano waxad goostaan kaga taga naasaha xasiidooda inta yar ee aad cunaysaan mooyaane (47) waxa iman doona intaa ka dib totobo sano oo adadag waxana aad cuni doontaan wixii aad hore u soo hormarsateen in yar oo wanaajisateen mooyane intaa ka dibna waxa iman doona sanad dadka la waraabin doono waxna miiran doonaan.” Nabi Yuusuf (cs) waxa uu uga waramay ninkii jeelka ugu yimi in ay masar totoba sanadood ay noqon doontoo meel aad u rooban dadka reer masarna aanayn nimcadaa illaahay ka faa’iidaystaan waxana ka danbeeya Totoba Sanadood oo abaar ah oo ay cuni doonaan totobadii sano ee hore waxay ay beerteen. Sidoo kale Nabi Yuusuf (cs) waxa uu tala ku siiyay in fadli badan tahay in ay kayd sadaan raashinka totobadaa sano u soo go’aya sidoo kale xasiidana ay kaga tagaan dahaadhkeeda inta ay cunayaan mooyaane si aanay uga xumaan anba aan u gelin cayayaan si ay u badbaado sidaas ayaanu ugu dhameeyay boqorkii riyadiisi kuna fasiray. Waxa kaloo uu Nabi Yuusuf (cs) ugu daray sanad aanu ku riyoon boqorkii Sanad barwaaqa ah dadkana la waraabin doono Sarac iyo biyo lagu waraabin doono midhahoodan ay ka shiidi doonaan khamri sidoo kale uu u bixi doono sanadkaasi samsam iyo Saytuun kuna shiidi doonaan saliid, sanadkani kumii jirin riyadii boqorka waa aqoon gaar ah oo la siiyay Nabi Yuusuf (cs) waana bushaaro uu ninki boqorka khamriga u walaaqayay una geeyay boqorkii iyo dadkii. Lasoco qaybta 8 aad...

QISASAL AMBIYAA | YUUSUF QAYBTI 7AAD
QISASAL AMBIYAA | YUUSUF QAYBTI 7AAD

🔰 SOMALI TELEGRAM CHANNELS 🔰 〰️〰️〰️〰️〰️〰️〰️〰️〰️〰️ 🧠 KOBCIAQOONTAADA PDF 🧠    ░▒▓█ JOIN US █▓▒░ 🍀 SAMEWADE FREE E- BOOKS ☘    ░▒▓█ JOIN US █▓▒░ 💞 BUUGAAG LIBRARY 💞 ░▒▓█ JOIN US █▓▒░ 📚 MADASHA AQOONTA PDF 📚 ░▒▓█ JOIN US █▓▒░ 💊 SOMALI MEDICAL FREE E- BOOKS💊    ░▒▓█ JOIN US █▓▒░ 💎 XIKMADO SOMALI AH💎    ░▒▓█ JOIN US █▓▒░ 🌕 IFTIINSHE MEDIA CHANNEL 🌕    ░▒▓█ JOIN US █▓▒░ 📓 KAYDKA BUUGTA 📓    ░▒▓█ JOIN US █▓▒░ 🕋 SAYDUL MUMINIIN 🕋    ░▒▓█ JOIN US █▓▒░ 🎸KAYDKA SUUGAANTA 🎸    ░▒▓█ JOIN US █▓▒░ 📷 SOMALI HD WALLPAPER 📷    ░▒▓█ JOIN US █▓▒░ 🎬 SOMALI HD MOVIES 2020 🎬    ░▒▓█ JOIN US █▓▒░ 📕 CILMI KAAB📕    ░▒▓█ JOIN US █▓▒░ 🧑‍⚕ MISBAAX MEDICAL CHANNEL 🧑‍⚕    ░▒▓█ JOIN US █▓▒░ 🌻 HOME OF THE ST FORM FOUR🌻    ░▒▓█ JOIN US █▓▒░ 🔩 SUB- TO - SUB 🔩    ░▒▓█ JOIN US █▓▒░ 〰️〰️〰️〰️〰️〰️〰️〰️〰️〰️〰️〰️

🌙RAMADAN QUIZ _____________________ Sheeg Afka rasmiga ah ee looga hadlo wadanka Musambig🇲🇿?
Anonymous voting

🌿 WAA MAXAY QURAANIYIINTU . PDF —————--------------- 🔔JOIN US ➠: @suncodeacademy 🔔JOIN US ➠: @som_wall 🔔JOIN US ➠: @xikmadosomali 🔔JOIN US ➠: @somalibook 🔔JOIN US ➠: @samewade 🔔JOIN US ➠: @soomaal 🔔JOIN US ➠: @tiigsi 🔔JOIN US ➠: @Aflaan 📣JOIN US ➠: @Buugaagbot ♦️JOIN US ➠: @Aqoon_bot ╔════════════════╗ ▒ ☞ Request from us - After you finish reading one book, please commit yourself to Plant one Tree. ╚════════════════╝ 📌BUUGAN MA INOO SOO QAADAA SIDA UGU DHAKHSAHA BADAN " ❤️" 〽️SAMEWADE BOOKS 〽️ ---------------------------- 🧷 QAABKA ➠ PDF . 📖 BOGGA ➠ 17 BG . 🎯 CABIRKA ➠ 1MB . ✍ QORAAGA ➠ ABDI AZIIZ OOGLE

🌿 WAA MAXAY QURAANIYIINTU . PDF —————--------------- 📕Buugani wuxuu si gaar ah diirada u saarayaa Firqo Cusub oo qarningan
🌿 WAA MAXAY QURAANIYIINTU . PDF —————--------------- 📕Buugani wuxuu si gaar ah diirada u saarayaa Firqo Cusub oo qarningan soo baxday taas oo diida Sunada iyo Axaadiista iyagoo sheega inay quraanka kaliya ku kalsoon yihiin inta kale tahay dad Samee... hadaba si faahfaahn dheeraaad ugu hesho Buugan akhri ╔════════════════╗ ▒ ☞ Request from us - After you finish reading one book, please commit yourself to Plant one Tree. ╚════════════════╝ 📌BUUGAN MA INOO SOO QAADAA SIDA UGU DHAKHSAHA BADAN " ❤️" 〽️SAMEWADE BOOKS 〽️ ---------------------------- 🧷 QAABKA ➠ PDF . 📖 BOGGA ➠ 17 BG . 🎯 CABIRKA ➠ 1MB . ✍ QORAAGA ➠ ABDI AZIIZ OOGLE

arinkana illaahay ayaa iska leh, illaahay in la caabudo weeye taasina waa diinta toosan laakiin dadka badidoodu ma garanayaan (40) Jeelka kuwan ku xidhow midkiin wuxuu wareebin doona ninka madaxda ah ka kale waa la daldali shinbirihuna madaxiisa ayay cuni arinkiina sidaa ayaa lagu dhameeyay aad fasilaadiisa doonayseen.” Taasi waxay markale Nabi Yuusuf (cs) ay u suurta gelisay in uu ka dhex bilaabo dacwada jeelka dhexdiisa uguna yeedho dadka illaahay oo kaliya, Nabi Yuusuf (cs) waxa uu jeelka dhexdiisa dadka ugu dhex warami jiray naxariista illaahay iyo jacaylka illaahay adoomihiisa waanagsan u hayo, had iyo jeer waxa wuu waydiin jiray iyamaad wanaagsan in la caabudo illaah kaliya iyo illaahyo badan. Waxa uu u sheegi jiray in uu illaahay yahay ka dadka buka bogsiiya iyo ka roobka keena, isagoo u balaadhinaya tawxiidka illaahay, waxana uu kula doodi jiray cilmi, deganaan iyo dacwada saafi ah, in yar aanu ku yara noqono kuwii ka doonay in uu u fasilo riyooyinkii ay ku riyoodeen ugu horayn waxa uu ku dhaqaaqay Nabi Yuusuf (cs) in uu yahay ka riyadan baray illaahay kaas oo ku gaar yeel isaga iyo aabayaashiisi iyagoo ka saafiyoobay in illaahay loo shiriik yeelin. Taasi waa hanashadii ilbishiqasiyadii ugu horaysay ee uu hanto quluubta labadii wiil waxana ugu yeedhay tawxiidka illaahay waxana uu tusay ama u cadeeyay shirkiga madowgiisa, waxa uu ku dhaqaaqay in uu hanto quluubtooda si naxariis ku jirto isagoo wax dagaal ah kala hor iman, intaa ka dibna waxa uu u fasilay riyooyinkoogi, waxana u sheegaya mid ka mid ah in la daldali doono ka kalena uu ka badbaadi doono, laakiin umuu sheegi wakhtigii arintaasi dhici lahaa waayo waa qof bila’aadam ah laakiin waxa kula dardaarmay kalaba kooga bad baada marka uu u tago boqorkooga in uu xasuusto laakiin ninkii muu xasuusan waxaba laga yaaba in ay ilowsiisay noloshii wanaagsaneed uu galay iyo dadkii faraha badnaa Lasoco qaybta 7aad insha allah ....

Goobtii |6aad “Markii ay maqashay waxay sheegayeen dad ayay dirtay, waxayna u diyaarisay mid kasta meel ay fadhiisato waxayna siisay midiyo waxayna ku tiri dabadeed nabi yuusuf (cs) soo bax markay arkeen way la yaabeen waxayna jareen gacmahoodi waxayna yidhaadeen illaahay ayaa xumaan ka nasahan ee kani maaha bila aadan kani waa malag maamusaysan, waxay tiri dabadeena taasi waa tii aniga aad ugu sheegayseen laakiin anigu naftayda ayaan la jeclaaday laakiin isagaa iska kay ilaaliyay haduu sidaa samayna wuxuu noqo lahaa kuwa jeelka ku xidhan ahna dadka dulaysan.”(31) Fasiraada Aayada Waxay ay qorshaysatay gabadhii in ay samayso casuumad kuna dhex samayso gurigeeda dabadeedna waxay bilowday in ay u yeedho dumarkii oo dhan waxayna u diyaarisay meel ay fadhiistaan waxayna soo diyaarisay cuntooyin iyo cabitaan kala duwan, waxayna soo qaaday midiyo afwaawayn ama aad u afaysan waxayna u sheegtay mid kastaaba in ay hilibka ku jarjarto ama qasharka gaga guraan khudrada. Dabadeed Nabi yuusuf (cs) waxay ay u sheegtay in uu soo baxo, dhamaan markay ay arkeen dumarkii yusuf way la waynaatay waanay la wareereen, dhamaana midiyihii waxay ku wada jareen gacmahoodi iyagoo yaaban, waxana ay yidhaahdeen illaahay ayaa xumaan ka nasahan maaha kani bila’aadam kani waa malag illaahay soo diray. Waxay ay istustay in ay ka guulaysatay dumarkii oo dhan, waxaan ay tustayna quruxda Nabi Yuusuf (cs) in ay tahay wax lala yaabo, iyadoo dumarkii ku sii dheel dheelaysa hor fadhiyay oo la midka ahaa waxay tiri hadii aanun iskagu iga baxsan wuxuu ahaan lahaa kuwa jeelka ku jira ceebaysana, gabadh kasta oo meesha fadhiday Nabi yuusuf (cs) way caashaqday. “Waxa uu yidhi illaahayow jeelka ayaan ka jecelahay waxay ay ugu yeedhayaan hadii aanad shirqolkooga aanad iga jeedin waanay I hantiyi lahaayeen waxa aan noqon lahaa kuwa jaahiliinta ah” illaahay Nabi yuusuf (cs) waa uu ka aqbalay waxana uu ka jeediyay shirqoolkii dumarka “Illahaysi wuu ka aqbalay waanu ka jeediyay shirqoolkoogi, illaahayna waa ka wax kasta maqla wax walbana og.”(33) Sidaa ayuu Nabi Yuusuf (cs) uga soo gudbay imtixaankii iyo shirqooladii ay dumarku u sameeyeen laakiin halkaa waxa uga bilaabi doonta dhibaatadii sadexaad, dhibta sadexaad waa tii ugu danbaysay Nabi Yuusuf (cs) waxayna ka bilaamaysaa geli taankii Nabi Yuusuf (cs) uu galay jeelka waxana laga yaaba gelitaanka jeelkiisu in ay ahayd faafidii sheekhadii gabadha iyo sidii uga bari noqday. Nabi yuusuf (cs) waxa uu gelay jeel lagu caabudayo illaahyow kale duwan, halkan waxa aan ku arki doonaa ciqaab la mariyay Nabi ka mid ah anbiyada illaahay soo dirtay, isagoo lagu xidhay jeel iyadoo loo xidhay wax bilaa u jeedo ah iyo bilaa maxkamad ah si fududna loo xidhay. Nabi Yuusuf (cs) waxa uu gelay jeelkii isagoo qalbigiisu dagan yahay aad moodid in u dhow yahay mabsuud, maxaa yeelay waxa uu ka badbaaday sheekhadii gabadhii iyo dumarkii ay wadatay, waxaba aad moodaa in uu jeelkii u noqday meel uu ku dago illaahayna kaga fakiro, waxana inoo cadaynaya ayadahaan quraanka khariimka ah: Markii Nabi Yuusuf Xabsiga La Geliyay Waxa uu illaahay yidhi koreeye; “Waxa la galay jeelkii laba wiil mid ka mid ah ayaa waxa uu yidhi waxa aan arkay aniga oo miirayay khamri kii kalena waxa uu yidhi aniguna waxa aan arkay anigoo madaxayga dushiisa ku sida laxoox shinbirihuna ay ka cunayan nooga waran fasilaadooda anagu waxa aan kuu aragnaa qof wanaagsan (36) waxa uu yidhi la idinkeeni maayo cunta aad cuntaan laakiin waxa idinka warami doona fasilaadooda intaanad la idiinkeenin taa. Waxa aan idinka sheegi doona wixii illaahay I baray, waxa aan ka imid qoom aan illaahay rumaysnayn iyo dharaarta aakhiro (37) Anigu waxa aan raacay diintii aabahay Ibraahim, Isaxaaq iyo Yacquub noomana haboona anagu in aan illaahay u shariik yeelano, taasina waa wax dheerad ah oo illaahay na siiyay laakiin dadka badidoodu ma garanayaan (38) Waar nimankaa jeelka ku xidhanow illaahayo kale duwan ayaa wanaagsan mise illaaha kaliya ee awooda badan (39) Ma caabudaysaan idinku illaahay sokodii magacyo mooye ay magacaabeen idinka iyo aabayaashiin illaahayna wax cadeen ah umuu soo dejin

QISASAL AMBIYAA | YUUSUF QAYBTI 6AAD
QISASAL AMBIYAA | YUUSUF QAYBTI 6AAD

🌙 RAMADAN QUIZ ___________________ Gabadhii u soo halgantay Dalkeena Somalia Xaawo Taako Magaceeda oo seddexan?
Anonymous voting

Qisadii Nabi Nuux Qaybtii 1aad Xigasho #RBX

Qisadii Nabi Nuux Qaybtii 1aad Xigasho #RBX

Aan ka fa'iideysano khayrka https://t.me/faafint