uk
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

Відкрити в Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Показати більше

📈 Аналітичний огляд Telegram-каналу SAMEWADE ACADEMY

Канал SAMEWADE ACADEMY (@samewade) у мовному сегменті Сомалійська є активним учасником. На даний момент спільнота об'єднує 17 388 підписників, посідаючи 11 560 місце в категорії Освіта та 487 місце у регіоні Сомалі.

📊 Показники аудиторії та динаміка

З моменту свого створення невідомо, проект продемонстрував стрімке зростання, зібравши аудиторію у 17 388 підписників.

За останніми даними від 25 червня, 2026, канал демонструє стабільну активність. Хоча за останні 30 днів спостерігається зміна кількості учасників на -154, а за останні 24 години на -5, загальне охоплення залишається високим.

  • Статус верифікації: Не верифікований
  • Рівень залученості (ER): Середній показник залученості аудиторії становить 4.17%. Протягом перших 24 годин після публікації контент зазвичай збирає 1.09% реакцій від загальної кількості підписників.
  • Охоплення публікацій: В середньому кожен допис отримує 726 переглядів. Протягом першої доби публікація в середньому набирає 189 переглядів.
  • Реакції та взаємодія: Аудиторія активно підтримує контент: середня кількість реакцій на один пост – 0.

📝 Опис та контентна політика

Автор описує ресурс як майданчик для висловлення суб'єктивної думки:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Завдяки високій частоті оновлень (останні дані отримано 26 червня, 2026), канал підтримує актуальність та високий рівень охоплення публікацій. Аналітика показує, що аудиторія активно взаємодіє з контентом, що робить його важливою точкою впливу в категорії Освіта.

17 388
Підписники
-524 години
-247 днів
-15430 день
Архів дописів
Waa Kan buugii aad wada sugeyseen

Masoo qaadnaa Haa👍
Masoo qaadnaa Haa👍

Waa kaaa buugi ee ka faaidaysi wanaagsan

Buuga fahamka maamulka masoo qaadnaa Haa👍
Buuga fahamka maamulka masoo qaadnaa Haa👍

waa kaa buug asxaabeey halaga faaidaysto Plz like 👍 and Comment💬

Waxaanu idiin soo wadnaa buugaas Job Interview isagoo af soomaali ah oo pdf ah Maso soo dhignaa Plz like 👍 and Comment💬
Waxaanu idiin soo wadnaa buugaas Job Interview isagoo af soomaali ah oo pdf ah Maso soo dhignaa Plz like 👍 and Comment💬

Kusoo Biir Groupka waxbarashada ee Graphic Design hadad computer haysatid iyo internet xawaare sare hadad haysato kusoo biir groupka waxbarashada ee Samewade Basic https://t.me/joinchat/AAAAAFfUAaPmXtxgXMjOpA

samewade Daaweynta Cudurada .pdf 🦋 ➠: @Som_read 🦋 ➠: @som_wall 🦋 ➠: @xikmadosomali 🦋 ➠: @somalibook ❤️Codso: @Buugaagbot

Buugaa maku soo celinaa
Buugaa maku soo celinaa

Samedwade Desgin Waxay idin haysaa fursad waxbarasho oo 100% free ah waxaad ku baran doonta Asaasiyaadka(basic) photoshop cc
Samedwade Desgin Waxay idin haysaa fursad waxbarasho oo 100% free ah waxaad ku baran doonta Asaasiyaadka(basic) photoshop cc 2020 si dhameystiran laguu bari doono. Mudada waxbarashada waa hal bil, bishaas wax lacag lagama rabo sido kale diiwan gilinta wax lacag ah lagama qaadi doono, fursadan waxaa kaliya ka fa'iideysan doono dadka ku xeran boogena #samewade Diiwan gilintu wey socotaa, mudada diiwan gilinta ay soconeyso waa 6 maalin coursada waxay bilaawanaysaa 31/10/2020 dadka la qadanayo waa kuwa xadidan waana 100 arday Hadii mudada hadiiwan gilinta ay xermeesi iyadoo la gaarin tirada aan ugu talagalnay inaan wax barno ay gaarto sido kale diiwan gilinta sidas ayay ku xermeysaa hadan tiradas gaarina waxay xermeysaa 6/11/2020 saacada 23:59:59 ka fa'iideysi wacan wixii fafahin ah nagala soo xiriir @suldan_fiqi mahad sanidiin

https://www.facebook.com/groups/2839568429604374/ group aan dhamaanteen wax badan ka fa'iidi doono aan ka fa'iideysano

Waa kaa buugiye halaga faaidaysto asxaabey Xaqiisa hala siiyo 👍💬

Buugaa ma inoo soo qaadaa @samewade Xaqiisa hala siiyo 👍💬
Buugaa ma inoo soo qaadaa @samewade Xaqiisa hala siiyo 👍💬

#Ma Jeceshay inaad barato Muuqal Samaynta sidoo kale aad ku shaqayso Muuqal samaynta (#Video #Editing) ama Ma xiisaysa samaynta Muuqalo #Qurxoon, Waxa ay Tiigsi Technology ku diyaarisay Course lagu baranaayo #Video #Editing. wixii faahfaahin ah la xidhiidh #WhatsApp-ka +252 633 220444

Filka buuxbuuxi sidaa ayaa ku codaysay
Filka buuxbuuxi sidaa ayaa ku codaysay

photo content

Asc walaalah ku xidhan kanaalkan samewade plz waxaan idinka codsanaynaa inaa u codaysaan walaaleheen somaliyeed ee somaliland in emoji ka calankooda lagu soo daro keyboard ka moobilada nooc yadooda kala duwan Hadaa waxaa dhiman codaynta ilaa 600 . Linkgan hoose ka codee http://chng.it/nLVjM9gLFQ

Waa kaa buugiye halaga faaidaysto asxaabey Xaqiisa hala siiyo 👍💬

Waa Buug qiimo leh Runtii Ma idiin soo qaadnaaa @samewade books Xaqiisa hala siiyo 👍💬
Waa Buug qiimo leh Runtii Ma idiin soo qaadnaaa @samewade books Xaqiisa hala siiyo 👍💬

Asc ka faaidaysi wcan asxaabta waa kaa buugiye Xaqiisa hala siiyo 👍💬