uk
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

Відкрити в Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Показати більше

📈 Аналітичний огляд Telegram-каналу SAMEWADE ACADEMY

Канал SAMEWADE ACADEMY (@samewade) у мовному сегменті Сомалійська є активним учасником. На даний момент спільнота об'єднує 17 393 підписників, посідаючи 11 569 місце в категорії Освіта та 488 місце у регіоні Сомалі.

📊 Показники аудиторії та динаміка

З моменту свого створення невідомо, проект продемонстрував стрімке зростання, зібравши аудиторію у 17 393 підписників.

За останніми даними від 24 червня, 2026, канал демонструє стабільну активність. Хоча за останні 30 днів спостерігається зміна кількості учасників на -155, а за останні 24 години на -4, загальне охоплення залишається високим.

  • Статус верифікації: Не верифікований
  • Рівень залученості (ER): Середній показник залученості аудиторії становить 4.26%. Протягом перших 24 годин після публікації контент зазвичай збирає 1.12% реакцій від загальної кількості підписників.
  • Охоплення публікацій: В середньому кожен допис отримує 742 переглядів. Протягом першої доби публікація в середньому набирає 194 переглядів.
  • Реакції та взаємодія: Аудиторія активно підтримує контент: середня кількість реакцій на один пост – 0.

📝 Опис та контентна політика

Автор описує ресурс як майданчик для висловлення суб'єктивної думки:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Завдяки високій частоті оновлень (останні дані отримано 25 червня, 2026), канал підтримує актуальність та високий рівень охоплення публікацій. Аналітика показує, що аудиторія активно взаємодіє з контентом, що робить його важливою точкою впливу в категорії Освіта.

17 393
Підписники
-424 години
-217 днів
-15530 день
Архів дописів
Tangigii tigreega.pdf #Pdf Dagso hada akhriso

Dadaal iyo qiime waxaan ku bixinaa xirashada dharka ugu qurxoon iyo kuwa ugu qaalisan, balse waxaan is ilowsiinaa bedelista d
Dadaal iyo qiime waxaan ku bixinaa xirashada dharka ugu qurxoon iyo kuwa ugu qaalisan, balse waxaan is ilowsiinaa bedelista dhaqamada iyo dabeecadaheena guracan. Ogow, weelka qaaligaa ma sameeyo cunto dhadhan macaan. #samewade

HALDOOR .PDF Hada dagso oo akhriso 👆

HALDOOR .PDF #PDF HOOS KA DAGSO 👇
HALDOOR .PDF #PDF HOOS KA DAGSO 👇

DHALIISHA DHAQANKA SOOMAALIDA.pdf Dagso hada oo akhriso 👆

DHALIISHA DHAQANKA SOOMAALIDA #PDF HOOS KA DAGSO👇
DHALIISHA DHAQANKA SOOMAALIDA #PDF HOOS KA DAGSO👇

HABEENKII BOQRIDDAYDA IYO HANASHADII QALBIGEEDA.pdf Dagso hada oo akhriso 👆

HABEENKII BOQRIDDAYDA IYO HANASHADII QALBIGEEDA #PDF KA DAGSO HOOS 👇
HABEENKII BOQRIDDAYDA IYO HANASHADII QALBIGEEDA #PDF KA DAGSO HOOS 👇

Asc asxaabta qiimiga badano isku soo labadho wacan Hada kadib waxaanu si maalinle ah usoo galin doonaa buugaag xiiso badan kuwaaso ah pdf iyo hordhacyo qiimo leh Waad ku mahadsantiin sida aad noogu xidhantiin.

Ka faa'iideyso course basic Photoshop oo isla caawa bilawanayso https://t.me/joinchat/_dcLKP7nM0xmZTRk

Sida aad lawada socotaan 15 bishaan march waxa bilaabanaaya dacwada baddeena ay kenya muranka galisay waxaan ka dhiman muddo laba maalin ah qof walbe oo soomaaliyeed difaaca dalkiisa bari iyo bad waajib ayaa ka saaran oo waa muqadas, mucaarad iyo muxaafid waa in meel looga soo wada jeesta difaacida baddeenna qof walbe social media isticmaalo waa inuu taageero soo muujiyaa, baraha bulshada kenya waxaa ka socda taageerid baaxad leh oo kan somalia. Anaga haddii somalia nahay waxaan na mashquuli mucaarad oo hadba nagu mashquuliyo waxan micna lahayn oo maalmahaan danbe marka ay soo dhawaatay dacwada badda bilaabay shirar dhalinyarada lagu mashquulinaa oo ka socda barta clubhouse ma ogi sababta waqtigaan shirar aan macno lahayn bulshada loogu marin habaabinaayo balse waa in mucaarad iyo muxaafid hal meel looga soo wada jeestaa damaca kenya. Xigasho @Dhiirriye

Wixii faafahin ah kala xiriir @Pipfeeder
Wixii faafahin ah kala xiriir @Pipfeeder

ADOBE ILLUSTRATOR CC2021 ku baro xirfada graphic design waqti kooban adigoo jooga gurigaaga ama goobtada shaqo Waxaa manta oo
ADOBE ILLUSTRATOR CC2021 ku baro xirfada graphic design waqti kooban adigoo jooga gurigaaga ama goobtada shaqo Waxaa manta oo taariikhda ku began 10/3/2021 si rasmi u bilaawatay diiwaan gilinta coursada Illustratorka iyadoo lagu qadanaayo Basic – ilaa Advanced Sido kaleba waxaan ku dhisi doonaa projects kala duwan Diiwan gilinta waxay xermeysaa 19/3/2021 Waxayna duruusta ama casharada bilaawanayaan 20/3/2021 habeen sabti ah haduu Alle nagaarsiiyo #hadaisdiiwangili wixii fafahin kala xiriir @suldan_fiqi Mahadsanidiin

Enjoy

HORMARI NAFTAADA NEW BOOK 2021 Buuga waxaa nalasoo wadaagay Channel ka @Xikma_som75 Aadna waanu uga mahad celinaynaa
HORMARI NAFTAADA NEW BOOK 2021 Buuga waxaa nalasoo wadaagay Channel ka @Xikma_som75 Aadna waanu uga mahad celinaynaa

BUUGA MAANA FAAY

Buuga Maana faay
Buuga Maana faay

🔴Dhamaan Filimadii ugu Qaalisan 🔴▶️2021 ◀️dambeeyey kuwa iibka Lacagta ah oo Bilaash ku daawso kuwii hada soo baxay iyo Musalsalada qaaliga ah fanproj American action iyo Hindi ah Musalsalo Halkan Nagu so bir o hel film tayo leh https://t.me/SOMFILMSPRO

WAA FURSAD DAHABIYA Ciddii u baahan waa koorsooyin Ku baxaya qaab online ah wuxuuna socon doonaa maalmo kooban sida ku xusan
WAA FURSAD DAHABIYA Ciddii u baahan waa koorsooyin Ku baxaya qaab online ah wuxuuna socon doonaa maalmo kooban sida ku xusan stickerka fadlan hamoogaanin hore ugaadh . Fursaddani yay ku dhaafin, ardayda taradoodu waa 50 ARDAY. HADDA WAXAA SOCDA ISDIWAANGELINTII .. ISKA DIWAAN GELI WHATSAPP:+252637162101 @DrAdemAdde Mamulka: Haqabtire Online College