uk
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

Відкрити в Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Показати більше

📈 Аналітичний огляд Telegram-каналу SAMEWADE ACADEMY

Канал SAMEWADE ACADEMY (@samewade) у мовному сегменті Сомалійська є активним учасником. На даний момент спільнота об'єднує 17 415 підписників, посідаючи 11 621 місце в категорії Освіта та 489 місце у регіоні Сомалі.

📊 Показники аудиторії та динаміка

З моменту свого створення невідомо, проект продемонстрував стрімке зростання, зібравши аудиторію у 17 415 підписників.

За останніми даними від 18 червня, 2026, канал демонструє стабільну активність. Хоча за останні 30 днів спостерігається зміна кількості учасників на -168, а за останні 24 години на -2, загальне охоплення залишається високим.

  • Статус верифікації: Не верифікований
  • Рівень залученості (ER): Середній показник залученості аудиторії становить 4.08%. Протягом перших 24 годин після публікації контент зазвичай збирає 1.10% реакцій від загальної кількості підписників.
  • Охоплення публікацій: В середньому кожен допис отримує 711 переглядів. Протягом першої доби публікація в середньому набирає 191 переглядів.
  • Реакції та взаємодія: Аудиторія активно підтримує контент: середня кількість реакцій на один пост – 0.

📝 Опис та контентна політика

Автор описує ресурс як майданчик для висловлення суб'єктивної думки:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Завдяки високій частоті оновлень (останні дані отримано 19 червня, 2026), канал підтримує актуальність та високий рівень охоплення публікацій. Аналітика показує, що аудиторія активно взаємодіє з контентом, що робить його важливою точкою впливу в категорії Освіта.

17 415
Підписники
-224 години
-317 днів
-16830 день
Архів дописів
Galabta Insha Allah waxa si rasmi ah inoogu Bilaabanayo Cashirada Dufcada 15aad Ee Graphic Design Insha Allah waxan rajeyna I
Galabta Insha Allah waxa si rasmi ah inoogu Bilaabanayo Cashirada Dufcada 15aad Ee Graphic Design Insha Allah waxan rajeyna Inuu si wanagsan inoogu bilowdo Guulna inoogu dhamaado. Ardayda isdiiwan gilisay Insha Allah Mudo labo bil kadib waxqabadkooda waxan kuso bandhigi doona Youtube-Keena Insha Allah. __________________________________________ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300 MahadSanid.

BARO XIRFAD CUSUB 2 BIL SANADKA KA DHIMAN Diiwan gilinta dufcadii 15aad Waxaa ka harsan kaliya 2 Maalin Waxayna si rasmi ah F
BARO XIRFAD CUSUB 2 BIL SANADKA KA DHIMAN Diiwan gilinta dufcadii 15aad Waxaa ka harsan kaliya 2 Maalin Waxayna si rasmi ah Fasalada u bilaabanayan Sabti 16 Octobber, Iska diiwan gili intaysan kaa xermin. __________________________________________ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300 MahadSanid.

BARO XIRFAD CUSUB 2 BIL SANADKA KA DHIMAN Diiwan gilinta dufcadii 15aad Waxaa ka harsan kaliya 4 Maalin Waxayna si rasmi ah F
BARO XIRFAD CUSUB 2 BIL SANADKA KA DHIMAN Diiwan gilinta dufcadii 15aad Waxaa ka harsan kaliya 4 Maalin Waxayna si rasmi ah Fasalada u bilaabanayan Sabti 16 Octobber, Iska diiwan gili intaysan kaa xermin. __________________________________________ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300 MahadSanid.

Baro Xirfad Cusub Laba bil Sanadka ka harsan Waxaa inoo socda Diiwan Gilinta Dufcadii 15aad ee Graphic Design Fasalada kala a
Baro Xirfad Cusub Laba bil Sanadka ka harsan Waxaa inoo socda Diiwan Gilinta Dufcadii 15aad ee Graphic Design Fasalada kala ah Photoshop iyo Illustrator Diiwan Gilinta Waxay ku egtahay Jimco 15 Bisha November. ------- F.G: Photoshop iyo Illustrator Midkiiba Waa Fasal Gaar Mudo 2 Bilod Soconayo Basic ilaa Advanced 20 Projects ka badan lagu qaadan doono Insha Allah. __________________________________________ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300 MahadSanid.

Galabta Waxaa si rasmi ah inoogu bilaabanaya Cashirada Koorsooyiinka kala ah Video Editing (Premiere Pro) Iyo Motion Graphics
Galabta Waxaa si rasmi ah inoogu bilaabanaya Cashirada Koorsooyiinka kala ah Video Editing (Premiere Pro) Iyo Motion Graphics (After Effects) Waxayna Socon donanan Labada bil Sanadka ka dhiman Insha Allah. F.G: Software-kasta waa Fasal gooniya oo socon doono 2 bil waxana lagu qadan doona Basic ilaa Advanced oo lagu baran doono Dhowr Projects. __________________________________________ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300 MahadSanid.

Diiwan Gilinta Video Editing (Premiere pro) Iyo Motion Graphics (After Effects) Kaliya 3 Maalina ka harsan ka fa'iideyso inta
Diiwan Gilinta Video Editing (Premiere pro) Iyo Motion Graphics (After Effects) Kaliya 3 Maalina ka harsan ka fa'iideyso intaysan kaa xermin F.G: Cashirada waxay si rasmi ah u bilabanayaan Sabti, 09/11/2024. __________________________________________ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300 MahadSanid.

Baro Xirfad Cusub Laba bil Sanadka ka harsan Waxaa inoo socda Diiwan Gilinta Fasalada Cusub ee Video Editing iyo Motion Graph
Baro Xirfad Cusub Laba bil Sanadka ka harsan Waxaa inoo socda Diiwan Gilinta Fasalada Cusub ee Video Editing iyo Motion Graphics Waxana lagu kala qadan doona Software-da kala ah Premiere Pro iyo After Effect. Diiwan Gilinta Waxay ku egtahay Jimco 08 Bisha November. ------- F.G: Premiere Pro iyo After Effects Midkiiba Waa Fasal Gaar Mudo 2 Bilod Soconayo Basic ilaa Advanced Dhowr Projects ah lagu dhiganayo Insha Allah. __________________________________________ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300 MahadSanid.

Waxa inoo bilowday Diiwan gilinta Dufcadii 7aad ee Video Editing-ka Waxan rajeynaa Inaad Fursadan ka fa'iideysan doontid Inta
Waxa inoo bilowday Diiwan gilinta Dufcadii 7aad ee Video Editing-ka Waxan rajeynaa Inaad Fursadan ka fa'iideysan doontid Intaysan kaa xermin. __________________________________________ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300 MahadSanid.

Lesson 01 Downloading And Installing Camtasia 2024