cookie

Ми використовуємо файли cookie для покращення вашого досвіду перегляду. Натиснувши «Прийняти все», ви погоджуєтеся на використання файлів cookie.

avatar

Jaceylside

Kusoo dhawow jaceylside waxaa sharaf weyn inoo ah inaad naso booqatay kana mid noqotay bulsho weynta nagu xiran ee kor u dhaafeysa 15K kanaalkan waxaad ka heli doonta :- ▪︎Dhiiri gelin ▪︎ Ereyo jaceyl ▪︎ xikmado ku saabsan nolosha ▪︎Talooyin ▪︎ Qisooyin

Більше
Рекламні дописи
15 599
Підписники
+424 години
+377 днів
+24230 днів

Триває завантаження даних...

Приріст підписників

Триває завантаження даних...

💞➰Community ++ ♨️♨️ ━━━━━━━🔺━━━━━━━━ 111k+ 📚Somali Free Books 📙 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 53k+ 📘Somali Librarians 📒 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 32k+ ✨Xikmado iyo murti🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 31k+ 📘Kobciye Books📗 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 23+ 🌸 Mucaashaq Jacayl🌷 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 21+k 🪴Dhiirigaliye nolol🍀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 19+k ⚙️Hoyga Farsamda💭 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 18k+ 🌟 Aqoon Kobciye 🔆 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 17k+ 👩‍🏭 Hidaayatu Rabbi 👥 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 16k+ 👤Quruxda islaamka🫂 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 16k+ 🌓Somali to English♦️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 15k+ ⛺️ jacaylside channel❤️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ 🪢 alxakiim channel 👔 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ ➰xaqiiqada Nolosha🪜 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ 🌱Dareen Side channel🪴 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 💹 Hassan Caashaq ❇️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🈳Qalbi Dhaye 🚹 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k ♨️ Qalbiyadeena 💢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🔴 Guulaayso bet 🟢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k ♒️ Kalimat Kariim ♉️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🧕 Aisha bin Ahmed🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🧩 Faiido Channel🪝 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 👩 Hogaan Dumar 🧕 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 💬 albaani channel 🗯 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 🪤 Dhaqan Wanaag ⚖️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 👳‍♂️ Dinteena suuban💚 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 11k 📒 Qoraalo kooban 👀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k 🍇 Nuxur Side 🌬 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k ✍️ Kaydka Qormo 🖌 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k 🌎 Haqabtire Online⚡️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 06k 🫧 Ruuxda channel 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 06k 🫧 MaanHage School 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ ━━━━━━━━━━━━ ⭐️ VIP Channel ➡️ JOIN NOW ━━━━━━━━━━━━ anti-delete 🔝12hrs in channels
Показати все...
Dareen Bulsho

Wacyi galinta bulshada somaliyeed ~qabyaalada ~diinta ~dhaqanka

👍 1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Test-gu, ma dhammaado ilaa dhimashada.😅
Показати все...
😁 5👍 1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
😰🤣😭🤲😣 Adna bal nala wadaag?
Показати все...
🤣 11😁 4 3🔥 1😢 1
Fariin ku socota gabdhaha🧕 Ma dooneysaa inaa dhanka fiican isku badasho? 🥰❤ 1. Ilaahey tala saaro oo bani aadam ha isku haleyn.🍀🍁 2. Salaadda ilaali oo waqtigeeda ku duko.🍀🍁 3. Si maalinle ah u aqri qur'aanka hal safxad ba ha noqotee.🍀🍁 4. Caado ka dhigo aqrinta suuratul Baqara maalin walba.🍀🍁 5. Ka bax groupyada xun xun ee xanta iyo xumaanta looga sheekeeyo.🍀🍁 6. Ku biir groupyada wanaagsan ee Alle ka cabsiga iyo dhiira gelinta lagu soo gudbiyo.🍀🍁 7. Unfriend dheh nimanka kaa ajnabiga ah hadeesan soo gudbin wax aduun iy aakhiro ku anfacaya.🍁 8. Unfollow dheh page yada kaa lumiya waqtiga ee maalaa yacniga iyo xumaanta lagu soo gudbiyo.🍀🍁 9. Ka fogoow saaxiibada xun ee xanta iyo xumaha ka sheekeeya oo ku badalo saaxiibbo wanaagsan oo dhanka rabbi kuu dhaweeya.🍀🍁 10. Iska jar xeriirada aa la leedahay ragga ajnabiga ah oo haddaa guur diyaar u tahay *hadda guurso* haddaadan rabinna iskaba xer shukaansiga waqti lumiska ah waayo waa dambi qalbigana wuu kaa madoobeynayaa, ogsoonow qofka kuu qoran waad heleysaa xataa hadadan lahadal
Показати все...
11🙏 5👍 2
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Aduunkan aan ku noolnahay waa meel loogu talo galay in la inagu imtixaano, waa meel ciriiri iyo dhib iyo wax ku caro galiyo ay buxaan iyado sidaas tahay hadad xuska alle badiso waxaas oo dhan waad ilaawaysaa mesha ay dhamaystirnaanta taalo waa janada Sh.Mustafa xaaji ismacil❤️
Показати все...
28👍 1
1.85 MB
4
Codeynta aan so dhignay waxaa codeysay 61 Qof Whatsapp = 39 Qof Telegram = 22 Sidaa darteed waxan qaadanay whaysapp Wiilasha halkan hoose riix 👇👇👇👇👇👇👇👇 ◇ Groupka wiilasha Gabdhaha halkan hoose riix 👇👇👇👇👇👇👇👇👇 ◇Groupka gabdhaha
Показати все...
90 DAYS ROUTINE 《 FOR BOYS 》

WhatsApp Group Invite

Groupka maxaan ka dhigaa?Anonymous voting
  • Whatsapp
  • Telegram
0 votes
🔥 1
Asc walaalaha ku xiran kanaalka jaceyside sidaad ogtihiin qofka doonaya inuu noloshiisa is bedel ku sameeyo 90 beri ayey ku qaadan kartaa sidaas darteed waxan go'ansaday bal inaan idinla wadaago oo mid gabdhaha iyo mid wiilasha oo ah midaan kuso gudbin doono qof walba maalintii inta bog oo quraan ah uu akhrin karo qofkii daneynaya wuu nagu soo biiri karaa 🙏
Показати все...
👍 6
00:29
Відео недоступнеДивитись в Telegram
الصلاة وما ملكت أيمانكم😭❤️
Показати все...
8.56 MB
😢 6