SAMEWADE RESOURCES 💻
Відкрити в Telegram
Halkan waxad Si free ah wiliba luuqadaada hooyo ee afsoomaaliga ah aad ugu baran doontaa Aasaaska Computerka iyo Waxyalaha la xiriira. Hel Waxbarasho Free ah iyo Wiliba Shahado Free ah
Показати більше4 661
Підписники
Немає даних24 години
+207 днів
+7430 день
Архів дописів
4 661
Baro Xirfad Cusub Laba bil Sanadka ka harsan
Waxaa inoo socda Diiwan Gilinta Fasalada Cusub ee Video Editing iyo Motion Graphics Waxana lagu kala qadan doona Software-da kala ah Premiere Pro iyo After Effect.
Diiwan Gilinta Waxay ku egtahay Jimco 08 Bisha November.
------- F.G: Premiere Pro iyo After Effects Midkiiba Waa Fasal Gaar Mudo 2 Bilod Soconayo Basic ilaa Advanced Dhowr Projects ah lagu dhiganayo Insha Allah.
__________
Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir
Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1
Telegram: https://t.me/samewadeacademy
Telphone: 0619545300 / +252619545300
MahadSanid.
4 661
DIGITAL MARKETING WORKSHOP
CAAWA 9:00PM INSHA ALLAH
Wuxuu Ka dhici doonaa Telegram
👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾
https://t.me/samewade
4 661
Digital Marketing Worshop Online Live Telegram @Samewade Ka Faa, iideysi Wacan.
Form-kan Buuxi ........
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSfR7FOciUBURhRgJldCznQSpIusPuJhajY40lUECIrXM14FjA/viewform?usp=sf_link
4 661
Cats waa gaba gabo, ku xiro Exchange aniga waxaan ku xirtay Gateio waa ii shaqeyn waayay Bybit. Waxaa jiro jaam badan oo culeys ka dhigay shabakadda. Cats waxay tartan adag kula jirtaa Dogs oo laga fara maceestay, waa Airdrop kii ugu faa'iidada badnaa uguna dhib yaeaa waqti kooban suuqa lagu keenay.👉 Cats 🐈.
.
t.me/catsgang_bot/join?startapp=rExkbFLOw4sKBORlDnh1-
4 661
Labo Maalin Kadib waxa lasoo deyn doonaa Airdrop-ka X-Empire
Maka Mid tahay Dadka ka qayb galay oo sugayo?
Malaga yaba inuu noqdo sidi Hamster Kombat oo kale.
Linkiga Airdropka
👇👇👇👇👇👇👇👇
t.me/empirebot/game?startapp=hero534004387
🔥Play with me, grow your startup.
