uk
Feedback
️Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan

️Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan

Відкрити в Telegram

Halkaan waa Telegramka ️Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan

Показати більше
Країна не вказанаКатегорія не вказана
260
Підписники
+224 години
+217 днів
+2130 день
Архів дописів
Askari Kasoo Goostay Dowladda Fedaraalka ayaa Isu Soo Dhiibay Wilaayada Islaamiga ah ee Galgaduud.

Maanta waa maalin Jimco ah, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 19-12-1447 oo waafaqsan 05-06-2026, warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Sheekh Cali.

Muxuu Sheekh Aadan Sunne ku cabirayaa aqoonsigii Yahuudda ee maamulka la baxay Soomaaliland, safaaraddii uu dhawaan maamulkaas ka furtay magaala barakeysan ee Al-Qudus iyo culimadii taageertay arrinkaas?

Weerar qarax ah oo ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ka fuliyeen gudaha degmada Balcad ee gobolka Sh/Dhexe ayay ku dileen afar askari oo katirsan Dowladda Fedaraalka, halka ay ku dhaawaceen lix kale.

Muxuu yahay waajibka culimada ka saran in ay bulshada xaqqa u cadeeyaan?

Maxay ku kala duwan yihiin culimada Rabaaniyiinta ah ee u adeegga diinka Allaah iyo kuwa ka shaqeeya danaha Shisheeye?

Dhageyso: Sheekh Aadan Sune oo ka jawaabay su'aasha ah Yaa culimo ah?

Taxane- Halyeeyadii Badar- 233.mp310.71 MB

Dhageyso: Taxane- Halyeeyadii Badar.[233] Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan waxay idiin soo gudbineysaa taxane aan ugu magac darnay Halyeeyadii Bader, taas oo uu Sheekh Cabdul Ilaah Abuu Khaalid kaga waramayo, siirada iyo mawaaqifta tarbawiga ah ee saxaabiyiintii Badriyiinta ahaa ee ka qeyb galay macrakadii Yowmul Furqaan

Dagaalkii kasocday Muqdisho oo mar kale istaagay iyo DF oo sameysay fal ay ku qariceyso fadeexadda weyn ee kasoo gaartaay dagaalkii ay ku qaaday qaar kamdi ah hogaamiyaashaash Mucaaradka.

Xubinta Dhacdooyinka Todobaadka waxa ay habeen waliba oo Jimco ah ku baxdaa Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada, waxaana soo gudbiyo weeraradii ay todobaadkaan fulisay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso. Caawa waa habeennimo Jimco ah oo ay taariikhda Hijriguna ay ku beegantahay 19-12-1447 oo waafaqsan 04-06-2026, Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo Cabdisamad Cabdullaahi.

Masuul Sare oo Ka Tirsan Dawladda Kenya ayaa Lagu Qabtay Lunsashada Maalaayiin Shilinka Dalkaas ah. Hey'adaha sheegta inay la
Masuul Sare oo Ka Tirsan Dawladda Kenya ayaa Lagu Qabtay Lunsashada Maalaayiin Shilinka Dalkaas ah.   Hey'adaha sheegta inay la dagaalamaan musuqmaasuqa ee Kenya ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen masuul sare oo ka tirsan maamulka magaalada Nairobi, kadib howlgal lagu baarayay eedeymo la xiriira musuqmaasuq iyo lunsasho hanti dadweyne.   Masuulkan oo ka tirsan waaxda qorsheynta iyo horumarinta magaalooyinka ayaa lagu helay lacag caddaan ah oo ka badan 65 milyan oo shilin oo Kenyaan ah, taas oo laga helay gurigiisa iyo gaari uu watay. Baarayaasha ayaa sheegay in lacagtaasi ay ku jirtay boorsooyin, isla markaana ay qeyb ka tahay caddeymo lagu baarayo halka ay ka timid.   Howlgalka ayaa sidoo kale lagu soo qabtay dukumiintiyo kala duwan oo ay ku jiraan waraaqaha lahaanshaha dhulal gaar ah, diiwaannada gawaarida, heshiisyo iib iyo qalab elektaroonik ah oo la rumeysan yahay inay leeyihiin dad ganacsato ah.

Dad Soomaali ah ayaa Lagu Dilay Gudaha Waddanka Koonfur Afrika. Sida ay ku warantay warbaahinta maxalliga ah ee dalka Koonfur
Dad Soomaali ah ayaa Lagu Dilay Gudaha Waddanka Koonfur Afrika. Sida ay ku warantay warbaahinta maxalliga ah ee dalka Koonfur Afrika labo ruux oo Soomaali ah ayaa 48-kii saac ee lasoo dhaafay lagu dilay gudaha dalkaas. Ruuxa ugu danbeeyay oo lagu magacaabo Mohamed Abdi Naxar ayaa lagu dilay dukaan ganacsi oo uu kulahaa duleedka magaalada Cape Town ee waddanka Koonfur Afrika. Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa la tilmaamay, inay ku weerareen dukaankiisa Ganacsiga, xilli uu ku jiray shaqo maalmeedkiisa. Waxaa isagana ka horeeyay oo isla duleedka magaalada Cape Town lagu dilay muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Iimaan Omar Mahamud, isna waxaa la toogtay xili uu ka shaqeeynayay dukaan Ganacsi. Waxaa la tilmaamay, in magaalada Cape Town iyo nawaaxigeeda ay aad ugu sii badanayaan burcadda Koonfur Afrikaanta ah ee dilka iyo boobka u geysanayo Soomaalida shaqaalaha ka ah dukaamada ku yaalla halkaas.

Waa Habeennimo Jimco ah taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 19-12-1447 oo ku beegan 04-06-2026, warka Habeen waxaa soo jeedinaya Maxamed Sheekh Cali.

Sidee Ayay Masaalixda Masar iyo Imaaraatka Uga Wada Kulmi Karaan Suudaan?[WARBIXIN]

Tobonaan ruux oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday Weerar balaaran oo Ruushka ku qaaday Dalka Ukraine, Taliye sare oo Katirsan Kooxda Xuuthiyiinta oo lagu dilay Dagaallo xoogan oo ka dhacay Dalka Yaman, Qodobadaasi iyo kuwo kale ku dhegeyso Xubinta Qalinka Saxaafadda ee ku baxda Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida.

Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida waa barnaamij maalinle ah oo ka baxa Idaacadda islaamiga ah ee Al-Furqaan, marka laga reebo maalinta Jimcaha, waxaana lagu soo gudbiyaa dhacdooyinka ka taagan Caalamka gaar ahaan Dunida Islaamka.

Shisheeyaha ku Sugan Xerada Xalane ayaa Digniin Kasoo Saaray Dagaalka Dowladda Fedaraalka iyo Mucaaradka ku Dhexmaraya Muqdisho.

Sarkaal sare oo ka Tirsan Duulaanka Shisheeye ee AUSSOM ayaa Qiray, in Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab aan Dagaal Looga Adkaan Karin.