uk
Feedback
️Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan

️Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan

Відкрити в Telegram

Halkaan waa Telegramka ️Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan

Показати більше
Країна не вказанаКатегорія не вказана
263
Підписники
+124 години
+157 днів
+2030 день
Архів дописів
Dowladda Fedaraalka iyo siyaasiyiinta mucaaradka ayaa is weydaarsaday hanjabaado ka dhashay dibadbixii shalay ka dhacay Muqdi
Dowladda Fedaraalka iyo siyaasiyiinta mucaaradka ayaa is weydaarsaday hanjabaado ka dhashay dibadbixii shalay ka dhacay Muqdisho. Saacadihii lasoo waxa magaalada Muqdisho ka dhacay dibadbax abaabulan oo ay dhigayeen dadkii uu dhulka ka boobay Xasan Sheekh loogana soo horjeedo xukunkiisa, halka DF lafteedu ay xalay Xamar ka dhigtay banaabax iyadu lagu taageerayo oo ay ku qasabtay dadka shacabka ah ee saarnaa gaadiidka dadweynaha, kadib markii ay tiradoodu yaraatay dadka iyada taageersan. Sidoo kale Taliyaha Booliska gobolka Banaadir ninka lagu magacaabo Mahadi Cumar Muumin ayaa hanjabaad warbaahinta umariyay mucaaradka iyo dadkii shalay dhigay dibadbaxa ka dhanka ah Dowladd Fedaraalka, isagoo sheegay in mudaaharaadkoodu ahaa fal dembiyeed ay mudaaradku soo abaabuleen. Siyaasiyiinta mucaaradka ayuu dhankooda usheegay inuu ujari doono waaran maxkamadeed waana kan isagaoo uhanbaya. Mucaaradka ayaa usoo jawaabay Mahdi, waxayna ugu goodiyeen in lala xisaabtami doono isaga iyo saraakiisha la midka ah.

Suudaan ayaa Xadka ay la Wadaagto Itoobiya soo Dhoobtay Ciidamo Badan, Xilli Laga Digayo Dagaal Dhexmara Labada Dowladood. Wa
Suudaan ayaa Xadka ay la Wadaagto Itoobiya soo Dhoobtay Ciidamo Badan, Xilli Laga Digayo Dagaal Dhexmara Labada Dowladood.   Warbaahinnada ayaa tabinaya, in Millatariga Suudaan ay cutubyo ka tirsan ciidamadooda ku daabulayaan soohdimaha ay la wadaagaan dalka Itoobiya, halkaas oo ay fariisimo ku leeyihiin maleeshiyaadka RSF iyo SPLM-N ee uu taageero Imaaraatka Carabta.   Ciidamadan oo aad u fara-badam ayaa lagu soo warramayaa, inay isku balaarinayaan aagagga xuduuda si ay u yareeyaan khataraha kaga imaan kara maleeshiyaadkaas oo la tilmaamay, in marar qaarkooda laga soo abaabula gudaha Itoobiya iyagoo kasoo gudba dhinaca xuduuda.   Xogaha ayaa intaasi ku daraya, in Dowladda Suudaan ay damacsan tahay dib u qabsashada degmada Kurmuk oo ah magaalo xuduudeed taariikhi ah oo ku taalla xad beenaadka u dhexeeya Suudaan iyo Itoobiya

Diyaar garow balaaran oo ku saabsan ciidul adxaa ayaa laga dareemayaa magaalada Saakow ee wilaayada islaamiga ah ee Jubada Dhexe

Madaxweynaha Eratariya ayaa Weerarkii Ugu Cuslaa ee Dhanka Afka ah ku Qaaday Mareykanka, Xilli la Tilmaamayay in Washington ay Dib Usoo Celinayso Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Asmara.

Qoys ka Koobnaa Ku Dhawaad 10 Ruux ayaa Dhimasho iyo Dhaawac ku Noqday Biriq ku Dhufatay Baadiyaha Gobalka Sool.

Dowladda Kenya ayaa Shaacisay In Maalin Kasta Gudaha Dalkaas Lagu Waayo In Ka Badan Labaatan Carruur ah.

Maanta waa maalin Talaado ah, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 09-12-1447 oo waafaqsan 26-05-2026, warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.

Taxane- Halyeeyadii Badar- 227.mp39.09 MB

Dhageyso: Taxane- Halyeeyadii Badar.[227] Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan waxay idiin soo gudbineysaa taxane aan ugu magac darnay Halyeeyadii Bader, taas oo uu Sheekh Cabdul Ilaah Abuu Khaalid kaga waramayo, siirada iyo mawaaqifta tarbawiga ah ee saxaabiyiintii Badriyiinta ahaa ee ka qeyb galay macrakadii Yowmul Furqaan.

Mid kamid ah culimada Soomaaliyeed oo ka aragti dhiibtay taxanaha lagu faaqidayo kaalinta daahsoon ee kaniisadaha kirishtaanku ku leeyihiin siyaasadda Soomaaliya. ooy baahisay Mu'assasada Al-kataaib.

Dhageystayaal horleh oo ka aragti dhiibtay taxanihii Al-Kataa'ib ee lagu soo bandhigtay, kaalinta daahsoon ee kaniisadaha Kirishtaanku ku leeyihiin siyaasadda Soomaaliya

Waa sidee xaalada maalayint xujaajta ee kusugan xaramka

Kuwaani waa sawirro muujinaya khasaaraha ka dhashay duqeyntii ay diyaaradaha shisheeye ka geysteen degmada Buq-Aqable ee Wila
+9
Kuwaani waa sawirro muujinaya khasaaraha ka dhashay duqeyntii ay diyaaradaha shisheeye ka geysteen degmada Buq-Aqable ee Wilaayada Islaamiga ah ee Hiiraan.

Maamulka Aala sacuud oo soo saaray tirakobka xoolaha 5tii sano ee lasoo dhaafay soo dhoofsadeen, hadaba somaliya kaalintee ayey kaga jirtaa..

Dibadbaxyo hubeysan oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho islamarkaane looga soo horjeedo dhulboobka ay Dawlada Fadaraalka kawado magaaladaas, iyo saan saan colaadeed oo la dareemayo gudaha Magaalada.

Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso. Caawa waa habeennimo Talaado ah oo ay taariikhda Hijriguna ay ku beegantahay 09-12-1447 oo waafaqsan 25-05-2026, Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo Cabdisamad Cabdullaahi.

Madaxweynaha Eratariya ayaa Weerarkii Ugu Cuslaa ee Dhanka Afka ah ku Qaaday Mareykanka, Xilli la Tilmaamayay in Washington a
Madaxweynaha Eratariya ayaa Weerarkii Ugu Cuslaa ee Dhanka Afka ah ku Qaaday Mareykanka, Xilli la Tilmaamayay in Washington ay Dib Usoo Celinayso Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Asmara.

Qoys ka Koobnaa Ku Dhawaad 10 Ruux ayaa Dhimasho iyo Dhaawac ku Noqday Biriq ku Dhufatay Baadiyaha Gobalka Sool. Dhacdo xanuu
Qoys ka Koobnaa Ku Dhawaad 10 Ruux ayaa Dhimasho iyo Dhaawac ku Noqday Biriq ku Dhufatay Baadiyaha Gobalka Sool. Dhacdo xanuunka badan ayaa ka dhacday baadiyaha gobalka Sool, taas oo ah in biriq ama danab u ku dhuftay qoys ka koobaa Hooyo, Aabe iyo caruur oo deganaa miiga magaalada Waridaad ee gobalkaas. Waxaa biriqdani ku geeriyooday Hooyadii iyo Aabihii qoyska, halka ay dhaawacyo culus kasoo gaareen Lix caruur ah oo ay dhaleen iyo nin ay qaraabo yihiin oo reerka la noolaa. Todobada ruux ee dhaawacmay ayaa iyagoo garaab ah la geeyay xarumaha caafimaadka ee magaalada Burca ee gobalka Togdheer, sida uu warbaahinta u sheegay mid kamid ah ehellada dadkaas ay masiibadu ku dhacday.