Dunida Plus ²⁴
Открыть в Telegram
Kanaalkan waa dhexdhexaad, mana taageerno dhinac gaar ah. Dhammaan wararka lagu daabaco kanaalkan waxaa loo soo gudbiyaa ujeeddo warbaahineed iyo xog-warran oo keliya. 💬 Fikradihiinna iyo talooyinkiinna mar walba waa la soo dhaweynayaa.
Больше4 817
Подписчики
Нет данных24 часа
-207 дней
-9930 день
Архив постов
4 817
Dunida VIP Access 🌟 🇸🇴
"⚡️- Noqo qofka u horreeya ee ogaada wax kasta oo adduunka ka dhaca! Xogta dhabta ah isla daqiiqadda ku hel. Ha ka dib dhacin! 🌍✅
4 817
🔥 UPDATE CUSUB: AMUUSAANTII WAA SOO GABA-GABOWDAY! 🌍
Asxaabta DunidaPlus:
Aamusnaantii waa soo gaba-gabowday! Waxaan si rasmi ah u furnay Dunida VIP. Kani waa isbeddelka ugu weyn ee aan soo kordhinnay, waxaana halkan ku kala caddaan doona qofka sida dhabta ah noogu xiran iyo kan iska dhex jooga uun.
Waa maxay Dunida VIP?
Waa channel gaar ah oo aad xogta adduunka ku helayso isla daqiiqadda ay dhacdo. Noqo qofka ugu horreeya ee xaqiiqada ogaada! ⚡️
Siduu u shaqeeyaa?
✅ Waa Rukumo: Bil walba ayaad bixinaysaa qiimo jaban.
✅ Waa Automatic: Haddii aad lacagta bixiso waad joogaysaa, haddii aad bixin weydona nidaamka ayaa si toos ah kuu saaraya. ✅
4 817
🇮🇷🇺🇲❕— Tani waxay muujineysaa in wadaxaajoodyadii si rasmi ah u bilaaban karaan.
👉 wafdigii waa yimid Pakistan
4 817
🇺🇸🇮🇷🇵🇰❕— Wafdiga Mareykanka ayaa la sheegay inuu gaaray Islamabad si ay u bilaabaan wadaxaajoodyo.
L
aakiin warbaahinta dowladda Iiraan waxay sheegtay in:
👉 wax wafdi Iiraani ah uusan u bixin Pakistan
👉 isla markaana Iiraan aysan wadaxaajoon doonin ilaa Israa’iil joojiso dhammaan duqeymaha iyo howlgalada ay ka wado Lubnaan.”
4 817
🇺🇲🇮🇷❕— DEG-DEG-- Trump wuxuu si cad u sheegay in Iiraan heshiiska jebisay, sababtoo ah shidaalka si caadi ah uma socdo.
4 817
🇮🇷⚡️ — “DEGDEG: Marinka Hormuz hadda waa la xiray,” — sida ay sheegtay Fars News Agency.
4 817
🇨🇳🇵🇰🇮🇷:
Shiinaha 👉 door muhiim ah ayuu ka ciyaaray dhexdhexaadinta
Pakistan 👉 iyadaa keentay qorshaha xabbad-joojinta
Iiraan 👉 ugu dambayn way aqbashay (sida wararku sheegayaan)
Go’aanka:👉 waxaa ogolaaday hoggaanka sare
4 817
🇺🇸🇮🇷❕— Wararkan waxaan qornay 1 saac iyo bar ka hor—DunidaPlus mar walba waa xogta ugu horeysa.”
4 817
🇺🇲🇮🇱🇮🇷❕— Dagaalku wuxuu u egyahay inuu dhammaaday, heshiisna caawa ayaa la gaaray—Bariga Dhexe waxay u muuqataa mid nabad galay.”
4 817
🇺🇲🇮🇷❕— DEG-DEG- Duqeymihii:
👉 waa la hakiyay caawa
Waxaa la sameeyay:
👉 xabbad-joojin 2 toddobaad ah.
4 817
🇺🇲🇮🇷❕— Wararka cusub waxay muujinayaan rajo—heshiis ayaa laga yaabaa in la gaaro caawa.
4 817
🇺🇲🇮🇷❕— “Diyaarado badan ayaa hadda heegan ku jira, iyadoo waqtiga uu Trump qabsaday uu sii dhowaanayo.”
👉 B-52
👉 B-2
👉 B-1
Уже доступно! Исследование Telegram 2025 — ключевые инсайты года 
