cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

Warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan

Halkaan waa Telegram-ka warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan oo aad kala socon kartaan warar iyo warbixinno xul ah

Больше
Рекламные посты
1 351
Подписчики
-824 часа
-947 дней
+82830 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

06:22
Видео недоступно
Dhageyso: Wax kabaro Cuntooyinkii uu Jeclaa Nabiga Salla-llaahu Caleyhi Wasallam.[Warbixin]
Показать все...
Wax_kabaro_Cuntooyinkii_uu_Jeclaa_Nabiga_Salla_llaahu_Caleyhi_Wasallam.mp433.69 MB
10
09:24
Видео недоступно
Dhageyso: Qeybta 01-aad Taxane cusub oo aan ugu magacdarnay Gargaarka DEG-DEGA, oo uu soo gudbinayo Dr-Maslax oo kamid ah dhaqaatiirta isbitaalka guud ee Kuunyo-Barrow.
Показать все...
Taxanaha- Gargaarka Deg-dega- 01.mp415.65 MB
👍 6
07:57
Видео недоступно
Ahmiyad intee la eg ayay leedahay dhulmareennimada, iyo in la barto Juqraafiyadda dhulka, haddaba barnaamijka Aqoon iyo Ogaal ayaa billaabaya taxane cusub oo aan ugu magacdranay " Fasiiruu" oo aan kusoo gudbineyno warbixinno ku saabsan dalalka caalamka Islaamka, ku dhageyso falanqeyntaan macuulaadka uu xambaarsan yahay taxanahaas.
Показать все...
Horudhaca Taxanaha Fasiiruu.mp435.31 MB
11
Repost from Dhacdooyinka Dunida
Фото недоступно
Japhet Koome oo ahaa taliyaha ciidamada booliiska Kenya ayaa maanta ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkaas, waxaana hogaaminta booliiska loo magacaabay baaraha guud ee dalka Douglas Kanja Kirocho. Tallaabadan waxay imaaneysaa iyadoo maalintii shalay madaxweynaha dalka Kenya William Ruto kala diray golihii wasiirada xukuumadda Nairobi.
Показать все...
4👍 3
Barnaamijka Aqoon iyo Ogaal 12 07 2024.mp334.33 MB
5
Фото недоступно
Barnaamijka AQOON IYO OGAAL 06-01-1446. Aqoon iyo Ogaal waa barnaamij todobaadle ah oo aan kusoo gudbino macluumaad iyo xogo muhiim ah oo ku saleysan Diinta Islaamka, Caafimaadka, Juqraafiyadda iyo arimo kale, waxaana maalin kasta oo Jicmo ah aad kala socon kartaan webka idaacadda islaamiga ee Al-Furqaan.
Показать все...
👍 7
Warbaahinta Media Online waxaad kala socon kartaa Barnaamiyo iyo Muuqaallo xul ah 👇👇👇 https://t.me/+685NQOwwXoAxNTc0
Показать все...
Media Online

Kala Soco Barnaamijyo & Muuqaallo Xul ah

👍 6 4
01:07
Видео недоступно
Masuul katirsan Madaxtooyada DF ayaa weerar afka ah ku qaaday, maamulka la baxay Koonfur Galbeed, isagoona ku tilaamay maamulkii ugu xumaa abid.
Показать все...
Xuseen Sheekh Maxamuud lataliyaha Xasan Sheekh.mp44.33 MB
10
06:37
Видео недоступно
Masuul katirsan Madaxtooyada DF ayaa weerar afka ah ku qaaday, maamulka la baxay Koonfur Galbeed, isagoona ku tilaamay maamulkii ugu xumaa abid.
Показать все...
Xuseen Sheekh Maxamuud lataliyaha Xasan.mp430.10 MB
01:07
Видео недоступно
Masuul katirsan Madaxtooyada DF ayaa weerar afka ah ku qaaday, maamulka la baxay Koonfur Galbeed, isagoona ku tilaamay maamulkii ugu xumaa abid.
Показать все...
Xuseen Sheekh Maxamuud.mp43.08 MB
👍 1
Выберите другой тариф

Ваш текущий тарифный план позволяет посмотреть аналитику только 5 каналов. Чтобы получить больше, выберите другой план.