1 254
Подписчики
-124 часа
-87 дней
-3630 день
Архив постов
1 253
🔴WAR DEG DEG AH:
Trump waa ka baxay wada-hadalladii Iiraan. Wuxuu hadda ku dhawaaqay inuu baajiyay weftigii Maraykanka ku metelayay wada-xaajoodka ee u safri lahaa Pakistan.
Trump wuxuu yidhi; “Waan baajiyay safarka wakiilladayadii u bixi lahaa Pakistan. Waqti badan ma luminayno, hawlo badan ayaa noo yaal, Iiraaniyiintuna waa is khilaafsan yihiin, mana jirto cid talada haysa oo wax ka go’aan….”
1 253
🔴 Xukuumadda Somaliland ayaa si adag uga jawaabtay dhawaaqii Iiraan ku cambaaraysay aqoonsiga iyo safiirka Israa||L u magacowday Somaliland.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland ayaa barteeda Twitter-ka ugu warcelisay Iiraan, waxaana loo sheegay inaan cidina wiiqi karin xidhiidhka Somaliland iyo Israa||L.
Wasaaraddu waxay tidhi; "Somaliland waa dal madax-bannaan, dimuqraadi ah oo deggan. Isbahaysiyadeenna annaga ayaa go’aansanna, xidhiidhkayaga Israa||L-na waa mid aan la wiiqi karin."
Уже доступно! Исследование Telegram 2025 — ключевые инсайты года 
