cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

Dhigaal_wanaag

Odhaahyo dhaxal gal ah,sheekooyin gaagaaban,weedho jaceyl,kalmado naf la hadal ah, iyo wax walba oo nafaheena waxtaraya aduun iyo aakhiraba ayeynu ku kala faaiidaysan doonaa kanaalkan idam alle Join dheh hadiidaba aad soo booqatid mahadsanidiin

Больше
Рекламные посты
323
Подписчики
Нет данных24 часа
+57 дней
+1830 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

Dhanbaal 1.. Sidii aynu u kala hadhnay hadh iyo habeen waxaan ku hawlanahay sidii aan kuu hilmaami lahaa. Waxaan u malaynaya waan ku guuldaraystay in aan ku ilaawo. Adiga aan ku waydiiyee; "Iisheeg waddo aan kaga takhaluso xasuustaadii" Haddaan kaligay ahay maskaxdaydu humaagagii qurxoonaa,jidhkaagii dhiibsanaa iyo wajigaagii qorqornaanta farshaxanka abuurta eebbe lagu xasuusanayey ayey sawirataa. Indhaha ayaan iskuyara qabtaa hortayda ayuu muuqaalkaagii yaallaa. Marka aan seexdo ilbidhiqsiyada ugu horeeya ee hurdadayda waad ila joogtaa. Midda iigu darani waa kolka aan suuqa joogo. Waayo middii aan arkaba adiga ayaan kumoodaa!. Bal iisheeg? Markii aan wada soconay cid kuu eegi ma aysan jirinee maxay hadda gabadh wal oo suuqa joogtaa sansaankaagii u yeelatay.
Показать все...
1
Фото недоступноПоказать в Telegram
Hiigsigaaga wayn iyo hamiga sare xataa haddii aad guuldaraysato Aad iyo aad ayey u adag tahay in aad si dhamaystiran u kufto. Dad badani midaas ma helaan.
Показать все...
2
Eebahay wuxu yidhi jeclow cadowgaaga; Anna waan adeecay oo waxaan jeclaaday naftayda. Khalil gibran.
Показать все...
😍 2
Repost from N/a
🌷Dooro midkaa rabto🌹dhamaantood waa kanaalo add u fiican loona sooxulay qomanaantooda waxaa rajaynaya inaa dooqaga kaheli doonto i.a💐 [🌴Al-Raxma waa kor uqadaha kanalkaga🌴] ------------- ----------- ------------- ----------- ----------- ------ 🌙( Diini )🌙 --------------------- 🌻 @machadudarukheyrchanel 🌻 @AMirSHaCraWi 🌻 @Wanaagmedi 🌻 @muntkhab ----------------------- 🌷 @quraan103 🌷 @Haadi124 🌷 @FIIRAAN ---------------------------------------------- 🌾Sheeko--jacayl🌾 ----------------------------------- 🌺 @dareenfahan123 🌺 @qalbi_dhaye1 🌺 @Dareenjacel143 🌺 @Manhadal 🌹 @mirojaceyl 🌹 @xurmojaceyl 🌹 @AMirBUlShaWi ----------- ------------ ------- ------- --- 🌻Xulasho-wcn🌻 ---------------------------------- 🌸 LIVEG00/00 🌸 @discoveredthoughts 🌸 @hamdimohamed44 🌸 @noloshuwaahalgaan 🌸 @Bulshokaabmedia1 🌸 @Sirtanolasham24 🌸 @Wanaagmedi 🌸 @Dareenjacel143 🌸 @Jaceylkiilumay 🌸 @AlRaxmachannel 🌸 @Sooyalmedia 🌸 @BaroEnglish1 🌸 @ONLINE_MARKET_24 🌴xulasho🌴 -------------- 🌾 @dhigal 🌾 @zainasharafchannel 🌾 @hoygaxikmada7 🌾 @xikmado222 🌾 @basicenglish16 ---- -------- ------ ---------- ✏Qural--xigmado🔦 ------------ ------- ----------- ---- 💐 @Q0RM0 💐 @kixkmad100 💐 @XIKMADAHA_NOLOSHAA 💐 @MURTISIDE --------------------- ☔ @islamicdigital@murtimaal1@Cajaa_ibta_dunida@Dareenjacel143@abditahad@XARGO_JECEL -------- ----- ------ ------ ------- --------- 📙Books📚 ------------------------------------------- 🌴 @xikmadjacayl 🌴 @sompdfbooks 🌴 @BaroEnglish1 🌴 @oldwrite 🌴 @Bulshokaabmedia1 ------ ----- ---- ------- 🌴 @dhiirigalin100 🌴 @QALBIQOOYE1 🌴 @Besty_photos 🌻 @fududeeye209 🌻 @quraan103 🌻 @MURTI_MADALO1 --------------------------------- 🍀Xulasho🍀 --------------------------------- 🌹 @KHATARCAAFIMAAD 🌹 @xikmadjacayl 🌹 @hamdimohamed44 🌹 @sahmiyedigital 🌹 @ishwaaq2 🌹 @Dacwah_Channel --------------------------------- 💖*Xasan-Albasri* Ayaa La Weydiiyey Waa Maxay Sirta Ka Dambeysa Inaad Adduunyada Ka Zaahido ?Wuxuuna Yidhi Waa Afar Shay: (1)Waxaan Ogaaday Riziqeyga Inaanu Qof Kale Qaadaneynin''Kadibna Qalbigaa Ii Dagay. (2)Waxaan Ogaaday Camalkeyga Inaanu Ruux Kale Qabaneynin,,Kadibna Kaligey Baan Ku Mashquulay. (3)Waxaan Ogaaday In Allaah i Arkayo Waxaana Ka Xishooday,Inuu Macaasi Igu Arko. (4)Waxaan Ogaaday In Geeridu Isugeyso,Waxaana Sahay U Diyaarsaday Rabbigey La Kulankiisa💖 👇 🌹 https://t.me/AlRaxmachannel ------------------------------------------------ --------------------------- 💪Dhiira---Galin💪 ------------------ --------- ----------- 🌹 @XIKMAD_MURTI_CHANNEL 🌹 @kabtanhaaraxikmawi 🌹 @Qoraaladii_Qarniga 🌹 @ustadAntonio✍️📚 🌷 @jiiladvert -------------------------------- 🌷 @HAGAHAJIILKA12 🌷 @wayahaadunka 🌷 @fardawsafiican1 🌷 @SULTHANTYPINGXIKMAD0 🌷 @noqomufakir 🌹 @RAJO_MAAL_CHANNEL --------- --------- ------ ------ ----- --- -------------------------------------- ❤hoyga--jacelka❤ ------------------------------------------------- 💐 @jowharadi1ifeysay 💐 @Dbiib_acayl 💐 @mirojaceyl 💐 @Jaceylkiilumay 💐 @tareenkanolasha 💐 @Daaruladham122 🌹@aadan123 -------------- -------- --------- ------- ----------- 👉Maleedahay kanaal madoonaysaa subscribers badan iyo asxaab kanaal kaaga ku xiran hadaba Kanaal ku darista iyo waxii faah faahin ah hadii aad rabto inaa kooxda kamid naqato Laxariir👈 🌹 @Suhayb52 --------- ------- ----- ----- ---------- 🌹@bahjasooyaalka 🌹@Riyooyinkeena56 🌹@xikmado222 🌹@dhiiriye 🌷 @Dadweynha 🌹@XasUus_QoR_JecEYl 🌻Dhamaad-----end🌻 ----------------------------------- Page ka al Raxma jion👇👇 https://www.facebook.com/profile.php?id=100083445638211&mibextid Kanaalkaan waxaa ka helaysaa wararka bariga dhaxe 🌹 @Gazanewsm25 barnaamish ka baro diin taada Youtube subscribers Dheh wll 👇 👇 https://youtube.com/@alraxmachannel1696
Показать все...
🌷Al raxma_____channel🌹

Gacmo furan ku so dhawaw Waxaa kaheli kar taan quraanka kariimka tafsiir quraanka axaadiis nabiga scw iyo suaalo diini ah waxaa kale oo kaheli doontaan qisooyin iyo sheekoyin idin xiiso galin doono i.a☑ ku________soo____dhawaw___Al Raxma _ channel🌷🍁

Dhamaanteen Waxaynu nahay maxaabiis; Laakiin kuwo inaga mid ah ayey qololkoodu daaqado leeyihiin kuwa kalena malaha. ~ khaliil jubraan
Показать все...
1
Waxa layidhi ninki Layla jecla ee magacisana la odhan jirey Qays Ibnu mulawax "majnuunki Layla" ayaa Ey 🐕 daba galay si uu ugeeyo halka ay Layla joogto Waxa uu soo maray Jamaacad salaad tukanaysa , ka dib markii uu ka soo laabtay Layla ayuu soo maray wadadi uu markii hore soo maray , jamaacadi salaada tukanaayey ayaa ku tidhi oo haddii aad naso martay anaga oo tukanayna maxaad noola tukan waydey salaada ? Qays ayaa ku yidhi walaahi anigu idinma arkayn laakin walaahi haddii sida aan Layla ujecelahay aad Ilaahay ujeceshihin in aaydan i aragteen in aan meeshaba maraayo 😳 "majnuunki Layla" ~Abdullah farah.
Показать все...
😁 2
Biyaha hortood ku waysayso jaceylka; Salaad lagu tukado qalbi nacayb ka kujiraa ma banaane. ~Jalaludiin aruumi.
Показать все...
3
Repost from N/a
🌷Dooro midkaa rabto🌹dhamaantood waa kanaalo add u fiican loona sooxulay qomanaantooda waxaa rajaynaya inaa dooqaga kaheli doonto i.a💐 [🌴Al-Raxma waa kor uqadaha kanalkaga🌴] ------------- ----------- ------------- ----------- ----------- ------ 🌙( Diini )🌙 --------------------- 🌻 @machadudarukheyrchanel 🌻 @AMirSHaCraWi 🌻 @Wanaagmedi 🌻 @muntkhab ----------------------- 🌷 @quraan103 🌷 @Cilmig_n4axwah 🌷 @FIIRAAN ---------------------------------------------- 🌾Sheeko--jacayl🌾 ----------------------------------- 🌺 @dareenfahan123 🌺 @qalbi_dhaye1 🌺 @Dareenjacel143 🌺 @Manhadal 🌹 @mirojaceyl 🌹 @xurmojaceyl 🌹 @AMirBUlShaWi ----------- ------------ ------- ------- --- 🌻Xulasho-wcn🌻 ---------------------------------- 🌸 LIVEG00/00 🌸 @teammi1adadaaliye 🌸 @hamdimohamed44 🌸 @noloshuwaahalgaan 🌸 @Bulshokaabmedia1 🌸 @Sirtanolasham24 🌸 @Wanaagmedi 🌸 @Dareenjacel143 🌸 @Jaceylkiilumay 🌸 @AlRaxmachannel 🌸 @Sooyalmedia 🌸 @BaroEnglish1 🌸 @ONLINE_MARKET_24 🌴xulasho🌴 -------------- 🌾 @dhigal 🌾 @zainasharafchannel 🌾 @hoygaxikmada7 🌾 @xikmado222 🌾 @iskaashiAcadamy ---- -------- ------ ---------- ✏Qural--xigmado🔦 ------------ ------- ----------- ---- 💐 @Q0RM0 💐 @kixkmad100 💐 @XIKMADAHA_NOLOSHAA 💐 @MURTISIDE --------------------- ☔ @islamicdigital@murtimaal1@Cajaa_ibta_dunida@Dareenjacel143@abditahad@XARGO_JECEL -------- ----- ------ ------ ------- --------- 📙Books📚 ------------------------------------------- 🌴 @xikmadjacayl 🌴 @sompdfbooks 🌴 @BaroEnglish1 🌴 @oldwrite 🌴 @Bulshokaabmedia1 ------ ----- ---- ------- 🌴 @dhiirigalin100 🌴 @Doogso 🌴 @Besty_photos 🌻 @fududeeye209 🌻 @quraan103 🌻 @MURTI_MADALO1 --------------------------------- 🍀Xulasho🍀 --------------------------------- 🌹 @KHATARCAAFIMAAD 🌹 @xikmadjacayl 🌹 @hamdimohamed44 🌹 @sahmiyedigital 🌹 @ishwaaq2 🌹 @Dacwah_Channel --------------------------------- 💖*Xasan-Albasri* Ayaa La Weydiiyey Waa Maxay Sirta Ka Dambeysa Inaad Adduunyada Ka Zaahido ?Wuxuuna Yidhi Waa Afar Shay: (1)Waxaan Ogaaday Riziqeyga Inaanu Qof Kale Qaadaneynin''Kadibna Qalbigaa Ii Dagay. (2)Waxaan Ogaaday Camalkeyga Inaanu Ruux Kale Qabaneynin,,Kadibna Kaligey Baan Ku Mashquulay. (3)Waxaan Ogaaday In Allaah i Arkayo Waxaana Ka Xishooday,Inuu Macaasi Igu Arko. (4)Waxaan Ogaaday In Geeridu Isugeyso,Waxaana Sahay U Diyaarsaday Rabbigey La Kulankiisa💖 👇 🌹 https://t.me/AlRaxmachannel ------------------------------------------------ --------------------------- 💪Dhiira---Galin💪 ------------------ --------- ----------- 🌹 @XIKMAD_MURTI_CHANNEL 🌹 @kabtanhaaraxikmawi 🌹 @Qoraaladii_Qarniga 🌹 @ustadAntonio✍️📚 🌷 @jiiladvert -------------------------------- 🌷 @HAGAHAJIILKA12 🌷 @wayahaadunka 🌷 @fardawsafiican1 🌷 @SULTHANTYPINGXIKMAD0 🌷 @noqomufakir 🌹 @RAJO_MAAL_CHANNEL --------- --------- ------ ------ ----- --- -------------------------------------- ❤hoyga--jacelka❤ ------------------------------------------------- 💐 @jowharadi1ifeysay 💐 @Dabiibe_Jacayl 💐 @mirojaceyl 💐 @Jaceylkiilumay 💐 @tareenkanolasha 💐 @Daaruladham122 🌹@aadan123 -------------- -------- --------- ------- ----------- 👉Maleedahay kanaal madoonaysaa subscribers badan iyo asxaab kanaal kaaga ku xiran hadaba Kanaal ku darista iyo waxii faah faahin ah hadii aad rabto inaa kooxda kamid naqato Laxariir👈 🌹 @Suhayb52 --------- ------- ----- ----- ---------- 🌹@bahjasooyaalka 🌹@Riyooyinkeena56 🌹@xikmado222 🌹@dhiiriye 🌷 @Dadweynha 🌹@XasUus_QoR_JecEYl 🌻Dhamaad-----end🌻 ----------------------------------- @jowharadi1ifeysay Kanaalkaan waxaa ka helaysaa wararka bariga dhaxe iyo arimaha Gaza jion dheh 🌹 @Gazanewsm25 barnaamish ka baro diin taada Youtube subscribers Dheh wll 👇 👇 https://youtube.com/@alraxmachannel1696
Показать все...
🌷Al raxma_____channel🌹

Gacmo furan ku so dhawaw Waxaa kaheli kar taan quraanka kariimka tafsiir quraanka axaadiis nabiga scw iyo suaalo diini ah waxaa kale oo kaheli doontaan qisooyin iyo sheekoyin idin xiiso galin doono i.a☑ ku________soo____dhawaw___Al Raxma _ channel🌷🍁

Repost from N/a
🌷Dooro midkaa rabto🌹dhamaantood waa kanaalo add u fiican loona sooxulay qomanaantooda waxaa rajaynaya inaa dooqaga kaheli doonto i.a💐 [🌴Al-Raxma waa kor uqadaha kanalkaga🌴] ------------- ----------- ------------- ----------- ----------- ------ 🌙( Diini )🌙 --------------------- 🌻 @machadudarukheyrchanel 🌻 @AMirSHaCraWi 🌻 @Wanaagmedi 🌻 @muntkhab ----------------------- 🌷 @quraan103 🌷 @Cilmig_n4axwah 🌷 @FIIRAAN ---------------------------------------------- 🌾Sheeko--jacayl🌾 ----------------------------------- 🌺 @dareenfahan123 🌺 @qalbi_dhaye1 🌺 @Dareenjacel143 🌺 @Manhadal 🌹 @mirojaceyl 🌹 @xurmojaceyl 🌹 @AMirBUlShaWi ----------- ------------ ------- ------- --- 🌻Xulasho-wcn🌻 ---------------------------------- 🌸 LIVEG00/00 🌸 @teammi1adadaaliye 🌸 @hamdimohamed44 🌸 @noloshuwaahalgaan 🌸 @Bulshokaabmedia1 🌸 @Sirtanolasham24 🌸 @Wanaagmedi 🌸 @Dareenjacel143 🌸 @Jaceylkiilumay 🌸 @AlRaxmachannel 🌸 @Sooyalmedia 🌸 @BaroEnglish1 🌸 @ONLINE_MARKET_24 🌴xulasho🌴 -------------- 🌾 @dhigal 🌾 @zainasharafchannel 🌾 @hoygaxikmada7 🌾 @xikmado222 🌾 @iskaashiAcadamy ---- -------- ------ ---------- ✏Qural--xigmado🔦 ------------ ------- ----------- ---- 💐 @Q0RM0 💐 @kixkmad100 💐 @XIKMADAHA_NOLOSHAA 💐 @MURTISIDE --------------------- ☔ @islamicdigital@murtimaal1@Cajaa_ibta_dunida@Dareenjacel143@abditahad@XARGO_JECEL -------- ----- ------ ------ ------- --------- 📙Books📚 ------------------------------------------- 🌴 @quotes_lov3 🌴 @sompdfbooks 🌴 @BaroEnglish1 🌴 @oldwrite 🌴 @Bulshokaabmedia1 ------ ----- ---- ------- 🌴 @dhiirigalin100 🌴 @Doogso 🌴 @Besty_photos 🌻 @fududeeye209 🌻 @quraan103 🌻 @MURTI_MADALO1 --------------------------------- 🍀Xulasho🍀 --------------------------------- 🌹 @KHATARCAAFIMAAD 🌹 @quotes_lov3 🌹 @hamdimohamed44 🌹 @sahmiyedigital 🌹 @ishwaaq2 🌹 @Dacwah_Channel --------------------------------- 💖*Xasan-Albasri* Ayaa La Weydiiyey Waa Maxay Sirta Ka Dambeysa Inaad Adduunyada Ka Zaahido ?Wuxuuna Yidhi Waa Afar Shay: (1)Waxaan Ogaaday Riziqeyga Inaanu Qof Kale Qaadaneynin''Kadibna Qalbigaa Ii Dagay. (2)Waxaan Ogaaday Camalkeyga Inaanu Ruux Kale Qabaneynin,,Kadibna Kaligey Baan Ku Mashquulay. (3)Waxaan Ogaaday In Allaah i Arkayo Waxaana Ka Xishooday,Inuu Macaasi Igu Arko. (4)Waxaan Ogaaday In Geeridu Isugeyso,Waxaana Sahay U Diyaarsaday Rabbigey La Kulankiisa💖 👇 🌹 https://t.me/AlRaxmachannel ------------------------------------------------ --------------------------- 💪Dhiira---Galin💪 ------------------ --------- ----------- 🌹 @XIKMAD_MURTI_CHANNEL 🌹 @kabtanhaaraxikmawi 🌹 @Qoraaladii_Qarniga 🌹 @ustadAntonio✍️📚 🌷 @jiiladvert -------------------------------- 🌷 @HAGAHAJIILKA12 🌷 @wayahaadunka 🌷 @fardawsafiican1 🌷 @SULTHANTYPINGXIKMAD0 🌷 @noqomufakir 🌹 @RAJO_MAAL_CHANNEL --------- --------- ------ ------ ----- --- -------------------------------------- ❤hoyga--jacelka❤ ------------------------------------------------- 💐 @jowharadi1ifeysay 💐 @Dabiibe_Jacayl 💐 @mirojaceyl 💐 @Jaceylkiilumay 💐 @tareenkanolasha 💐 @Daaruladham122 🌹@aadan123 -------------- -------- --------- ------- ----------- 👉Maleedahay kanaal madoonaysaa subscribers badan iyo asxaab kanaal kaaga ku xiran hadaba Kanaal ku darista iyo waxii faah faahin ah hadii aad rabto inaa kooxda kamid naqato Laxariir👈 🌹 @Suhayb52 --------- ------- ----- ----- ---------- 🌹@bahjasooyaalka 🌹@Riyooyinkeena56 🌹@xikmado222 🌹@dhiiriye 🌷 @Dadweynha 🌹@XasUus_QoR_JecEYl 🌻Dhamaad-----end🌻 ----------------------------------- @jowharadi1ifeysay Kanaalkaan waxaa ka helaysaa wararka bariga dhaxe iyo arimaha Gaza jion dheh 🌹 @Gazanewsm25 barnaamish ka baro diin taada Youtube subscribers Dheh wll 👇 👇 https://youtube.com/@alraxmachannel1696
Показать все...
🌷Al raxma_____channel🌹

Gacmo furan ku so dhawaw Waxaa kaheli kar taan quraanka kariimka tafsiir quraanka axaadiis nabiga scw iyo suaalo diini ah waxaa kale oo kaheli doontaan qisooyin iyo sheekoyin idin xiiso galin doono i.a☑ ku________soo____dhawaw___Al Raxma _ channel🌷🍁

Фото недоступноПоказать в Telegram
"Qof waliba waxa uu leeyahay qiso aynaan waxna ka ogayn Sidaas awgeed ahow mid dadka u dhimirsan oo naxariis badan".
Показать все...
👍 6
Выберите другой тариф

Ваш текущий тарифный план позволяет посмотреть аналитику только 5 каналов. Чтобы получить больше, выберите другой план.