ru
Feedback
CADOW TEACH

CADOW TEACH

Открыть в Telegram

HALKAAN WAXAAD KA HA ELEYSAA WAX WALBA OO EDITING IYO GRAPHIC DESIGN KUSAABSAN FADLAN NAGU SOO BIIR MAHADSANID

Больше
3 288
Подписчики
+124 часа
-47 дней
-3630 день
Архив постов
Anigana waan iska nasanaa

Codeyntiina ma socoto maanta muuqaal mala rabaa filaa ok iska. Daaya ha codeynina

Hal meel haloo bato dhaqsada saaxibayaal salaada qudbo intaan la gaarin muuqaal duubista aan bilaabe

Maxay tahay sidaan xitaa codkiina ma dhiiban kartaan miyaane ma dhimateen posting inta aragtay iyo inta codeysay isma lahan

War muuqaal baan diyaarin rabaaye maad codeysaan

Haye barito muuqaal nooce idin soo dhigaa
Anonymous voting

Muuqaalkaan editing kiisa nala soo qiimeeya asigoo dhameystiran linkiga hoose kasoo daawada

Muuqaalkaan linkiga hoose kasoo daawada
Muuqaalkaan linkiga hoose kasoo daawada

Youtube ka isha ku haaya

Sawirka aan u isticmaalay design ka waa kinaa
Sawirka aan u isticmaalay design ka waa kinaa

ALX 4K SUBSCRIBERS ALLAH AYAA KU MAHADSAN KA SOKE WALAALAHA CHANNEL KEENA KU XIRAN EE TAAGEERO INUU MU JIYEEN WAXAAN IDIN LEE
ALX 4K SUBSCRIBERS ALLAH AYAA KU MAHADSAN KA SOKE WALAALAHA CHANNEL KEENA KU XIRAN EE TAAGEERO INUU MU JIYEEN WAXAAN IDIN LEEHAY MAHADSANIDIIN KUN IYO KOW JEER IN.A 10K WAAN RAJEYNEYNAA

Hye codkiina dhiibta
Anonymous voting

Sida loo sameeyo muuqaal maka soo sameynaa
Sida loo sameeyo muuqaal maka soo sameynaa

Wiilkaan aan u cimaadmadno walaala yaal fadlan aan is taageerno

Голосовое сообщение01:35

CADOW TEACH - Статистика и аналитика Telegram-канала @cadowtech21