cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

Shacuub | الشعوب

Mareegtan waxii aan ku xardho oo kaa anfaca kala bax, kana gudub wixii kale. اللهم صلى وسلم علئ سيدنا محمد وعلى اله واصحابه اجمعين Owner @Marwan_Yarre

Больше
Рекламные посты
326
Подписчики
+324 часа
Нет данных7 дней
Нет данных30 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

Фото недоступноПоказать в Telegram
Mid walbo shaqaduu qabto ayaan soo dhigayna Appkasta Shaqo Muhiim Ah Ayuu Qabto For Making Money💸
Показать все...
Codes muhiim ah. Isgaarsiin walba wuu ku shaqeynaya.
Показать все...
Фото недоступноПоказать в Telegram
1M Subscribers ❤️ Hambalyo Omar Inshaar ❤️
Показать все...
2
Фото недоступноПоказать в Telegram
Shirkadda Brainbridge waxay ku hawlan tahay in ay ku rakibto madaxa bini'aadamka qof kale. Waxa ay siidaayeen muuqaal muujinaya iyaga oo qof madaxa ka rujinaya oo ku tallaalaya qof kale. Yacni, madaxaaga ayaa lagu rakibayaa qof kale, adigana qofkaa madaxiisa ayaa lagugu rakibayaa. Waxay ku tala jiraan dhawaan inay sameeyaan qalliinkoodii ugu horreeyay oo madaxyada lagu kala beddelayo. Haddii tani dhab noqotana ereyga "geeri" calaamad su'aal ayaa dul hoganaysa, oo milyaneer badan annaga ayaa kurka na loo ka bixin doonaa.😆
Показать все...
Repost from N/a
00:29
Видео недоступноПоказать в Telegram
subax wanagsan saxibyaal Ai wuxu maraya xitaa in uu la wareego shaqoyinka askarta dagaalka cidamadan wa kuwa shiinaha oo so bandhigay robot kaan. Madaxweynaha Ruushka ayaa waraysigii u dambeeyay oo uu siiyay wariyaha Mareykanka ah, Tucker Carlson wuxuu ka digay inay dalalka qaar horumariyeen Robot-ka loo adeegsan karo dagaallada, taa oo haddii lagu sii socda uu ku sheegay inay dunidda u keenayso khatar ka badan nukliyeerka, isagoo intaa ku daray inay muhiimad u leedahay amniga adduunka in la helo xeerar xaddidaya. Halista waa in dagaallada la soo geliyo Robot-ka hubaysan oo meelo fog laga hagayo, markaa ma jirto khasaaro gaaraysa askarta, weerarrada la hagayanna waxay dhalin karaan dhimasho aan xad lahayn. robot baa la isku adeegsana calamka hda kadib oo meel fog fog laga mamulayo dagaal bani adam way kaso dhamatay aduunka somali ahaan waxa fiican inaan aduunkas la Jaan qaadno oo mesha uu u jihesto aan usii jiheysno.

Indho la'aanta dhugma li'ida(Inattentional blindness). Qoraalka akhri inta aanad muuqaalkan daawan. Tilmaamaha raac sida aad fikrada muuqaalka u hesho, waa kuwan tilmaamuhu; 1. Muuqaalka daar laakiin.... 2. Kooxda dharka cad leh oo kaliya tiri inta jeer ee ay kubbadda isku dhiibeen. Waa muhiim qodobkani, wax kale ha qaban. 3. Daar haddaba muuqaalka, oo daawo adiga oo tirinaya....qoraalka kale ha u gudbin adiga oo aan muuqalka daawan. 4. Jooji.....Hagagaag ma tirisay? Imisa jeer bay isku dhiibeen? Kolay tiro ayaa kuu soo baxday. Tiradaasi muhiim maaha ee iska dhaaf. 5. Mar kale muuqaalka daar oo daawo adiga oo aan tirinayn, si caadi ah u daawo....qoraalka kale ha u sii gudbin adiga oo aan muqaalka daawan mar kale. Hagaag, wax dheeraad ahi ma soo kordheen? Dabcan haa, oo waxa aad aragtay "qof dhar madow" oo aan labada kooxood ka tirsanayn oo dhex socsocda balse, aanaad markii hore arkayn! Fikrada muuqaalka; aragtida aad aaminsan tahay runta ayey kaa dabuuli kartaa, oo kaa qarin kartaa haddii aad si xagjir ah oo indho la'aan ah u aaminsan tahay. Way ku mashquulinaysaa oo diiradaada ayey meel kaliya ku haynasaa, iyada oo waaqic kale oo jira kaa qarin doonta sidan haddaba aad u arki waydday qofka dharka madow ee meesha dhex socday. Sababtu waa in ufiirsigaagu ama diiradaadu(your focus) ay meel kaliya ku beegnayd oo ah dadka dharka cad oo u taagnaa aragtida aad nolosha ama qaddiyad gaara ka haysato. Waxa qumman in aanad aragti kaliya ku xagjiroobin, oo aad dhinacyo badan xaaladaha ka eegto si aad runta ugu dhawaato. Waa in aad raadisaa kun sababood oo ay ku saxan tahay aragtidaadu, sida oo kale kunka ay ku khaldan tahayna ha ka indho qarsan. Meel kaliya uun sida xanjada ha ku dhagin!
Показать все...
01:01
Видео недоступноПоказать в Telegram
Фото недоступноПоказать в Telegram
"Si aad u noqotid kan ugu wanaagsan shay waxaad ubaahantahay in aad bixisid dadaalada ugu badan , samaysid naf-hurmimada ugu wayn, qaadatid go'aamada ugu wanaagsan " ~Ronaldo .
Показать все...
1
1. Had iyo jeer xasuusnoow in aannu dunidan jirin cid aan dhibaato haysan. Ma tihid kaligaa. 2. Ha u oggolaan qofna inuu kugu cabsi geliyo lacag iyo agab. Miskiinka maanta berri ayuu taajir noqon karaa, waayo isbeddelku waa joogto. 3. Wax kasta oo aad maanta marayso, ha quusan, waayo inta ay nolol jirto, rajo ayaa jirta. Sidaa darteed weligaa ha joojin isku dayga. 4. Noqo mid aad u ducaysta, waayo ducadu waa mid soo dedejisa in wax walba kuugu yimaadaan wakhtigooda. 5. Ku dhiirro waxaad rabto. Noloshu waa jar-iska-xoornimo. Haddii aanad halis galin, ma heli doontid waxa qalbigaaga ku jira. Turjumid.
Показать все...