cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

السَّبيل | Al-Sabiil

Kusoo dhowow Al-Sabiil, degelkani waa goob lagu rogrogo xaashadaha aqoonta. Maqaallo, cilmi-baadhisyo, sheekooyin, buugaag, xikmado, oraahyo, meerto aqooneedyo, wacdi iyo inkale oo badan. Nala soco mahadsanid.

Больше
Рекламные посты
3 944
Подписчики
+724 часа
+557 дней
+40930 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

71● Abii Muusaa Al-ashcari (rc) waxa uu Rasuulka scw ka soo wariyey in uu yidhi "Midka Rabbigii xusa iyo midka aan Rabbigii xusini, waxa ay ka kala dhigan yihiin sida qofka nool iyo qofka dhintay". 72● Ibnu Cumar (rc) waxa uu Rasuulka scw ka soo wariyey in uu diidey qasciga (timaha oo lakala dheereeyo, ama hareeraha la xiirto).
Показать все...
1
[3] Matt Wolfe waa goob aad kala soconayso waxwalba oo khuseeya Artificial intelligence sida wararka,tools ka cusub,sida content lo diyaariyo adoo Ai isticmaalaya iyo dhamman farsamooyinka iyo waxwalba ood uga baahantahay inad ka ogaato Ai, halkan kaga xidhnow: https://www.youtube.com/@mreflow/ [4] MIT OpenCourseWare waa channel aad ka helayso courses iyo cashiro ay diyaariyeen jamacadaha ugu tayada badan calamku mawduucyada uu sida gaarka ah diirada u saaro waxa kamida xisaabta,physics chemistryga, Ai iyo wixi lamida halkan ayad kaga xidhnan kartaa: https://www.youtube.com/@mitocw/ [5] Crash Course channel kan inta badan waxa ku jira courses muhiim ah badankooduna anfacayaan ardayda natural sceince ga barata mawduucyada uu xooga saaro waxa kamida ah biology,cilmiga dhirta(botony),cilmiga deegaanka(Environmental science),tamarta iyo cimilada (weather and energy iyo wixi lamida halkan kaga xidhnow: https://www.youtube.com/@crashcourse/ [6] Trevor Jones channel kan isaga waxad ka baran kartaa waxwalba oo khuseeya video editing ka iyo wax so gudbinta(video editing and content creation) halkan kaga xidhnow: https://www.youtube.com/@TrevorJonescreator/ [7] No Code MBA channel kan waxad ka baran sida adoon code qorin oo isticmaalaya tools kala duwan loo sameeyo websites ka iyo applications kaba mawduucyada iyo tools ka uu dhigo waxa kamid ah carrd,webflow,bubble,softr iyo wixi la mida halkan kaga xidhnow: https://www.youtube.com/@nocodemba/ [8] Design with Canva channelkan waxad ka baran oo takhakhuskiisu yahay software ka canva iyo sidad graphic designer tool kas isticmaala u noqon lahayd wuxu ku bari sida la isugu isticmaalo ChatGPT iyo canva adna uso saari lahayd designs micno sameeya halkan ayad kaga xidhmi kartaa: https://www.youtube.com/@TeamRonDi/ [9] Flux Academy channel kan waxad isaga kabaran waxwalba oo khuseeya web design sida wordpress,qiimaynta websites ka dadku so dhiseen(portfolio review) iyo khibrada sida xirfadan logu shaqeeyo ah(studio experiance) halkan ayad kaga xidhmi karta: https://www.youtube.com/@FluxAcademy/ [10]vanessa lau Madashan waxad ka baran waxwalba oo khuseeya sidad baraha bulshada magac iyo saamayn ba uga samayn lahayd sido kale hadii aad ganacsade tahay aad u korin lahayd ciwaanadada baraha bulshada halkan ayadna kaga xidhmi karta: https://www.youtube.com/@VanessaLau/ Mohamed Sharif Muktar
Показать все...
Matt Wolfe

AI, No-Code, Tech, Futurism - I'm a tech nerd and talk about tech nerd stuff

👍 3
Фото недоступноПоказать в Telegram
Cilmi walba iyo halkad ka baran lahayd Youtube ku waa deegaan iyo dugsi aad u wayn dadka isticmaala boqolkiiba 1% wax kayar aya yaqana sida loga faa’iidaysto iyo channels ka lagu xidhnaado article kan aan idin kula wadaago toban channel oo waxtar badan leh iyo cilmiyaday ku fiicanyihiin [1] Andrew Huberman: channel kan waxa lagu bartaa waxwalba oo ku saabsan caafimaadka iyo jidhdhiska mawduucyada uu ka hadlo waxa kamida caafimadka maskaxda,miisaan iska dhimista, jidhdhiska,nafaqada(nutrition) iyo wixi hoostagaba wakan youtube link-giisu: https://www.youtube.com/@hubermanlab/ [2] FreeCodeCamp waa goob lagu barto waxwalba oo ku saabsan programming ka, mawduucyada uu sida gaarka ah ugu takhakhusey eed kahelayso waxa kamida c/c++,front-end web development,deep learning, data analysis iyo qatar kalo badan halkan kaga xidhnow: https://www.youtube.com/@freecodecamp/ ➡️
Показать все...
70● Abii Hurayra (rc) waxa uu Rasuulka scw ka soo wariyey in uu yidhi "Midkiin ayaa uu shaydaanku u yimaadaa waxaana uu ku odhanayaa; yaa abuuray waxan, waxan kalena yaa abuuray; ilaa uu marka danbena ku yidhaahdo Rabbigaana yaa abuuray! Marka uu shaydaanku halkaas soo gaadho, qofku waa in uu Ilaahay ka magan galo (uu shaydaanka iska naaro), halkaasna uu kaga hadho (su'aalihii uu ka jawaabayey)". 69● Cimraan Ibnu Xusayn (rc) waxa uu Rasuulka scw ka soo wariyey in uu yidhi "Waxa aan daalacday (hurdada la igu tusay) jannada, waxa aanan arkay dadka ugu badan ee ku jiraa in ay yihiin foqorada (danyarta), waxaa aan daalacday naarta, waxa aanan arkay dadka uugu badan ee ku jiraa in ay yihiin dumarka".
Показать все...
https://t.me/addlist/1Siz0-eS29UwZWQ0 Via @team_kordhis B2 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ SPONSORED BY   ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪️ @jaceylqore ↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 ↪️ @learn_english012 ↪️ @Hagaajinaftaada ↪️ @Wadada_Guusha ↪️ @Arabic023 ↪️ @taladaqoyska ↪️ @Caafimaad2 ↪️ @Xikmadle ↪️ @kadisaqoon ↪️ @kalandarka_Hijriyada ↪️ @wadnojacayl ↪️ @Lamaane24h ↪️ @Qalpijaceyl42 ↪️ @mustaqbal7 ↪️ @jowharadi1ifeysay ↪️ @Iibiye_online ╚═══════ - ════════╝ ♧Guddoomiyaha kooxda♧ http://t.me/Wll_musab
Показать все...
KORDHIS

Wll Muscab invites you to add the folder “KORDHIS”, which includes 98 chats.

Repost from N/a
Фото недоступноПоказать в Telegram
وقل رب زدني علما Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
Показать все...
💻 ONLINE MARKET⌨
📖 TAFSIIRKA QURANKA
تعلم اللغةالعربية 📕
📕 تعلم حديث
🌙 التقويم الهجري
🕋 QUR'AN REMINDER
📚 Wacyigelinta Islaamka
TAFSIIRKA QURANKA
SAWIRADA GUUSHA 🖼
LEARN ARABIC WITH MUSAB 📚
ENGLISH CONVERSATION 📙
GODOOMIYA TEAMKA
Ereyo jaceyl oo qurux badan
🖥IIBIYE ONLINE🖨
XIFDINTA QUR'ANKA
✊Team kordhis🫠
🤝ADMIN
67● Anas Bin Maalik (rc) waxa uu Nabiga scw ka soo wariyey in uu yidhi "Jannada waxa ku sugan geed, qofka gaadiid saarani uu hadhkiisa soconayo (geedka hadhkiisa hoos soconayo) 100 sannadood, haddana aanu dhamayn karayn". 68● Raafic Bin Khadiij (rc) waxa uu Nabiga scw ka maqlay in uu yidhi "Xummadu waxa ay ka timid kulaylka jahannama, ee ku qaboojiya biyo".
Показать все...
3
Фото недоступноПоказать в Telegram
Via @Faaido_team T 1 Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇    📍Ku biir📍 𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌 @Hagaha_nolosha @wadnojacayl @halgnka @Maskax_maaal @Dabiibe_Jacayl @Cilmu_nafsi_10 @Naxariis_jacayl 🥺 Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7
Показать все...
HALKAAN TAABO 📌
Фото недоступноПоказать в Telegram
Ha dhibsanina buuqa ka jira guryaha caruurtu joogto, mid ayaa kabtiisa raadinaya, mid kale ayaa qaylinaya isaga oo ku waydiinaya nusasaacihii dugsigiisa, mid saddexaad ayaa isaguna subaxii u baratamaya in uu isagu ugu horeeyo musqusha, mid afraad ayaa qolka dhexdiisa ku firdhiyey jajabka roodhida iyo buskudka iyo shanaad iyo lixaad..! Ku raaxayso qaylada carruurtaada, waayo berrito way kori doonaan oo mid kastaaba waxa uu samaysan doonaa jidkiisa ugaarka ah, adiguna waxa aad u xiisi doontaa saacad aad la fadhiisatid, laakiin kuuma suurto geli doonto.! -Abdulla Farah.
Показать все...
👍 3 3
Repost from N/a
Фото недоступноПоказать в Telegram
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇 @jaceylqore @Enjoy_boy1 @noloshuwaaguul @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin Admin - @Zaxiibka_nolosha
Показать все...
𝗝𝗼𝗶𝗻 𝗻𝗼𝘄 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 ❤️