cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

DHIIRIGALIN IO QORMOYIN MUDAN🤎

waxad ka helaysa channalkan waxyabo manfac leh.

Больше
Рекламные посты
781
Подписчики
Нет данных24 часа
+17 дней
-630 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

Фото недоступноПоказать в Telegram
(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA! KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .✍ ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore . Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo. Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay. Shuruudaha. ⏭Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa . ⏭ inay kaa go'antay wax dhigashadu. ⏭ inaad ka wayn tahay 15 jir. ⏭ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya . Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida: ●Introduction to windows ● Microsooft  word ●Microsooft ppt ●Microsooft excel ●Microsooft access ●Microsooft publisher ●Microsooft outlook Mudada koorasku waa 3 bil . Shahadaduna waa diploma. Nasiib fiican. 24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho. ⏭ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
Показать все...
Фото недоступноПоказать в Telegram
💊 FURSAD MUHIIM AH . Ma rabta  inaad barato daawoyinka(pharmacology). Kuliyada wayn ee alfurqan online academy waxay kuu diyarisay fasalo cusub oo ah barashada daawooyinka . 💊Baro dawooyinka oo naftaada ku dawee. 💊Baro dawooyinka oo qoyskaaga ku daawee. Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
Показать все...
1

𝐂𝐚𝐚𝐝𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧 𝐡𝐚𝐝𝐝𝐚𝐚 𝐣𝐨𝐨𝐠𝐭𝐞𝐲𝐬𝐨 𝐡𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐧𝐨𝐥𝐨𝐬𝐡𝐚𝐚𝐝𝐚. 1. Kasoo kicidda aroortii iyo dukashada salaadda subax waqtigeeda. 🍀 2. Ixtiraamidda waqtiyada salaadda(salaadaha inaa waqtigooda ku dukato). 🍀 3. Ugu yaraan 2 liitar oo biyo ah inaa cabto maalin walba. 🍀 4. Jimicsi inaa sameyso 30 daqiiqo subixi aroorti. 🍀 5. Adkaarta subixii iyo galabtii inaa akhrisato. 🍀 6. 2 baal oo qur'aan ah inaa joohteyso maalin walba. 🍀 7. Xeli hore oo aa huruddo habeenkii oodan dhafrin. 🍀 8. Inaa raacdo rootiin kuu gaar ah oo wajiga jirka iyo timaha aa ku hagaajisaneyso. 🍀 9. Ahdaaftaada iyo fikiradahaaga inaa buug ku qorato maalin walba si maskaxda aa uga kala yareyso fikirka wax badanna aadan u hilmaamin. 🍀 10. Inaa sameysato keydiye ama qasnad aa ku keydsato shilinka kuusoo hara maalin walba.
Показать все...
Waxaa jirta jumlad dhaheysa: I can love you, and still let you go ! Yacni aniga waan ku jeclaan karaa hadana waxan kuu ogolaan karaa oon kuu fasixi karaa in aan ku daayo oo aan kala tagno ! 🌷👌 In aan ku jeclahay micnaheeda ma ahan in aan u dul qaadanayo ficiladaada xun xun iyo dhibaatada aad ii sababeyso. 🌷👌 Haddii aan ku arko adiga oo i dhibaya oo ii gafaya oo sameynaya waxyaabaha iga careysiiya, waa hubaal waxa aan dooranayaa nafteyda oo adiga ayaa meesha ka baxaya, xataa haddii aan jaceylkaaga u dhimanayo, waana wax akteyda caadi ka ah waayo nafteyda ayaa number 1 ii ah mar walba.
Показать все...
Фото недоступноПоказать в Telegram
💊 FURSAD MUHIIM AH . Ma rabta  inaad barato daawoyinka(pharmacology). Kuliyada wayn ee alfurqan online academy waxay kuu diyarisay fasalo cusub oo ah barashada daawooyinka . 💊Baro dawooyinka oo naftaada ku dawee. 💊Baro dawooyinka oo qoyskaaga ku daawee. Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
Показать все...
Фото недоступноПоказать в Telegram
(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA! KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .✍ ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore . Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo. Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay. Shuruudaha. ⏭Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa . ⏭ inay kaa go'antay wax dhigashadu. ⏭ inaad ka wayn tahay 15 jir. ⏭ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya . Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida: ●Introduction to windows ● Microsooft  word ●Microsooft ppt ●Microsooft excel ●Microsooft access ●Microsooft publisher ●Microsooft outlook Mudada koorasku waa 3 bil . Shahadaduna waa diploma. Nasiib fiican. 24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho. ⏭ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
Показать все...
Фото недоступноПоказать в Telegram
Fursadi waa mar iyo faro-ku-hayn (Barashada Daawada) ————-         —————       ————- Waxa laga yaabaa hal fursad oo aad ka faa’idaysatay in ay noloshaada oo dhan beddesho, oo saamayn togan ku yeelato.Taa beddelkeeda, haddii ay fursaddu ku soo marto, oo aad ka faa’idaysan waydo, laga yaabaa in ay  noloshaada oo dhan saamayn taban ku yeelato. Haddaba, waxa aannu idiin haynaa fursad aad uga faa’idaysan kartaan barashada daawooyinka . Fursaddu waa mar! Ka faa’idaysi wanaagsan. Baro dawada oo ugu adeeeg bulshadadada iyo ehelkaaga La xidhiidh ciwaankan hoose  ➡️ @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq .
Показать все...
👍 1
Фото недоступноПоказать в Telegram
(WAXAANU SOO CELINAY FURSADAN MAR sadexaad ) KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .✍ ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore . Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo. Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay. Shuruudaha. ⏭Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa . ⏭ inay kaa go'antay wax dhigashadu. ⏭ inaad ka wayn tahay 15 jir. ⏭ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya . Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida: ●Introduction to windows ● Microsooft  word ●Microsooft ppt ●Microsooft excel ●Microsooft access ●Microsooft publisher ●Microsooft outlook Mudada koorasku waa 3 bil . Shahadaduna waa diploma. Nasiib fiican. 24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho. ⏭ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇   @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
Показать все...
Hadad tahay gabar dhawrsoon ku asturan gurigeeda markay bananka u baxayso asturnaan ku baxda raga an dhex galin Waxan ku leeyahay hanbalyo waxa tahay gabadh ilaalisay sharafteeda😘🥰
Показать все...
Выберите другой тариф

Ваш текущий тарифный план позволяет посмотреть аналитику только 5 каналов. Чтобы получить больше, выберите другой план.