cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

Qaddar jacayl❤️💔🥰

Hadalba waxa kuugu filan kii hore 💞 Ereyo jacayl🎁 ✍️sugaanta & 🤣kaftan iyo xikmad 💞sheekoyin ☝️ Alle ka cabsi 🌍dhiirigalinta Join now noogu so biir Mahadsanid

Больше
Рекламные посты
210
Подписчики
Нет данных24 часа
Нет данных7 дней
Нет данных30 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

Фото недоступноПоказать в Telegram
Shiikh Maxmuud Al-Hasanat ayaa khutbadii salaaddii Jumcaha yidhi, "Haddii soddon kun (30,000) oo reer falastiin ah la dilay oo ay shahiid yihiin, haddii 70,000 la dhaawacay, 2 milyanna la baro-kiciyay oo ay bilaa hoy iyo cunto yihiin, oo ay intaa ummadda Islaamka ahi ku baraarugi weyday, maxuu hadalkaygu taraysa? Yaanse khutbad u jeediyaa, maxaanse idhaahdaa? Khutbad aan idiin jeediyo ma hayo ee istawu, salaada u kaca, oo safafka toosiya, aynu tukano"!!!
Показать все...
Ruux meeli u shidan tahay hawada iga xun iyo mashquul aduun ban ellen kama baxo 😥iyo Saad ban islaha
Показать все...
Nin qormadiiso shaqaysow qormadada ku edeeg nin afkiisu shaqeeyoe Afkaaga ku adeeg
Показать все...
Фото недоступноПоказать в Telegram
Wiil dhalinyaro ah oo isbitaal ku jira ayey asxaabtiisa booqasho ugu tageen. wiilka bukaanka ah wuxuu ku jiray xaalad adag mana eheen mid hadli kara. Dhalinyaradii booqashada ugu tagay waxey dhinacyada ka fadhiisteen bukaankii oo sariirta saaran, bukaankii ayaa warqad agtiisa tiilay inta soo qabsaday ku qoray qoraal wuxuuna u dhiibay mid asxaabtiisa. Saaxiibkii isna warqada ma aqrine jeebka ayuu horay usii gashtay. Daqiiqado yar kadib waxaa dhintay yarkii xanuunsanaa, saaxiibkii warqada loo dhiibay ayaa warqadii jeebka kasoo bixiyay si uu u ogaado waxa warqada ku qoran iyo in saaxiibkiis uu dardaaran u qoray. Warqada waxaa ku qornaa sidatan: "Sxb ka dhaqaaq meesha, waxaad ku taagantahy tubada oxygenka ma neefsa karo waxaan ku dhawahay in aan dhinto Dulucda sheekada: Waligaa dib ha udhigin qoraal uu qof kuusoo qoray ama wicitaanada taleefanka sababtoo ah waqtigaas la taaganyahy in jawaabtaada muhiim tahay ayaa laga yaabaa. Maan arag qormo igala naxdin badan
Показать все...
Ma cawaa ma caanaa Ma ciirtaa ma calaf baa Ma cuq baa ma cigashaa Ma cisaa ma culuq baa Ma daruur gu' curatoo Cir caddaad an noqon baa" Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac 'Gaariye' Allah unaxaristo.
Показать все...
Deegankena qoraa ayaa kuso batey qoraagu wuxu bidhaamiye ama daaha ka roga wax ummada ka qarsoon Wali ma arag qora fiction qoray oo dowlada ana dadba kula hadley qoraa qoray kaalinta Afka soomaliga Sido kale waxa dabar go.ay Erey bixino Hormarinta Afka hooyo Intaas iyo in dheeriba wa waxay u baahanyihiin Hal Abuur curin kara si qoto dheer na uga hadli kara isago ku hadlaaya Afka shacabka si dabban iyo si togan ba
Показать все...
Qiso jeceyl oo aad u murugo badna maaalin Maalmaha kamid ah ayaa wiil waxaa uu jecelaaday gabar, Gabadhaas oo qoyskeeda Taaji ahaayeen, wiilkan Qoyskii tabyar ayaa ahaayeen waxba ma haysan wiil gabadhiii ayuu si waali ah u jecelaaday gabadha Mar kasta waxay rabtaa wiil ayda isku level yihiin inay guursato, wiilkii Gabadhii ayuu jeceylki u qabay u sheegtay,wuxuu kuyir anigu waan ku jecelahy wax lla qabo abyo tan ila maalintii aan ku arkay adiga kaliye aya ii muuqde, Gabdhii waxay tiri ani iyo adi isma jeclaan karno, maxa yeelay anigu waxa doonaya Wiil Lacag leh adiguse lacag ma haysitid sidaas darted iga leexo.wiil wuxuu yiri lacag Mahaysto Ikn waan ku jeceylahy hadan ku Wayana Nolashayda ayay cidhiidhi galaysa marka wax ila qabo, Gabdhii waxay tiri anigu waxan ka dhashay reer taajir ah adiguna waxad ka dhalay reer Faqiir ah aan waxba haysan marka iga dhamow wada ku qulqul wiilkii marka ayda ku dhahday wada ku qul_qul sidii uga aysan harin qoyskiisa ayuu u sheegay anigu waxan jeclaaday Gabadh tas oo reer taajir ah ka dhalay marka hadan ayada wayana nolashayda ayay halis Galaysa marka wax ila qabta wiilkii iyo qoyskiisa ayaa la isa soracay waxay imaadeen gabdhii gurikooda waxayna u shegen in gabdhoda uu jecelyahay wiilkooda laso qaybta
Показать все...
Фото недоступноПоказать в Telegram
Raggu waa is dili jirey Dibna wuu u kaban jiray Duubiguu ka naaftee, Weli dunida lama arag Cudur aan dawo lahayn Doqonniimo mooyee. Naas dumar mid kee buu Horraad iyo dambeed yahay Isku moora duugtee, Bal hadduu dirkaba yahay, Wixii dhacay ma daw baa"? Abwaan Maxamad Xaashi Dhamac (Garriye).
Показать все...
Фото недоступноПоказать в Telegram
Qodobo nolosha muhiim u ah balse an lagu dhaqmin. ~ Hadii qof aad isla socotaan kabaha xadhkahooda am taxooda uu xir xiranayo sug ilaa inta uu ka dhamaysanayo. ~ Adigoo dad badan cunto la cunaya hadii la idin waaydiiyo ma dharagteen, iska aamus adigu xitaa hadaad dharag tay, waxa laga yaaba qof aan dhargin inuu fadhiyo'e. ~ Hadii uu hadlayo qof kaa wayn, amusnaanta ayaa laguu qaatay. ~ Adigooy ceebahaagu xad dhaaf (Tiro beel yihiin) ceebaha dadka haku mashquulin. ~ Walidkaaga marka aad wada socotaan ha horsoconin. Ha noqonin uun qof wax qaata isku day inaad wax bixid. ~ Xaasidnimada ka fogoow inta awoodaada ah, waxaay camalka u cunta sida dabku xaabada u cuno'e. Siraha iyo sirta dadka hadaba galin oo ha jaajuusin umada. ~ Suuliga teelfonka haku dhex isticmaalin, masaajidka haku dhex sheekaynin.
Показать все...
Фото недоступноПоказать в Telegram
Waxad karaamo leedahay inta aadan u gacan galin ibni Aadenka 😢ma jiro wax ka xanuun badan naftaada on talo lagaa siin
Показать все...
Выберите другой тариф

Ваш текущий тарифный план позволяет посмотреть аналитику только 5 каналов. Чтобы получить больше, выберите другой план.