cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

Munasar Maxamed

Munasar Mohamed Abdi is a Somali exile journalist who is currently living in Sweden .

Больше
Рекламные посты
432 719
Подписчики
+8524 часа
+3 9197 дней
+27 61030 дней
Время активного постинга

Загрузка данных...

Find out who reads your channel

This graph will show you who besides your subscribers reads your channel and learn about other sources of traffic.
Views Sources
Анализ публикаций
ПостыПросмотры
Поделились
Динамика просмотров
01
Degdeg:- Maxaabiis ayaa isku deyday iney ka baxsato saldhiga D/Yaaqshiid balse qorshaha ayaa ka fashilmey. Ciidan tiro badan oo gurmad ah ayaa salka dhulka u dhigey kuwa baxsan rabey ee soo jabsadey albaabka. Qeylo ayaa ka dhex yereysa xabsiga dhexdiis xilligan.
5 6200Loading...
02
Waa wiilka ay qabteen ciyaal weerada xilli uu ku sugnaa Ceelasha Biyaha .
8 8150Loading...
03
Media files
14 1950Loading...
04
Wilkan waa delivery rikaab ayuu u shaqeeyaa celasha biyaha siinka dheer al xayaat asigoo adeeg u wado ayee ciyaal weero heleen kadibna sidan ayay u galeen.
14 5540Loading...
05
Abgaal hunguriga inuu dillaaco ayay ku dhowyihiin , waa dad heysta 7 degmo , guddoomiye gobol & xilka madaxweyne welina wax raadinaya " Afayeenkii hore ee beelaha hawiye https://www.facebook.com/share/v/xPSdUQ3vnT7FC1yg/?mibextid=WC7FNe AMA YouTube ka daawo. https://youtu.be/gBZoCgc06Rw?si=Rl-VIFpw_cvLqsXF Si gudbi.
22 9210Loading...
06
Media files
50 9010Loading...
07
Qoyskan waxaa gurigooda ugu soo gashey lug qof bani’aadan ah oo go’dey. Qaraxii ka dhacey Muqdisho ayuu qofkaas ku waayay lugtiisa.
52 6270Loading...
08
Nin AS ah oo isku qarxiyay askar qayileysay & muuqaalo aan la eegi karin oo na soo gaarey | Dhimasho & dhaawac askar lugaha ka wada go'ay | https://www.facebook.com/share/v/3CEEB4M9s5pZMLYf/?mibextid=WC7FNe Sii gudbi.
53 7310Loading...
09
Caddeeymo naxdin leh ayaa isoo gaarey . Dad lugaha ka wada go’ay , kuwo dhaawac ah & xaalad runtii quus ah .
51 3870Loading...
10
Sixid & xaqiijin kadib . Qof mooto watey ayaa isku qarxiyay goob ciidan ay joogen oo ku taalla D/Dharkenlay . Dhimasho & dhaawac aan tiro yareyn ayaa ka dhalatey.
50 7730Loading...
11
Degdeg:- Isgoyska xoosh ciidan jooga ayaa hadda lagu weerarey bambooyin. Ma cada waxyeelada ka dhalatey.
50 4510Loading...
12
Gabadhan waxaa laga tuurey mooto Bajaaj . Ehelkeeda lama garanayo waxaana u saaran asaay ama maro cad . Dibnaheeda/faruuryaheeda waxaa ka muuqda dhaawac haddaba fadlan waxaa lagaa codsanayaa in aad ehelkeeda raadisaan.
55 9080Loading...
13
Gabadhii beesha Sacad ee ku hanjabtey iney tooganeyso MW Xasan Sheikh oo xabsiga la dhigey isla dharkii iyadoo gashan| Booto waa dhammaatey. https://www.facebook.com/share/v/PrX7rdepLbxb4wSa/?mibextid=WC7FNe Sii gudbi.
57 3050Loading...
14
Caddeeymo :- Xildhibaan 62-sano jir ahaa oo la tooktey isagoo gurigiisa gargaraacaya | Muqdisho waxaa lagu ugaarsanaya hormuudka Koofurgalbeed https://www.facebook.com/share/v/ufMchwymd7obysgi/?mibextid=WC7FNe Sii gudbi.
68 5350Loading...
15
Caddeeymo
65 8790Loading...
16
Ceeb & Fadeexo ! Taliyaha Nisa oo qaab qabiil ahaan ah xasbiga uga sii daayay Guddoomiyihii D/Dharkenley ee AS u shaqeynayay ee uu soo xirey taliyihii hore Mahad Salaad. https://www.facebook.com/share/v/tWeZx72G29fpwHiU/?mibextid=WC7FNe Sii gudbi.
70 7030Loading...
17
Asc munasar sxp waxa naga maqan Aabo maxamed cabdule janaqow qofki Arkaa hanagala so xariiro 614318918 Ama 615047996 ama 617050352
70 3720Loading...
18
Degdeg:- Ilmo yar oo Soomaali ah ayaa ka soo dhacey dhismo dheer oo ku yaalla Dalka Sweden gaar ahaan magaalada Gothenburg. Ma cada inuu geeriyoodey & in uu dhintey waxaana goobta buux dhaafiyay ciidan boliis ah .
67 8640Loading...
19
Waayeelkii horey ugu hanjabey in Soomaaliya lagu kala carari doono haddii Siidcali La tookto oo Xabsiga la dhigey | Garweyne waa ku heysataa . https://www.facebook.com/share/v/geJXJBpCFvVR4bhc/?mibextid=WC7FNe Sii gudbi.
74 6570Loading...
20
Degdeg:- Xeebta u dhow kawaanka malayga ayaa soo tuftay meydka qof la aqoonsan la’yahay.
71 4630Loading...
21
4 qof oo shacab ah iyo 1 askari oo minishiibiyo ah ayaa dhaawac culus ka so gareen kadib shil ka dhacey Isgoyska Furayaasha .
71 5070Loading...
22
Degdeg:- Waxaa hadda lagu kala cararay maqaayada tufaax we ku taalla Ex control Afgooye . Ciidan dowlada kawada tirsan ayaa isku horfadhiya waxaana la ogeyn sababta.
75 4390Loading...
23
Degdeg:- Aabe & wiilkiisa ayaa halmar la is dulsaarey dhaawacooda kadib markii askar hubeysan oo dhaceysay ay ku weerartey dukaankooda oo ku yaalla xaafada Iga dabagee ee D/Garasbaaley . Dhaawaca aabaha & wiilkiisa ayaa weli dukaanka dhex yaalla . Beryahan guryaha & goobaha ganacsi ayaa la iskugu galayaa waa xaalad kale .
75 9020Loading...
24
Degdeg :- Shan askari oo dad ku dhacayay Deyniile ayaa mid kamid ah nolosha lagu qabtay . Baaris ayaa ku socota .
78 9020Loading...
25
Dadkii ku bannaanbaxay Seeybiyaano qofna lama xirin halka kuwa Daarusalaam la xirey oo xittaa iyadoo hubanti aaney ahayn la faxshirey lana baahiyay wejiyadooda oo sawirka looga qaadey niicle. Sababta magaran kartaa adigoo ka tusaale qaadanaya labada dhacdo & dadkan oo denbiga ku caddeen waxa loo suurad diley? Xittaa cawir lama saarin wejigooda.
72 4410Loading...
26
Walaal waxaan kaa codsanayaa in aad i caawiso wiilkaas yar oo jiro 10 bilood oo laga helay kansarka dhiiga ayaan kula jiraa isbitaal martiini wax saacidaad ahna kama haysto markasta waxaa lagu shubaa dhiig Kala xiriir . +252 61 5114449
74 9690Loading...
Degdeg:- Maxaabiis ayaa isku deyday iney ka baxsato saldhiga D/Yaaqshiid balse qorshaha ayaa ka fashilmey. Ciidan tiro badan oo gurmad ah ayaa salka dhulka u dhigey kuwa baxsan rabey ee soo jabsadey albaabka. Qeylo ayaa ka dhex yereysa xabsiga dhexdiis xilligan.
Показать все...
😁 85👍 28 8🤡 6🥰 2🤯 2
Waa wiilka ay qabteen ciyaal weerada xilli uu ku sugnaa Ceelasha Biyaha .
Показать все...
😭 134😢 18👍 16🤬 15 6🔥 2🤣 2🥰 1
00:07
Видео недоступноПоказать в Telegram
😭 58👍 11 1
Фото недоступноПоказать в Telegram
Wilkan waa delivery rikaab ayuu u shaqeeyaa celasha biyaha siinka dheer al xayaat asigoo adeeg u wado ayee ciyaal weero heleen kadibna sidan ayay u galeen.
Показать все...
😢 149😭 94👍 30 16🤬 8😁 4🤯 2
Фото недоступноПоказать в Telegram
Abgaal hunguriga inuu dillaaco ayay ku dhowyihiin , waa dad heysta 7 degmo , guddoomiye gobol & xilka madaxweyne welina wax raadinaya " Afayeenkii hore ee beelaha hawiye https://www.facebook.com/share/v/xPSdUQ3vnT7FC1yg/?mibextid=WC7FNe AMA YouTube ka daawo. https://youtu.be/gBZoCgc06Rw?si=Rl-VIFpw_cvLqsXF Si gudbi.
Показать все...
😁 116👍 61🤣 25🖕 20 19🤔 10🥰 6😭 5👏 4
😭 738👍 123😢 66 61😱 31😁 28🤬 17🙈 17👎 12🤔 7🔥 6
00:08
Видео недоступноПоказать в Telegram
Qoyskan waxaa gurigooda ugu soo gashey lug qof bani’aadan ah oo go’dey. Qaraxii ka dhacey Muqdisho ayuu qofkaas ku waayay lugtiisa.
Показать все...
😭 436👍 57🤣 30 16😱 14🤮 12😢 10😁 7👎 6😐 2😈 2
Nin AS ah oo isku qarxiyay askar qayileysay & muuqaalo aan la eegi karin oo na soo gaarey | Dhimasho & dhaawac askar lugaha ka wada go'ay | https://www.facebook.com/share/v/3CEEB4M9s5pZMLYf/?mibextid=WC7FNe Sii gudbi.
Показать все...
😭 293👍 73 24😁 21😢 18😱 17👏 6👀 5💔 3🔥 2😨 2
Caddeeymo naxdin leh ayaa isoo gaarey . Dad lugaha ka wada go’ay , kuwo dhaawac ah & xaalad runtii quus ah .
Показать все...
😭 212😢 55👍 34🤔 12💔 12👎 10 8😁 6😱 5🔥 4
Sixid & xaqiijin kadib . Qof mooto watey ayaa isku qarxiyay goob ciidan ay joogen oo ku taalla D/Dharkenlay . Dhimasho & dhaawac aan tiro yareyn ayaa ka dhalatey.
Показать все...
😭 243👍 41 15😱 12😁 11👎 4💔 4👏 3🥰 2