cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

Jacayl aan dhamaanayn

   ❀▬▬▬▬✪▬▬▬▬❀ 𝕁𝕒𝕔𝕒𝕪𝕝 𝕒𝕒𝕟 𝕕𝕙𝕒𝕞𝕒𝕒𝕟𝕒𝕪𝕟..    ❀▬▬▬▬✪▬▬▬▬❀                     ♡ ㅤ    ❍ㅤ            ⌲ Qisooyin jacayl ah ayaan kusoo gudbiyaa channel ka, inaad kusoo biirtaana farxad wayn bay ii tahay💚        

Больше
Рекламные посты
3 329
Подписчики
+624 часа
+227 дней
+11730 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

Khalifki 5 e dawlada cabasiyinta. Qormada1. Qisadi dhexmartay isaga iyo sharlman. ''Waqti waqtiyada kamid ah ayuu Haaruun Rashiid udiray Sharlman oo aha poqorka Roomka ee Franciska hadyad taaso cadaynaysa ilbaxnimada iyo awooda islaamka hadyadaasna waxa ay ahayd saacad aad ubaaxad wayn oo ay waxba ka garranayn reer yuribiyanku taaso gudaha qasriga codkeda lagawada maqlayo marka ay gadho 12 :00 taaso ay hogamiyayaashi iyo Ruhbanti kinisaduhu ayba yidhahden shaydan aya ku dhax jiro oo ka dhadhaqajinaya dabadeedna ay jabiyeen ayna xaqiiqsadeen jahligooda ugu danbayntiina lataliyayaashi sharlman usobandhigeen in haaruun rashiid uu udirro dhanbaal kaaso ah in uu usoo dirro khubarro muslimin ah o hagaajisa saacada ay jabiyeen sharlman uukadiiday taasu u arko quudhsi nafsadeed'' -Taasi waxa ay ahayd ilbaxnimadii u kala dhaxeysay labadaas dawladood . -Halka ay tarikhdu sheegto waqtigaas umada muslimka e badiyaha iska dagan in ay wax akhriyi jireen qorrina jireen,taas lidkeed ay iyagna farlaawayaal ahayen ila inta siyasada iyo kuwa kinisada joogta mahine. -Marwalli ood islamka sida hadda loo liidayo eegtid ha quusan ee tarikhihi an lahayn raac taaso rajo aad uwayn ku yeelaysa. W/Q: hamdaorah.👇 https://www.facebook.com/zumich.med
Показать все...
Log in or sign up to view

See posts, photos and more on Facebook.

👏 2
https://t.me/addlist/1Siz0-eS29UwZWQ0 Via @team_kordhis B2 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ SPONSORED BY   ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪️ @jaceylqore ↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 ↪️ @learn_english012 ↪️ @Hagaajinaftaada ↪️ @Wadada_Guusha ↪️ @Arabic023 ↪️ @taladaqoyska ↪️ @Caafimaad2 ↪️ @Xikmadle ↪️ @kadisaqoon ↪️ @kalandarka_Hijriyada ↪️ @wadnojacayl ↪️ @Lamaane24h ↪️ @Qalpijaceyl42 ↪️ @mustaqbal7 ↪️ @jowharadi1ifeysay ↪️ @Iibiye_online ╚═══════ - ════════╝ ♧Guddoomiyaha kooxda♧ http://t.me/Wll_musab
Показать все...
KORDHIS

Wll Muscab invites you to add the folder “KORDHIS”, which includes 98 chats.

👍 1
Repost from N/a
Фото недоступноПоказать в Telegram
وقل رب زدني علما Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
Показать все...
💻 ONLINE MARKET⌨
📖 TAFSIIRKA QURANKA
تعلم اللغةالعربية 📕
📕 تعلم حديث
🌙 التقويم الهجري
🕋 QUR'AN REMINDER
📚 Wacyigelinta Islaamka
TAFSIIRKA QURANKA
SAWIRADA GUUSHA 🖼
LEARN ARABIC WITH MUSAB 📚
ENGLISH CONVERSATION 📙
GODOOMIYA TEAMKA
Ereyo jaceyl oo qurux badan
🖥IIBIYE ONLINE🖨
XIFDINTA QUR'ANKA
✊Team kordhis🫠
🤝ADMIN
DACAW. Dadka qaarkood xataa ma raadiyaan sabab ay kuu la murmaan. Waa sidii dacawadii fuulay biyashubka halka uu kasoo rogmanayo ee wanka hoostaagan halka uu biyaha ku shubayo ku eedaynayay, in biyihii uu cabbi lahaa uu wasakhaynayo , wankiina uu ku yidhi ''war biyuhu Korna way ka imanayaan hoosna way usoo dhaadhacayan,adiguna waad iga sarraysa oo waad iga hor cabaysaa.'' Dawaciina uu ugu war celliyay '' miyaadan ahayn kii gugii hore icaayay ?!.'' Wankii''war gebigayguba lix bilood ayaan jiraa'' Dawacii''haddaba aabaha ayaa icaayay'' Wankii''agoonnimo ayaan ku dhashay oo aabahayba ma garanayo!''. Ee inta uu xanaaqay dacawadii uu ku yidhi ''haddaa awowgaa ayuu ahaa kii icaayay !''. Cassariye!.
Показать все...
6
Фото недоступноПоказать в Telegram
Waxay yidhahdeen '' Hooyada falastiiniyada ee uurka leh iyadaa khaldan sababto ah maxay markuu madfacu soo socday teendhada uga bixi wayday'' Rabigiin idinma moogana.
Показать все...
3👀 1
https://t.me/addlist/1Siz0-eS29UwZWQ0 Via @team_kordhis B2 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ SPONSORED BY   ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪️ @jaceylqore ↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 ↪️ @learn_english012 ↪️ @Hagaajinaftaada ↪️ @Wadada_Guusha ↪️ @Arabic023 ↪️ @taladaqoyska ↪️ @Caafimaad2 ↪️ @Xikmadle ↪️ @kadisaqoon ↪️ @kalandarka_Hijriyada ↪️ @wadnojacayl ↪️ @Lamaane24h ↪️ @Qalpijaceyl42 ↪️ @mustaqbal7 ↪️ @jowharadi1ifeysay ↪️ @Iibiye_online ╚═══════ - ════════╝ ♧Guddoomiyaha kooxda♧ http://t.me/Wll_musab
Показать все...
KORDHIS

Wll Muscab invites you to add the folder “KORDHIS”, which includes 98 chats.

Repost from N/a
Фото недоступноПоказать в Telegram
وقل رب زدني علما Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
Показать все...
💻 ONLINE MARKET⌨
📖 TAFSIIRKA QURANKA
تعلم اللغةالعربية 📕
📕 تعلم حديث
🌙 التقويم الهجري
🕋 QUR'AN REMINDER
📚 Wacyigelinta Islaamka
TAFSIIRKA QURANKA
SAWIRADA GUUSHA 🖼
LEARN ARABIC WITH MUSAB 📚
ENGLISH CONVERSATION 📙
GODOOMIYA TEAMKA
Ereyo jaceyl oo qurux badan
🖥IIBIYE ONLINE🖨
XIFDINTA QUR'ANKA
✊Team kordhis🫠
🤝ADMIN
''Loollanka nafta aya ka qurux badan Loollanka dadka''. Wa in aad kudadasha joogtada maanta ahi inay ka fiicantahay tagtadii shallay ahayd,ey noqon loollanka dadka kale.
Показать все...
👍 2
Samaha iyo xomaha. Ma jiro qof aan dhibaabaha nololeed wax ka dhadhamin.Ifkani waa arlo kadeed iyo rafaad. Waxa lagu soo tebiyay buugaagta sooyaalka , in Dulqarnayn markii uusoo gaadhay Baabil uu aad uxanuusaday , uuna dhaaday in ay seeftii malaggu ku dhacday ,madi ay keligii hooyadii dhashayna wuu ahaa. Markaasuu hooyadii udiray wan wayn oo u raaciyay dhambaal ah , in ay wankaas haysato , haddii uu dhintana ay qasho oo ay kariso ,kadibna ay dadka uyeedho oo ay ku tidhahdo ''QOFKII AY MAALIN UN DHIBAATO KU HABSANOW CUN KII KALOWNA KATAG...'' Markii ay warkii dhimashadiisu soo gadhay ayay ilahay mahadisay ,fulinta dardarankiisana way uguntatay. Kadib sidi uu faray dadkii ayay iskugu yeedhay,waxa ayna la amakaagtay in ceeshki halqofna usoo xaadirrin!. Markasay fahantay dhanbaalki wiilkeeda ,een in ay jirrin qof aan rafaad iyo kadeed lakulmini, ilkasta oo noolina ay maalin ilmaysay. Dhiganaha Casariye Boga:89
Показать все...
3👍 1
https://t.me/addlist/dskn1hSr4pBiMTU0 Via @team_kordhis B2 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ SPONSORED BY   ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪️ @jaceylqore ↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 ↪️ @learn_english012 ↪️ @Hagaajinaftaada ↪️ @Wadada_Guusha ↪️ @Arabic023 ↪️ @taladaqoyska ↪️ @Caafimaad2 ↪️ @Xikmadle ↪️ @kadisaqoon ↪️ @kalandarka_Hijriyada ↪️ @wadnojacayl ↪️ @Lamaane24h ↪️ @Qalpijaceyl42 ↪️ @mustaqbal7 ↪️ @jowharadi1ifeysay ↪️ @Iibiye_online ╚═══════ - ════════╝ ♧Guddoomiyaha kooxda♧ http://t.me/Wll_musab
Показать все...
1