cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

Baro xadiiskan

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته. Kanaalkan waxaad ka helaysaa sharaxaadda ama turjumidda axaadiista nebigeenna Muxammad

Больше
Рекламные посты
5 094
Подписчики
+824 часа
+777 дней
+38530 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

Фото недоступноПоказать в Telegram
(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA! KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .✍ ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore . Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo. Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay. Shuruudaha. ⏭Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa . ⏭ inay kaa go'antay wax dhigashadu. ⏭ inaad ka wayn tahay 15 jir. ⏭ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya . Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida: ●Introduction to windows ● Microsooft  word ●Microsooft ppt ●Microsooft excel ●Microsooft access ●Microsooft publisher ●Microsooft outlook Mudada koorasku waa 3 bil . Shahadaduna waa diploma. Nasiib fiican. 24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho. ⏭ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
Показать все...
Repost from N/a
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 https://t.me/addlist/nYiI6XnHlMtlYzI0 Biri oo jimco ah waa kawda bisha dulxaji oo ah bilaha xurmada leh oo ilaheey ku dhaartay. Ka faa'ideyso soonka 9 Bari ee ugu horeyso.🥰 @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/nYiI6XnHlMtlYzI0
Показать все...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “MIDNIMO”, which includes 88 chats.

🔴🔴
KULMIS
🔴🔴 Linkigan hoose  waxa ku jira 99 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugy daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah 👇👇👇👇👇 Ma rabta barashada computerka .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Fursad qaali ah na way jirtaa. 👇👇👇👇👇👇 La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/monbbtHDJUA3Zjc0
Показать все...
KULMIS 1AAD

A/rahman Mohamed invites you to add the folder “KULMIS 1AAD”, which includes 99 chats.

Фото недоступноПоказать в Telegram
Nebigu ﷺ wuxuu yidhi:"waxa yaab leh arrinka Mu'minka-waayo-: haddii qof mu'min ah uu barwaaqo iyo kheyr uu helo Alle-na mahadnaqo KHEYR ayay u ahaan( ajar ayuu ka heli)-dhanka kale-haddii qof mu'min ah dhib iyo kadeedi haleelo kadibna uu ku sabro una adkaysto KHAYR ayuu ka heli(ajar)" @ baro_xadiiskan
Показать все...
6🥰 1
Фото недоступноПоказать в Telegram
Nebigu ﷺ wuxuu yidhi":Dunidu waa jeelka mu'minka halka ay gaalkana Janno u tahay". _ Yacnii;Adduunka marka mu'minka loo eego,shahawaadka iyo waxyaalaha macmacaan qaarkood baa ka xaaraan ah,sidoo kalena waxa saaran cibaadooyin iyo waajibaad. Hadduu adduunka ka tagona-isagoo amarkaa qaatayna,wuu raaxaystaa oo nimcooyin Alle u diyaariyay ayuu ku raaxaystaa. Gaalkana;Adduunka dil,dhac iyo dambi oo dhan buu samayn aakhirana cadaab iyo dhib aa uga horrayn. __
Показать все...
👍 4 4🥰 4
Фото недоступноПоказать в Telegram
💊 FURSAD MUHIIM AH . Ma rabta  inaad barato daawoyinka(pharmacology). Kuliyada wayn ee alfurqan online academy waxay kuu diyarisay fasalo cusub oo ah barashada daawooyinka . 💊Baro dawooyinka oo naftaada ku dawee. 💊Baro dawooyinka oo qoyskaaga ku daawee. Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
Показать все...
👍 3
وعَنْ أَبِي هُرَيْرَةَ  قَالَ: قَالَ رَسُولُ اللَّهِ ﷺ: مِنْ حُسْنِ إِسْلَامِ الْمَرْءِ تَرْكُهُ مَا لَا يَعْنِيهِ. رَوَاهُ التِّرْمِذِيُّ، .. Ha Fara Gelin Wax Aadan Shaqo Ku Lahayn Waxaa laga weriyay Abuu Hureyrah (Allaha ka raalli noqdee) ”Inuu yiri Rasuulkii  llaahay wuxuu yiri: Qofka lslaam wanaaggiisa waxaa ka mid ah inaanu faraha lagelin arrimo aanu shaqa ku laheyn. Waa xadiis Xasan ah.” [Tirmidi iyo kuwa kale]. mowduuca uu ku dureersamaayo. xadiiska Xadiiskani waa edbinta nafta iyo la xisaabtankeeda, sababtoo ah waxaa dhab ah in dadku u badan yahay inay waqtigooda qaaliga ah badankiisa ku tabiyaan waxa aney waxba ugu jirin, marka waa in qofku miisaamo falkiisa iyo hadalkiisa waa inuu ogaado sidey arrimuhu xiriir ula leeyihiin noloshiisa. kaddib wixii wax u taraya adduunkiisa ama aakhira diisa uu ku dhaqaaqo, wixii aan waxba faa’ido u laheynna waa inuu ka gaabsado, waa in aanu faraha la gelin arrimaha dadka kale khuseeya ee u gaarka ah. FAA’IDADA XADIISKA ●ln qof ku ilaaliyo ficil kiisa iyo hadal kiisa kuna abbaaro meel ku habboon; ●Inaan faraha lala gelin arrimo aaney waxba kaa gelin; ●In uu qof ku u jeediyo awood diisa wax isaga anfacaya ama dadka kale wax u taraya.
Показать все...
5👍 4
Repost from N/a
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 Kushubo internet bile qiimk jaban.👇 https://wa.me/252618886500 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/nYiI6XnHlMtlYzI0
Показать все...
Ibrahim Geedi

Business Account

🥰 2
Фото недоступноПоказать в Telegram
(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA! KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .✍ ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore . Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo. Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay. Shuruudaha. ⏭Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa . ⏭ inay kaa go'antay wax dhigashadu. ⏭ inaad ka wayn tahay 15 jir. ⏭ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya . Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida: ●Introduction to windows ● Microsooft  word ●Microsooft ppt ●Microsooft excel ●Microsooft access ●Microsooft publisher ●Microsooft outlook Mudada koorasku waa 3 bil . Shahadaduna waa diploma. Nasiib fiican. 24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho. ⏭ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
Показать все...
https://t.me/addlist/1Siz0-eS29UwZWQ0 Via @team_kordhis B2 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ SPONSORED BY   ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪️ @jaceylqore ↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 ↪️ @learn_english012 ↪️ @Hagaajinaftaada ↪️ @Wadada_Guusha ↪️ @Arabic023 ↪️ @taladaqoyska ↪️ @Caafimaad2 ↪️ @Xikmadle ↪️ @kadisaqoon ↪️ @kalandarka_Hijriyada ↪️ @wadnojacayl ↪️ @Lamaane24h ↪️ @Qalpijaceyl42 ↪️ @mustaqbal7 ↪️ @jowharadi1ifeysay ↪️ @Iibiye_online ╚═══════ - ════════╝ ♧Guddoomiyaha kooxda♧ http://t.me/Wll_musab
Показать все...
KORDHIS

Wll Muscab invites you to add the folder “KORDHIS”, which includes 98 chats.