ru
Feedback
Smart Crypto

Smart Crypto

Открыть в Telegram

Your gateway to the latest in cryptocurrency! 🚀🔹 News & Updates 🔹 Market Analysis 🔹 Investment Tips 🔹 Educational ContentJoin us and stay ahead in the crypto world

Больше
1 674
Подписчики
Нет данных24 часа
-47 дней
-2130 дней
Архив постов
Codeytaan waxan xiri doona Beri 05:00 PM Galbnimo

Shirkadee Ka sarifta Lacgta USDT Markaad suuqa Galeyso ?
Anonymous voting

War Degdeg ah 🇨🇳 Shirkadda Shiineeska ah ee lo yaqaano Pop Culture Group ayaa maanta iibsatay 1,000 Bitcoin oo qiimahoodu k
War Degdeg ah 🇨🇳 Shirkadda Shiineeska ah ee lo yaqaano Pop Culture Group ayaa maanta iibsatay 1,000 Bitcoin oo qiimahoodu ka badan yahay $100 Milyan 💡 Macna Ahaan 1️⃣ Qiimaha Bitcoin wuu kici karaa. 2️⃣ Kalsoonida suuqa ayaa kordheysa. 3️⃣ Altcoins waxay raaci karaan isbeddelka. 4️⃣ Bitcoin weli waa hanti qiimo leh.

Maalin Wanagsan

🚨 Dhacadadii Ugu Weyn Ee Sanadkaan 2025 🚨 Dhacdo Liquidation (Gubitaan ah) ah oo aad u weyn ayaa maanta ku dhacday Bitcoin
🚨 Dhacadadii Ugu Weyn Ee Sanadkaan 2025 🚨 Dhacdo Liquidation (Gubitaan ah) ah oo aad u weyn ayaa maanta ku dhacday Bitcoin iyo Cryptocurrency-yada kale. 💡 Liquidation waa maxay? Marka dadku ka ganacsanayaan crypto iyagoo isticmaala leverage (amaah), haddii qiimaha suuqu si weyn ugu dhaqaaqo dhanka ka soo horjeeda boosaskooda, boosaskooda ayaa si toos ah loo xiraa si looga ilaaliyo in khasaaruhu ka bato lacagta ay dhigteen. Taas ayaa loo yaqaannaa liquidation. ⚡️ Tani waa dhacdadii ugu xoogga badnayd ee crypto sanadkan ilaa hadda

Legned Michael Saylor’s iyo shirkadiisa MicroStrategy ayaa soo iibsatay 850 BTC oo qiimahoodu gaarayo $96 milyan USD 💰🚀 Nin
Legned Michael Saylor’s iyo shirkadiisa MicroStrategy ayaa soo iibsatay 850 BTC oo qiimahoodu gaarayo $96 milyan USD 💰🚀 Ninkaan Waxawba Fursad ka dhex arka in suuqu daato Markastana Waa aw Ka faaideystaa Adne maxaa ku diidey inaad maanta oo kale Dhinacaga ka qaarabatid 🤪

🚨 Suuqa Crypto maanta Wuu Gubanaya ! 🚨 🐻 Ether & Dogecoin ayaa horseeday khasaaraha ugu weyn kadib markii suuqa uu ku dhac
🚨 Suuqa Crypto maanta Wuu Gubanaya ! 🚨 🐻 Ether & Dogecoin ayaa horseeday khasaaraha ugu weyn kadib markii suuqa uu ku dhacay $1.5B liquidation wipeout – Bitcoin xitaa wuu hoos u dhacay isagoo ka soo dhacay $112K. ⏳ Warbixintu waxay timid kaliya 1 saac ka hor, taasoo muujinaysa cadaadis weyn oo ka jira suuqyada. ⚡️ Haddii aad haysato hanti crypto ah, feejignow! Hoos u dhaca lama filaanka ah ayaa sababay in la tirtiro malaayiin doolar oo leverage ah. Dareenka maalgashadayaasha ayaa u jeestay dhinaca bearish. 📊 La soco qiimayaasha iyo xaalada suuqa si aad u qaadato go’aanno degdeg ah 💡 Stay Safe – Risk Management is Key!

Hadi aad aragto Suuqa maalin sidaan ah Haka cabsan waa fursad wayn oo aad suuqa lacag uga sameyn karto Wixi aad Galin karto g
Hadi aad aragto Suuqa maalin sidaan ah Haka cabsan waa fursad wayn oo aad suuqa lacag uga sameyn karto Wixi aad Galin karto gasho Markow Dhaqaana Target kaagana aw gaaro Kala.bax oo haku sii haynin wa intaas sida suuqan lacgta looga samayo Maanta oo kale qofki Khabiir ah ayaa suuqa gala

Muqalkaas soo daawo xog badan ayaa kujirta 👇👇👇 https://vm.tiktok.com/ZMAy5aJL2/
Muqalkaas soo daawo xog badan ayaa kujirta 👇👇👇 https://vm.tiktok.com/ZMAy5aJL2/

Maxaad Dareenta Marka Xaalku sidaan Noqdo 🤪
Maxaad Dareenta Marka Xaalku sidaan Noqdo 🤪

Coinkii BNB ayaan Jabiyey Heer cusub Asiga oo gaaray $1003 Waana Taarikh Cusub aw coinkaas Sanadkaan 2025 meel ku qortey ✅️
Coinkii BNB ayaan Jabiyey Heer cusub Asiga oo gaaray $1003 Waana Taarikh Cusub aw coinkaas Sanadkaan 2025 meel ku qortey ✅️

Xalay suuqa Crypto intee in le’eg ayuu dhaqaaq ku sameeyey Portifolia haaga ?
Anonymous voting

Kadid hadalkii uu cawa hadley ninkaan waxaw suqa galiyey ina coin badan ay kacaan

💥 DEG DEG: 🏦 Bankiga Dhexe ee Mareykanka (Federal Reserve) wuxuu hoos u dhigay faai’dada dulsaarka 25 dhibcood (0.25%) 👀
💥 DEG DEG: 🏦 Bankiga Dhexe ee Mareykanka (Federal Reserve) wuxuu hoos u dhigay faai’dada dulsaarka 25 dhibcood (0.25%) 👀

Asc Mudo 3 bil iyo kabdan waxaam diyarinteeda kujirnaa Course Cryptocurrency ah Taas oo aan isleenaahy qofki aan crypto fahan ka haysaan waxaw kunoqon doona mid si buuxa Suuqaan U fahama oo kasameeya faaido wayn

Asc

Waxaa macquula in suuqa cawa saan asiga oo aad subxii aragto Jawi ka duwan midkaan

BTC 109k down 💯
BTC 109k down 💯

Ka sheekeyea Hee suuqi caadi ayuu dhiig baxaaa 🤪
Ka sheekeyea Hee suuqi caadi ayuu dhiig baxaaa 🤪