cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

Wehelka Bulshada

Wehelka bulshada waa dagal Aynu kusoo bandhigno Aqoon, Diini iyo maadi ah ba kusoo biir mudane/Marwo 🫶🏻🥰

Больше
Рекламные посты
291
Подписчики
Нет данных24 часа
Нет данных7 дней
Нет данных30 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

Фото недоступноПоказать в Telegram
Askiragaas Yuhuudiga ah sida uu gabadhaas Falastiiniyada ah ee asturan ula dhacay markaan arkay waxaa igu soo dhacday aayadi ahayd; ربما يود الذين كفروا لو كانوا مسلمين... Wey jeclaan lahaayeen kuwa gaalada ah haddii ay Muslimiin noqon lahaayeen.
Показать все...
2
Фото недоступноПоказать в Telegram
"Wali ma wayday Waxaad xoog u jeclayd kadib ma u malaysay inay u dhamaatay noloshaada, Aayadan ma isku samirsiisay gadaalna maka ogaatay Waxaad jeclayd Ood rabtay inuusan khayrba kuugu jirin.kadib Rabigaa ma ugu mahad naqday siinta uuna ku siin Waxaad rabtay. Allah SWT meel aynaan ka filayn buu wax inaga siiyaa waxaana hubaal ah waxaad rabtay wax ka wanaagsan inuu ku siinayo"🤍🌿
Показать все...
1
رمضان مبارك Day"2" رَبَّنَا تَقَبَّلْ مِنَّآ ۖ إِنَّكَ أَنتَ ٱلسَّمِيعُ ٱلْعَلِيمُ FAA'IIDOOYINKA IYO SABABTA UU QOFKU U AKHRISAYO DUCADAAN : Aayaddan waxaynu ka baran karnaa in mu’minku aanu ku Filnen camalkiisa oo keliya. Islaamku waa diin ay ujeedadu ka muhiimsan tahay ficilka laftiisa. Tani waa sababta Qur'aanka, Suuradda Maacuun aayaad 4 ilaa ayada 7 ay u leedahay, "Halaag wuxuu u sugnaaday kuwa tukada." () waa kuwa halmaansan Salaaddooda,() waana kuwa muujiya [camalkooda] oo is tus tusa dadka(). Runtii waa wax-aad u xun inaad ku tukato adigoo maskaxdaadu meel kale jirto, waxaanu ku guda jirnaa waajibaad uu alle na saaray waxaa wanagsan in aad si heer sare ah oo feejignaan iyo diiradda saarin ayku dheehan tahay in aad u tukato . Nabi Ibraahiim, naxariis iyo nabad gelyo korkiisa ha ahaatee, markuu Dhisida kacbada dhammeeyey yiri si khushuuc leh Alle SWT uga baryay inuu ka aqbalo wixii uu sameeyey. Middaani waxay ina tusinaysaa in ujeedadiisa dhabta ahi ay ahayd mid saafi ah, waxa uu u shaqaynayay ay ahaayen si uu Alle uga farxiyo. Looma samayn si ay u arkaan dadka kale , mana ahayn bandhig. Waxaad arkeesa dadka qaar in ay dhahaan, "fiiri sida aan u ficanahay oo aan u sameyay arinteyda [ sidaan u tukaday] ." xaqiiqdi sidaas ma aha ee waxaa wanagsan waxaa sameyneeso in aad Allaah Subxaanahu Wa Tacaalaa ku raalli geliso. Imaam As Sadiiq wuxuu yiri, “Qofkii sameeya camal yar oo Alle dartiis ah, Eebbe wuxuu ka dhigi doonaa mid ka weyn inta uu la rabay dadka kale hortooda. Qof kasta oo dadka dartii u sameeya fal aad u weyn, Ilaahay wuxuu ka dhigayaa wax aad u fuduud dadka kale hortooda .” Markaa xasuusnoow inaad akhrido ducadan ,رَبَّنَا تَقَبَّلْ مِنَّآ ۖ إِنَّكَ أَنتَ ٱلسَّمِيعُ ٱلْعَلِيمُ Rabbana taqabbal minna inaka Antas Samee’ul Aleem. Waa duco gaaban oo si sahlan loo baran karo oo loo sheegi karo markasta oo aad dareento inaad wax u qabatay Allaah SWT dartiisa . Inshaa allaah wuu aqbalayaa oo wuxuu kusiin doonaa ajar badan. —Wehelka Bulshada ✍🏾
Показать все...
1
Фото недоступноПоказать в Telegram
Bishani waa bishii Sadaqada iyo Quraanka. 🧏 Weynee qalbigaaga, oo caawi cid walba oo aad si uun u caawin kartid. ❤️🙂 Nadiifi ruuxdaada, oo isku day in aad xilli walba si toos ah ugu xirnaatid Rabbigii ku abuuray. 💙🫀😃 Mar walba oo uu mobile kaagu jaam dareemo, haddii aad reset u dirtid, si uu cusayb kii ugu laabto oo uu rebooting u sameeyo, bishani waa bishii aad naftaada reset u diri laheyd, si aad dib ugu heshid ruux nadiif ah, oo ka maran culaysyo badan oo nafsi ah. 💯✨😇 Ku darsoo, mar haddii aad ku dedaaleysid in aad iska goysid danbiyo hore oo aad sameyn jirtay, ma jirto sabab aad bishaan u bilowdid kuwo cusub, oo aadan awel caado u lahaan jirin. 👌 ╭┈────────────── ╰┈➤ -Wehelka Bulshada 👤
Показать все...
1
Фото недоступноПоказать в Telegram
Ramadaan Wanaagsan. Allah Hanagu Arzaaqo Cabsidiisa, Iyo Udhimrinta Adoomadiisa Duruufaysan Allena Hanaga Aqbalo SoonKa io Salaada, ❤️
Показать все...
1
Фото недоступноПоказать в Telegram
" Niman Badan oo shaxaari ah ayaa ka Buuxa Barlamanka .JFS oo ku Tatabanaya Gacantana Garabka ka saraya iyaga oo iska kaa dhigaya in ay ku salamayaan”. Xildhibaanad Suhuur,. @geeraarjacayl ✍️
Показать все...
Фото недоступноПоказать в Telegram
I ixtiram jacayl la'aan lkn hay jeclanin bila ixtiram 👈🧏🏻‍♂️
Показать все...
Фото недоступноПоказать в Telegram
Haddi aad xaqaagga hal mar ka tanaasusho, u diyaar garow safar dheer oo dullinimo ah. Profassor jabra
Показать все...
1
Фото недоступноПоказать в Telegram
1
Фото недоступноПоказать в Telegram
"Waa maxay sababta rakaabka saaran tareenka ama diyaaradda ee ku midaysan qaddarka safarka ay u jecel yihiin inay iskula macaamilaan midba midka kale si naxariis leh, asluub ​​ku dheehan, wanaag badan, rabitaan ah in la is ixtiraamo, lana ilaaliyo dareenka dadka kale? Had iyo jeer jawaabta waxaa ka heleesa in ay ogyihiin in ay yihiin saxiibo safar ah oo aan waqti badan sii jiri doonin, kadibna ay kala tagi doonaan oo mid walba uu aadi doono halkii uu u socday. Sidaa darteed, inta lagu jiro safarka gaaban kaliya ay saaxiibo ahaan doonan. Hadday sidaas tahay... Haddaba maxay saaxiibada safarka nolosha u dhimi waayaan culayska safarka naftooda iyo lamaanahooda si isku mid ah, wehel wanaagsan iyo isu naxariisasho? Inta ay garwaaqsan yihiin in socdaalka noloshu, si kasta ha u dheeraado, uu gaaban yahay”. —Sakariye Haldoor ✍🏾
Показать все...
1