cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

Qalpi20 Channel

Wax ku xiiso galiya ugu imow Qalpi20 Channel

Больше
Рекламные посты
735
Подписчики
Нет данных24 часа
-37 дней
-330 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

Фото недоступноПоказать в Telegram
indhahaad u tahay laambad #qalbi20
Показать все...
Фото недоступноПоказать в Telegram
Bal markle afkaagii iigu qusul madoobaa #qalbi20
Показать все...
Фото недоступноПоказать в Telegram
Kamaad tagin bartaadiiye Qalbigaa ku tabay 😘 #qalbi20
Показать все...
3
Фото недоступноПоказать в Telegram
‏ليس في الارض قمراً كالذي في عيناك. Dhulka ma jiro dayax lamid ah indhahaaga #qalbi20
Показать все...
Фото недоступноПоказать в Telegram
Waxaan kugu faanaa sidii in aan dunida oo dhan leeyahay #qalbi20
Показать все...
👍 3
Фото недоступноПоказать в Telegram
Jogitaankaaga dhinaceyga ayaa had iyo jeer u wanaagsan qalbigeyga #qalbi20
Показать все...
3
Фото недоступноПоказать в Telegram
"Jacaylku waxa uu ku istaagaa laba lugood: Lugta xiisaha iyo lugta ixtiraamka, haddii midkood ay meesha ka baxdo waxa uu noqdaa jacayl curyaan ah." #qalbi20
Показать все...
Фото недоступноПоказать в Telegram
Waxaan kuu jeclahay sida in aad kaligaa dhulka ku nooshahay ❤️ #QaLpi20
Показать все...
🔥 3
Фото недоступноПоказать в Telegram
Marwo adiga kaa wacan Miyey koonka joogtaa ❤️ #QaLpi20
Показать все...
👍 2
Фото недоступноПоказать в Telegram
Ka guursaday waxa uu u haystaa in ka aan guursan weli uu faraxad ku nool yahay, kan aan weli guursanna waxa uu u haystaa in kaa guursaday uu faraxad kunool yahay, haddaba waa tan ee yaa faraxsan yaan se faraxsanayn? #QaLpi20
Показать все...
😁 1