cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

Cali Aadan Muumin

Kuso Dhawaaw Barta Rasmiga Ee Telegram ka Cali Aadan Muumin

Больше
Рекламные посты
7 315
Подписчики
-724 часа
-27 дней
+38730 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

Waxaa degeg loogu baahan dhiiga nuuciisu yahay B+ waxaana u baahan hooyo Soomaaliyeed oo qatar ugu jirta. Kala xiriir: 0612448859
Показать все...
👍 1
XOG Itobiya oo Xasan Sh ku Eedeysay Fishilka shirki Ankara,Ciidankii Ugu Badnaa oo Galmudug Gaaray https://youtu.be/guM3gY-AzMM
Показать все...
XOG Itobiya oo Xasan Sh ku Eedeysay Fishilka shirki Ankara,Ciidankii Ugu Badnaa oo Galmudug Gaaray

✔Subscribers✔Share✔Comments ✔Like ✔

Фото недоступноПоказать в Telegram
DEGDEG:- Shabaabka iyo Itoobiya oo la buufin rabo, Qaranka barida weyn isagu waa Soomaali waxa la weerarayo kuma jiraan. Diyaaradda Madaxweynuhu saaran yahay, wiilka ka dambeeya ma taqaanaan? Haa way iska cadahay oo general Caydiid ayaa adeer u ah. Waa duuliyaha diyaaradaha Soomaaliya. Cali Aadan Muumin
Показать все...
👍 2😁 2
DEGDEG: Xog fadhisa oo aan ka helay Villa Somalia ayaa sheegaysa in Khamiista Todobaadkan la badalayo Taliyaha Booliiska, Wasiir dowlaha gaashaandhigga iyo Duqa Muqdisho. Kooxda xogtan ila wadaagtay waxay iisheegeen in isbadalkan loo sameynayo si markale loo muunad qurxiyo hoggaanka gobolka iyo booliiska. Wasiir dowlaha la badalayo ee aan xogtiisa helay wuxuu ku sifeysnaa asal madoorshe siyaasadeed, waana nin aan looga tashan cadow inuu kaa celiyo. Booliiska iyo gobolka Banaadir rag culus baa usoo socda, haddii aysan wax is badalin, gobolka Banaadir na waxaa imaan doona nin aan hubo inuu yahay reer magaal dhallinyaradda fahmi kara oo micno leh. Waxaan dhowr naaba waa qalinka Madaxweynaha iyo ballanta Khamiista. Cali Aadan Muumin
Показать все...
👍 3 1
Portugal iyo Ronaldo waa ay soo baxeen balse France ayey waajihi doonaan.
Показать все...
Uk 🇬🇧 Warbaahinta dalkaas oo dhan waxay hadal haysaa hal qodob oo layaab leh . Sargaal Dumar ah oo haysatay xabsi ku yaala England 🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿 Ayaa habeen walbo xabsiga kala soo baxaysay laba nin oo mid African yahay midna Asian yahay kadibna waxay sameney Galmada Waradeed ilaa ugu danbeen Muqaal qarsoodi ah laga duubay oo soo galo warbaahinta iyo baraha bulshada . Waxaa cajiib ah Naagta Taliyaha ah ee sameenesay galmada waa xaas waa la qabaa waa Hooyo ilma haysato. Iyada oo dharka Boliska gishan ayaa laga adeeganayay hada iyada waa maxbuus . Shekoyin badan oo nuucan oo kale ah ayaa ka dhaca xabsiyada aduunka oo dhan ee Malaga yabaa in Somalia sidan oo kale ay ka dhacdo?
Показать все...
👍 1
Raysalwasaare ku xigeenka Soomaaliya oo Woqooyi kasoo jeeda ayaa dadka Soomaaliyeed ka raalligeliyay ficiladii Xabashi jaceylka ee maamulka Hargeysa.
Показать все...
👏 1
DEGDEG:- Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud ayaa berri u guuraya furimaha dagaalka ee shabeelaha dhexe, safarkan oo ah qarsoodi ayaa warbaahinta laga qariyey. Laakiin xog-ogaalnimadayda waxaan ku ogaaday in Madaxweynuhu go'aansaday inuu shabeelaha dhexe dhexe xoreeyo, sababtase lama oga, Galmudug Madaxweynuhu u aadi waayey. Ciidanka koofiya Casta (Koofi Gaduudda) ee ilaalada Madaxweynaha ayaa gaaray Hirshabeelle qeyba kamid ah oo Madaxweyne Xasan uu tagayo. Madaxweynaha muxuu qabyo uga tagay dagaalkii dhiigyacabka Shabaabka ah ee Galmudug kasocday? Jowhar iyo Dhuusamareeb miyuu kala jecday Madaxweynaha? Cali Aadan Muumin
Показать все...
👍 2
DEG DEG:Shirkii Ankara oo Lagu Kala Tagay+Fiqi iyo Sarkaal Itobiya ah oo Is Feeray+Labad Qodob oo https://youtu.be/McMnjfMh99I
Показать все...

Kaluumeysato u dhintay walax ku jirtay dhalooyin ay badda ka heleen iyo walwal ka dhashay geeridooda https://youtu.be/y3YAvX_cLYc
Показать все...
Kaluumeysato u dhintay walax ku jirtay dhalooyin ay badda ka heleen iyo walwal ka dhashay geeridooda

✔Subscribers✔Share✔Comments ✔Like ✔

Выберите другой тариф

Ваш текущий тарифный план позволяет посмотреть аналитику только 5 каналов. Чтобы получить больше, выберите другой план.