cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

DAREEN JECEEL ♡

AKHRISTAHA MAANTA WAA AQOONYAHANKA BERI🥇🏆📚

Больше
Рекламные посты
338
Подписчики
Нет данных24 часа
Нет данных7 дней
-330 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

Фото недоступноПоказать в Telegram
‘’Shaqo la’aan ayaa ahay lacag ayaa TikTok ka samaynayaa cawradayda ayaa baneynayaa ma ah anshax , wax kastana waxay ka soo bilowdaan barbaarinta walidiinta‘’😢 Afhayeenka Booliska
Показать все...
Фото недоступноПоказать в Telegram
Фото недоступноПоказать в Telegram
Waa dookh jacaylkuye Ogow duunyo maaha Waa dareen la yaabliyo Ogow dubaaq istabayee Waa Dawo mug waynoo Dahab goyni karinee Aan is daawanaa qaliyeey Daacad ii ahow abidkaa Wanku tabay ma ceebaa🫧😢
Показать все...
👍 1
Фото недоступноПоказать в Telegram
Waxaan baafinayaa gabdhihii midabkaan lahaa Madow quruxsan milgiyo waxay lehayd mudaanaan gaar.❤️😍
Показать все...
Фото недоступноПоказать в Telegram
Subax wanaagsan inta caafimaad ku soo toostay Alle ha u siyaadiyo inta xanuunsan Alle ha caafiyo qof walbana muraadka uu leeyahay Alle ha u sahlo.💕🌼❤
Показать все...
Фото недоступноПоказать в Telegram
Noloshu Mararka Qaar Waxaay Ku Gaarsiisaa Heer Kaliya Aad Ubaahantahay Aamusnaan Waxkalana Aanad Dan Ka Laheyn. ✍️
Показать все...
2
Фото недоступноПоказать в Telegram
Dalka Ciraaq waxaa la toogtay gabar jirta 23 jir oo isticmaasha TikTok taas oo ka niikin jirtay sida la xaqiijiyay. Nin hubaysan oo watay mooto ayaa si xun u dilay goor dambe oo Jimce ahayd bannaanka gurigeeda oo ku yaal magaalada Baqdaad. Dalka Ciraaq waxaa jirta koox khaarijisa gabdhaha iyo wiilasha Tiktok isticmaala ee dhaqanka xun waxay ku fuliyaan dil ay ugu magac dareen ( Dil Sharafeedka Ciraaq)
Показать все...
Фото недоступноПоказать в Telegram
Hadal xaqiq ah💯😢
Показать все...
Saddex haku degdegin 1- Habeen guureyn 2- Hanti dumar 3- Hurin colaad. Saddex haku farxin. 1- Cadow Ammaantii 2- Col lakulankii 3- Caashad kuu kaligaa Saddex ha diidin. 1- Hadal Eebbe iyo Rasuul. 2- Hadiyad walba 3- Haasaawe xalaal Saddex ha qaadan. 1- Hambo aan lagula rabin 2- Hadal aanan laguu wadan 3- Hanti aadan laheyn. Saddex ha sheegan. 1- Bakheyl deyro badan 2- Baahi badane aan dhargin 3- Bahluul daandaansi badan. Saddex ha raadin 1- Ruux kaa tagay 2- Run aanan lagaa qaadaneyn 3- Rafaad uusan dheef ka dambeyn. Hbn wanaagsan saaxiibayaal.
Показать все...
👍 1 1
Фото недоступноПоказать в Telegram
Hadaan qori lahaa dhibkeyga✍️ Qisada maantiyo jabkeyga Waxaan qabo ee la liito Qalbiyo badan aan ladneyne Intaan dhibi lahaa qudhiisa Inaan qariyaan ka doortay😢❤️‍🩹
Показать все...