cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

Zakariye Timacadde

Halkan waa keyga saxda ah ka mid noqo saaxibada ku xiran Mahadsanidiin.

Больше
Рекламные посты
117 659
Подписчики
-524 часа
+1217 дней
+3 16030 дней
Время активного постинга

Загрузка данных...

Find out who reads your channel

This graph will show you who besides your subscribers reads your channel and learn about other sources of traffic.
Views Sources
Анализ публикаций
ПостыПросмотры
Поделились
Динамика просмотров
01
Fadlan qoyskan ku caawi in ay helaan wiilkooda Mahadsanid
9 0260Loading...
02
https://www.facebook.com/share/v/y7rEaYe7vBWXawWA/?mibextid=KsPBc6 Somalia inaa Askari ka noqoto ma ahan mid fudud
20 0060Loading...
03
Waxaa naga maqan wiil lagu magacaabo xasan c/qaadir maxamed oo ku magac dheer xasan biibaaye wuxuu jiraa 5 sano & bar waxaa hooyadiis ladhahaa daahiro maadeey aadan wuxuu kasoo lumay dagmada kaaraan arjantiin gaar ahaan eeriyada farmashiyaha ceelbaraf saraha maan shaa allah, Waxaa kaa codsanayaa hadii aad hesho inaa la xiriiriso 0615657773 ama 0612323339 mahadsanidiin
21 4700Loading...
04
+252 61 5984144 kala xiriir
24 1520Loading...
05
Degdeg:- Ilmo yar oo Soomaali ah ayaa ka soo dhacey dhismo dheer oo ku yaalla Dalka Sweden gaar ahaan magaalada Gothenburg. Ma cada inuu geeriyoodey & in uu dhintey waxaana goobta buux dhaafiyay ciidan boliis ah .
10Loading...
06
https://www.facebook.com/share/v/tVU7kBSrFZxYGRKq/?mibextid=WC7FNe Raaadi Wiilkan
24 1780Loading...
07
Waxay ka mid yihiin 13 Qof oo Boliska Somalia Nolosha ku soo qabtay kuwaas oo shalay dibad bax rabshada wata ka sameyay dagamada Daarusalaam. Mataan Cabdulle oo u dagaalamayo lahaanshaha Daarusalaam ayee aheyeen xabsi ayeena ku hoyanayaan caaaw sidee u aragtaa? Zakariye Timacadde
28 3700Loading...
08
Ibrahim Aadan oo ahaa mid ka mida Amniyaadka AS Ayaa dil toogasha ku xukuntay Maxkmada ciidamada Qalabka side ee Somalia . 70$ Ayuu bishii u qaadan jiray Mushaar ahaan waxaana looga baahna Subax walbo in uu u kalaha shaqadiisa oo aheyd khaarijinta dadka Soomaaliyed . Hweyne 50 jir ah isaga oo dilay ayaa lagu qabtay Dagmada Hodan waliba xiligaas Hooyada wuxuu ka dalbday biya uu cabo iyada oo siisay Ayuuna dilay. 70$ Subax walbo qof u soodil qofka miyuuna xisaabtameen mise wuu sixran yahay ? Zakariye Timacadde
26 5340Loading...
09
Suuqa Xoolaha Gaar ahaan xaafada ceel Turcaayo ayuu hada gaarigan ku rogmaday Qasaara ayaa jiro
27 9790Loading...
10
https://www.facebook.com/share/v/15bcrNCKh3iurahQ/?mibextid=WC7FNe Muqaalkan soo arag Subaxanllah
29 2560Loading...
11
Degaanka Daarusalaam in dagma laga dhigo way ugu dartay oo maanta waa lisku haystaa. Yaa Gudomiyaha Dagmada noqonaayo iyo magacee loobixin donaa ayee dagmadii oo dhan wadada ugu muhiim saneed loo xirtay hadda . Yaa leh Daarusalaam waaba garanay Garsbaley iyo Gubad ley dadka iskaleh?
29 6820Loading...
12
https://vm.tiktok.com/ZIJnsLBxD/ Calm Down Yourself
32 0880Loading...
13
Good morning from birmingham https://vm.tiktok.com/ZIJnptCBp/
32 8290Loading...
14
Kaamil Odweyne ayaa lagu hayaa Aabe waayel ah oo Maskaxda looga jiro fadlan Hadii uu kaa maqan yahay la xiriir +252 61 3777232
54 4230Loading...
15
Saaaa. Soomaali xal uma ahan ee Maxaa xal ah ? https://www.facebook.com/share/v/BpYsA7MWaHeEaVFa/?mibextid=WC7FNe
58 2840Loading...
16
https://story.snapchat.com/u/timacade130/3WZNMeRARCmdLHFAn_ydtQAAgbnhvZHRtanl4AY9scqntAY9scqjFAAAAAA?share_id=L6ooYTHkTZKu5tj9TTA9xA&locale=en_NL
50 9130Loading...
17
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo deegaanka ee ku sugan deegaanka Cadaan-laxey ee Degmada Ruunirgood ayaa gacanta ku dhigay shaqsi lagu tuhmayo inuu ka tirsan yahay AS. kaas oo bixin waayay wax faah faahin ah shegeyna in uu ka yimid Bartamaha Gobalka Galgaduud. Waxaa lagu arkay astaamaha AS, waxaana markii gaariga laga dajiyay uu jabiyay SIM-CARD Hormuud si xogta nambarada aysan u ogaan ciidamada Dowladda. Sidoo kale waxuu sheegay in aabaha dhalay uu horay uga goostay ciidamada Dowladda, AS ayuuna isku dhiibay sida uu saraakiisha u sheegay.
46 1200Loading...
18
Jaceyl wuu dhaafay kan ixtiraam ayaa u sii dheer iyo qiimaha saaxiibtinimada ragga fariin direyso Soomaali sidan malaga heli kara ?
41 7330Loading...
19
4- Maalimood oo aan joogo Nairobi Shekada igu yaabka badan ee aan ka qori karo caawa waa tan. Marwo laqabay oo Muqdisho ku nooleed Ayaa iyada oo la qabo la sameesay Hasaawo Nin dhalinyar ah oo joogo USA Ilaa marki danbe ay iska soo furto Ninki qabay 5 sano oo ay wax caruur ah u dhalin. Maxishoodaha isaga oo og in la qabo Marwada la sameyay xiriir ka ee ka waalay Nolosheda soo dumiyay muxuu sameyay marka ay u imaaday Kenya si uu isaga ugu yimaado? Markii Ay imaaday Kenya hal bil kadib ayuu u shegay inaan u imaan doonin waligiis ayna u qalmin qof la aamino oo laguursado Iska daa in ilma lagaraadiyo. Wuxuu ku yiri Hadii aan aniga ku guursado Sideen ku aaminaa adiga oo lagu qabo ayaad wax walba ii samesay oo nin naagtiisa u sameeyso marka laga tago inaan kulana oo kaliya ? Sirteeda oo dhan waxa laga ogaaday Gamilkeeda waxana banananka keenay Ninkii ay horay ugu soo tagtay Ilaa Hada wax nolol ma haysato caruruna iskaba daa…! Bal kawaran Ninka horay ee la xumeeyay wuxu bilaa oo uu bil walba lacag siiyaa Ilaa Hada Sodohdiisa oo uusan Hada Gabar ka qabin . Ninka sidan loo xumeeyay ee Sodohdiisii hore wili biilka siinaayo maxay ka tahay wanaag mise doqonimo? Baahida keeneso Marwo la qabo in qiyaanada inta la eg ay sameeyso Maxaa keeni karo ? Zakariye Timacadde
46 6050Loading...
20
Wasiirka Maaliyada ee Xukuumda Somalia maalin ka hor wuxu sheegay in Daqliga Dowladda uu kor dhay. Shaqaala ka tirsan 10 wasaaradood ayaa ka cabanaayo Mushaar la’aan bisha oo caawa mareyso 10 Daqliga kordhay ee aan laga awoodin in shaqalaha Dowladda Mushaar la siiyo muxuu yahay . Dowladdi Farmaajo 25 ka bisha ayee bixin jirtay tan Hassan Sheikh shaqaalihi Kirida iyo biilka caruurta ayee awoodi la’yihiin Maxaa qaldan ? Zakariye Timacadde
45 2670Loading...
21
Bal eeg Ninkan siduu wax yeelaayo Tuug ka indha adag waligey ma arkin .
47 1790Loading...
22
https://story.snapchat.com/u/timacade130/3WZNMeRARCmdLHFAn_ydtQAAgYmFib2pvaXhpAY9hxJKnAY9hxJA0AAAAAA?share_id=rzW668r6Tg6qyvQA2HRocw&locale=en_NL From Nairobi Kenya 🇰🇪 Jimco wngsn idinka soo dhahaa saaxibadeda halkan aan ku walaaloownay 🙏
48 6460Loading...
23
Ciidanka Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliyeed ee ka howlgala deegaanada Koonfur Galbeed ayaa gacanta ku soo dhigay dhagarqabayaashii ugu badnaa oo ka tirsan Khawaarijta, kadib howlgallo culus oo ka dhacay magaalada Baydhaba iyo deegaanada hoos taga. Saraakiisha NISA ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay inay soo qabteen 12 xubnood oo la xaqiijiyey inay ka tirsan yihiin Khawaarijta, kuwaas oo qaabilsanaa dhinacyo kala duwan, sida dilalka qorsheysan, weerarrada tooska ah, uruurinta baada ay ka qaadaan shacabka iyo tuuridda banbooyinka xiliyada habeenkii ah. Xubnaha lasoo qabtay ayaa iskula howl-geli jiray qeyb-qeyb, waxaana ciidanka u suurta-gashay inay gacanta ku soo dhigaan dhamaantood, kadib howlgallo is dabajoog ahaa oo maalmahaan ka socday gudaha magaalada Baydhaba iyo deegaanada ku xeeran.
57 9720Loading...
24
Media files
44 0070Loading...
Фото недоступноПоказать в Telegram
Fadlan qoyskan ku caawi in ay helaan wiilkooda Mahadsanid
Показать все...
👍 65👏 4 2
https://www.facebook.com/share/v/y7rEaYe7vBWXawWA/?mibextid=KsPBc6 Somalia inaa Askari ka noqoto ma ahan mid fudud
Показать все...
Log in or sign up to view

See posts, photos and more on Facebook.

👍 50😁 8 4🔥 3👎 2
Фото недоступноПоказать в Telegram
Waxaa naga maqan wiil lagu magacaabo xasan c/qaadir maxamed oo ku magac dheer xasan biibaaye wuxuu jiraa 5 sano & bar waxaa hooyadiis ladhahaa daahiro maadeey aadan wuxuu kasoo lumay dagmada kaaraan arjantiin gaar ahaan eeriyada farmashiyaha ceelbaraf saraha maan shaa allah, Waxaa kaa codsanayaa hadii aad hesho inaa la xiriiriso 0615657773 ama 0612323339 mahadsanidiin
Показать все...
👍 73👏 6 5🔥 3💩 1
+252 61 5984144 kala xiriir
Показать все...
34👍 24😢 22😭 5👎 2
Degdeg:- Ilmo yar oo Soomaali ah ayaa ka soo dhacey dhismo dheer oo ku yaalla Dalka Sweden gaar ahaan magaalada Gothenburg. Ma cada inuu geeriyoodey & in uu dhintey waxaana goobta buux dhaafiyay ciidan boliis ah .
Показать все...
Фото недоступноПоказать в Telegram
Показать все...
👍 63😭 33 10🔥 1
Waxay ka mid yihiin 13 Qof oo Boliska Somalia Nolosha ku soo qabtay kuwaas oo shalay dibad bax rabshada wata ka sameyay dagamada Daarusalaam. Mataan Cabdulle oo u dagaalamayo lahaanshaha Daarusalaam ayee aheyeen xabsi ayeena ku hoyanayaan caaaw sidee u aragtaa? Zakariye Timacadde
Показать все...
👍 129🤣 51😁 37 13🤬 12👎 6👌 4🥰 3👏 2
Фото недоступноПоказать в Telegram
Ibrahim Aadan oo ahaa mid ka mida Amniyaadka AS Ayaa dil toogasha ku xukuntay Maxkmada ciidamada Qalabka side ee Somalia . 70$ Ayuu bishii u qaadan jiray Mushaar ahaan waxaana looga baahna Subax walbo in uu u kalaha shaqadiisa oo aheyd khaarijinta dadka Soomaaliyed . Hweyne 50 jir ah isaga oo dilay ayaa lagu qabtay Dagmada Hodan waliba xiligaas Hooyada wuxuu ka dalbday biya uu cabo iyada oo siisay Ayuuna dilay. 70$ Subax walbo qof u soodil qofka miyuuna xisaabtameen mise wuu sixran yahay ? Zakariye Timacadde
Показать все...
👍 148😢 28 26😁 15😡 15🥰 3😱 3👎 2🙏 2
00:20
Видео недоступноПоказать в Telegram
Suuqa Xoolaha Gaar ahaan xaafada ceel Turcaayo ayuu hada gaarigan ku rogmaday Qasaara ayaa jiro
Показать все...
👍 72😭 37 9👏 8🤣 2👎 1😢 1
Показать все...
Log in or sign up to view

See posts, photos and more on Facebook.

👍 19 5🔥 2