cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

Quluubta

= Madashaan waxa aad ka heli doontaa • Su'aalo iyo jawaabo kala duwan • wax-yaabo ku saabsan quraanka kariimka ah • qisooyin, geeraaro nooc walba leh iwm " Ku mahadsanid soo booqashadaada " Wixii fariina ah noogu reeb @Mr_ahmed_alta @Mr_siyaadso

Больше
Рекламные посты
11 675
Подписчики
+3524 часа
+857 дней
+71130 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

inta aan ka caawiyo kuwa kale inay guulaystaan🌱🍡 Waa inta hadba aan ani guulaysto😊🍃🌸
Показать все...
5👏 1
inaad wax bixiso ayaa ka farxad badan🍃🌱 oo ka wanaagsan inaad wax qaadato🌸🍇😍
Показать все...
9👍 1
Фото недоступноПоказать в Telegram
iga raali noqo anigu ma ihi midka markii loo baahdo la helo Marka kalena layska indha tiro🌸
Показать все...
24
- Baheey galabtiyo xusuus - Gadaal ugu noqo xisaab Abwaan shube( Aduunyadu waa giraan) Waxaan fiiriyaa tagtadii iyo dhibaabaheedii - Rabbow dambe noo ogoow - Wixii tegay duudsi yeel Abwaan Hadraawi( Dabahuwan) Markaas ayaan kasoo noqdaa tagtada oon mustaqbalka eegaa
Показать все...
11
Qofbaa igu iri hadal ahaa Waxaad garanaysaa iska yar'! Hadaba qofkaasi ma runbuu sheegay mise been
Показать все...
15😁 1
_dhaawacyada ina soo maraa qof jilicsanaa ayay ka dhigaan mid ad adag Qof ad adkaana waxay ka dhigaan qof jilicsan🌸🌼
Показать все...
👏 10 2🔥 1
BARNAMIJKA (QORMO): qormada: 21aad. ARIMO KU SAABSAN XUSKA ALLE Fadlan haka wahsan in aad aqriso, sababtana waxaad ogaan doonta markaad aqriso oo aad dhamayso. Xuska alle wuxu sharecada ku leeyahay boos ween, allana xuskiisa ayuu ina faray wuuna dhiirigaliyay kuwa xusa. Sidaa owgeed waxan rabaa in naftayda iyo naftiinaba aan ku baraarujiyo arimo dhawr ah oo ku saabsan xuska alle. ARINTA 1AAD: Xuska alle la xuso waa labo nooc: NOOCA 1AAD: xus caam ah (xus guud), qof walboo alle caabudaya waa qof alle xusaya, xalashoo la quuto iyo xaarantoo lag dheeraado, sadaqada, salaada, zakada, dhamaan waa xus alle. NOOCA 2AAD: xus gaar ah, waana tasbiixda, tahliisha (kalimada towxidaka), xawqalada, takbiirta, iyo wixi lamid ah ee adgaarta macruufka ah. ARINTA 2AAD: xuska alle midka ugu fadliga badan waa qur'aanka culumadana way isku raaceen, allana qur'aanka wuxu ku maga caabay xus oo wuxu yiri: ﴿وَأَنْزَلْنَا إِلَيْكَ ٱلذِّكْرَ لِتُبَيِّنَ لِلنَّاسِ مَا نُزِّلَ إِلَيْهِمْ﴾ {Waxan kugu soo dajinay xuska (qur'aanka) si aad ugu cadayso dadka waxa loo soo dajiyay}. ﴿إِنَّـا نَحْنُ نَزَّلْنَا ٱلذِّكْرَ وَإِنَّا لَهُ لَحَـٰفِظُونَ﴾ {Annagaa soo dajinay xuska (qur'aanka) annagaana dhawri}. ARINTA 3AAD: xaalada ugu fiican ee xuska alle waa marka ay wada kulmaan carabka iyo qalbiga, waxa ku xiga xuska marku yahay qalbiga oo kaliya, waxa kusii xiga xuska marku yahay carabka oo kaliya, qofkii alle ka xusa carabkiisa waliba isagoo qalbigiisa xaadir yahay xuskasi waa xuska ugu fadliga badan, waxa ku xiga qofka alle ka xusa qalbigisa oo kaliya sida in uu ka fakaro alle iyo awoodihiisa, waxa ugu dambeya qofka alle ka xusa carbkiisa oo kaliya sida in uu xuska aqriyo isagoon qalbigisa xaadir ahayn sidaasi waa xus laakiin labadaas qaab ee hore wuu ka fadli yaryahay, halka ibnul qayyim uu leeyahay wax ajar ah maleh hadaysan wada kulmin carabka iyo qalbiga. Adkaarta lagu dhax aqriyo salaada, iyo aqrinta qur'aanka, culumada waxay ku ijmaaceen in aysan ka gudaynin qofka illaa in uu ku dhawaaqo mooyee, ijmaacaasna waxa soo guuriyaya shaykhul islaam ibnu taymiyah (RX). Haddii qof sujuudiisa uu qalbigisa ka dhaho (سبحان ربي الأعلى) isagoon carabka kaga dhawaqaynin, ama faatixada uu qalbigiisa ka aqriyo isagoon ku dhawaqaynin culumada waxay isku raaceen in aysan ka gudaynin kana ansaxaynin. Ibnu taymiyah (RX) wuxu yiri: "digriga waajibka ah ee salaada dhaxdeeda wixii aqrin ah waxa waajib ah qofka in uu carabkiisa dhaqdhaqajiyo (dhawaaq) haddii uu awoodo, digriga sunnada ahna waxa sunna ah in carabkab uu dhaqdhaqajiyo, sida mash-huurka ah madhabka imaamu shaafici iyo imaamu axmad, dhawaaqaas waa in uu naftiisa maqashiiyaa haddii uusan jirin wax u diidaya". Qofkii u baahan in uu wax badan ka ogaado arimo ku saabsan xuska alle wuxu ka soo aqrisan karaa kitaabka:(مَسَائِلُ فِي ذِكْرِ اللَّهِ) waxana qoray sheekh: عَبْدُالْعَزِيزِ بْنُ رَيْس الرَّيْس Halkan ayaadna ka heli kartaa. W/Q: cabdicaziz (annaasix).
Показать все...
15👍 3
"Waa laac adduunyadu Labadii walaalo ah Midba maalin ladayoo." -hibo nuura
Показать все...
19
Repost from N/a
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 https://t.me/addlist/nYiI6XnHlMtlYzI0 Biri oo jimco ah waa kawda bisha dulxaji oo ah bilaha xurmada leh oo ilaheey ku dhaartay. Ka faa'ideyso soonka 9 Bari ee ugu horeyso.🥰 @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/nYiI6XnHlMtlYzI0
Показать все...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “MIDNIMO”, which includes 88 chats.

2
I Maalinta Jimcaha ee nagu soo aadan 07 jun 2024 / 1/12/1445.(Dul- hijjah ama carafa waxaad u taqaanaba. waxaa inoo bilaabaneysa Bisha Dul -Hijjah waxay kamid tahay bilaha sida gaar ka ah ee xurmada u leh. Ilaahey wuxuu ku dhaartay Tobankaan maalmood, Wuxuuna yiri :                    (والفجر وليال عشر) Nabigeena Muxamed صلى الله عليه وسلم  wuxuu yiri ma jiro maalmo uu ilaahey ka jecel yahay acmaal la sameeyo tobanka maalmood ee ugu horeysa bisha Dul-Hijjah. Faaidooyinka 10-ka Maalin ee ugu horeyso bisha Dul-Hijjah. 1) Maalinta 1aad ee Bisha Dul-Hijjah waa maalintii loo dambi dhaafay Nabi Aadam CS, Qofkii sooma dambiyadiisa oo dhan waa loo dhaafa. 2) Maalinta 2aad ee Bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la aqbalay ducada Nabi yoonis CS isla markaasna laha soo bixiyey calooshsha malaayga, qofkii sooma waxay ula mid tahay sida isagoo hal sano caabudaayey ilaahey oo aan ilBiriqsi ku caasin. 3) maalinta 3aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la aqbalay ducadii Nabi zakariya CS, qofkii sooma ducadiisa waa la aqbalayaa. 4) maalinta 4aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la dhalay Nabi ciise CS, qofkii sooma ilaahey wuxuu ka dheeraanayaa Quusitaan iyo Faqri. 5)Maalintii 5aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la dhalay Nabi Muuse CS, qofkii sooma ilaahey wuxuu ka badbaadiyaa cadaabta Qabriga 6) Maalinta 6aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii uu Alle Nabigiisa u furay albaabada kheyrka , Qofkii sooma wuxuu Alle ku fiiriyaa  il naxariis leh. 7)Maalinta 7aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la xirayo Albaabada Naarta, lamana furo ilaa ay ka dhamaato Tobanka maalin ee bisha Dul-Hijjah, Qofkii sooma ilaahey wuxuu ka xiraa 30 Al baab oo dhibaato ah, wuxuuna u furaa 30 Al baab oo Fudeed ah. 8) Maalinta 8aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalinta loogu magac daray (Tarwiya) Qofkii sooma wuxuu Alle siinaayaa ajir uusan ogeyn ilaahey mooyee. 9) Maalinta 9aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalinta la istaagaayo Banka carafa,Qofkii sooma ilaahey wuxuu u dhaafaa dambiyada sanadkii hore iyo sanadka soo sacdo, waana maalinta ay soo dagtay aayada Qu'aanka ee ( الْيَوْمَ أَكْمَلْتُ لَكُمْ دِينَكُمْ وَأَتْمَمْتُ عَلَيْكُمْ نِعْمَتِي وَرَضِيتُ لَكُمُ الْإِسْلَامَ دِينًا) 10) Maalinta 10aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalinta ciidul adxaa, qofkii Alle qurbaan ugu dhawaadana wuxuu u dhaafaa dambiyadiisa. Lawadaag wll aad qeryka ka jeceshahy Walal qoraalka lawadag umada Musliminta Ah ❤❤❤❤ dhamaantiina waan idin jaclahay Allaha caafimaad nagu gaarsiiyo Aamiin aamiin 🤲🤲🤲 sanadkaan sanadkiisa cumri dheer caafimaad leh Allaha nagugaarsiiyo Aamiin Aamiin 🤲🤲🤲🤲❤❤❤  By Hassan 🗣️
Показать все...
15👍 3