221
Подписчики
Нет данных24 часа
Нет данных7 дней
Нет данных30 дней
Архив постов
Fariin walba oo halkaan aan soo dhigo waad dafi kartaa qaado laguuma haysto , waad faafin kartaa iina duceeya insha'allah.
Story, reel , post ama WhatsApp status u isticmaal mahadsanid.
"Hadaad waaqica maanta kawarhayso waxaad maqlaysaa dad kubaaqaya in Sh Ibnu Taymiyah iyo Sh Maxamed abdiwahaab dhinac nalaga dhigo waayo cadowga Islaamka ayaan 3daas sheikh doonayn" - Sh DrMaxamed Kaariye .
https://t.me/rixlah
Samuel Marinus Zwemer oo ahaa
Baadari Maraykan ah wuxuu yiri isagoo lahadlaya dadka kiristanka faafiya
"Hadii aan muslimiinta kasaarno diintooda oo aan Nasraano kadhigno yacni kiristan waxay utahay Hanuunin iyo sharaf , balse waa inaan kadhignaa bilaa diin aanan Allah wax cilaaqaad ah lalahay"Wuxuu ahaa baadari noolaa 1867- 1952 https://t.me/rixlah
Qodobkaan ila akhrin kun mar
" Maraykanka wuxuu ka murugaysan yahay in 4ta bari ee xabbad joojinta ah ay saxafiyiin badan galaan marinka qaza si ay u soo bandhigaan musiibada ay israaiil gaysatay taasoo ka dhigan in shacabka maraykanka mowqif cusub ka qaadan doono dagaalka "
Maxaa kaaga aadan Xasuuqa kasocda Qaza iyo dhamaan dhulalka muslimiinta?
Fariin muhiim ah , Gaadhsii dadka kale.
Turjumadii:- Walaalkiin Wanaagsane.
https://t.me/rixlah
Maxaa kaaga aadan Xasuuqa kasocda Qaza iyo dhamaan dhulalka muslimiinta?
Fariin muhiim ah , Gaadhsii dadka kale.
Turjumadii:- Walaalkiin Wanaagsane.
https://t.me/rixlah
Dabiyada dagaal ee Yuhuuda iyo Nasaarada reer yurub iyo reer galbeed ay kagaysanayaan Qaza wax horay loo arkay maahan .
Jingis khaana Baqdaad kama gaysan , Hiroshimana waxaas oo kale kama dhicin.
Mudadii bish iyo badhka ahayd waxaa lagu dhuftay Qaza 25,000 oo Tan oo qaraxyo ah waa wax udhigma 2 nuclear.
Bandhiga Eyda Adduunka ee #RiyadSeason
Xafladii ugu horaysay ee aduunka oo kulmisa 4 horyaal oo Eyda ah oo hal meel ah.
Aduun waalan 😭
Sacuudi Arabia wuxuu kumashquul sanyahay waa jeedin aduunka laga jeedinayo waxa gaza kasocda.
https://t.me/rixlah
Wixii twitter isticmaalow fellow isoo dhaha halkaas baa xoriyadii kusii danbaysaaye.
https://x.com/Geesi0?t=LMElkmcfECxNm0vcQeiSvg&s=09
Fabrice Fries oo ah Agaasimaha Guud ee Wakaaladda Wararka Faransiiska [AFP] ayaa yiri
"Xoriyad dareemimayno mudo bil ah waxaana nasaaran cadaadis ku aadan colaada Gaza kataagan Waxaa nalagu khasbayaa waxaan jirin inaan sheegno , in badan oo dadkeena Xamaas uma arkaan argagaxiso kaliya waxaa u arka reer galbeed iyo yurub"https://t.me/rixlah
Warqadaha aan idinlasoo wadaagay hadal hayntooda tiktok waalaga mam nuucay kadib markii barta tiktok aad loogu dhex faafiyay.
