ru
Feedback
SNA RADIO

SNA RADIO

Открыть в Telegram

Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

Больше

📈 Аналитический обзор Telegram-канала SNA RADIO

Канал SNA RADIO (@codkacqs) языкового сегмента Сомалийский является активным участником. Сейчас сообщество объединяет 18 327 подписчиков, занимая 12 208 место в категории Новости и СМИ и 475 место в регионе Сомали.

📊 Показатели аудитории и динамика

С момента создания невідомо проект демонстрирует стремительный рост, собрав аудиторию из 18 327 подписчиков.

Согласно последним данным от 11 июля, 2026, канал показывает стабильную активность. За последние 30 дней изменение числа участников составило -482, а за последние 24 часа — -27, при этом общий охват остаётся высоким.

  • Статус верификации: Не верифицирован
  • Уровень вовлечённости (ER): Средний показатель вовлечённости аудитории составляет 9.60%. В первые 24 часа после публикации контент обычно набирает 4.31% реакций от общего числа подписчиков.
  • Охват публикаций: В среднем каждый пост получает 0 просмотров. В течение первых суток публикация набирает 790 просмотров.
  • Реакции и взаимодействия: Аудитория активно поддерживает контент: среднее количество реакций на один пост — 0.

📝 Описание и контентная политика

Автор описывает ресурс как площадку для выражения субъективного мнения:
Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

Благодаря высокой частоте обновлений (последние данные получены 12 июля, 2026) канал поддерживает актуальность и высокий уровень охвата публикаций. Аналитика показывает, что аудитория активно взаимодействует с контентом, что делает его важной точкой влияния в категории Новости и СМИ.

18 327
Подписчики
-2724 часа
-1237 дней
-48230 день
Архив постов
SNA RADIO
18 327
photo content
+4

SNA RADIO
18 327
Ciidanka XDS iyo kuwa Degaanka ayaa maanta gubay Booyad Biyaha u dhaaminjirtay Khawaarijta kadib howlgal ay kasameeyeen degaanla Cali-Heelo ee degmada Galcad gobolka Galguduud waxaana Howlgalkaan Hogaaminaayay Cabdi Maxamuud geedi oo ka tirsan Ciidanka XDS gaar ahaan ururka 85aad ee Guutada 77.

SNA RADIO
18 327
photo content

SNA RADIO
18 327
Doowo Sidii Saaka Lagu Cibaadaystay Kooxdii Gabaadka ka dhiganaysay Degaanka Qaydar Cade ee Gobolka Bakool

SNA RADIO
18 327

SNA RADIO
18 327
photo content
+2

SNA RADIO
18 327
photo content
+9

SNA RADIO
18 327
Howlgal Qorsheysan oo ay Ciidamada Geesiyaasha Guutada 9-aad ay ka fuliyeen Deegaanka qaydar cadde waxay Ciidamada ay soo furteen hub iyadoona maleeshiyada halkaas ku sugneyd jab weyn ay gaarsiyeen

SNA RADIO
18 327

SNA RADIO
18 327
Ciidanka Xoogg Dalka Soomaaliyeed oo ku guuleeystay inay soo saaraan miinooyin Khawaarijta ku aaseen wadooyinka soo gala degaanka Lagta Caanoole oo maalmahaan ciidanka ay kawadeen howlgalo Khawaarijta kaga sifeeyeen

SNA RADIO
18 327
+4

SNA RADIO
18 327
Wiilasha Geesiyaasha XDS iyo Daraawiishta Jubbaland waxa uu waaga ugu baryey deegaanka Lagta Caanoole ee gobolka Jubada Hoose. Deegaankan waxaa dhowrkii bari ee lasoo dhaafay laga s ifeeyey horjoogayaal waaweyn oo ajaaniib u badan kuwaa oo gabaad ka dhigan jiray halkaan madaama deegaankan uu yahay dhul keymo badan xareeduna jiifto.

SNA RADIO
18 327
photo content
+2

SNA RADIO
18 327
photo content
+9

SNA RADIO
18 327
photo content

SNA RADIO
18 327
photo content
+8

SNA RADIO
18 327
Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidanka Degaanka ayaa howlgal ka sameeyay degaanka Baraag-Cali Gaduud oo qiyaastii magaalada Xarar-dheeee u jirto 50 KM. Howlgalka ayay ciidanka gododkii gabaadka Khawaarijta kasaaareen.

SNA RADIO
18 327

SNA RADIO
18 327
Ciidamada Daraawiishta Jubbaland gaar ahaan guutada labaad ee fadhigoodu yahay deegaanka Janaa Cabdalle ayaa dhagta dhiigga u daray koox Khawaarij ah oo doonaysay in ay dhibaateeyaan dadka deegaanka. Meydadka shan kamida Khawaarijtii damacsaneed in ay dadka rayidka ah dhibaateeyaan ayey isaga carareen Argagixisada, waxaana wali socda baacsiga Khawaarijta oo waayadan dhibaneyaal u ah halyeeyada Jubbaland. Wixii soo kordha Wararkeena dambe ayaad kaga bogan doontaan.

SNA RADIO
18 327
photo content
+5