cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

Halyeeyadii_Hore

Dad waa kii hore hadalna waa intuu yiri.

Больше
Рекламные посты
2 247
Подписчики
Нет данных24 часа
-77 дней
-2730 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

Nabigu (NNKH) wuxuu yiri ;- "Qofka Saaimkaa (sooman) wuxuu leeyahay duco la aqbalo Marka ay qorraxdu sii dhaceyso ee xilligaas Ducadiina badiya oo alle wax weydiista "
Показать все...
Ilaahow , Ilaahow , Ilaahow Ilaahow Nugu dar adoomadaada aad maanta Naarta ka xoreyneyso oo liiska Jahanamo laga tirtiraayo , Adigaan gacmaha kuu hoorsanee . 🤲
Показать все...
Фото недоступноПоказать в Telegram
Alle waxaan kaaga baryayaa inuu kaa farxiyo, ilinta kaa fogeeyo, rajadaada kuu rumeeyo, qalbigaaga sugo, arimahaaga kuu fududeeyo, cimriga kuu barakeeyo, Danbigaaga dhaafo. Dheh Aaamiin ❤️❤️
Показать все...
Фото недоступноПоказать в Telegram
Hal Milyan oo Xujey ah ayaa ku sugan buurta Carrafo halkaaso ay ku gudanayaan rukniga ugu weyn ee Xajka, waxa ay buurtaas saarnaanayeen ilaa gabbalka uu ka dhaco. Maanta waa maalinta alle tirada ugu badan uu Naarta ka xoraynayo, alle naarta hanaga xoreeyo dhamaanteen . 🤲
Показать все...
🥰 1
Asc wllaha qaaligaa een madashaan quruxda badan ku Midownay, sidii aan halkaan ugu kulannay ilaahay hanoogu kulmiyo janadiisa. Intaas kadib waxan rajeynayaa inaad wada caafimaad qabtaan ood ladantihiin, Mashquul iyo tacab dheer kadib dib ayaan u midownay oon iskugusoo noqonay Allaha qaadirkaa ayaana taas ku mahadsan. Waxaan u maleynayaa dadka qaar in ay nadhibsadeen inta aan hawada ka maqneyn, cidkasta oo halkaan caajis iyo cidlo ku dareentay raalli gelin buuxda ayaan siineynaa. Shaqadii aan dadkeygaa u haayey halkeedii ayey noogasii socon doontaa haddii Eebbe weyne yiraahdo insha allah. Soo dhowaada Dadkii la iga beeroow, waadna ku mahadsantihiin dulqaadka aad muujiseen, Sharaf iyo karaamo korkiinna ha ahaaTo. 🙏 Qofkasta oo qoraalkaan soo gaaro fikirkiisa ha cabiro caawa.
Показать все...
3
Qofkii raba in uu Adduun guuleysto quraanka haku dadaalo oo ha akhriyo. Qofkii raba in uu Aakhiro guuleysto quraanka yuusan moogaan oo haku dadaalo akhtintiisa. Qofkii raba in uu Adduun iyo Aakhiraba guuleysto quraanka haku dadaalo. Liibaan iyo guul adduun iyo mid aakhiraba Waxay u sugnaatay dadka Ahlul Quraankaa.🥰💚❤️ -Maxilli
Показать все...
9
Nolosha iyo wakhtigu midkoodna kuma sugayo. Macaanka iyo micnaha caafimaadka kaliya waxaad dareemaysaa markaad xannuun la jiifsato. Qiimaha xorriyada waxaad dareemaysaa markaad lacag iyo xeeladba ku heli weydo. Waxa aad imika haysato ee aad saluugsan tahay, waxa jira dad badan oo ay riyo u tahay. Qolka mugdiga badan, ee cidlada ah ka bax, oo u fiir-fiirso nolosha quruxda badan ee banaanka ka jirta. Faham micnaha nolosha walaal. Wax kastaa wey kuu hagaagi doonaan insha Allah.
Показать все...
4
00:57
Видео недоступноПоказать в Telegram
Kulan diimeedka 6'aad oo berri bilaaban doono.
Показать все...
18.74 MB
2
Фото недоступноПоказать в Telegram
"Yoolkeennu Waa Sare u qaadidda Wacyiga, Ogaalka iyo Garaadka Bulshadeena" Waxaan Halkan isugu keenay Kanaalada ugu fiican uguna Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Faaideyn lahaayeen ⤵️
Показать все...
❤️✅ Yool Team 🥰🌴
📚📜 MatxafkaTaariikhda 🗓
📱💻 Faaris Tube 📷
💪☘ Halyeeyadii Hore 🌷
📊 Afkaar Ganacsi 📈💰
❤️🥀Wadno Jacayl🫀
🖥 Islamic Digital 📈
🌷⚡️Dhiirageliyaha Nolosha 🌺
🧠 Mufakar ☘
🌺 Isbedelka Guusha 🏆
🪐🦋Daryeel Jacayl 🌷
🪐Garnaqsi Channel 💥🌻
❤️💐 Faalo jacayl 🍀
🖊📖 Ereyo Qurux badan 💞
💗 Murti Daahsoon 🔰
🍀🍁Hadafkeenna🍁🍀
💻💰 Blogging 💸📊
🪐💫 Halganka Nolosha 🌹
💥🌼Hormari hankaaga✨💫
🌹💖Ifiyaha Jacaylka🎈
📖📔Aqoonta Kaa Maqan📕
☘🧠Xikmad & Murti🧠🌱
❇️🌹Tafsiirka Qur'aanka 🌷
💕❤️✏️Jacayl Qore📝💔
🔍❔Kedis Aqoon 🧠
📘سلسلة تعلم اللغة العربية 📚
📚Learn English 📕
🌺💫XIKMADLE🍁
🦋🪐Hagaaji Naftaada🌹🍀
🔬🧬Baro Caafimaadka 🧪🩺
🏆Wadada Guusha💫🌿
🧠🦋Dhiirageliye🍁
🌍💥Garaadso🌹
🔑💕Sirta Guusha🧠
🔰⭐️Abdullahi Dhaqane🔥
📚Somali Books📕
👩‍❤️‍💋‍👨Talada qoyska & guurka👨‍👩‍👧
🦋🌹ISMALURE🌷🪐
🕋 Calendar Hijriga 📅
📷Apps Jabsan💻
🎁 Yool Team 🔑
➕️ ADD MY CHANNEL 🩷
Jimco wanaagsan jaalaYaaaL, casiriyo suuban dhamaan inaad caafimaad qabtiin ayaan rajeynayaa, ayantan la isma wareysan bal soo dhowaada xaalkiinu waa sidee, sideed u aragtaan sida wax u socdaan, maxaa wax ka beddelis u baahan, soo dhowaada mar labaad dadkaygow.
Показать все...
👍 1 1
Выберите другой тариф

Ваш текущий тарифный план позволяет посмотреть аналитику только 5 каналов. Чтобы получить больше, выберите другой план.