cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

🫀 TAMAR SIINTA RUUXDA 🫀

Inta aan sharta iyo xumaha ku tartami laheyn aanu kheyrka iyo wanaaga ku tartano. Waa Madal dhalin yaro ah oo dhex marta saaxadda cilmiga, suugaanta iyo dhaqanka, iyadoo adeegsanaysa diinta Islaamka. ..Akhris wacan contact : @NAJIIB_IBRAHIM

Больше
Рекламные посты
13 435
Подписчики
-124 часа
-37 дней
+3130 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

💞➰Community ++ ♨️♨️ ━━━━━━━🔺━━━━━━━━ 111k+ 📚Somali Free Books 📙 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 53k+ 📘Somali Librarians 📒 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 32k+ ✨Xikmado iyo murti🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 31k+ 📘Kobciye Books📗 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 23+ 🌸 Mucaashaq Jacayl🌷 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 21+k 🪴Dhiirigaliye nolol🍀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 19+k ⚙️Hoyga Farsamda💭 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 18k+ 🌟 Aqoon Kobciye 🔆 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 17k+ 👩‍🏭 Hidaayatu Rabbi 👥 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 16k+ 👤Quruxda islaamka🫂 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 16k+ 🌓Somali to English♦️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 15k+ ⛺️ jacaylside channel❤️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ 🪢 alxakiim channel 👔 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ ➰xaqiiqada Nolosha🪜 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ 🌱Dareen Side channel🪴 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 💹 Hassan Caashaq ❇️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🈳Qalbi Dhaye 🚹 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k ♨️ Qalbiyadeena 💢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🔴 Guulaayso bet 🟢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k ♒️ Kalimat Kariim ♉️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🧕 Aisha bin Ahmed🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🧩 Faiido Channel🪝 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 👩 Hogaan Dumar 🧕 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 💬 albaani channel 🗯 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 🪤 Dhaqan Wanaag ⚖️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 👳‍♂️ Dinteena suuban💚 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 11k 📒 Qoraalo kooban 👀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k 🍇 Nuxur Side 🌬 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k ✍️ Kaydka Qormo 🖌 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k 🌎 Haqabtire Online⚡️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 06k 🫧 Ruuxda channel 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 06k 🫧 MaanHage School 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ ━━━━━━━━━━━━ ⭐️ VIP Channel ➡️ JOIN NOW ━━━━━━━━━━━━ anti-delete 🔝12hrs in channels
Показать все...
Dareen Bulsho

Wacyi galinta bulshada somaliyeed ~qabyaalada ~diinta ~dhaqanka

"مازلت أؤمن بأني سأصل يومًا إلى حلمي، إلى ذاتي، إلى ما أريد." - محمود درويش
Показать все...
🥰 2
Фото недоступноПоказать в Telegram
Dagaalku wuu soo dhammaan doonaa, madaxdu way isgacanqaadayaan, waxa keliya ee soo hadhayaana waa hooyadan da'da ah ee sugaysa inankeedii shahiiday, caruusaddan dhawraysay jacaylkeedii iyo dhallaankan raadinaya aabbahoodii geesiga ahaa! Ma garanayo cidda iibisay waddanka, balse waxaan arkay ciddii hurtay qiimahan! Maxamuud Darwiish
Показать все...
😢 4
00:11
Видео недоступноПоказать в Telegram
La soco Hadlada Qiima leh ❤️
Показать все...
8.43 MB
🥰 1
Фото недоступноПоказать в Telegram
"Dadka oo dhan waa in aad ku qiimeyso sida ay rabbigood ugu dhaw yihiin ama uga fogyihiin, ee qofna haku qiimeyn hantidiisa iyo darajaddiisa." "Qofkii xalaal kugu doonnaayo usheeg in uu albaabka soo garaaco oo uusan daaqadaha kuu soo istaagin!." "Jacayl walba oo Alle kaa fogeynaayo ka dheeraaw, gacaliye walba oo aan xaggiisa (Alle) kuu jiiddeynin ka tag!." "Jacaylku waa wax wanaagsan oo lagu faanno ee ma'ahan wax xun oo la qarinaayo!. Midka wax jecelna waxaa laga rabaa in uu xalaal wax ku raadiyo."
Показать все...
3🔥 1🥰 1🎉 1
Фото недоступноПоказать в Telegram
Saaxiibadu waa doomaha oo kale...Haddaad doon wanaagsan doorato way ku badbaadinaysaa,hadii aad mid si liidata doorataana waxa hubaal ah in aad qarqimi/maanshoon doonto...ee tartiib tartiib u dooro... (Abdifatah 💬)
Показать все...
🥰 6 1
Фото недоступноПоказать в Telegram
Badanaa 69% Guurasha ay ka horeeyaan xidhiidho jaceyl waxay kusoo dhamaadaan furiin walibana "3 Sano" ugu horeeya waxa ay ka dhiga tahay "10kii" kasta 7 lamaane ayaa is furaya Halka 28% ay is furaan dadka isku bartey dhex-dhexaadis sida inuu qof is Baray 🚻 Marka badana waxaan ka qaadanaa ree galbeedka aragtiyaha Aya ku fashilmeen Sida xidhiidhada jeceylka ee hada dadka wareeriyey balse 100% waxba kama jiraan waa aragti aan kaga Dayaney ree galbeedka⚠️ WQ:najiib IbraHim
Показать все...
🔥 2 1🥰 1👏 1🎉 1
Фото недоступноПоказать в Telegram
"" Mushkilada ina heysta Haddad nahay muslimiin waa inaan kaga dayano ree galbeedka waxa ay ku aragti gaaban yihiin sida xidhiidhada aan midho-dhalka ahayn. Kagana tagno waxa ay hogaamiyayaal kuyiihin sida wax ikhtiraacida. Si guud ma qaadno waxay ku fican yihin balse waxa ay ku xun yihin Ayaan kaga dayanaa ""
بودكاست فنجان ؛؛ الليبرالية والنسوية
.
Показать все...
👌 5 3🥰 1
Показать все...
Aisha Bintu Ahmed ❤✨

"JECLOW naftaada, wax badan aqri, aqligag kaasho , waalidkaga ka duceeyso, unoqo dadka mid naxriis badan..!"😌❤ Waxa aasaasnay channelkan 27.july.2021 WIXII FIKRAD 👉 @Aishabintuahmed

🥰 3
Фото недоступноПоказать в Telegram
🌚😍
Показать все...
😴 4
Выберите другой тариф

Ваш текущий тарифный план позволяет посмотреть аналитику только 5 каналов. Чтобы получить больше, выберите другой план.