cookie

Мы ОспПльзуеЌ файлы cookie Ўля улучшеМОя сервОса. Нажав кМПпку «ПрОМять все», вы сПглашаетесь с ОспПльзПваМОеЌ cookies.

avatar

𝗛𝗌𝗿𝗺𝗮𝗿𝗶_𝗵𝗮𝗻𝗞𝗮𝗮𝗎𝗮 🖀✚🊋📚🔐🌍

𝗊𝗌𝗌 𝗱𝗵𝗮𝘄𝗌𝘄 𝘄𝗹𝗹𝗞𝗮/𝘄𝗹𝘀𝗵𝗮 𝗀𝗶𝗶𝗺𝗮𝗵𝗮 𝗶𝘆𝗌 𝗀𝗮𝗱𝗮𝗿𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗺𝘂𝗱𝗮𝗻𝗌𝘄 Waxad mar waliba ka helaysaa channelkan talo iyo tusaale ku dhiirigaliya si'aad u gaadho hadafyadaada nololeed., ☑ Today reader tomorrow a leader 📚

БПльше
РеклаЌМые пПсты
15 334
ППЎпОсчОкО
+3424 часа
+1557 ЎМей
+91130 ЎМей
ВреЌя актОвМПгП пПстОМга

Загрузка ЎаММых...

Find out who reads your channel

This graph will show you who besides your subscribers reads your channel and learn about other sources of traffic.
Views Sources
АМалОз публОкацОй
ППстыПрПсЌПтры
ППЎелОлОсь
ДОМаЌОка прПсЌПтрПв
01
ـ يوم ع؞يم,إدعوا الله مَ ؎؊تم وكونوا على يقين تام ؚالإجاؚة "أنا عند ؞نّ عؚدي ØšÙŠ "آتى الله كُل ذي س؀ِل س؀اله وكُل قلٍؚ مُراده ,ضمونا ؚين دعواتكم ولكم ؚمثلها
3280Loading...
02
Maxaan sameeyaa maalinta carafa Sifiican qoraalkan u akhriso dhaqan galina waad ku faaiidi dontaa insha allah 1 - Xilli hore seexo 😎 2 - Suxuurta u kac ilaahay iyo malaa’igtiisaba ruuxa suxuuranaya way u duceeyaan. 🥹 3 - Suxuurta kadib afar rakcadood tuko ilaahayna weydiiso kheyrka adduunyo iyo midka aakhiro iyo inuu maalinta carafa ku waafajiyo insha allah, 💯 4 - Kadib waxooga istiqfaarso si dadka xilliyadaas dembi dhaafka weydiista laguugu daro, 😊 5 - Isku diyaari salaada subax, hadaad jamaacad ku tukan karto kaba fadli badan (ragga)), 😍 6 - Weysayso oo dembi dhaaf u niyeyso intaad niyada soo xaadiriso, 💜 7 - Akhri ducooyinka weysada kadib, 🫶 8 - Ka daba akhri aadaanka xilliyada salaadaha, 🧏‍♂ 9 - Salaada subax kadib haka kicin meeshaad ku tukatay illaa cad ceedu soo baxayo, 💁 10 - Akhri qur’aan salaada subax kadib 🀗 11 - Salaada subax kadib ama shuruuqa hadad tukato laba rakcadood waa cumro dhamaystiran, ✹ 12 - Takbiirtii bilow salaada subax kadibba sidii rasuulka naga soo gaadhay sallallaahu calayhi wasallam.13. Ku Salliga rasuulka sallallaahu calayhi wasallam ha iloobin 14 - Akhriso adkaartii subaxda 15 - Ha iloobin inaad sadaqo la baxdo hadaad awoodo, ❀ 16 - Iskuday inaad hawlaha xaafada ka caawiso intaan duhurka la gaadhin, 🙂 17 - Duxadii tuko ugu yaraan laba rakcadood 18 - Waxaad kartaa maalintaas oo dhan inaynan sikin ku dhaafin ood soo jeedo iyo inaad laba saacadood seexato una niyooto inaad u nasanayso saad si fiican u cibaadaysato hadhaw, 💖 17 - Kadib markaa duhurkii kutukato jamaacad xili horena masjidka siigal si aad sunihii faralka ka, horeeyay utukato. 18 - Badi ku cel celinta ducadaan 👇 ‎لا إله إلا الله وحده لا ؎ريك له، له الملك وله الحمد وهو على كل ؎يء قدير 19 - Casarka tuko 20 - Adkaartii galabta akhriso 21 - Akhrinta Takbiir badan ha iloobin 22 - Si ,aadan uga caajisin cibaadaadka isku bad bedel, mar qur’aan, mar duco, marna adkaar

. 📿 23 - Hana iloobin inaad xasuusataan eheladeenii dhamaan una duceysaan mawtaatkii dhintay, Waxaanan idiin rejeynayaa maalin wada cibaado iyo kheyr ah insha allah. 🀍✚🀲🏻 ~ Wixii su'aal ah commetiska noogu reeb wllo 😃 ╭┈────────────── ╰┈➀ - Zaxiibka nolosha 👀
9012Loading...
03
-تذكيّر | الصَلاه على الرسُولﷺ . -تذكِير | قِراءة سُورة الكهَف . -تذكيَر | توجَد ساعٌه اسِتجاؚه . -تذَكير | الدُعاء للأموَات🀍🀍.
6880Loading...
04
https://t.me/addlist/uGRMmYpGU3RjZDk0 Via @Team_kordhis B1 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗊𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗌 𝗞𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗌 𝗻𝗮𝗎𝘂 𝘀𝗌𝗌 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗞𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗌o 𝗞𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗌𝗟𝗌 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗎𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➊ SPONSORED BY   ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 ↪ @iibiye_online
5410Loading...
05
وقل رؚ زدني علما Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
2220Loading...
06
𝗊𝗣𝗢𝗡𝗊𝗢𝗥𝗘𝗗 𝗕𝗬 : @halgnka @wadnojacayl @Darenjaceyl1 @dhiirigaliye10 @Maskax_maaal @noloshuwaaguul @Xikmadoiyodhiirigalin 𝗛𝗮𝗱𝗮𝗳𝗞𝗲𝗲𝗻𝗮 𝘂𝗎𝘂 𝘄𝗲𝘆𝗻 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗮𝗵 𝗶𝗻 𝗮𝗮𝗻𝘂 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗲𝗲𝗻𝗮 𝗞𝗮 𝗵𝗮𝗟𝗮𝗯 𝘁𝗶𝗿𝗻𝗌 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗯𝗮𝗮𝗵𝗶𝘆𝗮𝗮𝗱𝗞𝗮 𝗮𝗟𝗌𝗌𝗻𝗲𝗲𝗱 𝗘𝗲 𝗞𝗮𝗹𝗮 𝗱𝘂𝘄𝗮𝗻 𝗶𝗻𝘁𝗮𝗮𝗻 𝗮𝘄𝗌𝗌𝗱𝗻𝗌 𝗎𝘂𝘂𝗱 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗌𝗌 𝗱𝗵𝗮𝗻 𝗎𝗮𝗮𝗿 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝘀𝗌𝗌𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱 𝗜𝗻𝘀𝗵𝗮 𝗮𝗹𝗹𝗮𝗵. 💯📚🧠 ~ 𝗔𝗱𝗺𝗶𝗻 - @Wll_adnaan
3221Loading...
07
Marka age-kaagu ka sareeyo 25-oo aad wax ku darsato oo aadan qofnna xiriir la lahayn yacni xiriir rasmi ah oo aad isku halayn karto. Marka aadan heysan qof sax ah oo aad isleedahay waa qof kugu habboon amar-alle ma-ogiye waa qofkaagii oo kugu haboon, marka aadan haysan xasiloonnidaas, qof walba aad is-barataanna aad ka dhex baarto baahidaadii. Waxaa la nooshahay xoogaa cabsi ah oo aad ka baqayso taloow muxuu/siduu ayuu noqon doonnaa calafkaaga.?! Talow ma heli doontaa-ba oo ma noqon doontaa qof reer leh oo qoys iyo aduunyo dhaqda/maamusha.?! Kuma dareentid wax xasilooni ah la haasaawidda dad faro badn oo aadan garanayn midna midka uu yahay qofkaagii. Way qurux iyo farxad badan tahay marka uu jiro ruux aad ku qanac-santahay kaliya aad sugayso isku halaynta rabbigaa in aad ku midoow-daan. Way qurux iyo farxad badn tahay/waxaad gudaha ka dareemaysaa in aad guulaysatay marka qofkaaga iyo adiga aadan ku heshiin wax xaaraan idin ka ah , marka aad isku howshaan in aad ilaahey raali-galisaan oo aaydaan raacin hawwooyinkiinna. Way qurux badn tahay marka aad tihiin kuwa isugu kaalmeeya is xasuusinta cibaadada iyo in aad adinka wax-isbartaan ,is-dhistaan wax-walbana isku garab-siisaan had-ba kiinna awooda. Marka aad ka fogaataan in aad raacdaan hawwada rabitaan-kiinna oo aad is-xakamaysaan adinka oo leh “insha’allaah gurigeenna ayaan ku harsan doonna.”, wuxuu mid walba dareemi doonaa in qofkan iyo howlahan oo dhan yihiin hanuun rabbi ku toosiyey oo ilaahey isku kiin arzaaqi doonno insha’allaah. Marka aad xumaha uga dhowr-sataan ilaahey dartiis si uusan ilaahey idiin kala irdhaynin xitaa haddii aydaan kala irdhoobin waxaad halis u tihiin xasilooni la’aan. Dhamaan inta si dhab ah isku rabto qeyrkana isugu kaalmayso allaha isku kiin calfo walaalahay.., 🫰 Qof walba oo si daacad ah u rabo qof hagaagsanna allaha u sahlo. ❀✚🀲 Aamiin. 🀍 ╭┈────────────── ╰┈➀ - Zaxiibka nolosha 👀
1 3540Loading...
08
اللهُم إنّا نعوذ ØšÙƒ من العجز والقهر ، اللهُم إنّا نستودعك فلسطين ، وكل أهالي غزّة ورفح فانصرهم على عدوك وعدوهم واحف؞هم ؚعينك التي لا تنام🀍.
1 1010Loading...
09
"Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen, Nagu Soo Biir Kama Qoomameyn Doontid. Sponsored ⬇ @QALINKA24 @HOYGAJACAYLKA @WADNOJACAYL
6770Loading...
10
𝗪𝗮𝗹𝗮𝗮𝗹𝗮𝗵𝗮 𝗺𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮𝘆 𝘀𝗌𝗌𝗺𝗮𝗻 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝗶𝗱𝗱𝗶𝗻 𝗹𝗲𝗲𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗶𝗹𝗮𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗵𝗮 𝗶𝗻𝗻𝗮𝗎𝗮 𝗮𝗟𝗯𝗮𝗹𝗌 𝘀𝗌𝗌𝗻𝗞𝗮. ❀✚😊 ╭┈────────────── ╰┈➀ - Zaxiibka nolosha 👀
1 4310Loading...
11
Muxamed Ibnu cuthaymin raxmahullah wuxuu yidhi : Waxan walalahayga muslimiinta ku dhiirigalinaya inay badiyaan dikriga noocyadiisa kaladuwan : Takbiir ,tahlIil, taxmiid ,tasbiix iyo sadaqada soonka iyo dhamaan camalada wanagsan
1 5210Loading...
12
Ibnu rajab raximahullah wuxuu yidhi : Sunooyinka 10ka dilxija ama carafo waxay ka fadli badantahay 10ka danbi ee ramadan sunooyinka la sameeyo ,sidookale faradyaasha ama waajibaadka 10ka dilxija waxay laban laabanta inkabadan labanlaabka faradyada kale
1 4530Loading...
13
Ii-waran.? 🙂 Sidee tahay.? xaal-kaaga waa sidee.? ii sheeg maxaa dareemaysaa.? Ma waxaad dareemaysaa sida in aad guul daraysatay oo kale.? Waayadaan-ba waxba waa kuu hagaagi la’yihiin sow maahan.? Ma waxaa dareemaysaa sida in aad wax walba ku fashilantay oo kale ama hadda ayaad sugaysaa natiijada kaarkii/jawaabtii fashilkaaga. Waayadaan dambe oo dhan wax walba waa kuu qabsami la’yihiin sow maahan.? Waxba waad ku guulaysan la’dahay sow maahan. Xitaa waxaad ku guulaysan la’adahay wax-yaabihii ugu yaryaraa ugu muhiimsanaa. Waxaad ku guulaysan la’adahay shaqadaada/waxbarashadaadii, waxaad ku guulaysan la’dahay nolol maal-maalkeedii caadiga ahaa., sida in aad gudato/u gudato, si sax ah oo waliba joogta ah cibaadaad-kaagii, daryaalka caafimaad-kaaga, qurxinta/daryeelka iyo kobcinta jirkaaga. - [x] Waxaad awoodi la’dahay sow ma ahan in aad ilaaliso dadka kuwa kuugu dhaw walaal , asxaab , ehel/qaraabo-toonna. - [x] Waxaad kala garan la’dahay waxa xun oo la fahmi la’yahay ama aad fahmi la’dahay in ay dadka kale yihiin ama aad adiga tahay sow ma ahan.? Ha wal-walin insha’allaah wax walba qeyr iyo baraaro , guulo badn oo aad gaarto ayey isku badali doonaan. Wax walba waxay is badali doonaan daqiiqadda u dambaysa ee quusta iyo rajjo la’aanta. Kaliya adiga halmid ma samayn kartaa. - [x] Waligaa ha-joojinin in aad ilaahey barido. - [x] Kaliya baro nidaamka loo maro alle-bariga - [x] (aadaabu ducaa.) Ka dibna taas xooga saar waajibka alle ku saaray la’aantiisa-na waxba ma soconayaane ogoow. Ka dib arag insha’allaah sida noloshaada u qurux badnaan doonto , arag sida ay noloshaada si tartiib tartiib ah aad u gaari doonto guulahaaga waliba waqtigii ugu wacnaa. Insha’allaah. Intii intaas ka sokaysa, daalka, rajjo la’aanta, cidlada iyo niyad-jabkaba si maalin-le ah ayaad u wada noolaan doontaan. - [x] Waxba ha u arkin kaliya naftaada ku qasab joogtaynta, cibaadada iyo wax kasta oo qeyr kuu leh. 😊 Naftaada aad ayey u dhibsan doontaa laakiin insha’allaah mar hadaa bilaawdo fudeed baa ka dambeeya.(nafta waqti lagu carbiyeey ayey u baahan tahay.) ❀ Marka laga so tago joogtaynta cibaadada iyo waqtigeeda oo lagu ilaaliyo. Joogtayn un maha, nafta marmar fasax sii laakiin haku dheeraan. - [x] Wax walba way is-badali doonaan sida ugu wacan ee aan ugu jecelnahay iyo in ka badn hadaan ilaahey ugu dhawaanno insha’allaah. ☺ Waa caadi guusha qeyrka leh ka hor in aad daasho oo aad marto tacab badan waa qiimaha wax kasta oo wanaagsan in ka hor la daalo.🫰 Wuu dhamaan-doonaa waqtigana quusta ah kaliya rajadaadu yey dhiman. W/Q naciimo macalin.🌻🀍🥰 ╭┈────────────── ╰┈➀ - Zaxiibka nolosha 👀
1 5530Loading...
14
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗞𝗮 𝗷𝗌𝗌𝗎𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗎𝗿𝗮𝗺 𝗌𝗌 𝘄𝗮𝗟𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗞𝗮𝗮𝗎𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗞𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗌 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗌 𝗚'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗌𝗹𝗌𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗞𝗮𝗻 𝗞𝘂𝘂 𝘀𝗌𝗌 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗞𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗎𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗎𝗿𝗮𝗺 𝗌𝗌 𝗻𝗌𝗌𝗰 𝗞𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯 𝗊𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗌 𝗞𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗌, 𝗡𝗮𝗎𝘂 𝘀𝗌𝗌 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗟𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗌𝗌 𝗞𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗌𝗟𝗌 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗌 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗎𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇 @jaceylqore @Enjoy_boy1 @noloshuwaaguul @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin Admin - @Zaxiibka_nolosha
10Loading...
15

4270Loading...
16
وَإِنَٖ الصَّٖلَاتَۭ عَلَی ٛسَیِّدِنَا النَؚِّیِّٖٖ أُنْسُ یُذْهُِؚٛ وَحْ؎َةَ اللَّیَاِليۭ وَیُنِیرُ ؞ُلْمَٖةَۭ القُلُٖوؚ            صَـــلُّوعَــــــــلَيـــــــهِ  ï·º
1 4320Loading...
17
I Maalinta Jimcaha ee nagu soo aadan 07 jun 2024 / 1/12/1445.(Dul- hijjah ama carafa waxaad u taqaanaba. waxaa inoo bilaabaneysa Bisha Dul -Hijjah waxay kamid tahay bilaha sida gaar ka ah ee xurmada u leh. Ilaahey wuxuu ku dhaartay Tobankaan maalmood, Wuxuuna yiri : (والفجر وليال ع؎ر) Nabigeena Muxamed صلى الله عليه وسلم wuxuu yiri ma jiro maalmo uu ilaahey ka jecel yahay acmaal la sameeyo tobanka maalmood ee ugu horeysa bisha Dul-Hijjah. Faaidooyinka 10-ka Maalin ee ugu horeyso bisha Dul-Hijjah. 1) Maalinta 1aad ee Bisha Dul-Hijjah waa maalintii loo dambi dhaafay Nabi Aadam CS, Qofkii sooma dambiyadiisa oo dhan waa loo dhaafa. 2) Maalinta 2aad ee Bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la aqbalay ducada Nabi yoonis CS isla markaasna laha soo bixiyey calooshsha malaayga, qofkii sooma waxay ula mid tahay sida isagoo hal sano caabudaayey ilaahey oo aan ilBiriqsi ku caasin. 3) maalinta 3aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la aqbalay ducadii Nabi zakariya CS, qofkii sooma ducadiisa waa la aqbalayaa. 4) maalinta 4aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la dhalay Nabi ciise CS, qofkii sooma ilaahey wuxuu ka dheeraanayaa Quusitaan iyo Faqri. 5)Maalintii 5aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la dhalay Nabi Muuse CS, qofkii sooma ilaahey wuxuu ka badbaadiyaa cadaabta Qabriga 6) Maalinta 6aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii uu Alle Nabigiisa u furay albaabada kheyrka , Qofkii sooma wuxuu Alle ku fiiriyaa il naxariis leh. 7)Maalinta 7aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la xirayo Albaabada Naarta, lamana furo ilaa ay ka dhamaato Tobanka maalin ee bisha Dul-Hijjah, Qofkii sooma ilaahey wuxuu ka xiraa 30 Al baab oo dhibaato ah, wuxuuna u furaa 30 Al baab oo Fudeed ah. 8) Maalinta 8aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalinta loogu magac daray (Tarwiya) Qofkii sooma wuxuu Alle siinaayaa ajir uusan ogeyn ilaahey mooyee. 9) Maalinta 9aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalinta la istaagaayo Banka carafa,Qofkii sooma ilaahey wuxuu u dhaafaa dambiyada sanadkii hore iyo sanadka soo sacdo, waana maalinta ay soo dagtay aayada Qu'aanka ee ( الْيَوْمَ أَكْمَلْتُ لَكُمْ دِينَكُمْ وَأَتْمَمْتُ عَلَيْكُمْ نِعْمَتِي وَرَضِيتُ لَكُمُ الْإِسْلَامَ دِينًا) 10) Maalinta 10aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalinta ciidul adxaa, qofkii Alle qurbaan ugu dhawaadana wuxuu u dhaafaa dambiyadiisa. Lawadaag wll aad qeryka ka jeceshahy Walal qoraalka lawadag umada Musliminta Ah ❀❀❀❀ dhamaantiina waan idin jaclahay Allaha caafimaad nagu gaarsiiyo Aamiin aamiin 🀲🀲🀲 sanadkaan sanadkiisa cumri dheer caafimaad leh Allaha nagugaarsiiyo Aamiin Aamiin 🀲🀲🀲🀲❀❀❀ By Hussain Hassan 🗣
1 9095Loading...
18
https://t.me/addlist/uGRMmYpGU3RjZDk0 Via @Team_kordhis B1 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗊𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗌 𝗞𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗌 𝗻𝗮𝗎𝘂 𝘀𝗌𝗌 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗞𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗌o 𝗞𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗌𝗟𝗌 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗎𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➊ SPONSORED BY   ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 ↪ @iibiye_online
7790Loading...
19
وقل رؚ زدني علما Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
3140Loading...
20
𝗊𝗣𝗢𝗡𝗊𝗢𝗥𝗘𝗗 𝗕𝗬 : @halgnka @wadnojacayl @Darenjaceyl1 @dhiirigaliye10 @Maskax_maaal @noloshuwaaguul @Xikmadoiyodhiirigalin 𝗛𝗮𝗱𝗮𝗳𝗞𝗲𝗲𝗻𝗮 𝘂𝗎𝘂 𝘄𝗲𝘆𝗻 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗮𝗵 𝗶𝗻 𝗮𝗮𝗻𝘂 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗲𝗲𝗻𝗮 𝗞𝗮 𝗵𝗮𝗟𝗮𝗯 𝘁𝗶𝗿𝗻𝗌 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗯𝗮𝗮𝗵𝗶𝘆𝗮𝗮𝗱𝗞𝗮 𝗮𝗟𝗌𝗌𝗻𝗲𝗲𝗱 𝗘𝗲 𝗞𝗮𝗹𝗮 𝗱𝘂𝘄𝗮𝗻 𝗶𝗻𝘁𝗮𝗮𝗻 𝗮𝘄𝗌𝗌𝗱𝗻𝗌 𝗎𝘂𝘂𝗱 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗌𝗌 𝗱𝗵𝗮𝗻 𝗎𝗮𝗮𝗿 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝘀𝗌𝗌𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱 𝗜𝗻𝘀𝗵𝗮 𝗮𝗹𝗹𝗮𝗵. 💯📚🧠 ~ 𝗔𝗱𝗺𝗶𝗻 - @Wll_adnaan
4780Loading...
21
Waqtigii Nabi Muuse, nabadgelyo korkiisa ha ahaatee, waxaa jiray nin dhallinyaro ah oo dhaqan xumaa oo naftiisa ku xad -gudbay, markaasay dadkii iska soo dhex saareen akhalaaq iyo dhaqan xumaantiisa darteeda, Dedna wuxuu dhintay isagoo dagan buul ku yaala hal-ka magalada laga soo galo oo bur-bursan, markaasuu Ilaahay Subxanuhu watacala u waxyooday Muuse, nabadgelyo korkiisa ha ahaatee: wuxuuna ilaahay ku yidhi ninka dhalinyarada ah ee noocas ah ayaa xalay, ku geeriyooday mesha nocaasa ee soo qaad oo maydh oo ku tuko salaatu janaasada, oo ku dheh kuwa danbigoodu badanyahay inay ka soo qaybgalaan aaskiisa si aan iyagana u cafiyo oon ugu danbi dhaafo, Markaasuu Nabi Muuse udhawaaqay reer Banii Israa’iil, oo tiradii dadku ku soo uruuray ay badatay, markay u yimaadeenna ee uu tusay maydkii way garteen, waxayna dheheen Nabigii Ilaahayow, kanu waa kii faasiqa ahaa ee aan iska soo bixinnay, markaasuu nabi Muuse la yaabay. Hadalkoodii ! Dedna Ilaahay wuu u waxyooday: Waa run tood waxay kuu sheegayaan ree bani Israel, Wuxuu ahaa faasiq caasi danbi badan laakiin markii xanuumkii geeridu qabtay isago ku jira bul-kii kii sii yaa ayaa wuxuu uu eegay midig iyo bidix, mana uusan arkin mid udhow iyo qof caawiya toona, wuxuuna isu arkay inuu yahay qariib, kaligiis ah oo dullaysan , markaasuu intuu indhihiisii ​​kor u qaaday igu yiri: Ilahayow, waxaan ahay adoon addoommadaada kamid ah, oo qariib ku ah dhulkaagii, haddan ogaan lahaa Cadaabkayga aad aniga icadaabtaa inuu xukunka, boqornimo Kuu siyaadinayo cafiskaaga aniga aad icafidaana uu hoos uridayo xukunkaaga iyo awoodaada kumaana weydiisteen cafiskaaaga, mana haysto magan iyo rajo aan kaa ahayn adiga, waxaanan ka maqlay waxaad soo dajisay inaad tiri: waxan ahay dambi dhaafe naxarista ee ilaahay hadaba ha i niyad jabin ee icafi😪 !! Muusow, waxaad jeclaan lahayd inaan ku soo celiyo isaga marka uu yahay qof ku sifoobay astaatan, wanaagsan wuu i baryay, wuuna isu kay duleeyay. nabi muusaw waxaan ku dhaartay Sharaftaydee, haddii uu i waydiin san lahaa inaan udanbi dhafo dembiilayaasha dhammaan dadka dhulka, ku nool waan siin lahaa; oo waan uwada danbi dhaafi alhaa. Muusow, waxaan u ahay kuwa toobad kena xabiibkooda dhakhtarkooda, cafiyohooda iyo u naxariisto hoodo” Ilaahay anaguna waxaanu kugu baryaynaa ducada ay kugu baryeen adoomahaga tabarta daren eed udanbi dhaaftay'e ilaahay iska kaya cafi "aamin so wada dhaha saaxibayaal" Lawadaag walalaaladaa #sher garee fadlan Nagu soo biir inshalaah mahadsanidin Qisadan waxay ku qoran tahay التواؚين لاؚن قدامة
1 9102Loading...
22
TO MY BEAUTIFUL GIRLS 🀗 Markaad gabar yar tahay oo aad weliba dhaban qurxoon tahay, hiigsanaysid meel ka sarraysa meesha dadka badankoodu kaa filayaan waxa aad u baahan tahay taxaddar badan. Waxa aad ku sugan tahay labo khatarood mid waa in aad soo jiidanaysid nin walba, mid kuu qalma iyo mid aan kuu qalmin. Midda 2aad waa in aad naag tahay oo aan la gaa filayn meel sare. ☺ Haddii aad dadaashid oo aad wax fiican samaysid xataa waxaa lagu oran doonaa nimanka ayay ku dhex milan tahay ama si kale ayay wax ku heshay marna gaari maysid qanaacada dadka. Waa in aad taqaannid qiimahaaga, ogtahay oo ku meel gaari kartid kartidaada iyo dadnimadaada, marka aad u baahatidna quruxdaada. 😌 Marna ha moodin marka waydiinta nimanku kugu badato in aad qaali tahay oo aad qiimo gooni ah ayaga u leedahay. Marwalba goob walba iyo gabar walba ayuu ku yiraahdaa inta uu adiga kugu oranayo. 🧐 Ogow ma jiro wax ka khatar badan nimankuna ay ka neceb yihiin naag qurxoon, taqaanna waxa ay rabto iyo waxa aysan doonayn kaliyana u nool sida ayadu ay markaas rabto. 👌 Marna hadde waa marna qof kale dartiis ha uga tanaasulin qiyam adiga kuu yaalla. Cidda noloshaada soo galaysaa ha noqoto cid aad adigu u ogalaatay kana bixi karta marwalba oo aad adigu go'aansato. 😉 Hay furaha noloshaada oo ha niyad jabin marka ay ku yiraahdaan "Guurso, ninka aad doontid ayaad heli kartaa." U sheeg in ninka ay sheegayaan ay ka horrayso nolol aad ku riyootay oo aad ku foogan tahay dhisideeda. 🌞💥🫰 ~ Faadumo alimaad ✍ ╭┈────────────── ╰┈➀ - Zaxiibka nolosha 👀
1 7071Loading...
23
"Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen, Nagu Soo Biir Kama Qoomameyn Doontid. Sponsored ⬇ @QALINKA24 @HOYGAJACAYLKA @Manhadal @WADNOJACAYL Www.youtube.com/@ogaalbulsho
4761Loading...
24
Maxaa codkeenu kor ugu qaadnaa markaan xanaaqno? Nin xikmad leh ayaa wuxu ku jiray booqasho wuxuna tagey webi si uu u maydho, waxa uu arkay koox dad ah oo si cadho leh u qaylinaya midba midka kale . Wuu soo jeestay, isagoo u dhoola caddaynaya ardaydiisii ​​oo weydiiyey, "Maxay dadka codkoodu kor ugu qaadaan markay xanaaqsan yihiin?" Ardaydiisa ​​in muddo ah ayay fikirayeen, markaas ayaa mid ka mid ah ugu jawaabay, "Sababtoo ah marka aan wayno xasiloonideena , codkeena wuu sii kordhaa." Xaakimkii ayaa u jawaabay oo ku yidhi, “Laakin maxaad u qaylinaysaa marka uu qofka kale ku garab taagan yahay oo aad u sheegi karto waxa aad rabto si wanaagsan? Qaar ka mid ah ardaydiisii ​​ayaa jawaabo kale bixiyay, laakiin midkoodna ma qancin inta kale. Ugu dambayntii Xaakimkii ayaa u sharraxay, “Labada qof marka ay isu xanaaqaan waxa kala fogaada qalbiyadooda , si ay u daboolaan masaafadaas isuna maqlaan waa in ay kor u qaadaan codkooda , marwalbo oo cadhadoodu ay aad u sii ziyaado , waa marwalbo ay u baahan yihiin inay kor u qaadaan codkooda, si ay u daboolaan masaafadaas." Maxaa dhacaya marka laba qof is jeclaadaan? Iskuma qaylinayaan, ee waxay u hadlaan si jilicsan, sababtoo ah qalbigooda ayaa aad isugu dhow, masaafada u dhaxaysa waa mid aad u yar ama aysan jirin . wuu sii watay, “Markii ay zaaid isu jeclaadaan , maxaa dhacaya? Ugu dambeyn looma baahna in la wada hadlo, way is eegayaan kaliya , waa intaas. "Tani waa sida ay isugu dhawaan karaan labada qof ee is jecel." Xaakimkii ayaa ardaydiisii ​​eegay oo yidhi, “Hadaba markaad wax isku khilaaftaan, marka aad wax ka hadlaysaan ama ku murantaan, ha u ogolaanina inay qalbiyadiinnu kala fogaadaan , hana is dhihina hadalo idin kala fogeyn kara , maxa yeelay maalin baa iman doonta ay masaafadaa idiin dhexaysa sii balaadhato oo aad kari waydaan Inaad heshaan wado idin isku kiin soo celin karta . ...taasi waa cibrada in cadhadaada ku maamulin ee aad dadka kula dhaqanto dulqaad iyo cafis . By :.fardowsa abdirizaq
1 9134Loading...
25
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗞𝗮 𝗷𝗌𝗌𝗎𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗎𝗿𝗮𝗺 𝗌𝗌 𝘄𝗮𝗟𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗞𝗮𝗮𝗎𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗞𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗌 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗌 𝗚'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗌𝗹𝗌𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗞𝗮𝗻 𝗞𝘂𝘂 𝘀𝗌𝗌 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗞𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗎𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗎𝗿𝗮𝗺 𝗌𝗌 𝗻𝗌𝗌𝗰 𝗞𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯 𝗊𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗌 𝗞𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗌, 𝗡𝗮𝗎𝘂 𝘀𝗌𝗌 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗟𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗌𝗌 𝗞𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗌𝗟𝗌 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗌 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗎𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇 @jaceylqore @Enjoy_boy1 @noloshuwaaguul @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin Admin - @Zaxiibka_nolosha
2530Loading...
26
Waligaa halmar xitaa imaad dhihin waaku jeclahay aawey jaceylkaaga.!!? 💔😞 Kuma dhihin wanku jeclahay lkn waxan ku dhahay wan kuu xiisaa. 🥲 Waa runtaa kuma dhihin wan ku jeclahay lkn salaad walba ducadeydaad ku jirtaa.! 🀍👞😍 Kuma dhihin wanku jeclahay lkn wan kuu maseeraa marwalibo. ❀‍🩹🫰🥺 kuma dhihin wan ku jeclahay lkn waxaa ku leeyahay naftaada ii ilaali, ilaahaybaa wax ilaaliyee.! ❀✚😘 ╭┈ - Mʀ ᎊᎇᎄᎇʟᎏᎡ 😎
2 0821Loading...
27
𝗊𝗮𝗱𝗲𝘅 𝗛𝗮𝗯-𝗱𝗵𝗮𝗟𝗮𝗻 𝗌𝗌 𝗱𝗮𝗱𝗞𝘂 𝗷𝗲𝗰𝗲𝗹𝘆𝗶𝗵𝗶𝗶𝗻 𝗰𝗶𝗱𝗮 𝗞𝘂 𝘀𝗶𝗳𝗌𝘄𝗱𝗮 (3) 1 : Noqo dhagayste wanaagsan 🧏‍♂ Haddii aad ku haminayso inaad noqoto qof dadku la sheekaysigiisa jeclaystaan, saamayna ku yeesha marka hore noqo dhageyste fiican, Xasuusnoow dadka aad la hadlayso inay boqol jeer uga xiiso badan tahay naftoodu ,waxa aadka hadlaysid oo dhan. Sidaa darteed marka hore iyaga si wacan udhagayso rabitaanadooda, kadib kaaga uga waran waa hubaal inay si niyad sami leh kuu maqli doonaan. 🫰 2 : Ka hadal wax qofka kale xiiso geliya Wadada keliya ee qof qalbigiisa lagu maamusho waa inaad ka hadasho wax uu xiiseynayo. Hadaba marka hore uga sheekee wax qofku xiiseynayo kadib dhex marso fariintaada.👌 3 : Ka dhig qofka kale inuu dareemo inuu muhiim yahay (importan) Waxaa jira xeer aad u qiimo badan marka la joogo la dhaqanka aadanaha, hadaad adeegsato sharcigaasna dhibaato kalama kulmaysid la saaxiiibida iyo saameynta dadka, Sharcigu waa : ( Mar walba qofka kale dareensii inuu muhiim yahay ) Waa halkii uu ka lahaa faylasuuf John Dewey, markii uu ka hadlaayey rabitaanka aadanaha “ Rabitaanka ugu qotada dheer ee aadanuhu waa Rabitaanka Muhiim Noqosha” Qofka waxa uu raba inu muhim loo arko , cida u muujisa dareenkaasna sinaba ugama ag fogaado.! 💯 ╭┈────────────── ╰┈➀ - Zaxiibka nolosha 👀
2 3563Loading...
28
https://t.me/addlist/uGRMmYpGU3RjZDk0 Via @Team_kordhis B1 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗊𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗌 𝗞𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗌 𝗻𝗮𝗎𝘂 𝘀𝗌𝗌 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗞𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗌o 𝗞𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗌𝗟𝗌 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗎𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➊ SPONSORED BY   ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 ↪ @iibiye_online
6190Loading...
29
وقل رؚ زدني علما Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
2440Loading...
30
𝗊𝗣𝗢𝗡𝗊𝗢𝗥𝗘𝗗 𝗕𝗬 : @halgnka @wadnojacayl @Darenjaceyl1 @dhiirigaliye10 @Maskax_maaal @noloshuwaaguul @Xikmadoiyodhiirigalin 𝗛𝗮𝗱𝗮𝗳𝗞𝗲𝗲𝗻𝗮 𝘂𝗎𝘂 𝘄𝗲𝘆𝗻 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗮𝗵 𝗶𝗻 𝗮𝗮𝗻𝘂 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗲𝗲𝗻𝗮 𝗞𝗮 𝗵𝗮𝗟𝗮𝗯 𝘁𝗶𝗿𝗻𝗌 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗯𝗮𝗮𝗵𝗶𝘆𝗮𝗮𝗱𝗞𝗮 𝗮𝗟𝗌𝗌𝗻𝗲𝗲𝗱 𝗘𝗲 𝗞𝗮𝗹𝗮 𝗱𝘂𝘄𝗮𝗻 𝗶𝗻𝘁𝗮𝗮𝗻 𝗮𝘄𝗌𝗌𝗱𝗻𝗌 𝗎𝘂𝘂𝗱 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗌𝗌 𝗱𝗵𝗮𝗻 𝗎𝗮𝗮𝗿 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝘀𝗌𝗌𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱 𝗜𝗻𝘀𝗵𝗮 𝗮𝗹𝗹𝗮𝗵. 💯📚🧠 ~ 𝗔𝗱𝗺𝗶𝗻 - @Wll_adnaan
3320Loading...
31
Xijabka....😊🌺 🌺 Wax kastoo Aduunkan qiime sare leh, Alle SWT wuu daboolay, waa xafidan yihiin, si adag baana loo helaa, Tusaale diamond, dahab iyo Luul intaba waxaa laga kala helaa Gunta hoose ee dhulka, Godad dusha looga daboolay lakabyo isa saaran oo dhagxaan ah iyo Gunta hoose halka u dambeysa Badda iyadoo lagu daboolay laguna xafiday dahaar aad u qurxoon. Haddaba, haddii aad ogtahay in jirkaagu karaameysan yaay ama qiime leeyahay Xafid oo Astur”🌹
2 6724Loading...
32
Dabciyada ay dadku leeyihiini waxa uu u kala saaraa dadka 6 qaybood, ee adigu keebaad tahay saaxiib.? 🧐 1. Qof aan lahayn wax yool ah, ama hadaf uu ku dadaalo sidii uu u gaadhi lahaa, oo haddaad weydiiso oo aad tidhaadid maxaad doonaysaa oo kuu qorshaysan kugu jawaabaya garan maayo laakiin mar haddii aan noolahay igu filan. 😐 2. Qof garanaya wuxuu doonayo yoolka ama hadafka, laakiinse aan garanayn sidii uu ku gaadhi lahaa Yoolkaasi, helinna cid markaasi ku toosisa waddada saxda ah si uu u gaadho hadafka ama yoolka uu doonayo, qofkani kii aan yoolkaba lahayn waa uu ka liitaa. 🫀 3. Qof garanaya wuxuu doonayo, yoolka ama hadafka uu tiigsanayo, waddadii iyo qorshihiina garanaya, hase yeeshee aan naftiisa ku kalsoonayn in uu guul soo hoyn karana aan aaminsanayn, kani waa ka murug badan yahay labadii hore. 😞 4. Qof garanaya wuxuu doonayo, garanaya waddadii uu u mari lahaa naftiisa ku kalsoon in uu gaadhi karo yoolkaas ama hadafkaas, laakiin waxaa raad ku yeesha hadalka dadka oo qof kasta oo rayi u soo jeediya isaga oo hawshii ku jira wuu maqlaa, mid ku odhanaya sidan ayaa wanaagsanaan lahayd in aad samayso, qof kale oo hadana bedela isaga oo aan qorshihii uu waday ka gun gaadhin, dadka badankiisuna noocan ayey u badan yihiin, qofka noocan ahi wuu ka sii liitaa sadexdii nooc ee hore. 🥲 5. Qof wuxuu doonayo garanaya, waddadii uuu mari lahaana ay umuuqato, naftiisana ku kalsoon in uu guul soo hoyn karo, dadkuna aanay raadku yeelan oo ayna qorshihiisa waxba kabadeli karin, hasa yeeshee fikir ka wanaagsan uun ka qaata, laakiin qof kani guul kasta uu gaadho isaga ayaa dib u burburiya oo uhalleeya, hadduu dhaqaale badan abuuro meelaan haboonayn ayuu ku baabi'iyaa, markuu guusha ugu horaysa gaadhana wuu iscajabiyaa, ka dibna waa uu fashilmaa. 🀝 6. Qof garanaya waxa uu doonayo, waddadii uu umari lahaana u muuqato, naftiisana ku kalsoon iyo awoodda Ilaahay siiyey guul in uu gaadhi karana aaminsan, dadkana warkooda wixii ka anfaca ka qaata, yoolkiisana laga leexin karin, guusha uu gaadhana aysan caqabad ku noqon ee markuu hadafkiisa ama yoolkii uu doonayey gaadhaba midkale u qalab qaata, ilaahayna talo saarta. 👌 Guri in la dhiso oo boqcaddii laga dhisilahaa iyo qorshe sawireedkii lala yimaadaa waa lama huraan. Guusha noloshana joogtayn iyo in qorshe cad lala yimaada hagta. 💯 ╭┈────────────── ╰┈➀ - Zaxiibka nolosha 👀
2 9034Loading...
33
"Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen, Nagu Soo Biir Kama Qoomameyn Doontid. Sponsored ⬇ @QALINKA24 @HOYGAJACAYLKA @Manhadal @WADNOJACAYL Www.youtube.com/@ogaalbulsho
7230Loading...
34
Amarkaga ku bilow allah ,allahna ku dhamee ❀
2 3050Loading...
35
‏°•☁⇣‏ ‏‏رََؚّنا وَلا تُحَمِّلنا ما لا طاقَةَ لَنا ؚِهِ.. 🌞🎀
2 5380Loading...
36
Talooyinkan ayaa loo turjumay afaf badan, kuwaas oo soo jiitay indhaha caalamka. Waxaana laga dhigay warqado lagu dhejiyo gidaarrada iyo albaabada. ⚡ (The Paradoxical Commandments/ Dardaarannadii is burinayay) 1. Dadku si saxa caqligooda uma isticmaalaan oo waxay daneeyaan arrimahooda gaarka ah, si kastaba ha ahaatee, jeclow iyaga. 🫰 2. Haddii aad wanaag samayso, dadku waxay kugu eedayn doonaan inaad leedahay dano gaar ah oo qarsoon. Si kastaba ha ahaatee, wa inaad wanaag samaysaa. ❀ 3. Haddii aad guulaysato, waxaad heli doontaa saaxiibbo been abuur ah iyo cadaw dhab ah. waar si kastaba ha ahaate, wa inaad guulaysataa. 👌 4. Wanaagga aad maanta samayso, barriba waa la illaawi doonaa. Wanaag uun samee. 🀍 5. Daacadnimada iyo deel qaaf la’aantu waxay kaa dhigayaan mid aad ugu nugul dhaleecaynta dadka. Daacad ahow, oo furfurnow xaalad kastaba. 🀗 6. Waxaa lagayaabaa ragga iyo dumarka caqliga fiican ku fakara, inay joojin karaan ragg iyo dumar garaad yar. Fikrado waawayn lahow markasta. 🀝 7. Dadku waxay jecelyihiin kuwa taagta daran, balse waxay raacaan kuwa islawaynida badan. U dedaal markasta kuwa taagta daran. 😊 8. Wixii aad sanaddo ku bixisay dhismihiisa inaad dhisto, waxa laga yaabaa inuu maalin kaa dumo. Si kastaba ha ahaatee dhis. 😐 9. Dadku waxay u baahan yihiin gargaar/caawimaad, laakiin waxaa lagayaabaa inay ku maagaan/ku weeraraanba adoo caawinaya. Si kastaba ha ahaatee caawi. 😃 10. Haddii aad waxa adduunka ugu fiican siiso dadka qaar, cay ayay kuu quudhayaan. Si kastaba ha ahaatee, sii waxa ugu wanaagsan ee aad haysato. 💯 - Dr. Kent Keith ✍ ╭┈────────────── ╰┈➀ - Zaxiibka nolosha 👀
2 9684Loading...
37
"Wanaagyadu waxa ay tagsiinayaan xumaanaha" Mar kasta oo aad fasho dambi, ku dheh naftaada: mar keliya ayaan gefay ee noloshayda oo dhan ma guuldarraysan. " Ha quusan ee weysayso oo tuko laba rakcadood, intaa kadib ku tasbiixso farihii aad ku dambaabtay, kuna akhri Quraanka isla indhihii aad ku fiirisay xaaraanta waayo; taaha kuwa towbad keenaya Alle agtiisa waxa uu la mid yahay xaqa kuwa addeecaya, ❀ Eebbena naftiisa ayuu u bixiyay dambidhaaf badane sababta oo ah; waxa uu kaa doonayaa in aad u soo laabato xaggiisa.! 💜✚📿😊 ╭┈────────────── ╰┈➀ - Zaxiibka nolosha 👀
2 4520Loading...
38
"Wanaagyadu waxa ay tagsiinayaan xumaanaha" Mar kasta oo aad fasho dambi, ku dheh naftaada : mar keliya ayaan gefay ee noloshayda oo dhan ma guuldarraysan. " Ha quusan ee weysayso oo tuko laba rakcadood, intaa kadib ku tasbiixso farihii aad ku dambaabtay, kuna akhri Quraanka isla indhihii aad ku fiirisay xaaraanta waayo; taaha kuwa towbad keenaya Alle agtiisa waxa uu la mid yahay xaqa kuwa addeecaya, Eebbena naftiisa ayuu u bixiyay dambi dhaaf badane sababta oo ah; waxa uu kaa doonayaa in aad u soo laabato xaggiisa.! 🀍✚📿🥲 ╭┈────────────── ╰┈➀ - Zaxiibka nolosha 👀
2 1651Loading...
39
Si aad adiguna unoqoto.! 🀍✚🫰 ╭┈────────────── ╰┈➀ - Zaxiibka nolosha 👀
2570Loading...
40
Si aad adiguna unoqoto.! 🀍✚🫰 ╭┈────────────── ╰┈➀ - Zaxiibka nolosha 👀
30Loading...
ـ يوم ع؞يم,إدعوا الله مَ ؎؊تم وكونوا على يقين تام ؚالإجاؚة "أنا عند ؞نّ عؚدي ØšÙŠ "آتى الله كُل ذي س؀ِل س؀اله وكُل قلٍؚ مُراده ,ضمونا ؚين دعواتكم ولكم ؚمثلها
ППказать все...
👍 5❀ 2
Maxaan sameeyaa maalinta carafa Sifiican qoraalkan u akhriso dhaqan galina waad ku faaiidi dontaa insha allah 1 - Xilli hore seexo 😎 2 - Suxuurta u kac ilaahay iyo malaa’igtiisaba ruuxa suxuuranaya way u duceeyaan. 🥹 3 - Suxuurta kadib afar rakcadood tuko ilaahayna weydiiso kheyrka adduunyo iyo midka aakhiro iyo inuu maalinta carafa ku waafajiyo insha allah, 💯 4 - Kadib waxooga istiqfaarso si dadka xilliyadaas dembi dhaafka weydiista laguugu daro, 😊 5 - Isku diyaari salaada subax, hadaad jamaacad ku tukan karto kaba fadli badan (ragga)), 😍 6 - Weysayso oo dembi dhaaf u niyeyso intaad niyada soo xaadiriso, 💜 7 - Akhri ducooyinka weysada kadib, 🫶 8 - Ka daba akhri aadaanka xilliyada salaadaha, 🧏‍♂ 9 - Salaada subax kadib haka kicin meeshaad ku tukatay illaa cad ceedu soo baxayo, 💁 10 - Akhri qur’aan salaada subax kadib 🀗 11 - Salaada subax kadib ama shuruuqa hadad tukato laba rakcadood waa cumro dhamaystiran, ✹ 12 - Takbiirtii bilow salaada subax kadibba sidii rasuulka naga soo gaadhay sallallaahu calayhi wasallam.13. Ku Salliga rasuulka sallallaahu calayhi wasallam ha iloobin 14 - Akhriso adkaartii subaxda 15 - Ha iloobin inaad sadaqo la baxdo hadaad awoodo, ❀ 16 - Iskuday inaad hawlaha xaafada ka caawiso intaan duhurka la gaadhin, 🙂 17 - Duxadii tuko ugu yaraan laba rakcadood 18 - Waxaad kartaa maalintaas oo dhan inaynan sikin ku dhaafin ood soo jeedo iyo inaad laba saacadood seexato una niyooto inaad u nasanayso saad si fiican u cibaadaysato hadhaw, 💖 17 - Kadib markaa duhurkii kutukato jamaacad xili horena masjidka siigal si aad sunihii faralka ka, horeeyay utukato. 18 - Badi ku cel celinta ducadaan 👇 ‎لا إله إلا الله وحده لا ؎ريك له، له الملك وله الحمد وهو على كل ؎يء قدير 19 - Casarka tuko 20 - Adkaartii galabta akhriso 21 - Akhrinta Takbiir badan ha iloobin 22 - Si ,aadan uga caajisin cibaadaadka isku bad bedel, mar qur’aan, mar duco, marna adkaar

. 📿 23 - Hana iloobin inaad xasuusataan eheladeenii dhamaan una duceysaan mawtaatkii dhintay, Waxaanan idiin rejeynayaa maalin wada cibaado iyo kheyr ah insha allah. 🀍✚🀲🏻 ~ Wixii su'aal ah commetiska noogu reeb wllo 😃 ╭┈────────────── ╰┈➀ - Zaxiibka nolosha 👀
ППказать все...
❀ 8🥰 4
-تذكيّر | الصَلاه على الرسُولﷺ . -تذكِير | قِراءة سُورة الكهَف . -تذكيَر | توجَد ساعٌه اسِتجاؚه . -تذَكير | الدُعاء للأموَات🀍🀍.
ППказать все...
❀ 7
https://t.me/addlist/uGRMmYpGU3RjZDk0 Via @Team_kordhis B1 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗊𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗌 𝗞𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗌 𝗻𝗮𝗎𝘂 𝘀𝗌𝗌 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗞𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗌o 𝗞𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗌𝗟𝗌 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗎𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➊ SPONSORED BY   ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 ↪ @iibiye_online
ППказать все...
Kordhis 1

Iiwad Sheekada invites you to add the folder “Kordhis 1”, which includes 17 chats.

👍 2❀ 1
Repost from N/a
ЀПтП МеЎПступМПППказать в Telegram
وقل رؚ زدني علما Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
ППказать все...
💻 ONLINE MARKET⌹
📖 TAFSIIRKA QURANKA
تعلم اللغةالعرؚية 📕
📕 تعلم حديث
🌙 التقويم الهجري
🕋 QUR'AN REMINDER
📚 Wacyigelinta Islaamka
TAFSIIRKA QURANKA
SAWIRADA GUUSHA 🖌
LEARN ARABIC WITH MUSAB 📚
ENGLISH CONVERSATION 📙
GODOOMIYA TEAMKA
Ereyo jaceyl oo qurux badan
🖥IIBIYE ONLINE🖚
XIFDINTA QUR'ANKA
✊Team kordhis🫠
🀝ADMIN
ЀПтП МеЎПступМПППказать в Telegram
𝗊𝗣𝗢𝗡𝗊𝗢𝗥𝗘𝗗 𝗕𝗬 : @halgnka @wadnojacayl @Darenjaceyl1 @dhiirigaliye10 @Maskax_maaal @noloshuwaaguul @Xikmadoiyodhiirigalin 𝗛𝗮𝗱𝗮𝗳𝗞𝗲𝗲𝗻𝗮 𝘂𝗎𝘂 𝘄𝗲𝘆𝗻 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗮𝗵 𝗶𝗻 𝗮𝗮𝗻𝘂 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗲𝗲𝗻𝗮 𝗞𝗮 𝗵𝗮𝗟𝗮𝗯 𝘁𝗶𝗿𝗻𝗌 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗯𝗮𝗮𝗵𝗶𝘆𝗮𝗮𝗱𝗞𝗮 𝗮𝗟𝗌𝗌𝗻𝗲𝗲𝗱 𝗘𝗲 𝗞𝗮𝗹𝗮 𝗱𝘂𝘄𝗮𝗻 𝗶𝗻𝘁𝗮𝗮𝗻 𝗮𝘄𝗌𝗌𝗱𝗻𝗌 𝗎𝘂𝘂𝗱 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗌𝗌 𝗱𝗵𝗮𝗻 𝗎𝗮𝗮𝗿 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝘀𝗌𝗌𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱 𝗜𝗻𝘀𝗵𝗮 𝗮𝗹𝗹𝗮𝗵. 💯📚🧠 ~ 𝗔𝗱𝗺𝗶𝗻 - @Wll_adnaan
ППказать все...
👍 2
𝗡𝗮𝗎𝘂 𝘀𝗌𝗌 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝘄𝗹𝗹 ♥
Marka age-kaagu ka sareeyo 25-oo aad wax ku darsato oo aadan qofnna xiriir la lahayn yacni xiriir rasmi ah oo aad isku halayn karto. Marka aadan heysan qof sax ah oo aad isleedahay waa qof kugu habboon amar-alle ma-ogiye waa qofkaagii oo kugu haboon, marka aadan haysan xasiloonnidaas, qof walba aad is-barataanna aad ka dhex baarto baahidaadii. Waxaa la nooshahay xoogaa cabsi ah oo aad ka baqayso taloow muxuu/siduu ayuu noqon doonnaa calafkaaga.?! Talow ma heli doontaa-ba oo ma noqon doontaa qof reer leh oo qoys iyo aduunyo dhaqda/maamusha.?! Kuma dareentid wax xasilooni ah la haasaawidda dad faro badn oo aadan garanayn midna midka uu yahay qofkaagii. Way qurux iyo farxad badan tahay marka uu jiro ruux aad ku qanac-santahay kaliya aad sugayso isku halaynta rabbigaa in aad ku midoow-daan. Way qurux iyo farxad badn tahay/waxaad gudaha ka dareemaysaa in aad guulaysatay marka qofkaaga iyo adiga aadan ku heshiin wax xaaraan idin ka ah , marka aad isku howshaan in aad ilaahey raali-galisaan oo aaydaan raacin hawwooyinkiinna. Way qurux badn tahay marka aad tihiin kuwa isugu kaalmeeya is xasuusinta cibaadada iyo in aad adinka wax-isbartaan ,is-dhistaan wax-walbana isku garab-siisaan had-ba kiinna awooda. Marka aad ka fogaataan in aad raacdaan hawwada rabitaan-kiinna oo aad is-xakamaysaan adinka oo leh “insha’allaah gurigeenna ayaan ku harsan doonna.”, wuxuu mid walba dareemi doonaa in qofkan iyo howlahan oo dhan yihiin hanuun rabbi ku toosiyey oo ilaahey isku kiin arzaaqi doonno insha’allaah. Marka aad xumaha uga dhowr-sataan ilaahey dartiis si uusan ilaahey idiin kala irdhaynin xitaa haddii aydaan kala irdhoobin waxaad halis u tihiin xasilooni la’aan. Dhamaan inta si dhab ah isku rabto qeyrkana isugu kaalmayso allaha isku kiin calfo walaalahay.., 🫰 Qof walba oo si daacad ah u rabo qof hagaagsanna allaha u sahlo. ❀✚🀲 Aamiin. 🀍 ╭┈────────────── ╰┈➀ - Zaxiibka nolosha 👀
ППказать все...
👍 11❀ 1
اللهُم إنّا نعوذ ØšÙƒ من العجز والقهر ، اللهُم إنّا نستودعك فلسطين ، وكل أهالي غزّة ورفح فانصرهم على عدوك وعدوهم واحف؞هم ؚعينك التي لا تنام🀍.
ППказать все...
❀ 6
"Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen, Nagu Soo Biir Kama Qoomameyn Doontid. Sponsored ⬇ @QALINKA24 @HOYGAJACAYLKA @WADNOJACAYL
ППказать все...
🫵 KU-DHIIRRO 🫵
😢 JACEYL 😢
💪XIGMAD SIDE💪
🀯 MASKAX MAAL 🀯
🥰 SHEKOOYIN 🥰
🫵HORMARI HANKA🫵
❀WADNO JCYL❀
🫠RIYOOYINKA🫠
💪ISBADALKA GUSHA💪
😊WAAYA ARAG😊
🀯MAAN HADAL🀯
💪WADOYINKA GUSHA💪
😍WEHEL CAASHAQ😍
🀌HAGAHA NOLOSHA🀌
🫵 HANKAAGA 🫵
🀯AQOON KORDHIYE🀯
😍HOYGA FARXADA😍
💪DHIIRISO💪
🗂MAD'XAFKA🗂
🀯MUFAKIR🀯
🫚SOYAALKA🫚
😍HAYAANKA😍
💪DHAWAR ADEYG💪
💪DHIIRIYE💪
✊HADAFKA NLSH✊
🫱CILMIYE🫲
🫵 U-FIIRSO 🫵
🫠DAACAD CALI🫠
📚 SOM PDF 📚
📞BEST IMAGES📞
✍QORMOYIN✍
👍MADAALIYE👍
🫵NAGU SOO BIIR🫵
𝗪𝗮𝗹𝗮𝗮𝗹𝗮𝗵𝗮 𝗺𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮𝘆 𝘀𝗌𝗌𝗺𝗮𝗻 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝗶𝗱𝗱𝗶𝗻 𝗹𝗲𝗲𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗶𝗹𝗮𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗵𝗮 𝗶𝗻𝗻𝗮𝗎𝗮 𝗮𝗟𝗯𝗮𝗹𝗌 𝘀𝗌𝗌𝗻𝗞𝗮. ❀✚😊 ╭┈────────────── ╰┈➀ - Zaxiibka nolosha 👀
ППказать все...
❀ 14👍 6