cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

Sirtaguusha 1

𝐀𝐪𝐫𝐢𝐬𝐤𝐮 𝐜𝐚𝐪𝐥𝐢𝐠𝐚 𝐚𝐲𝐮𝐮 𝐱𝐨𝐫𝐞𝐞𝐲𝐚𝐚, 𝐚𝐰𝐨𝐨𝐝𝐧𝐚 𝐮 𝐬𝐢𝐢𝐲𝐚𝐚 𝐢𝐧 𝐮𝐮 𝐰𝐚𝐱 𝐰𝐞𝐞𝐥𝐞𝐞𝐲𝐨 , 𝐟𝐚𝐡𝐦𝐨, 𝐪𝐢𝐢𝐦𝐞𝐞𝐲𝐨, 𝐤𝐚 𝐠𝐚𝐝𝐚𝐚𝐥 𝐧𝐚 𝐠𝐨’𝐚𝐚𝐧 𝐬𝐚𝐱 𝐚𝐡 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐨, Nasoo raac oo hel faham bdn@sirtaguusha1

Больше
Рекламные посты
13 256
Подписчики
+3824 часа
+2137 дней
+80430 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

-Maxa muslimiinta ka hortaagan in ay midobaan fikirkaaga
Показать все...
6
Marka aanay mabda’aaga gilgilin eray qof kale yidhi intuu doono hakuu jiree Marka ruuxdaadu ay ku dagto qiimaynta waxyaabaha yaryar sida inaad koob shaaha/coffee ah ku cabtid deganaansho, ama neecaw qaboow’i intay wajigaaga marto ay naftaada raali ahaansho kaga tagto carabkaaguna mowlaha mahadiyo, ama madaxu kuugu dago urta ciidda oo roob yari ku shuuxay Markaad waqti qaali ah la qaadatid qof maskaxdaad godli kara, ama aad akhridid buug aad jeceshahay oo ku dawaafiya caalam aanay cid kale tagin adiga mooyaane.
Показать все...
9
Фото недоступноПоказать в Telegram
MAXAAD KU GARAN KARTAA IN AAD MASKAX AHAAN KORTAY 👇👇 Markay ku xiiso galin waayaan waxyaabo aad horey ugu riyaaqi jirtay Marka deganaanshaha naftaada iyo calool samidaadu kuu noqdaan labada shay ee aad ku faro- adaygto Markaad naftaada siin kartid wehel oo inaad adigu isbarato aad ka hormariso waxkasta Markaad miisaanto hadalka afkaaga kasoo baxaya inta aanuu kasoo bixin ka hor Markaad adiga oo saxsan aamusto si aanad awood ugu lumin muran aan midho dhal lahayn Markaad naftaada iyo dadka kalaba runta u sheegi karto siday doonto ha u qadhaadhaato’e Markaad xaalad kasta , shakhsi kasta iyo meel kasta oo aan korriimo ama hurumar maskaxeed kuu kordhinayn aad ka digo rogan kartid si fudud, saamayn maskaxeedna aanay kugu yeelan Marka cidda keli ah ee aad is barbar dhigtaa ay tahay adiga iyo halkaad shalay taagnayd Markaad ku mashquusho naftaada, dhaqakaaga iyo dabeecaddaada jafjafkooda
Показать все...
6👍 1
Фото недоступноПоказать в Telegram
Sh maxamad cabdi umal Caalimka umada somalideed allah cimriga iyo cafimaadka ha u dhereeyo Waxan ka qayb galay suaalo la waydiinayay xalay ma arkin qof sida uu oga jawabaayo oga jawabaayo suaalaha uma baahno kitaab in uu ka baaro ❤️❤️❤️❤️❤️
Показать все...
9👍 2🤔 1
https://t.me/addlist/kje-gbXtWvU4MWQ0 Via @Team_kordhis B1 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ SPONSORED BY   ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 ↪️ @iibiye_online
Показать все...
Kordhis 1

Iiwad Sheekada invites you to add the folder “Kordhis 1”, which includes 16 chats.

Фото недоступноПоказать в Telegram
4 Gabdhood oo wax haysto inta ayuuto isku darsadaan haku heshiiyaan hal wiil oo qurux badan guurkiisa Qaari xasan al waajidi xafidahulah ayaa sidaas yiri Arintan sideed u aragtaan gabdho 👇👇👇👇👇
Показать все...
8😁 4👍 2
Haddaba, ma ogtahay in Ushu aanay bad kala jeexi karin, in dhawaq qof aanu gaadhi karin ummad aan degmo iyo goob kula joojin, iyo in itaalka ruux fooli haysaa aanay luli karin jirrid geed. Keliya waxaa looga baahnaa in ay sababta la yimaaddaan, xarakaad iyo hawl in ay ku kacaan si waxa ay rabaan ay u helaan. Dersiga ku jiraana waa in aanad isu dhiibin dhibaatada, khatarta iyo caqabadaha ku soo waajahaya, fadhina aanad ku sugin sida ay kaa yeelayaan. La kaalay dadaal, fikir iyo dhaqdhaqaaq aad ku raadinayso in ay sabab u noqdaan faraj iyo xalka aad raadinayso, adiga oo talo saarashada Alle aan ka tegeyn, kuna kalsoon awoodihiisa
Показать все...
14
Фото недоступноПоказать в Telegram
TALOOYIN NOLASHAADA BADALAAYO 1. Nebi Muuse (CS) iyo tolkii, markii ay Fircoon iyo ciidamadiisu baacsanayeen, xilli ay nafta u yaabban yihiin ayaa uu Alle Nebi Muuse u shegay in ushiisa uu badda ku dhufto si ay ugu kala dillaacdo oo ay u helaan jid ay uga gudbaan dhinaca kale. 2. Nebi Ibraahim (SC), markii uu dhammaystiray dhismaha Bayd Alle (Kacbada), waxa uu Ilaahay ku amray in uu dadka dunida u dhawaaqo oo uu cod dheer ugu yeedho in ay yimaaddaan xaramka, si ay ugu soo xajaan. 3. Maryam, Nebi Ciise hooyadii iyada oo xanuunka fooshu hayo, xaaladduna ku adagtahay oo fadeexadaynta iyo dhibaatada tolkeed ku hayey ka soo durugtay, Nebi Ciise oo Alle aabo la’aan caloosheeda ku abuuray awgeed. markii ay gaajootay waxa uu Alle u sheegay in ay lusho jiridda geed timir ah, si rucubo timir ahi ugu soo daataan.
Показать все...
5
Фото недоступноПоказать в Telegram
𝗔𝗮𝗱𝗮𝗺𝘂𝗵𝘂 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝘂𝘂 𝗮𝗮𝗱𝗮𝗺𝗲 𝗸𝗮𝗹𝗲 𝗸𝗮𝗴𝗮 𝘀𝗮𝗿𝗲𝗲𝘆𝗮 𝗯𝗮𝗮𝗱𝗵𝗶𝘁𝗮𝗻𝗸𝗮 𝘅𝗮𝗾𝗶𝗶𝗾𝗱𝗮 𝗻𝗼𝗾𝗼𝗻 𝗯𝗮𝗮𝗱𝗵𝗲 𝘀𝗮𝘅𝗮✍️
Показать все...
10
Показать все...
مركز السنة لتحفيظ القرآن والعلوم الشريعة فرع الثاني

WhatsApp Group Invite

Выберите другой тариф

Ваш текущий тарифный план позволяет посмотреть аналитику только 5 каналов. Чтобы получить больше, выберите другой план.