cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

AQOON_KAABE🧠💪

Kala soco maalin walba wax walba oo maskaxdaada dhisaya dhinac walba

Больше
Рекламные посты
2 151
Подписчики
-124 часа
-57 дней
-830 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

sticker.webp0.67 KB
Repost from Xirfad Tech
I Maalinta sabtida ee nagu soo aadan 08 jun 2024 waxaa inoo bilaabaneysa Bisha Dul -Hijjah waxay kamid tahay bilaha sida gaar ka ah ee xurmada u leh. Ilaahey wuxuu ku dhaartay Tobankaan maalmood, Wuxuuna yiri : (والفجر وليال عشر) Nabigeena Muxamed صلى الله عليه وسلم wuxuu yiri ma jiro maalmo uu ilaahey ilaahey ka jecel yahay acmaal la sameeyo tobanka maalmood ee ugu horeysa bisha Dul-Hijjah. Faaidooyinka 10-ka Maalin ee ugu horeyso bisha Dul-Hijjah. 1) Maalinta 1aad ee Bisha Dul-Hijjah waa maalintii loo dambi dhaafay Nabi Aadam CS, Qofkii sooma dambiyadiisa oo dhan waa loo dhaafa. 2) Maalinta 2aad ee Bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la aqbalay ducada Nabi yoonis CS isla markaasna laha soo bixiyey calooshsha malaayga, qofkii sooma waxay ula mid tahay sida isagoo hal sano caabudaayey ilaahey oo aan ilBiriqsi ku caasin. 3) maalinta 3aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la aqbalay ducadii Nabi zakariya CS, qofkii sooma ducadiisa waa la aqbalayaa. 4) maalinta 4aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la dhalay Nabi ciise CS, qofkii sooma ilaahey wuxuu ka dheeraanayaa Quusitaan iyo Faqri. 5)Maalintii 5aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la dhalay Nabi Muuse CS, qofkii sooma ilaahey wuxuu ka badbaadiyaa cadaabta Qabriga 6) Maalinta 6aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii uu Alle Nabigiisa u furay albaabada kheyrka , Qofkii sooma wuxuu Alle ku fiiriyaa il naxariis leh. 7)Maalinta 7aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la xirayo Albaabada Naarta, lamana furo ilaa ay ka dhamaato Tobanka maalin ee bisha Dul-Hijjah, Qofkii sooma ilaahey wuxuu ka xiraa 30 Al baab oo dhibaato ah, wuxuuna u furaa 30 Al baab oo Fudeed ah. 8) Maalinta 8aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalinta loogu magac daray (Tarwiya) Qofkii sooma wuxuu Alle siinaayaa ajir uusan ogeyn ilaahey mooyee. 9) Maalinta 9aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalinta la istaagaayo Banka carafa,Qofkii sooma ilaahey wuxuu u dhaafaa dambiyada sanadkii hore iyo sanadka soo sacdo, waana maalinta ay soo dagtay aayada Qu'aanka ee ( الْيَوْمَ أَكْمَلْتُ لَكُمْ دِينَكُمْ وَأَتْمَمْتُ عَلَيْكُمْ نِعْمَتِي وَرَضِيتُ لَكُمُ الْإِسْلَامَ دِينًا) 10) Maalinta 10aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalinta ciidul adxaa, qofkii Alle qurbaan ugu dhawaadana wuxuu u dhaafaa dambiyadiisa. Lawadaag wll aad qeryka ka jeceshahy Walal qoraalka lawadag umada Musliminta Ah ❤❤❤❤ dhamaantiina waan idin jaclahay Allaha caafimaad nagu gaarsiiyo Aamiin aamiin 🤲🤲🤲 sanadkaan sanadkiisa cumri dheer caafimaad leh Allaha nagugaarsiiyo Aamiin Aamiin 🤲🤲🤲🤲❤❤❤
Показать все...
Cajiib. Nin Indonesian ah oo qiyaano tii ugu xumeyd lagu sameeyay. Gabar ayaa wuxuu ka bartay Instagramka, sanad ayay wada socdeen, oo marwalba dhar waaweyn oo asturan ayay xiran jirtay. Guur ayay ku heshiiyeen, kedibna gabadhii waxay dhahday, rajay ayaan ahay oo ehel iwm ma lihi. 5 garaam dahab ah oo haddiyad ahna way u keentay ninka. Arooskii wuxuu ka dhacay ninka gurigiisa. Marka ay aqal galeen ayay aroosadda ninkii marsiyo walba u isticmaashay, daahir ma ihi, isbuucayga ayaa la joogaa iwm. Ninkii arooska ahaa 12 maalmood ayuu sugay, kedibna shaki weyn ayaa galay. Baaritaan ayuu sameeyay wuxuuna helay aroosadda waalidkeeda, inay nool yihiinna wuu ogaaday. Waalidkii waxay u sheegeen, in aroosadda aysanba gabar ahayn, balse nin tahay, 2020 illaa iyo haddana dharka dumarka uu xirto, arooskaanna inaysan waalidka waxba ka ogeyn. Ninkii arooska ahaa naxdin iyo amakaag ayay ku noqotay, oo ninkii qalday wuxuu geeyay saldhigga boliiska, waana la xiray, waxaana sugayo ayaa la dhahay 4 sano oo xarrig ah. Sawirkan hoose waa marka arooska uu dhacayay, ee ninka la qiyaanayay, sawirkaan kalena waa ninka qiyaanada sameeyay wajigiisa saxda ah. Gadaal danbena waxaa caddatay lacag darteed iwm inuu ninkan qiyaanada u sameeyay. Subxaanallah, adduunkan wax aanan la arkeynin ma jiro.
Показать все...
Фото недоступноПоказать в Telegram
Maanta oo kale saddex sano kahor 26-kii May-2021-kii, magaalada Burco waxaa ku geeriyooday alle ha unaxariistee Abwaan iyo Jilaa Sooraan Ismaaciil Sugulle.
Показать все...
😢 1
Qabiilka iyo halka uu ka taagan yahay soomaalida Ila dhageyso
Показать все...
3.35 MB
Фото недоступноПоказать в Telegram
#BARO_inta wabi ee mara dalkeena hooyo♡♡ Dalkeena waxaa mara sadex wabi oo kala ah ... 1) wabiga shabeelle 2) wabiga jubba 3) wabiga daawa, Wabiyadaan waxaa ugu dheer waga shabeelle oo dhererkiisu gaarayo (1,500) kun iyo shan boqol .km Waxaase u wayn biyo badana wabiga jubba ... oo dhererkiisu gaarayo (800) sideed boqol kiiloo-mitir. Magaalooyinka ay ka maraan dalkeena wabiga shabeelle wuxuu dalkeena ka soo galaa xadka isku xera balad-wayne iyo soomaali-galbeed meel u ... dhow magaalada feer-feer ee dalka soomaaliya .. Wuxuuse isku maraa magaalooyinka balad-wayne , Buulo-burte, jowhar, balcad, afgooye, janaale, ... wuxuuna ku dhamaadaa dhay-tubaako oo u ... dhaxaysa jilib iyo shalaanbood ee koofurta dalka.. Wabiga jubba, dalka wuxuu ka soo galaa xadka isku xera gado iyo soomaali-galbeed ee soomaali. Wuxuuse isku maraa magaalooyinka, doolow, luuq, baar-dheere, bu-aale, jilib, mareerey, kabsuuma, Jamaame, wuxuuna ku dhamaadaa oo uu bada kaga daraa goob-wayn oo kismaayo u jirta (25)km
Показать все...
Фото недоступноПоказать в Telegram
In nin weyn la meel fagaare ah la soo istaago “Tan ayaa walaashay ah ee Luul u qaata oo guba ama daysta”! Waxa ay ka turjumaysaa: 1. Heerka ay qabyaaladdu inaka joogto, oo ina gaarsiisay in aan ilaa sidaas u difaacno nin lagu xukumay in uu labo naf si arxan-darro ah u gooyey! 2. Waxaa kale oo muuqaalkaas kaaga baxaya heerka gabadha Soomaaliyeed dhexdeenna ka joogto, waayo: mid waa la gubay, kii gubay waa loo hiillinayaa, weliba gabar kale oo nool baa la leeyahay “hooya oo guba tan”! 3. Wacyiga gabdhaha qeybtood oo u muuqda mid aan dareensanayn heerka la marayo. Waayo, ayadii oo gabar la mid ah la gubay, haddana ayada la leeyahay “hooya oo guba” bay inta qori soo qaadatay leedahay “car yaa dambiilaha taaban kara”! W/Q bashiir suleey
Показать все...
Фото недоступноПоказать в Telegram
إذا فقدت المال لم تفقد شيء، وإذا فقدت الصحة فقدت بعض الشيء، وإذا فقدت الأخلاق فقدت كل شيء. Haddii aad hanti  lumiso, waxba ma lumin. haddii aad caafimaad weydo, wax baa kaa lumaya. haddii aad akhlaaqda lumiso, wax walba waa lumeen
Показать все...
👍 3
Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen, Nagu Soo Biir Kama Qoomameyn Doontid, Sponsored ⬇️ @QALINKA24 @HOYGAJACAYLKA @KAAHANOLOSHA @WADNOJACAYL Admin || @Timow1
Показать все...
🫵 KU-DHIIRO 🫵
❤️ HOYGA JCYLKA ❤️
💓 WADNO JCYL 💓
🔮KAHA NOLOSHA🔮
✍XIGMAD SIDE✍
🧠HORMARI HANKAAGA🧠
🫵 U-FIIRSO 🫵
😍HOYGA FARXADA😍
🔮WADOYINKA GUUSHA🔮
🧠AQOON KORDHIYE🧠
💪 DHIIRISO 💪
📖 MAD'XAFKA 📖
🧠OGAAL BULSHO🧠
💪DHAWAR ADEYG💪
🤯MUFAKIR🤯
💪DHIIRIYE💪
🔮HADAFKA NOLOSHA🔮
📖CILMIYEYSI📖
😊CALI CAAD😊
🫵HANKAAGA🫵
😍DOOR BULSHO😍
📖SOM PDF📖
😊BEST IMAGES😊
✍QORMOOYIN✍
🤯MAAN SHIIL🤯
☺️HAFSA ABDI☺️
😶‍🌫MARWO😶‍🌫
😍KHAALID RAAGE😍
🧠MADAALIYE🧠
🧕MUSLIMAH🧕
😊HOYGA NOLOSHA😊
😚DAREENO😚
😍IFKA NOLOSHA😍
🤯KHATAR CAFIMAD🤯
😍JOWHARADA😍
❤️XURMO JACEYL❤️
🤯MAAN MAAL🤯
✍DHAMBAALKA NlSH✍
📔SAMIIR BOOKS📔
❤️ NAGU SOO BIIR ❤️
❤️CAWESKA NOLOSHA❤️
😱 QISAS 😱
🫵 JOIN US 🫵
Выберите другой тариф

Ваш текущий тарифный план позволяет посмотреть аналитику только 5 каналов. Чтобы получить больше, выберите другой план.