cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

GEERAAR JACEYL CHENNEL 2022

Geeraar jacayl ♥️ Geeraar amaan Geeraar qalin Jabin Geeraar aroos Geeraar dhiirigalin Erayo jacayl ❤️ Xigmad jacayl ♥️ Oraah jacayl ❤️ Intaba waxaad ka helaysaa @geeraarjacayl . Ku soo biir: geeraarojaceyl .♥️❤️😍✅✅

Больше
Рекламные посты
12 719
Подписчики
+2724 часа
+2587 дней
+1 29330 дней
Время активного постинга

Загрузка данных...

Find out who reads your channel

This graph will show you who besides your subscribers reads your channel and learn about other sources of traffic.
Views Sources
Анализ публикаций
ПостыПросмотры
Поделились
Динамика просмотров
01
Haddii aad macaaneey Mar i oran lahayd loof Ana mii intaan dhoho Meherkiyo arooskaba Maalin kaaga dhigilaa 🤣🤣🤣😂😂😂😂 Geeraaro jaceyl
4352Loading...
02
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/U1FMn-6CwW4yYmZk
2220Loading...
03
Kalsoonideydii dhisneyd Miyeey kala daadisooy Ku kale dooratay jaceyl 😭💔 @geeraarjacayl
7432Loading...
04
Gacan baan ku sii ubax Balse way I gooysaye Garan way gacalkeena Halka guushu ay taalo 😭💔 @geeraarjacayl nagu soo biir
7302Loading...
05
Hanashada jaceyl baa Iga tuuray hoodaane Yaa helaya dooqeyga Hablahaba mid baa Qalbigeyga hanataye 😭😭💔 @Geeraarjacayl nagu soo biir
6603Loading...
06
💔😭😭😭💔😭😭😭😭💔😭💔
7550Loading...
07
Intan u dadaalayey 💸 Daydaydoo dooqatee 👀 Da'yar kale raacdayee 💔 Maxaan diiwangelshaa ✍️ Dambiga caashaqu qoraa 😭 Aniguu dulaalay caawa 😭 Dooqeygii iga wareeji 💔 Jaceylku daneysi miyaa ? Jaceylku Dan gaar miyaa ? Jaceylku dabindaabyo mii ? Dadoow aniganan garnin 😭💔🚫 @geeraarjacayl
8024Loading...
08
Haddii qof jecleyd ku qiyaano misana qof kale kaa raaco, oo marka Laga tago kuu soo laabto ma aqbali laheyd ? @geeraarjacayl
7803Loading...
09
Muhiim Baad ii aheyde Maxaa noo kala fogeysay ? Markaan ku jeclaaday ba Qalbiga iga jabin miyaa ? Oo xubigu xaq ma jiro miyaa ? 💔😭 @Geeraarjacayl
7545Loading...
10
Markaan dooneyba diiday Markaan duni an jeclaaday Ayey cidlo iigu maagtay Mid kale iga raacday ee Qalbiga jabaye markiisa Ku maadsada kaalayoo Murugta kaftan iga meyra 💔😭 @geeraarjacayl
7302Loading...
11
Taasi waxa ka fahmeynaa inaad qofna saaid ugu kalsoonaan wayo ma garanaysid wajiga u qarsoon. @Geeraarjacayl
9180Loading...
12
Dooqaada ka ciyaar oo saaro @geeraarjacayl nagu soo biir
9920Loading...
13
BUURTII SHIIQ MA DAGNAA ! 💝 Ku daawadayo ku doonoo Adaa dun xariir la diidayn Ka timi qoys daacad oo La doontaa geel la siiyaa Inanta ay darajo siiyaan . Dhulkaagii waan danayn Inaan daar kaaga dhisa oo Ku daawano buurta Shiiq oo Dagnaa halka lagu ducaystaa . Dabaal ruux aan aqoon baa Marnaba isu dayin baddaa ee Cishqigu waa door wacnaan ee Bal daawo waxaan diyaari . 📌 DALKEENNAA KU WACAN DALXIISKA .✅ @geeraarjacayl nagu soo biir
1 0352Loading...
14
KISMAAYO 👍❤️🥰 Waa kaalin muuqata Kasma iyo dadaal iyo Karti lagu dhisaayeee Magaalada kismaayo Yaa ku gaara quruxdaa ? Waa keydka nabadiyo Jubba ku dhex maraye Doog weeye kaamilan Xeeb lagu kifaaxaana Waa waxa ku door biday Kismaayo waa koooooow ❤️🥰 Tartanka MAGAALOOYINKA waxaa nasiib u yeeshay kismaayo 👍❤️🥰 @geeraarjacayl nagu soo biir
1 1102Loading...
15
Meeshan yad ku casuumi laheyd : 1. Jaceyl 2. Walaal 3. Saaxiib Dooqa ka ciyaar @geeraarjacayl
1 2653Loading...
16
Qadar Eebbe weeyaan Laba weeye wada qoran Qofka jecel qofkii neceb Qaybaha adduunyada Imtaxaanka qaar jira Qalbigani awood male Kaga tago qofkii nacay 💔😭 @Geeraarjacayl
1 3815Loading...
17
2015kii ayuu xariirkooda jaceyl bilaawday mudo 9sano oo ay wada socdeen sanadkaan 2024 ayey is guursadeen oo balantii oofiyeen' wow Adi xariirkaada jaceyl ee kugu Dheeraa meeqa Sanaa isla socoteen
1 3230Loading...
18
Dumaroow arooskiina, Ninka deyn halagu yeesho, Adna dahab laguu iibi! @Geeraarjacayl
1 2321Loading...
19
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/U1FMn-6CwW4yYmZk
3930Loading...
20
Geeraar soo dalbada !
610Loading...
21
galab wanagsan callka imaada. saxibyaal
440Loading...
22
https://t.me/naadigamidowgaakhriska
1 3850Loading...
23
Media files
1 3910Loading...
24
Jamacada jigjiga oo sheegtay in ay u baahannahay shahwadaada hadaad nin tahay waxaan shegeen in kusamayn doonnaa cilmi baadhis aan waxyabo badan kusoo saari doonaan Qofkii ku deeqana waxaa ku guulaysanyaa lacag dhan 5000 birr ah Ma ku deeqee shahwadaada?
1 6010Loading...
25
Maxaan kuu Cadhoodaa Maba Lihi Calool aan Cuqdad kugu Qaadee😒 @Geeraarjacayl
1 4966Loading...
26
Ma heshid waxa aad jeclaato Waxaad nacdo waayi maysid Waayuhu isagaa hal beeg ah Noloshu doqon waalan weeye Marqudha waji yeelan mayso @GeeraarjacAyl
1 5273Loading...
27
Walaalaheygoow ❤️ Waa admin-ka chennelka ee qoraalada idiin soo gudbiyo walaalayaal isoo duceeya muraad baan leeyahay inuu Alle ii fududeeyo . #Teamgeeraarjacayl
1 5680Loading...
28
Stop 🛑 !! Ha deg degin Si fican u eeg, iskaabulo baa tabay qalbigaaga wax kale ba ku jira ee taleefanka gedi ama dhanka kale u rog . @GeeraarJacayl
1 5974Loading...
29
Shalay waad diideen taladee saan ka warama ! ▪︎Markii aad iqoontee ▪︎Qalbigana wax yeeshay ▪︎Qiiro haysku jebinoo ▪︎Qun haysaga dhaqaaqine ▪︎Qiimee warkaygoo ▪︎Qoob kaan ku haystaa ● @geeraarJACAYL
1 5424Loading...
30
Marka aad doob tahay oo adigoonan hal shilin hayn, aad habeen iyo maalin si xad dhaaf ah guur uga fikirtid. Niyadda iyo naftaada yar kheyr u sheeg wll. Hello Iskaabulo @geeraarjacayl
1 4821Loading...
31
Dumarka qaabka loosojiito 1 Mar walbo dhaqso ha ujawabin. 2 Marka ay kusoo wacdo qadka xiro. 3 Labo bilood telephone haka qaban. 4 Mar walbo ka maseer sii 5 Mar walbo ha noqon qof la heli karo. 6 Hadii ay ku balamiso horay haka aadin dhoor mar u gambi. 7 Haku dhihin wan ku jeclahay xitaa hadii ad si dhab ah u jeceshahay. Waxaa hubaal ah gabadha markas iney si dhah ah kuu sii jeclaan donto. " Hadaad saan sameyso waligaa ma guursan doontid gabadh kkkk 😂 @geeraarjacayl
1 8114Loading...
32
Inta Hoose Waa Mayd Inta Muuqataa Shidan🤣 @geeraarjacayl nagu soo biir
1 8002Loading...
33
Wan badiyey hadalkoo Boqorad baan ku moodee Ilayn ba'aa saqiir baad Tahay hilibku boobee Baayo hoo jalaatada Soo bari adeer jaaw 🤣 Waa iska kaftane ha laygu qaato. 💔🤣 Geeraar jaceyl @geeraarjacayl
1 9361Loading...
34
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/U1FMn-6CwW4yYmZk
6040Loading...
35
Degdeg Facebook waxa uu sameeyay update cusub kaas oo ah in sawirada ama videoyada kuugu jira taleefanka uu midba mar usoo dhigo story ahaan ama post ahaan isagoo aan kaala tashan hadaba inta aysan kugu dhicin iska xir🫵 Uwac saxibkada si uu iskaga ilaaliyo
2 1951Loading...
Фото недоступноПоказать в Telegram
Haddii aad macaaneey Mar i oran lahayd loof Ana mii intaan dhoho Meherkiyo arooskaba Maalin kaaga dhigilaa 🤣🤣🤣😂😂😂😂 Geeraaro jaceyl
Показать все...
🤣 15 2
Repost from N/a
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/U1FMn-6CwW4yYmZk
Показать все...
Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 89 chats.

Kalsoonideydii dhisneyd Miyeey kala daadisooy Ku kale dooratay jaceyl 😭💔 @geeraarjacayl
Показать все...
😢 5
Фото недоступноПоказать в Telegram
Gacan baan ku sii ubax Balse way I gooysaye Garan way gacalkeena Halka guushu ay taalo 😭💔 @geeraarjacayl nagu soo biir
Показать все...
😢 6
Фото недоступноПоказать в Telegram
Hanashada jaceyl baa Iga tuuray hoodaane Yaa helaya dooqeyga Hablahaba mid baa Qalbigeyga hanataye 😭😭💔 @Geeraarjacayl nagu soo biir
Показать все...
😢 5
Фото недоступноПоказать в Telegram
💔😭😭😭💔😭😭😭😭💔😭💔
Показать все...
😢 6💔 2👍 1 1
Фото недоступноПоказать в Telegram
Intan u dadaalayey 💸 Daydaydoo dooqatee 👀 Da'yar kale raacdayee 💔 Maxaan diiwangelshaa ✍️ Dambiga caashaqu qoraa 😭 Aniguu dulaalay caawa 😭 Dooqeygii iga wareeji 💔 Jaceylku daneysi miyaa ? Jaceylku Dan gaar miyaa ? Jaceylku dabindaabyo mii ? Dadoow aniganan garnin 😭💔🚫 @geeraarjacayl
Показать все...
😢 6👍 2
Фото недоступноПоказать в Telegram
Haddii qof jecleyd ku qiyaano misana qof kale kaa raaco, oo marka Laga tago kuu soo laabto ma aqbali laheyd ? @geeraarjacayl
Показать все...
💔 3👍 2
Фото недоступноПоказать в Telegram
Muhiim Baad ii aheyde Maxaa noo kala fogeysay ? Markaan ku jeclaaday ba Qalbiga iga jabin miyaa ? Oo xubigu xaq ma jiro miyaa ? 💔😭 @Geeraarjacayl
Показать все...
😢 5🤔 2👍 1💔 1

😢 5💔 2👍 1