ru
Feedback
🌹𝗧𝗘𝗔𝗠___𝗘𝗡𝗧𝗘𝗥𝗧𝗔𝗜𝗡𝗠𝗘𝗡𝗧🌹🇦🇪☜︎︎︎

🌹𝗧𝗘𝗔𝗠___𝗘𝗡𝗧𝗘𝗥𝗧𝗔𝗜𝗡𝗠𝗘𝗡𝗧🌹🇦🇪☜︎︎︎

Открыть в Telegram

Chanel kan waxan ku so gudbin doonah barnaamijyo ku xiiso galiyo iyo sawiradah dhalin yaradah t.e sida sawirka jimcah iyo wixi kalo lamid ah.💯✊ Dag Dag Ku Hel barnamij Cusub 📝 Gacmo Furan Ku Soo Dhawow 🤷‍♂️ Nagu Soo Biir Oo nala qosal🙏              

Больше
4 571
Подписчики
-224 часа
-267 дней
-15730 день
Архив постов
Dar ilaahey mooye😊❤️ jaceel kaaga dane kale❤️ Damaciisu ima galin❤️👱‍♀ Mana ihi daneeste😭💔 Daawada dantiise🥲💔 Waxaan ah
Dar ilaahey mooye😊❤️ jaceel kaaga dane kale❤️ Damaciisu ima galin❤️👱‍♀ Mana ihi daneeste😭💔 Daawada dantiise🥲💔 Waxaan ahay qof kuudiran🫂❤️ Oo daacad kuu raba👫❤️ ❦sᴜʙx ᴡɴɢsᴀɴ

https://t.me/addlist/R4g6yul2djVmZWZk Via @team_kordhis B2 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ SPONSORED BY   ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪️ @iibiye_online ↪️ @jaceylqore ↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 ↪️ @learn_english012 ↪️ @Hagaajinaftaada ↪️ @Wadada_Guusha ↪️ @Arabic023 ↪️ @taladaqoyska ↪️ @mustaqbalkacaafimaad ↪️ @Xikmadle ↪️ @kadisaqoon ↪️ @kalandarka_Hijriyada ↪️ @wadnojacayl ↪️ @Lamaane24h ↪️ @Qalpijaceyl42 ↪️ @kaahanolosha ╚═══════ - ════════╝ ♧Guddoomiyaha kooxda♧ http://t.me/Wll_musab

Repost from N/a
وقل رب زدني علما Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
وقل رب زدني علما Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇

10kaan waxaa jecel dumarka badankooda wax ka ogow Legend ... 😁✅ 1- Harqaanlah 🧵🪡  2- Hiliblaha 🥩🔪 3- Nin gaari leh 🛺/🚘 4- Ninka makiinada cajiinka ☁️🪣  5- Kan ugu doqonsan xaafada 🦥🥸 6- Dhaweeye ama naago shaneeye 🦍🤓 7- Lacagta 😮‍💨💸  8- Money 💰🥴 9- Farxisada 😘💶 10 - Wax ku darso 😁🗨

WAXAAD TAHAY SAXAABIYAD.pdf Wakaas iga gudooma asxabta

Qofkii shalay ku baray jaceel❣ Qofkii jaceelka mcnahau sameenaye🥹 Qofkii kuu dhaaranaaye😢💔 kuna dhahaaye kaama tagi doono�
Qofkii shalay ku baray jaceel❣ Qofkii jaceelka mcnahau sameenaye🥹 Qofkii kuu dhaaranaaye😢💔 kuna dhahaaye kaama tagi doono😞 isla qofkii ........... ayaahadana waxa uu ku baraa inuu jaceelku wax micna ah laheen😩💔 Maalin wngsan .....🥀🖤

💎 𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 💎 @noloshuwaaguul 🥇🏃‍♂️ @Hagaha_nolosha 📚🤓 @wadnojacayl 🥺🦋 @halgnka 🎓✊ @Maskax_maaal 🗣🧠 @Dabi
💎 𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 💎 @noloshuwaaguul 🥇🏃‍♂️ @Hagaha_nolosha 📚🤓 @wadnojacayl 🥺🦋 @halgnka 🎓✊ @Maskax_maaal 🗣🧠 @Dabiibe_Jacayl ❤️‍🩹👩‍🍳 @Cilmu_nafsi_10 🥶🤯 Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇    Hᴀᴅᴀʙᴀ ʟᴀ ᴢᴀxɪɪᴘ Aǫʀɪsᴛᴇ ᴋᴀɴᴀʟᴀᴅᴀan :- Ku biir Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7

Buuga Waxaad tahay saxaabiyad Ma soo daaya❓
Buuga Waxaad tahay saxaabiyad Ma soo daaya❓

Nin ayaa maalin kasta wuxuu cuni jiray rooti iyo basbaas lcg la'aan darteed muddo shan sano ah 😂 maalin maalmaha kamid ah waxa u imaaday shaydaan xanaaqsan waxa uuna ku dhahay nin yahow laba mid waa in aad mid soo gashaa in aad cuntada badasho ama in aad bisinka naga qabsato maalintii aan ku bartay ayaa baabasiir iigu horeesay ninkii naxdin😳😂😂😂 yaad ugu shakisan tahay in ay sheekadan ku dhacday me @GAR_WENE

Repost from N/a
Rᴀᴍᴀᴅᴀɴ ᴋᴀʀɪɪᴍ Cᴜʟɪᴍᴏ 😍 𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 ❤️😇 Admin - @Zaxiibka_nolosha

Hampalyo Hampalyo Hampalyo 🎄🎆🎊🎉 dhamaan saaxibada qaaliga ah ee aan halkaan kusaaxiibnay maanta waxa eynu gaadhnay 10k su
Hampalyo Hampalyo Hampalyo 🎄🎆🎊🎉 dhamaan saaxibada qaaliga ah ee aan halkaan kusaaxiibnay maanta waxa eynu gaadhnay 10k subscribe runtii farxadeyda lama soo Koobi karo waxana idinkugu mahad celiyo ma aqaan Rabbi danbigiina ha dhaafo aad iyo aad ayaad u mahadsan tihiin🎊🎉🎆🎄

Hadii quruxdu ay indhaha soo jiidato, ogow hab-dhaqanka wacan waxa uu soo jiitaa qalbiga, quruxda dhabta ahi ma aha ta jidhka
Hadii quruxdu ay indhaha soo jiidato, ogow hab-dhaqanka wacan waxa uu soo jiitaa qalbiga, quruxda dhabta ahi ma aha ta jidhka ee waa ta qalbiga ee uu hab-dhaqanka suubani ku sidkan yahay SUBAX WNGSN

جمعة مبارك كل مسلم ☪️ ♥️ Wa malin jimco laguna jiro bila barakeesan asxpta an uwada duceno walalhena rer falastiin si uu ilaa
جمعة مبارك كل مسلم ☪️ ♥️ Wa malin jimco laguna jiro bila barakeesan asxpta an uwada duceno walalhena rer falastiin si uu ilaah dhibka oga dulqado اللهم انصر اخواننا في فلسطين. اللهم حرر المسجد الأقصى، واجبر كسرهم، واشف مرضاهم، وتقبل شهدائهم برحمتك. اللهم إني أستودعك بيت المقدس وأهل القدس وكل فلسطين. اللهم إنا لا نملك لفلسطين إلا الدعاء فيارب لا ترد لنا دعاء ولا تخيب لنا رجاء وأنت أرحم الراحمين الهم انصر اخواننا في فلسطين الهم انصر اخواننا في فلسطين 🎁🔠🔠🔠🔠🔠 🔠🔠🔠🔠🔠🔠

Markaad lacag gacanta ku haysato, kaliya waxaad illowday qofka aad tahay. Laakiin marka aanad gacantaada wax lacag ah ku hays
Markaad lacag gacanta ku haysato, kaliya waxaad illowday qofka aad tahay. Laakiin marka aanad gacantaada wax lacag ah ku haysan, dunida oo dhan ayaa illowda qofka aad tahay. Nolosha sax ah 😂✋

Shaydanka wuxuu duufsadaa dumarka, dumarkana waxay duufsadaan raga Sida saxda ah 😭😂 Dumarow sheeydanka iska reebah si aan a
Shaydanka wuxuu duufsadaa dumarka, dumarkana waxay duufsadaan raga Sida saxda ah 😭😂 Dumarow sheeydanka iska reebah si aan adinkanah iskigi kiin reebno🥹😭

Weligaa ha ku ciyaarin dareenka dadka kale sababtoo ah waxaa laga yaabaa inaad badiso ciyaarta laakiin khatarta ayaa ah inaad
Weligaa ha ku ciyaarin dareenka dadka kale sababtoo ah waxaa laga yaabaa inaad badiso ciyaarta laakiin khatarta ayaa ah inaad hubaal tahay inaad lumiso qofka." ❤️‍🩹🕊🕊 Happy Ramadaan day 17

Wiilashu wax ay ooyan kaliyah 3 marxaladood 1- Marka ay arkaan walidkooda oo oonayo😭💔 2- Habeenka arooska walashiisa😂 3- M
Wiilashu wax ay ooyan kaliyah 3 marxaladood 1- Marka ay arkaan walidkooda oo oonayo😭💔 2- Habeenka arooska walashiisa😂 3- Marka ay si dhab ah gabar u jeclaadan hadana ay gabdhaas ka tagto Subx wngsan guyz💪