🌹𝗧𝗘𝗔𝗠___𝗘𝗡𝗧𝗘𝗥𝗧𝗔𝗜𝗡𝗠𝗘𝗡𝗧🌹🇦🇪☜︎︎︎
Открыть в Telegram
Chanel kan waxan ku so gudbin doonah barnaamijyo ku xiiso galiyo iyo sawiradah dhalin yaradah t.e sida sawirka jimcah iyo wixi kalo lamid ah.💯✊ Dag Dag Ku Hel barnamij Cusub 📝 Gacmo Furan Ku Soo Dhawow 🤷♂️ Nagu Soo Biir Oo nala qosal🙏
Больше4 571
Подписчики
-224 часа
-267 дней
-15730 день
Архив постов
RUNTA KA HADAL MA HEYSATA QOF SI DHABA KU JACEL MARKI LAGA REBO FAMILKAGA 🥹😩
Subax wngsn 🫵✋
Wax badso wax beel bay dhashaa oo sawir ah! Mararka qaar, waxaad haysato ayaa lagu qancaa, si aanad inta aad heysato u waayin👌
HABEN WNGSN 🤝❤️
Markaan Guursado Xaaskayga Si Xad Dhaaf Ah Ayaa u Jeclaan Doonaa, Raashinkana Waa Karin Doonaa, Alaabta Waaka Dhaqi Doonaa, Aniga Ragga Soomaalida oo Kale Maahi
Waqtiga maahan mid adiga ku sugi doono misna kuu Hakan doono ee waa mid marwalba socon doono saacada Dib Uma laaban doonto silamid ah maalinta marka adiga marwalba ku talagal inaad waqtigaaga ka faidaysto Kuna maarayso mowduucyadada muhiimka ah😍🤍
Subx wngsan qaraabo
Xigmad PHysics Ah Baa Waxy LedahY🗣 ^Naag ilmo Rabtaa Surwaal Kuma Seexato🙃😅
Kalinimadeyda waxy gartay heer aan waayo Qof inuu I dhaho ma fiican tahey 😢😢😭
Happy Ramadaan day 30
Muxuu waqtigu ii bari la yahay in aan ku hilmaamo sida uu ii baray in aan ku barto💔😢😭😢💔😭
maalin wangsan🥀
BREAKING NEWS: Eid Al Fitr 1445/2024 is on Wednesday, 10 April 2024.
The Crescent was NOT SEEN in the Kingdom today
𝗪𝗮𝘅 𝘄𝗮𝗹𝗯𝗮 𝘀𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗱 𝗺𝗮 𝗹𝗮𝗵𝗮𝘆𝗻 𝗮𝗮𝘄𝗮𝘆 d𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮d𝗸𝗶𝗶 murugadayda iyo dhaawaceyga😭💔❤️🔥?
Subax wngsn ❤️🤝
Wll fadlan hal emoji inoo saar 🙏👌🥰
https://t.me/addlist/aygyeLAFbls0ZTc0
Via @team_kordhis B2
Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇
𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
➦ SPONSORED BY
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @mustaqbalkacaafimaad
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @wadnojacayl
↪️ @Lamaane24h
↪️ @Qalpijaceyl42
↪️ @kaahanolosha
╚═══════ - ════════╝
♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab
qofna haka baryin in uu
kula hadlo oo waqti kusiiyo
i aamin sxp qofna waqti uma
waayo qofka uu rabo⏳️😒🍂
Sxp fadlan inagu dhiira gali emoji ❤️🙏😁😍😇🍃
Saaxiibtinimadu ma ahan cidda ku horeeysay iyo cida aad taqaanay wakhtiga dheer. Waxay ku saabsantahay cidda timid oo aan waligeed tagi.
Subx wngsn 🌅☕️
Уже доступно! Исследование Telegram 2025 — ключевые инсайты года 
