cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

Рекламные посты
481
Подписчики
Нет данных24 часа
Нет данных7 дней
Нет данных30 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

Repost from Som Motivation
Farxadu maaha markaad wax walba haysatid, ee waa markaad ku qanacsan tahay waxaad haysato
Показать все...
Ciid mubaarik Walalahaygii aanu bartan ku midowney🥰
Показать все...
Naftaada qof u door, hadday maalmuhu kugu adkaadaan, waxaad yeelanaysaa naf aan niyad jabin waligeed" 🖤!
Показать все...
Mahadi haw sugnaato rabbigeeni boqorka ahaa ee inagu simay tobankii habeen ee udanbeyay bishii barakada badnayd ee ramadan. Bishani iyadoo ay tahay bil duco,iyo bil cibaado hadana 10kan habeen ee udambeeya way kasii fadli iyo ajar badan yihiin. Waa habeen ay ku jirto habeen ajarkiisu udhigmo kun haboon waa habeen laylatul qadri ay weheliso ilaahay habeen kasta oo kamida 10ka habeen ubandhigo baahiyahaaga hana ka caajisin ee ku celceli . 😊 Rabbi muraadkeena oo aan macsi lahayn ayaan wada waydiisanay kuwii ka faaidaysta ebbe haynaga dhigo 🤍
Показать все...
Kalinimadu waxay timaada markaad ilowdo in ilaahay garabkaaga taagan yahay.
Показать все...
Repost from Som Motivation
Marar badan waxaynu aad udoonaynay amaba se ku hamiyeynay ayaan hadana noqon sidaynu rabney, lkinse mar danbe ayeynu fahanaa xikmada durugsan ee ku jirtay shaygaas aynu waynay. Shugran yaa Allah
Показать все...
Repost from Som Motivation
Ku beer qalbiyadda dadka jaceyl, kuna waraabi dhaqanka wanaagsan ,waayo noloshu ma sii jiri doonto ,waxaad beertay ayaanbu hadhi doona.
Показать все...
Repost from Som Motivation
Mararka qaar dadku waxay ubaahan yihiin cid dhagaysata si ay udareeman nafis gudeed. Mararka qaar waxay ubaahan yihiin talo wanaagsan oo ay ku tanaadan. Mararkalena waxay ubaahan yihiin garab ay ku ooyaan kuna ilaaban dhibka haysta. Mararka qaar waxay ubaahan daryeel naxariis iyo kalgacal.
Показать все...
Ruuxa bani adamka ah, dadnimadiisa Seddex.dan bey ku jirtaa:.. 1.Baahidaada inaad qarsato ilaa ay dadku kuu maleeyaan inaad ladantahay…!! 2. Xanaaqa oo aad qarsato ilaa laguu Maleeyo inaad Raalli tahay oo aad qanacsantahay……!! 3. Dhibaatada iyo Culeys-ka kusaaran inaad qarsato ilaa ay dadku Moodaan inaad barwaaqo ku nooshahay..❤️
Показать все...
Выберите другой тариф

Ваш текущий тарифный план позволяет посмотреть аналитику только 5 каналов. Чтобы получить больше, выберите другой план.