cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

Talada qoyska iyo guurka

Ninkeyga ima jecla...ma daneeyo aniga.. Baro sida looga dhigo mid ku soo jiita🥺♥️💍! Naag kasta oo dumarnimadeeda lumisay, u soo noqo Dumarnimadaada ayaa ila jirta Koox dhamaystiran oo wax kasta oo la xidhiidha dumarnimada 👗👛. Si aad ugu biirto ko

Больше
Рекламные посты
8 157
Подписчики
+1324 часа
+347 дней
+31330 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

Фото недоступноПоказать в Telegram
Talo ninka Xaasku waxa ay doonaysaa in ninkeedu uu had iyo jeer ka danbeeyo, garab istaago, u hiiliyo, kana ilaaliyo xaalad kasta oo ay la kulanto. U adkaysiga wajahida arrimaha nolosha.
Показать все...
5
Фото недоступноПоказать в Telegram
Been ha sheegin, had iyo jeer daacad u noqo isaga..
Показать все...
5👏 1
https://t.me/addlist/1Siz0-eS29UwZWQ0 Via @team_kordhis B2 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ SPONSORED BY   ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪️ @jaceylqore ↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 ↪️ @learn_english012 ↪️ @Hagaajinaftaada ↪️ @Wadada_Guusha ↪️ @Arabic023 ↪️ @taladaqoyska ↪️ @Caafimaad2 ↪️ @Xikmadle ↪️ @kadisaqoon ↪️ @kalandarka_Hijriyada ↪️ @wadnojacayl ↪️ @Lamaane24h ↪️ @Qalpijaceyl42 ↪️ @mustaqbal7 ↪️ @jowharadi1ifeysay ↪️ @Iibiye_online ╚═══════ - ════════╝ ♧Guddoomiyaha kooxda♧ http://t.me/Wll_musab
Показать все...
KORDHIS

Wll Muscab invites you to add the folder “KORDHIS”, which includes 98 chats.

1
Repost from N/a
Фото недоступноПоказать в Telegram
وقل رب زدني علما Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
Показать все...
1
💻 ONLINE MARKET⌨
📖 TAFSIIRKA QURANKA
تعلم اللغةالعربية 📕
📕 تعلم حديث
🌙 التقويم الهجري
🕋 QUR'AN REMINDER
📚 Wacyigelinta Islaamka
TAFSIIRKA QURANKA
SAWIRADA GUUSHA 🖼
LEARN ARABIC WITH MUSAB 📚
ENGLISH CONVERSATION 📙
GODOOMIYA TEAMKA
Ereyo jaceyl oo qurux badan
🖥IIBIYE ONLINE🖨
XIFDINTA QUR'ANKA
✊Team kordhis🫠
🤝ADMIN
Фото недоступноПоказать в Telegram
#Talooyin_guri_Farxad leh_Xaaska Caasinimada ninkaaga maaha awood dabeecadeed Balse waa kacdoon reereed iyo caasinnimo Walaashayda qaaliga ah Sidee qalbigaagu u aqbali karaa madax adayga ninkaaga? Sidee qalbigaagu kuugu aqbali karaa inaad diido xidhiidhka cudurdaar la'aan? Miyaydaan ka baqin malaa'igaha habaarkooda iyo cadhada Rabbi?! Haweenka mu’miniinta ahow u soo noqda diintiina, kana digtoonaada fakarka xumaanta
Показать все...
3👍 2
Фото недоступноПоказать в Telegram
Talo ku socota lamaanaha is qaba Dulqaadku waa shay muhiim u ah in horay loo socdo laguna ilaaliyo nolosha guurka ee farxadda leh.
Показать все...
3
Фото недоступноПоказать в Telegram
Talo ninka Mar kasta oo aad xaaskaaga kalgacal la wadaagto, la shaqaynayso, dareenkeeda iyo baahideeda shucuureedna aad u qadarinayso, waligeed kuma daynayso oo waxay hagaajinaysaa noloshaada guur.
Показать все...
4👍 1 1
Iisoo duceeya bal Qaliin yar ayaan gali rabaa lugta ayaa bir iigu jirto Alle ha iisoo fudeeyo Inta kalena xanuunsanna alle hacaafiyo
Показать все...
4
Фото недоступноПоказать в Telegram
Talo ku socota lamaanaha is qaba Eebbe wuxuu la hadlayaa lammaanihii kala tagay isagoo leh: “Ha ilaabinna wanaagga dhexdiina ah” ee sidee bay qaar u ilaawi karaan wanaagga kan kale Weli waxay ku nool yihiin saqaf isku mid ah..!!
Показать все...
5
Фото недоступноПоказать в Telegram
Talo ku socota xaaska Ninku waxa uu jecel yahay haweenayda ku korinaysa caruurteeda inay jeclaato Ilaahay iyo Rasuulkiisa naxariis iyo nabadgalyo Eebbe korkiisa ahaataye, sidoo kalena ku koriya inay ixtiraamaan oo adeecaan aabbahood oo aanay ka caawin inay sameeyaan wax uu ninku neceb yahay oo ay sii wadaan Qaladaadka.
Показать все...
9