👳♂️ JIILKA WACYIGA👳♀™
﷽ Waa kanaal lagu talo galay jiheenta tubta toosan , dhiiri galinta iyo qofkasta oo raba inuu noloshiisa meel wanagsan gaadhsiiyo. Cᴏɴᴛᴀᴄᴛ ᴜs 𝑇𝑒𝑙𝑒𝑔𝑟𝑎𝑚 :: @Binu_Abdiziiz Fadlan ku biir : ╭══💜═══ღ❦ღ══╮ 👉 @jiilka_wacyiga1 ╰══ღ❦ღ═══💜══╯
Больше6 236
Подписчики
+424 часа
+837 дней
+18530 дней
- Подписчики
- Просмотры постов
- ER - коэффициент вовлеченности
Загрузка данных...
Прирост подписчиков
Загрузка данных...
Repost from Albaani ²⁴™| قناةالألباني
Фото недоступноПоказать в Telegram
Cadaalad darro oo dhan halka ay kasoo bilaabmato!
Dhaqanka suubaan soomaaliyeed dabcan ma ogola ayaan filaa in wiilku isku filnaado howlaha guriga ee hagaajinta iyo cuno karinta ugu muhiimsanyihiin uu qabto.
Ar waan ilaabay wiil soomaaliyeed ma intuu xaaqin qabsado deerka ama gudaha guriga soo hagaajinaayo waa adduunyo gadoon uun baan filayaa..
Lkn aniga xaafadeena waxaas adaa lagu dhahaa 🤣🤣🤣 Qofwalba iyo shaqadiisa
📍 #markaawi @Binu_Abdiziiz
❤ 3👍 1
Ukala horeysii sida,ay ukala qiimo qiimo badanyihiin.!
1 Cilmiga
2 Nasabka
3 Aqlaaqda
4 iyo Maalka
Bal aan aregno qofwalba fikirkiisa😁
👍 6❤ 3👏 1
Фото недоступноПоказать в Telegram
"Dadka Buurbuurani Mas’uuliyad ma qaadi karaan Halis ayeyna ku suganyihiin. Waana Ceeb Qof muslim ah oo Hadana Buuran "
Sh ibrahim Xirsi
@Binu_Abdiziiz
😁 10👍 2😱 2🤩 2
Фото недоступноПоказать в Telegram
Dadku way isbadal badan yihii
Eeqiimahaga haka raadin
Dadka wajiyadooda ❤️🙏🥀
❤ 6👍 2😍 2
Mu'asasada Qubaa oo baahiso Culuumta shareecada ha laga faaideesto insha allah..
Mu'sasada Qubaa waxay bulshada ugu jirtaa door muhiim ah...
HALKAAN GUJI
https://t.me/alqubaa67
مؤسسة قباء للتعليم والتنمية
Kusoo dhawoow Mu'assasatu Quba📕📚✍️
❤ 2👍 1
Фото недоступноПоказать в Telegram
Samafale Ali Khadaab waxaa uu ka wax qabad badanyhy mas'uuliyiinta dowlada badankood
Allha nabad ku soo daaya ayaan leenahy
😭 7😢 2
Ogoow
Quruxda qofnimadu waa diin
Quruxda hadalku waa run
Quruxda carabku waa Aamusnaan
Quruxda maskaxdu waa fikir
Quruxda haweenku waa xishood .
💯 7👍 2❤ 2🥰 1
Tellfoonkada ma u ogolaan lahayd qofka aad nolasha la wadaagto?
Haa ama Maya.
👍 3😁 2
Naxariis! Wiilkan yar oo hooyadii u soo safartay in ay ka qaybgasho xafladda qalinjabintiisa, wuxuu u adkaysan waayay kulaylka cadceedda hooyadii ku dhacaysa. Wuxuu gartay in koofiyaddii qalinjabintiisa uu har uga dhigo.
Naxariistu, si kasta oo ay u yartahay, waxaa keentaa barako & barwaaqo. Naxariista waalidka na kuma sii jirto oo waa waajib.
Waxaan soo xasuustay nin aan maalin dhawayd wada sheekaysannay oo igu yiri, "erayga baarri ma jecli in ku sifeeyo cilaaqaadka naga dhexeeya aniga iyo waalidkay maxaa yeelay waxaa iiga dhadhamaya addoonsi." Muslim ma ahayn. Waxaan u sheegay, innaga Muslimiinta ah, baarrinimada waalidka waa nagu waajib, waanan ku faannaa in baarri iyo wax kasta oo kala ba u noqonno.
Allaha na sugo!
@JIILKA_WACYIGA1
❤ 9👍 2😢 2
Фото недоступноПоказать в Telegram
SANADKA CUSUB EE HIJRIGA1446-HIJRI:
Waxey taariikhda Hijriga soo bilaabatay ka dib hijradii Nabiga ﷺ iyo Saxaabadiisa ay u hijroodeen Magaalada Madiina iyaga oo kasoo hijroodeen magaaladii Maka Al-Mukarrama, halkaas oo ay diintooda kala soo carareen ka dib markii culeysyo kala duwan iyo dhibaatooyin fara badan ay kala kulmeen Mushrikiintii Qureysh isaga iyo Saxaabada (Allaah ka raali noqdee). Wixii maalintaas ka danbeeyey waxaa bilowday Taariikhda Hijriga, waxaana si rasmi ah u qoray taariikhda Hijriga Allaah ka raali noqdee Saxaabigii jaliilka ahaa ee (Cumar Binu Khadhaab). Waxaana Tan iyo waagaas Taariikhda Hijriga ahayd Taariikhda kaliya ee ay Muslimiintu xisaabsadaan.
Waxaan Allaah weydiisanaynaa in sanadkaan Cusub ee 1446-Hijri inooga dhigo sanad Barwaaqa badan, dalkeenana amni iyo xasilooni ku dhisan Shareecada Islaamka ina siiyo hadaan nahay umadda muslimka ah ee Soomaaliyeed, Sidoo kale Allaah waxaan weydiisanaynaa in uu dadkeena kala dhex dhigo quluubtooda maxabo iyo Jacaylka Diintiisa.🤲♥️
❤ 7👍 2🥰 2
Выберите другой тариф
Ваш текущий тарифный план позволяет посмотреть аналитику только 5 каналов. Чтобы получить больше, выберите другой план.