cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

Amaal bintu mohamed

إفعل كل ما تستطيع

Больше
Рекламные посты
1 009
Подписчики
Нет данных24 часа
-37 дней
-630 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

Показать все...
Amaal bintu mohamed

إفعل كل ما تستطيع

Фото недоступноПоказать в Telegram
Quraan joogta inaa leedahay isku day maalmahaga ❤️ wardi "Qur'aanka waa barako waa shifa" "Quraanku waa sheyga kaliya aan ku hilmameynin aduna iyo aqiro " Alle hanaga dhigo ehelka quraan 🥺
Показать все...
4
‏Xuryada shakhsiga waxey tahay in aad dooratid haddii aad qaxwadada sokor ku darsaneysid ama iska dhafeysid lakin sharciga ilahay xurnimo kuma jirto { فَاسْتَقِمْ كَمَا أُمِرْتَ } sidii lagu amray utoosnow ma ahan sida aad rabtid" @followers #highlights #everyone
Показать все...
Фото недоступноПоказать в Telegram
Ramadaan wangsan 😊❤️
Показать все...
1
" waad ka xishooneysa umaleyna in mobilkaaga uu ka duugsanyahay mobilada saaxiibadda, miyadan ka xishooneyna in uu ka camal wanaagsan yahay saxiibkaga  "❤️✨ #jeceladeyda
Показать все...
1🥰 1
Фото недоступноПоказать в Telegram
صباح الخير ♥️
Показать все...
00:12
Видео недоступноПоказать в Telegram
اللهم آمنين ♥️
Показать все...
2.21 MB
2
SAMIRA WAA QEYRE ❤️ Alle waa og yahay xanuunka aad ku sugan tahay, isaga ayaa og wax ku wanaagsan iyo wax aan ku wanaagsaneen, samir oo isaga ku kalsoonaado. Xaalada aad ku sugan tahay waa ay isbedeli doontaa dhawaan in shaa allaah talo saaro hana ka xishoon inaad duceyso, runtii waa kan kaliya ee wax aan macquul aheyn ka dhigi kara macquul , ee ku dadaal ducada, samir oo xasuuso inuu yahay mid mar walba naxariis badan ❤️🥺 Maalin maalmaha ka mid ah waxaad indhaha ku dhufan doontaa nimcada aad mar walba ku riyoon jirtay ee samir walal 🧡💐 #Aishabintuahmed @AishaAhmed99
Показать все...
Показать все...
Log in or sign up to view

See posts, photos and more on Facebook.

👍 1
"Xorriyadu waa ina aadan ka cabsan  fikrada in aad ka hadasho ama wax aad doonayso in aad sameyso "❤️✨ #jeclownaftada
Показать все...