cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

By amal🐈😽

ilahayow nasii qalbiyo aan marnaba ka caajisin xidhiidhka ay adiga kula leeyihiin🍁

Больше
Рекламные посты
7 487
Подписчики
-524 часа
+287 дней
+17630 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

Фото недоступноПоказать в Telegram
“Waxaan kuu jeclaaday hab aan jeclaan lahaa in qofi ii jeclaado.” - Maxamed Darwiish
Показать все...
2😢 2
Фото недоступноПоказать в Telegram
Miyaad iigu xiistay sida aan kuugu xiisay anigu.? 💔😩
Показать все...
😢 2
"Nolosha dhexdeeda qofna ma oga xanuunkaaga balse qof waliba waa mid ka warqaba khaladaadkaaga" 😒
Показать все...
3
Фото недоступноПоказать в Telegram
“Nabad gelyo qof noloshayda soo mara qofkii ugu qiimaha badnaayow.” ❤️
Показать все...
😭 7 3
Long-distance relationship (xiriirrada kala fogaanta) = Maxaad u aragtaa ma mid faa’ido leh mise mid wakhti lumis ah.?
Показать все...
4
Фото недоступноПоказать в Telegram
“Maxaynu indhaha iskugu qabannaa marka aynu aad u qoslayno, markaynu riyoonayno, markaynu qof kale hab siinayno iyo markaynu khushuucsannahayba; sababtoo ah waxyaaabaha quruxda badan leh ee nolosha indhaha laguma arko, ee qalbigaa laga dareemaa.” —Agatha Christie
Показать все...
7
Repost from N/a
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 Kushubo internet bile qiimk jaban.👇 https://wa.me/252618886500 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/nYiI6XnHlMtlYzI0
Показать все...
Ibrahim Geedi

Business Account

Nabigu ﷺ wuxuu yiri: ‎الْمُؤْمِنَ إِذَا حَضَرَهُ الْمَوْتُ بُشِّرَ بِرِضْوَانِ اللَّهِ وَكَرَامَتِهِ، فَلَيْسَ شَىْءٌ أَحَبَّ إِلَيْهِ مِمَّا أَمَامَهُ، فَأَحَبَّ لِقَاءَ اللَّهِ وَأَحَبَّ اللَّهُ لِقَاءَهُ Mu'minka marka ay geeridu usoo xaadirto/u timaaddo waxaa loogu bishaareeyaa raalli ahaanshaha Alle iyo karaamadiisa dushiisa ahaatay, markaas ayuusan jirayn wax uu ka jecelyahay waxa hortiisa ahaaday, [natiijo ahaanna] wuxuu jeclaystaa la kulanka Alle, Allena la kulankiisa ayuu jeclaadaa. Saxiixul Bukhaari 6507
Показать все...
7
Фото недоступноПоказать в Telegram
"Samaynta waxyaabaha waaweyni wakhti ayay qaataan✨️"
Показать все...
5
Waa dabeecad jirta dunida oo dhan in dhallinyaradu jeclaato kuna dayato dad loo yaqaanno xiddigo. Hooballada, jilayaasha iyo ciyaartoyda ayaa u gu badan dadka loo yaqaan xiddigaha ee dhallinyaradu dabo yaacdo. Sababta ay xiddigo ku noqdeen waa in ay ku guulaysteen xirfadahaa la jecel yahay ee filinka, heesaha iyo isboortiga, oo ay haystaan lacag badan iyo hab-nololeed barwaqaaysan. Soomaalida beryahan wax aad meel walba sawirkooda iyo magacooda ku arkaysaa dad dhallinyarada xiddigo u ah, haddii aad u fiirsatana ma jirto haba yaraato ee wax xirfad ah oo ay dadkaasi ku guulaysteen ama ku wanaagsan yihiin, wax hibo ah oo ay lee yihiin, wax lacag ah oo ay haystaan iyo wax hab-nololeed ah oo ku dayasho leh. Keliya wax ay ka soo muuqdeen baraha bulshada la gu caytamo. Taasi wax ay wax weyn ka sheegaysaa Soomaalida waqtigan.
Показать все...
3