cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

Mubarak Hadi

Mubarak Hadi is an author, trainer and life coach. He offers both online and off line courses. He also provides 1 on 1 coaching and a group sessions. You can also book him for a Keynote speaker. https://www.mubarakhadi.com

Больше
Рекламные посты
7 946
Подписчики
Нет данных24 часа
+317 дней
+9630 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

Фото недоступноПоказать в Telegram
Ciidukum Mubaarak axibbaa’ii. Ilaahay ha innaga aqbalo acmaasha wanaagsan, kuwa uu naarta ka xorreeyayna ha innagu daro. 🤲 Idinka iyo ehelladiin ba farxad ku ciida ❤️
Показать все...
32👍 1
Показать все...
6 Tallaabo oo Guurka ka Horreeya I @MubarakHadi

6 Tallaabo oo Guurka ka Horreeya I Mubarak Hadi TELEGRAM:

https://t.me/mubarakhadi101

YOUTUBE: / @mubarakhadi . TELEGRAM:

https://t.me/mubarakhadi101

INSTAGRAM:/ mubaarakhadi

11
01:38
Видео недоступноПоказать в Telegram
IMG_3628.MOV34.12 MB
19👍 4👏 2
Показать все...
Log in or sign up to view

See posts, photos and more on Facebook.

1
Фото недоступноПоказать в Telegram
Ka harsan kaliya
Показать все...
5👍 1🥰 1
Показать все...
Building a Second Brain 🧠 I Fikrad & Buug #41 I - @MubarakHadi

TELEGRAM:

https://t.me/mubarakhadi101

YOUTUBE:

https://www.youtube.com/@MubarakHadi/...

TELEGRAM:

https://t.me/mubarakhadi101

INSTAGRAM:

https://www.instagram.com/mubaarakhadi/

👍 9 6
Фото недоступноПоказать в Telegram
Ku soo Dhawaada Hordhaca Koorsada Positive Parenting: ZOOM: https://us02web.zoom.us/j/81995976937?pwd=H7E9KM7cd88rZYt1SSMyTPvGo9OfL5.1
Показать все...
2
Фото недоступноПоказать в Telegram
Qofku, waxyaabaha uu maalintii qabto waa labo nooc: kuwo uu naftiisa u qabto iyo kuwo uu dadka kale u qabto. Waxyaabaha aynu nafteenna u qabanno, waa wax aynu ku qasbannahay, waayo, waxa ku xidhan in taayirka nolosheennu uu wareego. Laakiin, meelaha uu iinsaaku dhadhanka iyo macnaha nolosha uu ka helo waxaa ka mid ah, in uu iinsaan kale wax u qabto. Sidaa daraaddeed, waxaa muhiim ah in qofku hawl-maalmeedkiisa uu ku daro, wax ka baxsan tiisa gaarka ah oo uu cid kale wax u qabto. Quudi mid baahan. U faa’iidee kan aad wax ku dhaanto. Dhagahaaga amaahi qof in la dhagaysto u baahan…. ‎قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: "من أفضل العمل إدخال السرور على المؤمن تقضي عنه ديناً تقضي له حاجة تنفس له كربة". — صحيح الجامع
Показать все...
64👍 4