cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

XASUUSIYE❤️🥺✨🥀

XASUUSIYE WAA MAREEG Utaagan Dhisidda iyo kor uqaadidda Garaadka Umadda Soomaaliyeed ,Kobcinta Ogaalka Iyo Kor u qaadida Fikirka Toolmoon Ee bulashada. Waxaanu leenahy Website Aan kusoo gudbinno Waxyaabo muhiim u ah bulshada Xasuusiye.com Naga soo booqo

Больше
Финляндия1 695Язык не указанКниги8 246
Рекламные посты
2 265
Подписчики
Нет данных24 часа
-77 дней
-4030 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

Repost from Kayd books
'Naftaydaay Gacalo' W/Q: Cula Dayuub W/T: Maxamed Qaamuus. Buugaan “NAFTAYDAAY GACALO” waa buug laga soo turjumay buugga ay af Ingiriisi ku qortay Cula Dayuub ee “Dear Me”, taas oo ah Suuriyaanad afaf dhawr ah wax ku qorta, kuna saabsan mawaadiicda la xidhiidha Hormarinta Nafta,Buuggan waxa af Soomaali inoogu soo turjumay Mohamed Qaamuus,waana buug naf-la-hadal ah oo si fudud, misana xeeldheer, u la sheekaysanaya nafta, habab toganna u dhiirrigelinaya. Waa buug u habaysan si ka duwan sidii lagu bartay buugta dhiirrigelinta ah, jiilal kale da’ ahna anfacaya. Waa buug fudad, nafta ula hadlaya una hagaya sida ugu debecsan; waa buug macaan oo aanad ku caajisaynin; aadna u kooban. @kaydbooks
Показать все...
Naftaydaay Gacalo.pdf5.74 KB
3👍 1
Repost from Kayd books
'Kaalinta Indheergaradka' W/Q: Adward said. W/T: Cabdicasiis Guudcadde. Buuggan waxa qorey qoraa asalkiisu yahay Falasdiini, balse noloshiisa inteeda badan ku soo qaatay dunida reer Galbeedka, Edward Said waxa uu in mudo ah u dagaallamayey qadiyadda reer Falasdiin iyo waliba bulshooyinka ay saamaysay hagardaamadii gumeystuhu. Buuggu waxa uu ka dhashay khudbado taxane ah oo uu sagaashameeyadii ka sii daayey barnaamijka BBC ee khudbadaha Reith, balse markii dambe loo beddelay buug. Buugga waxa afka Soomaaliga u tarjumay Cabdicasiis Guudcadde. Buuggu waxa uu ku dulwareegayaa kaalinta uu in dheergaradku ku leeyahay bulshada, waxa uu qoraagu innoo bidhaaminayaa tilmaamaha uu leeyahay qofka indheergaradka ahi, waxa uu qeexitaanno kala jaad ah innagula wadaagayaa qeexitaanka dhabta ah ee uu yeelan karo indheergaradku, waxa uu ka warramayaa metelaadda indheergaradka, seetaynta ummadaha iyo dhaqamada, dayrinta la gula kaco indheergaradka, awoodaha ku gadaaman indheergaradka iyo kuwo kale oo la mid ah. @kaydbooks
Показать все...
Kaalinta indheergaradka_.pdf18.30 MB
1
Ma jiro Qof Daneeyo murugtaada & Dhibaatooyinkaaga Dhamaan Waxey Raaadinayaan Qaladkaaga                                                                                        @adeesh44
Показать все...
👍 2
Nolosha aduun waa wada caqabado, hadda ufiirso qofka inta uusan dhimanin ka hor sow sakaraad iyo rafaad ma maro kadib si raaxo ah nafta uguma baxdo, noloshana waa sidaas oo kale adoon dhiboon ma dheefsaneysid ee dedaal badan muuji oo karti isu yeel rabigaagana talo saaro waad guuleysaneysaaye. Hooyo oo aan caawa is maqalney baa intaas igu dhahdey.
Показать все...
4
Geeridu ma’aha marka ay ruuxdu innaga baxdo oo keliya,waxaa jira geeriyo ka horreeya, waxaa ka mid ah marka ay isu wada ekaadaan maalmahaagu, ee isbeddel oo dhan aad joojiso, marka waxa keliya ee kuu kordhayaa uu noqdo sannadaha da’daada iyo miisaanka jidhkaaga” ~ Najiib Maxfuud
Показать все...
👍 5😢 3
Nuurkii indhaheygaay Naafoobay la'aantaa Nus iga midaa tehee Nafarna kulma simoo Naf aan mahdiyaa tahay Neecaaw udgoon iyo Naruuraa tahoo Nuurkaada baxaya Naftii la sara kacda Nagaansho uma dhinee Nafar lawada heysan ba tahy Naxli waad ka marantoo Nuqsaan kuguma ogiyoo Naashnaash kuuma dhinee Naxriiistii eebe weyne iyo Nafci gooni baad wadataa Nafteydaan kuu huroo Nagaasho kaaga dhigee Nafluhu inta wax caashaqda Nafaheena mid ka weynoo Naga sareyso ma jirto ....Abduweli Orange.....
Показать все...
Intio daneyneyso barshada daawada waxa uheynaa course free ah haka faaidetaan tiro xadidan ayaa loo baahnyahy Wixii faafaahin ah kala xiriira what's appka +252619370364
Показать все...
Waxyaabaha aanan soonka jebin waxaa ka mid ah: 1. Toobniinka 2. Dhiig qof loo shubo 3. Qubeyska 4. Cadaysiga 5. Candhuufta 6. Cunid & cabid aan loo qasdin - hilmaan 7. Matag kusoo dhaafay oo aan qasad aheyn 8. Janaabo kaa imaatay adigoo maalinkii hurda 9. Waaga oo kuu barya adoo janaabo qaba Waxyaabaha Soonka jebiya waxaa ka mid ah: 1. Cunid & cabid 2.Jamaaca maalinkii 3. Matag kas la isaga keeno 4. Cirbado nafaqo leh oo la qaato 5. Shahwada oo la isaga keeno si kas ah 6. Caadada & xeydka dumarka 7. Haddii uu diinta ka baxo isagoo soomman 8. Haddii uu waasho isagoo soomman Sidoo kale, iska illaali waxyaabaha naaqusiya ajirka soonka oo ay ka mid yihiin: 1. Xanta 2. Caayda 3. Isku dirka 4. Beenta 5. Indhaha oo meel xun lagu eego 6. Dhegaha oo xumaan lagu dhegeysto 7. Qamaarka oo la dheelo 8. Dagaalka Waxyaabaha sare u qaada ajirka soonka waxaa ka mid ah: 1. Qur'aan akhriska badan 2. Salaadaha sida taraawiixda & taajudka 3. Wanaagga oo la is-faro xumaanta oo la iska reebo 4. Dariiqa oo laga qaado waxyaabaha dadka dhibaaya 5. Indhaha oo la laabo 6. Carrabka oo la xakameeyo 7. Masaajidka oo la cammiro 6. Farjiga oo la dhowro Soonka qofku waa uu iska furi karaa haddii 1. Uu yahay musaafur 2. Uu xanuunsado 3. Uu ummulo 4. Uu caadoodo 5. Uu caqligiisu tago 6. Uu u cabsado ilmaha caloosha ku jira Allaha naga aqbalo soonka Insha'Allaah. FG: Wixii aan ka tegay ku dara, wixii aan qalday-na halla saxo. Mahadsanidiin
Показать все...
Shiikh Xasan-Albasri ayaa la weydiiyey waa maxay Sirta Ka dambeysa Inaad adduunyada Ka Saahido ?wuxuuna yiri waa afar shay. 1-Waxaan ogaaday Riziqeyga Inaanu qof Kale qaadaneynin''Kadibna qalbigaa ii degay 2- Waxaan ogaaday camalkeyga Inaanu ruux Kale qabaneynin,,Kadibna Kaligey baa Ku mashquulay 3- Waxaan ogaaday in Allaah I arkayo waxaana Ka Xishooday,Inuu Macsi Igu Arko 4-Waxaan ogaaday In Geeridu Isugeyso,Waxaana sahay u diyaarsaday Rabbigey la kulankiisa ...
Показать все...
Фото недоступноПоказать в Telegram
Waxaan aragnaa gabdhaheena oo statusyadooda kusoo qoreya waan murugeysanahay cidlo ayaan dareemeyaa iyo wax yaalo kale oo badan Abayoy su,al aan ku weydiyee miyaadan muslin eheyn 🥺🖤 mise muslinimada afka ayaad ka shegataan mise kitaabka ayaad ka fogaateen idinkoo alle idin leeyahy ha cabsanina oo ha murgoonin marka Alle ayaa idin dhahay ee hadaad murugootit kitaabka ayaa ah dawadaada anaga xitaa waa daawadeena🥺🖤🙏 ᗷɪsʜɪɪ ᗷᴀʀᴀᴋᴇʏsᴀɴᴇᴇᴅ ᴀʏᴀᴀ ɴᴏᴏ sᴏᴏ ᴅʜᴏᴡ ᴀʟʟᴏᴡ ᴄᴀғɪᴍᴀᴀᴅ ɴᴀɢᴜ ɢᴀᴀʀsɪɪ 🌙
Показать все...
Выберите другой тариф

Ваш текущий тарифный план позволяет посмотреть аналитику только 5 каналов. Чтобы получить больше, выберите другой план.