cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

Aisha Bintu Ahmed ❤✨

"JECLOW naftaada, wax badan aqri, aqligag kaasho , waalidkaga ka duceeyso, unoqo dadka mid naxriis badan..!"😌❤ Waxa aasaasnay channelkan 27.july.2021 WIXII FIKRAD 👉 @Aishabintuahmed

Больше
Рекламные посты
14 243
Подписчики
+1524 часа
+497 дней
+15130 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

Фото недоступноПоказать в Telegram
{إِنَّ رَبِّي لَسَمِيعُ الدُّعَاءِ}🤎
Показать все...
👍 8🥰 1
Фото недоступноПоказать в Telegram
‏قَالَ قَدْ أُوتِيتَ سُؤْلَكَ يَا مُوسَىٰ
Muusoow dhab ahaantii waa lagu siiyay waydiintaadii Eeboow noo rumee riyooyinkayaga noogana War hay sidaad ooga War haysay muuse  ammintii uu ka qarsoomay indhaha dadka laakiin adigu aad ogayd يارب هذه الإستجابة وكل من يقرأ WQ// Ustaad Machett
Показать все...
10
Фото недоступноПоказать в Telegram
Asigo dhameystiran Facebook pageykeyga ka zoo aqrisay ☺️❤️ Waa kan link = https://www.facebook.com/bintuahmed99?mibextid=JRoKGi
Показать все...
2
Фото недоступноПоказать в Telegram
Markasta oo ay badato xirfadadu waxa badanaysa baahida ay dadku ku qabayaan waxana kuu kordhaysa inaad dadka ka Maaranto Markasta oo ay Yaraato Xirfadadu waxa kordhaysa baahida aad dadka u qabayso waxaana kordhaysa inay dadku kaa maarmaan
دكتور ياسر الحزيمي بودكاست كيف تنجح العلاقات
Показать все...
17
Фото недоступноПоказать в Telegram
Asigo dhameystiran Facebook pageykeyga ka zoo aqrisay ☺️❤️ Waa kan link = https://www.facebook.com/bintuahmed99?mibextid=JRoKGi
Показать все...
7👍 2🥰 2
Фото недоступноПоказать в Telegram
لا أباء.. طفل يربي طفل !❤️‍🩹🌱
Waa aabo li' ilmo-yar oo ilmo-yar Korinaya xaalada ka taagan Gaza Allow udhibi yaree walaaleheen 🤲
Показать все...
😢 19💔 1
Culayskoo xagaaga ah Waxa xiga fudaydkoo Waa xeerka noloshoo Xakiimbaa asteeyee Yaan xisaabtu kaa lumin Xasuusoo waqtiga adag Yaan xalaashu kaa gudhin Yaan xumaantu kuu dusin Aakhiro xageedana Yaan naar laguu xulin.
Показать все...
👍 17 8
Haloo diro Sxpyalow markasta wax wanaagsan noosoo gudbiyaaye sxpky😂😂😂
Показать все...
😁 10
Haloo diro Sxpyalow markasta wax wanaagsan noosoo gudbiyaaye sxpky😂😂😂
Показать все...
Repost from Xikmado️
Saaxiibyaalow meeshaan waxa ku jirto 33,223 Qofkasta idinka Mid ah hadii uu iisoo diro 1 dollar kan ugu yar meeqa haysan karaa sow maaha lacag Badan ee Is xilqaama oo soo dira min hal dollar 0615444164 😂😂😂
Показать все...
😁 13
Выберите другой тариф

Ваш текущий тарифный план позволяет посмотреть аналитику только 5 каналов. Чтобы получить больше, выберите другой план.