cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

Gelle Bashir

We provide Quality Tutorial, Tips , Courses , Tools and other Resources 👉 WhatsApp Link https://wa.link/zjb442 👉 Website Gellebashir.com 👉 YouTube https://youtube.com/c/GelleBashir 👉 Instagram https://instagram.com/gellebashir1?igshid=YmMyMTA2M2Y=

Больше
Рекламные посты
19 926
Подписчики
+1124 часа
+417 дней
+18430 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

Фото недоступноПоказать в Telegram
Shirkada Nvidia ayaa la filayaa mardhow in ay dhaafta shirkada Apple oo hada ah shirkada labaad ee igu dhaqaalaha badan Aduunka . Nvidia stock ayaa ku dhawaad saddex jibaarmey, asagoo gaarey $2.68 trillion , waxana sababey baahida sii kordheysa ee looqabo ( chips ) ay saarto . Shirkada Apple ayaa hada ah shirkada labaad ee igu dhaqaalo badan aduunka, ayadoo heesato $2.92 trillion , baahida loo qabo IPhone aayaa hoos u dhac ku yimid waxana sabab u ah tartarka China 🇨🇳. Shirkadan Nvidia waxaa kor u qaadey saamigeeda ama qiimaheeda , waxey sameysa products ay isticmaalaan , Gaming ka , Crypto - taha iyo Ai-da . Nb: labadan shirkad waxa ka horeeya shirkada dada weyn ee Microsoft oo ah shirkada igu dhaqaalaha badan aduunka. Gellebashir.com
Показать все...
Фото недоступноПоказать в Telegram
Tomorrow is big day Insha Allah , mashruuci aan ilaa bilowgi sanadkan soo wadey ban bari launch 🚀 gareneyna. For the last three days wlhi waxan shaqeneyey more dhan 14 hours per day . Website kena waxa ka dhigney heer caalami, software qaali iyo hosting heersare ban u wareegney. Website waxaa batey dadka soo booqanayo taas baa keentey in upgrade kena Hosting plan . Hosting hada ku shubney wuxu awood u leeyahay traffic kasta in uu mareeyo .
Показать все...
02:43
Видео недоступноПоказать в Telegram
Ogeysiis Bilihi u danbeyey waxa website kena soo booqanayey dad kumanaan ah oo aad u tiro badan , dabcan website kena waa mid ka kid ah kuwa igu waaweyn oo ardey iyo ganacsato badan ku xiran yihiin, maanta ma shaqeenayo website oo shaqo bn ka heynaa , wixi faahfaahin ah , muuqaalka ka daawo . Hada Dalbo Online Courses iyo Website Design Service 📞 WhatsApp link https://wa.link/zjb442
Показать все...
IMG_6058.MOV59.44 MB
Показать все...

Фото недоступноПоказать в Telegram
3 dan Coin iibso hadad awooodo , Maanta Treding bey ka yihiin suuqa Cryptocurrency . Cryptocurrency Course waa diyaaar Hada waxan duubi rabaa muuqaalka shaacinta Course ka , waxan 100 ka qof ee horeeya siiney 10% oo discount ah . Course waxey si toos ah uso baxeysaa 1 June lkn 100 kas igu horeeya qiimo jaban bey ku helayaan, qiimo dhimista waxey ku egtahay 31 May. Ka faa’ideysi wacan . Hada Dalbo 📞 WhatsApp link https://wa.link/zjb442 🌎 Gellebashir.com
Показать все...
Фото недоступноПоказать в Telegram
Skill ama Xirfad aad baratid baa maanta shaqo la’aanta iyo mushaarka yar ka saari karto. Ninkani waa Prime Minister ka Uk 🇬🇧, maxey kula tahey adiga ? Cryptocurrency Course waa diyaaar Hada waxan duubi rabaa muuqaalka shaacinta Course ka , waxan 100 ka qof ee horeeya siiney 10% oo discount ah . Course waxey si toos ah uso baxeysaa 1 June lkn 100 kas igu horeeya qiimo jaban bey ku helayaan, qiimo dhimista waxey ku egtahay 31 May. Ka faa’ideysi wacan . Hada Dalbo WhatsApp link https://wa.link/zjb442
Показать все...
Фото недоступноПоказать в Telegram
Bartamihii bishii 5-aad, shirkadda OpenAI ayaa mar kale daaha ka qaaday ChatGPT nuqulkiisa "4O - ChatGPT4O". Run ahaantii, ChatGPT4O waa mid heerka awooddiisu aad iyo aad u sarrayso, heer arinka la moodo inay tahay mid mala'awaal ah. Akhriste ma soo tijaabisay"ChatGPT4O", mase layaaban tahay awoodiisa, sideese bay kula tahay? More info : Gellebashir.com
Показать все...
Marka cryptocurrency la joogo badana waxa maqasha coin iyo token , hadaba waa maxay farqiga u dhaxeeya iyo waxay ku kala duwan yihiin , waxa muhiima ah inaad taqaan lacagta aad iibsanaysid waxa ay tahay. Coin = waa base layer blockchain crypto , marka la sameenayay blockchain-ka waa coins lagu sameeyey mid kastaana waxa uu leeyahay blockchain u gaar ah oo uu ku dul dhisan yahay. Coins ugu caansan waxa ka mid ah Bitcoin Ethereum Solana XRP Doge Token = waa built on top of a blockchain , waxaa lagu dul dhisaa blockchain-ka , tokens malaha blockchain u gaar ah waxa ay ku dul dhisan yihiin blockchain kale. Tokens ugu caansan waxa ka mid ah Usdt Chainlink Tron Uniswap Render Cryptocurrency Course waa diyaaar Hada waxan duubi rabaa muuqaalka shaacinta Course ka , waxan 100 ka qof ee horeeya siiney 10% oo discount ah . Course waxey si toos ah uso baxeysaa 1 June lkn 100 kas igu horeeya qiimo jaban bey ku helayaan, qiimo dhimista waxey ku egtahay 31 May. Ka faa’ideysi wacan . Hada Dalbo WhatsApp link https://wa.link/zjb442
Показать все...
gellebashir00

Business Account

Показать все...

Показать все...