cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

QURAANKA IYO SAYNISKA

Ma ogtahay in kanaalkan yahay kanaalka kaliya ee ka hadla xidhiidhka wayn ee ka dhexeeya sayniska iyo quraanka. Kuso biir kanaalkan. MAWDUUCYADA OO muuqaal ah waxaad kasoo daawan kartaa halkan. https://www.facebook.com/profile.php?id=100086491036194

Больше
Рекламные посты
15 261
Подписчики
-924 часа
-87 дней
+3830 дней
Время активного постинга

Загрузка данных...

Find out who reads your channel

This graph will show you who besides your subscribers reads your channel and learn about other sources of traffic.
Views Sources
Анализ публикаций
ПостыПросмотры
Поделились
Динамика просмотров
01
Magaalaade ku ciidaysaa? Aan aragno magaalada ubadan.
2880Loading...
02
Ciid mubarak dhaamaan bahada ku xidhan chanellka quraanka iyo sayniska.
2890Loading...
03
https://t.me/THEKURAN?livestream=1b78f89b72e9681155
4000Loading...
04
Ma ogtahay! Khudbadii U Dambaysay ee Nabi Muxamed (NNKH)Ka jeediyay Carafa..Khudbadiiuu Rasuulku Maalintaas jeediyay waxay ahayd, fariin muhiim ah oo ay waajib tahay in qof walba oo muslim ah oo ugu yaraan hal mar akhriyo kalmadihii Rasuulku maalintaas sheegay. Waxaan idiin soo turjumay Khudabadii Rasuulka (NNKH) Akhri ilaa dhammaadka deedna la wadaag asxaabtaada.—” Dadyohow i dhagaysta, ma garanayo in sanadkaan kadib aanmar dambe halkaan soo istaagi doono. Sidaa daraadeed si fiican u dhagaysta warka aan idiin sheegayo, una sii gudbiya kuwa aysan u suurto galin inay halkaan nala joogaan. Meeshaan barakaysan, maalintaan barakaysan iyo bishaan barakaysan darteed, xasuusnaada inaad dhabtii Rabbigiina lakulmi doontaan, acmaashiinana laydinka xisaabin doono, hadaba digtoonaada. Dadyohow dhiiggiina iyo maalkiinu, waa idinka xaaraansanyahay. Midkii idinka mid ah ee ammaano haya, ha u celiyo qofkii iskalhaa. Ribbo ( Dulsaar) dhammaanteed waa mamnuuc, ha yeeshee faaidadiin idinkaa iskaleh. Qofna ha dulmiyin adigna laguma dulmin doonee. Ha iska aargoosanina, Dhiiggii aad iska daadiseen waqtigii jaahilyadda.Dadyohow iska ilaaliya shaydaanka, wuxuu isku dayi doonaa in uu idinku khaldo waxyaalo yar yar, uga digtoonaada shaydaanka diintiina darteed. Raggoow ogaada in dumarkiinu xaq idinku leeeyihiin, idinkuna aad iyaga xaq ku leedihiin. Xasuunow in aad ku guursatay, Ogolaanshaha ilaahay iyo rumaysnaantiisa. Haweenkiinu waxay xaq idiinku leeyihiin, inaad si naxariisleh u quudisaan uguna labistaan. Ula dhaqan marwadaada si wanaagsan oo naxariis leh, sababtoo ah waa lammaanaagii nolosha iyo mid mar walba ku caawin doonta.Dadyohoow si wanaagsan ii dhagaysta. Caabud Allah (SWT) oo kaliya, si joogta ah u tuko shantaada salaaddood, Soon bisha barakaysan ee soonqaad,ka bixi hantidaadda sakko, soo gudo waajibaadka xajka hadiiaad awoodid.BiniAadamka oo dhammi waxay ka yimaadeenAdam iyo Xaawo, Carabtu kama sarayso kuwa aan carabta ahayn, kuwan aan carabta ahayna kama sareeyaan carabta. Dadka Caddaanka ahi kama sareeyaan kuwa Madoow, Dadka madoowga ahina kama sareeyaan kuwa cad. kaliya waxaa lagu kala sareeyaa waa camaladiina. Ogaada Muslimiinta oo dhammi waa walaalo, IslaamniMaduna waxay ku dhisantahay walaaltinimo.Dadyohoow Ogaada ma jiro Rasuul ama Nabi aniga gadaashayda imaan doona, sidaadaraadeed si fiican U dhuuxa warkayga, waxaan idiinka tagaylaba waxyaalood oo kala ah, Quraanka iyo Sunnadayda. haddii aad labbadas ku dheganaataan waligiin lumi maysaan. Intiina i dhegaysanaysaaywarkayga usii gudbiya inta aan nala joogin, waxaa laga yaabaa kuwa warkaygu gaaro inay ka fahmi ogyihiin kuwa toos u dhagaysanaya.Intaas kadib Rasuulka ( NNKH ) wuxuu khudbadiisii raaciyay Aayaad Quraan ah oo markas toos ugu soodegay oo ay kamid ahaayeen (Maantaan idiin kaamilay Diintiinna, waxaana idiin taamyeelay korkiina nimcadayda, waxaana idiinka raali noqday islaamka diin ahaan)Ugu dambayna gabagabadii khudbadiisa ayuu Rasuulkeenii Suubannaa (NNKH) isagoo Codka kor u qaaday, wuxuu yiri ”iLaahayoow Markhaati ka ahoow inaan fariintaadii u gudbiyay Dadakaaga”—– DHAMAATEEN AAN IS CAFINO. RUUX KASTAA WALAALII HA SAAMAXO.. Wq/ Aisha Ahmed Hassan
3943Loading...
05
🍀#Fadliga_Maalinka_Carafa. Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi:«Maalin ay ka badantahay ilaahay addoon inuu naar ka xoreeyo ma jirto maalinka Carafa.» 🔸#Soonka_maalinta_Carafa: Rasuulka (ﷺ) waxaa la weydiiyay Soonka maalinta Carafo? Wuxuu yidhi: «Waxaa lagu dhaafaa (dambiga) Sannadkii tagay iyo sannadka soo socda.» Xadiiska kale wuxuu tilmaamayaa: Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi: «Soonka maalinta Carafo waxaan ilaahay ka rajaynayaa inuu ku dhaafo (dembiga) sannadkii hore iyo sannadka dambe.» 🤲#Ducada_Maalinka_Carafa: Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi:«Duco waxa ugu khayr badan ducada maalinta Carrafo, waxaana ugu khayr badan waxaan idhaahdo aniga iyo Nabiyadii iga horreeyayba: {لا إلهَ إلاّ اللّهُ وَحَدُّهُ لَا شَرِيكَ لَهُ، لَهُ الْمُلْكُ وَلَهُ الْحَمْدُ وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءِ قَدِيرِ.} Maalinta Carafo waa tiirka ugu weyn xajka Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi:«Xajku waa Carafa.» 📌Maalinka Carafo ee sidaa u fadli badan wuxuu ku beeganyahay maalinka Sabtida oo beri ah markaa waa in Laga faa'idaystaa Insha  Allah.
8282Loading...
06
🔴🔴 KULMIS 🔴🔴 Linkigan hoose  waxa ku jira 96 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1 Part one. 🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah: Barashada Quraanka kariimka. 👇👇👇👇👇 Ma joogtaa wadamada Europeanka ama amerika ama wadamada carabta. Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Oo barashaada Quraanka ah Halkan hoose iska diwaan gali 👇👇👇👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/h3vQESiP3J02Yjc0
1590Loading...
07
💊 FURSAD MUHIIM AH . Ma rabta  inaad barato daawoyinka(pharmacology). Kuliyada wayn ee alfurqan online academy waxay kuu diyarisay fasalo cusub oo ah barashada  daawooyinka . Course fee: 6 dollar Duration : 5 months Type of certificate : Diploma  💊Baro dawooyinka oo naftaada ku dawee. 💊Baro dawooyinka oo qoyskaaga ku daawee. 🧑‍⚕Baro daawoyinka si aad uga ilaaliso bulshadaada daawo isticmalka  khaldan Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
5781Loading...
08
https://t.me/E3pdW7_dRfRhMmFk Waa suuq online ah ood wax yaabo badan aad ka helyso ka faaidyso.
7521Loading...
09
Xikmado Alle ha unaxariisto xilli iyo saman aanay gabadhu bixin ilaa saddex goor mooyee . 1: Inay kasoo baxdo rixamka hooyadeed oo ay usoo baxdo aduunka. 2: Inay kasoo baxdo guriga aabaheed oo ay usoo baxdo guriga ninkeeda iyadoo caruusa. 3 : Inay kasoo baxdo guriga ninkeeda oo ay usoo baxdo qabriga si ay ula kulanto rabigeed.
1 0440Loading...
10
Xikmado Laba waligaa xasuusnoow Ilaahay xasuusnoow Geeridina xasuusnoow Laba waliga iska ilow . Wanaaga aad dadka u samaysay Iyo xumaanta cid kale kuu gaystay. Laba waliga ha aaminin Nin gabadh ha ku aaminin . Gabadhna sir ha ku aaminin.
1 0760Loading...
11
💊 FURSAD MUHIIM AH . Ma rabta  inaad barato daawoyinka(pharmacology). Kuliyada wayn ee alfurqan online academy waxay kuu diyarisay fasalo cusub oo ah barashada daawooyinka . 💊Baro dawooyinka oo naftaada ku dawee. 💊Baro dawooyinka oo qoyskaaga ku daawee. Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
6351Loading...
12
(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA! KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .✍ ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore . Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo. Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay. Shuruudaha. ⏭Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa . ⏭ inay kaa go'antay wax dhigashadu. ⏭ inaad ka wayn tahay 15 jir. ⏭ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya . Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida: ●Introduction to windows ● Microsooft  word ●Microsooft ppt ●Microsooft excel ●Microsooft access ●Microsooft publisher ●Microsooft outlook Mudada koorasku waa 3 bil . Shahadaduna waa diploma. Nasiib fiican. 24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho. ⏭ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
7281Loading...
13
Fursadii Qarniga BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO Dhammaan bulshowaynta soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida daafaheeda, waxa kuliyada wayn ee ALFURQAN ONLINE SCHOOL idinku war galinaysa inay qaadanayso fasalo cusub bishan 6aad ee sanadka 2024 oo kala ah. 1) Quraanka iyo axkaamtiisa. 2) Barashada carabiga. 3) Barashada Englishka. 4) Barashada combuterka iyo isticmalkiisa oo bilow ah . ♨️ computerka waa bilaash kaliya diwan galinta ayaad 6 dollar bixinaysaa. 5) xisaabta( dadka wawayn ) 6) Higaadda  oo bilow ah 7) cv writing 8) pharmacology(barashada daawoyinka) Dhamaan courseskan waxad qaadanaysa markaad dhamayso shahaado  dilloma ah cadaynaysa inaad dhamaysay cilmigaas. Ku baro cilmiga adoo # Gurigaaga jooga # Adoo shaqadaada jooga # Adooo ciyaalkaga dhex jooga # Adoon daal iyo tacab iyo bas fuulid umarin aqoonta. # Adoo shaqynaya baro cilmiga . Halkan hoose  iska diwaan gali:👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
9651Loading...
14
KULMIS Linkigan hoose  waxa ku jira 100 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1 Part one. 🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah 👇👇👇👇👇 Ma rabta barashada Quraanka kariimka ah .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Oo xilli kasta leh . 👇👇👇👇👇👇 La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/dbhSCk7OWyIxZGY8
750Loading...
15
Waxaan jeclaan lahaa inaan dhinto sababtoo ah waxaan maqlay inay jannada cunto taalo ooy dhaanto halkan. Waxaa idhi inan yar oo falastiini ah . Nin wariye ah ayaa isaguna waraystay wiil yar oo falastiini ah wuxuuna waydiiyay goorma kugu danbaysay inaad cunto hilib? Wuxuu ugu jawaabay waa maxay hilib ma garanayo hilib wuxuu yahay. Ax ax heerkaas ayay marayaan Ree falastiin wadamada kale ee carabta ahna waad u jeedaan inay cunaan neef isku dhan , waa arrin aad ii damqisay runtiina qofkastoo iimaan leh xanuujinaysa. Aan u ducayno walaalaheena oo aan ku caawino waxaan awoodno Yaynaan ku fiirsan carbahan kale een jiidh damqada lahayn walaalayaal😢👌.
1 3452Loading...
16
🔴🔴 KULMIS 🔴🔴 Linkigan hoose  waxa ku jira 99 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugy daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1 Part one. 🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah 👇👇👇👇👇 Ma rabta barashada computerka .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Fursad qaali ah na way jirtaa. 👇👇👇👇👇👇 La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/_kji2unnViZlNTQ8
1900Loading...
17
Sheekada Saddexda Walaalo iyo Qudaarta Waxaa jiray saddex walaalo oo aad u caqli badan oo ku noolaa tuulo yar. Tuuladaasi waxaa ka jirtay dhibaato ah in dadka deegaanku aysan helin qudaar ku filan oo ay cunaan. Walaalaha waxay go’aansadeen inay xal u helaan dhibaatadan. Walaalkii ugu weynaa ayaa yiri, "Aan sameyno beero waaweyn oo aan ku beerno qudaar badan, si aan u helno wax ku filan oo aan u wada cuno." Walaalaha kale way ku raaceen fikirka walaalkooda weyn. Waxay ku billaabeen shaqada beerta, laakiin waqtigu wuxuu noqday mid adag oo wax soo saarkii ma uusan noqon mid ku filan. Walaalkii labaad ayaa yiri, "Waxaa haboon in aan horumarino farsamooyinka beeraha, si aan u kordhino wax soo saarka. Waxaan isticmaali karnaa habab cusub oo casri ah." Walaalaha kale way ku raaceen, waxayna bilaabeen inay isticmaalaan farsamooyin casri ah oo kor u qaada wax soo saarka. Tani waxay keentay horumar yar, laakiin wali ma aysan helin qudaar ku filan. Walaalkii saddexaad ayaa yiri, "Waxaa haboon inaan wada shaqeeyno oo aan ka faa’iideysano awoodda iyo aqoonta dadka kale ee tuulada. Haddii aan wadajir u shaqeyno, waxaan heli doonaa natiijooyin wanaagsan." Walaalaha kale way ku raaceen, waxayna bilaabeen inay dadka kale ee tuulada ku dhiirrigeliyaan inay ka qeybqaataan beeraha iyo wax soo saarka qudaarta. Dadkii tuulada waxay wada shaqeeyeen, waxay wadaageen aqoontooda iyo khibradooda, waxayna abuureen beer weyn oo midho badan soo saarta. Tuuladii waxay noqotay meel ay dadku ka helaan qudaar ku filan oo nafaqo leh. Saddexdii walaal waxay fahmeen muhiimadda wada shaqeynta iyo in la wadaago aqoonta iyo khibradda si loo gaaro guul weyn. Cashar Sheekadani waxay ina baraysaa in wada shaqeyntu ay muhiim tahay si loo gaaro natiijooyin wanaagsan. Marka dadku ay isku geeyaan awooddooda iyo aqoontooda, waxay heli karaan guulo waaweyn oo ka wanaagsan kuwa ay kali ahaan lahaayeen. Waxaa muhiim ah in aan fahanno in wadajir ay xoog ku jirto oo aan wada shaqeynno si aan u gaarno yoolalka aan hiigsaneyn . @mrxoosh
1 8613Loading...
18
Media files
1 4300Loading...
19
Qorshahaga sanadka cusub ma ku jirtaa barashada quraanku ➡️ Kaalay baro quraanka kariimka ah . ➡️ Kaalay baro wax la barto waxa ugu fiican kaas oo ah quraanka karimka ah. ➡️ Kaalay baro wax waqti lagu bixiyo waxa ugu fiican kaas oo ah barashada quraanka kariimka ah. ➡️ Kaalay baro wax lacag lagu bixiyo kan ugu mudan kaasoo aah quraanka kariimka. ⏭ Kuliyada wayn ee Al furqan  online school. Waxay ku diyaarisay fasalo cusub . Fadlan waaa noo sharag inaad quraanka barato oo aad xidhidh fiicanla yeelato Allihii ku abuuray. Jabi darbiga jahliga .oo kaalay aynu barano quraanka ee. Fursadi laba maaha . Halkan hoose iska diwan gali. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
1 5380Loading...
20
#Qiso Waxaa jirtay inan (Gabar) muslimad ah laakiin salaada ayaa aad ugu cuslayd oo may tukan jirin , habeen habeenada kamid ah ayay ku riyootay In ay dhimanayso dhawaan oo Ajasheedii soo dhawdahay kadib waalidkeed iyo asxaabteedii ayay la wadaagtay waxay ku idhaahdeen Waa riyo uun ee waxba hadaba galin . Maalmo kadib ayay sidii si lamid ah ku riyootay isla riyadii Qoyskeedii markay la wadaagtay jawaabtii jawaab lamid ah ayay siiyeen Waxay saa Ahaataba habeen kale ayay ku riyootay in Hal todobaad(week) u hadhay oo ay dhimanayso warwar iyo walaac mid toona kumay haynba nolosheeda ayay iska wadatay , markii la gaadhay maalintii ay ku riyootay Iyadoo joogta goobteedii waxbarasho ayuu madaxu yar xanuunay gurigii ayay toos u tagtay oo ay yar jiifsatay wakhti yar kadib waa mayd Way ka baxday ooy dhimatay . Qoyskii iyo asxaabtii aad bay uga xumaadeen sida ay ugu dhiiri galin jireen inay riyo malaawaal ah tahay uun, markii la geeyay godkii xabaasha waxaa laga saari kar waayay masas Badan oo diyaar u ah inay cunaan. Alaah bal Ila eega imisa fursadood ayaa la siiyay si ay u tawbad keento ,imisa jeer baa riyo wax loogu sheegay si ay isku garato ooy u fahanto halka laga haysto . Allow Geeridayada iyo gafkayaga ha kulmin .
1 4031Loading...
21
﴿وَأَمَّا مَنْ أُوتِيَ كِتَابَهُ بِشِمَالِهِ﴾ - القارئ: ناصر القطامي.
1 2071Loading...
22
- نُّورٌ عَلَىٰ نُورٍ 🤍🕊، - القارئ: سلمان العتيبي✨💛.
1 3610Loading...
23
- نُّورٌ عَلَىٰ نُورٍ 🤍🕊، - القارئ: سلمان العتيبي✨💛.
1 5920Loading...
Magaalaade ku ciidaysaa? Aan aragno magaalada ubadan.
Показать все...
10👍 3
Ciid mubarak dhaamaan bahada ku xidhan chanellka quraanka iyo sayniska.
Показать все...
5👍 1
Показать все...
QURAANKA IYO SAYNISKA

Ma ogtahay in kanaalkan yahay kanaalka kaliya ee ka hadla xidhiidhka wayn ee ka dhexeeya sayniska iyo quraanka. Kuso biir kanaalkan. MAWDUUCYADA OO muuqaal ah waxaad kasoo daawan kartaa halkan.

https://www.facebook.com/profile.php?id=100086491036194

4
Ma ogtahay! Khudbadii U Dambaysay ee Nabi Muxamed (NNKH)Ka jeediyay Carafa..Khudbadiiuu Rasuulku Maalintaas jeediyay waxay ahayd, fariin muhiim ah oo ay waajib tahay in qof walba oo muslim ah oo ugu yaraan hal mar akhriyo kalmadihii Rasuulku maalintaas sheegay. Waxaan idiin soo turjumay Khudabadii Rasuulka (NNKH) Akhri ilaa dhammaadka deedna la wadaag asxaabtaada.—” Dadyohow i dhagaysta, ma garanayo in sanadkaan kadib aanmar dambe halkaan soo istaagi doono. Sidaa daraadeed si fiican u dhagaysta warka aan idiin sheegayo, una sii gudbiya kuwa aysan u suurto galin inay halkaan nala joogaan. Meeshaan barakaysan, maalintaan barakaysan iyo bishaan barakaysan darteed, xasuusnaada inaad dhabtii Rabbigiina lakulmi doontaan, acmaashiinana laydinka xisaabin doono, hadaba digtoonaada. Dadyohow dhiiggiina iyo maalkiinu, waa idinka xaaraansanyahay. Midkii idinka mid ah ee ammaano haya, ha u celiyo qofkii iskalhaa. Ribbo ( Dulsaar) dhammaanteed waa mamnuuc, ha yeeshee faaidadiin idinkaa iskaleh. Qofna ha dulmiyin adigna laguma dulmin doonee. Ha iska aargoosanina, Dhiiggii aad iska daadiseen waqtigii jaahilyadda.Dadyohow iska ilaaliya shaydaanka, wuxuu isku dayi doonaa in uu idinku khaldo waxyaalo yar yar, uga digtoonaada shaydaanka diintiina darteed. Raggoow ogaada in dumarkiinu xaq idinku leeeyihiin, idinkuna aad iyaga xaq ku leedihiin. Xasuunow in aad ku guursatay, Ogolaanshaha ilaahay iyo rumaysnaantiisa. Haweenkiinu waxay xaq idiinku leeyihiin, inaad si naxariisleh u quudisaan uguna labistaan. Ula dhaqan marwadaada si wanaagsan oo naxariis leh, sababtoo ah waa lammaanaagii nolosha iyo mid mar walba ku caawin doonta.Dadyohoow si wanaagsan ii dhagaysta. Caabud Allah (SWT) oo kaliya, si joogta ah u tuko shantaada salaaddood, Soon bisha barakaysan ee soonqaad,ka bixi hantidaadda sakko, soo gudo waajibaadka xajka hadiiaad awoodid.BiniAadamka oo dhammi waxay ka yimaadeenAdam iyo Xaawo, Carabtu kama sarayso kuwa aan carabta ahayn, kuwan aan carabta ahayna kama sareeyaan carabta. Dadka Caddaanka ahi kama sareeyaan kuwa Madoow, Dadka madoowga ahina kama sareeyaan kuwa cad. kaliya waxaa lagu kala sareeyaa waa camaladiina. Ogaada Muslimiinta oo dhammi waa walaalo, IslaamniMaduna waxay ku dhisantahay walaaltinimo.Dadyohoow Ogaada ma jiro Rasuul ama Nabi aniga gadaashayda imaan doona, sidaadaraadeed si fiican U dhuuxa warkayga, waxaan idiinka tagaylaba waxyaalood oo kala ah, Quraanka iyo Sunnadayda. haddii aad labbadas ku dheganaataan waligiin lumi maysaan. Intiina i dhegaysanaysaaywarkayga usii gudbiya inta aan nala joogin, waxaa laga yaabaa kuwa warkaygu gaaro inay ka fahmi ogyihiin kuwa toos u dhagaysanaya.Intaas kadib Rasuulka ( NNKH ) wuxuu khudbadiisii raaciyay Aayaad Quraan ah oo markas toos ugu soodegay oo ay kamid ahaayeen (Maantaan idiin kaamilay Diintiinna, waxaana idiin taamyeelay korkiina nimcadayda, waxaana idiinka raali noqday islaamka diin ahaan)Ugu dambayna gabagabadii khudbadiisa ayuu Rasuulkeenii Suubannaa (NNKH) isagoo Codka kor u qaaday, wuxuu yiri ”iLaahayoow Markhaati ka ahoow inaan fariintaadii u gudbiyay Dadakaaga”—– DHAMAATEEN AAN IS CAFINO. RUUX KASTAA WALAALII HA SAAMAXO.. Wq/ Aisha Ahmed Hassan
Показать все...
11👍 2
🍀#Fadliga_Maalinka_Carafa. Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi:«Maalin ay ka badantahay ilaahay addoon inuu naar ka xoreeyo ma jirto maalinka Carafa.» 🔸#Soonka_maalinta_Carafa: Rasuulka (ﷺ) waxaa la weydiiyay Soonka maalinta Carafo? Wuxuu yidhi: «Waxaa lagu dhaafaa (dambiga) Sannadkii tagay iyo sannadka soo socda.» Xadiiska kale wuxuu tilmaamayaa: Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi: «Soonka maalinta Carafo waxaan ilaahay ka rajaynayaa inuu ku dhaafo (dembiga) sannadkii hore iyo sannadka dambe.» 🤲#Ducada_Maalinka_Carafa: Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi:«Duco waxa ugu khayr badan ducada maalinta Carrafo, waxaana ugu khayr badan waxaan idhaahdo aniga iyo Nabiyadii iga horreeyayba: {لا إلهَ إلاّ اللّهُ وَحَدُّهُ لَا شَرِيكَ لَهُ، لَهُ الْمُلْكُ وَلَهُ الْحَمْدُ وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءِ قَدِيرِ.} Maalinta Carafo waa tiirka ugu weyn xajka Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi:«Xajku waa Carafa.» 📌Maalinka Carafo ee sidaa u fadli badan wuxuu ku beeganyahay maalinka Sabtida oo beri ah markaa waa in Laga faa'idaystaa Insha  Allah.
Показать все...
👍 4 3
🔴🔴
KULMIS
🔴🔴 Linkigan hoose  waxa ku jira 96 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah: Barashada Quraanka kariimka. 👇👇👇👇👇 Ma joogtaa wadamada Europeanka ama amerika ama wadamada carabta. Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Oo barashaada Quraanka ah Halkan hoose iska diwaan gali 👇👇👇👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/h3vQESiP3J02Yjc0
Показать все...
KULMIS 1AAD

A/rahman Mohamed invites you to add the folder “KULMIS 1AAD”, which includes 96 chats.

Фото недоступноПоказать в Telegram
💊 FURSAD MUHIIM AH . Ma rabta  inaad barato daawoyinka(pharmacology). Kuliyada wayn ee alfurqan online academy waxay kuu diyarisay fasalo cusub oo ah barashada  daawooyinka . Course fee: 6 dollar Duration : 5 months Type of certificate : Diploma  💊Baro dawooyinka oo naftaada ku dawee. 💊Baro dawooyinka oo qoyskaaga ku daawee. 🧑‍⚕Baro daawoyinka si aad uga ilaaliso bulshadaada daawo isticmalka  khaldan Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
Показать все...
1
https://t.me/E3pdW7_dRfRhMmFk Waa suuq online ah ood wax yaabo badan aad ka helyso ka faaidyso.
Показать все...
👍 3
Xikmado
Alle ha unaxariisto xilli iyo saman aanay gabadhu bixin ilaa saddex goor mooyee . 1: Inay kasoo baxdo rixamka hooyadeed oo ay usoo baxdo aduunka. 2: Inay kasoo baxdo guriga aabaheed oo ay usoo baxdo guriga ninkeeda iyadoo caruusa. 3 : Inay kasoo baxdo guriga ninkeeda oo ay usoo baxdo qabriga si ay ula kulanto rabigeed.
Показать все...
15👍 3
Xikmado
Laba waligaa xasuusnoow Ilaahay xasuusnoow Geeridina xasuusnoow Laba waliga iska ilow . Wanaaga aad dadka u samaysay Iyo xumaanta cid kale kuu gaystay. Laba waliga ha aaminin Nin gabadh ha ku aaminin . Gabadhna sir ha ku aaminin.
Показать все...
👍 14